Reer Xamar iyo Reer waqooyi iyo dood qosol badan daawo VIDEO

Sdílet
Vložit

Komentáře • 290

  • @xareed1
    @xareed1 Před 4 lety +15

    waxan maqlijiray reer xamar ku waxay dhahaan luqluq maraw lasim lamigu yimadaa
    oo lamicnaa=wadadayari wadada waynbay kugu ridaaa
    😍from Burco

  • @user-vt4nx8cg8q
    @user-vt4nx8cg8q Před 3 lety +5

    Anaga reer waqoyi😊
    Reer koonfur > reer waqooyi
    Cusbo🧂= milix🧂
    Tixi 🦗= dukhzi 🦗
    Qaraf 🔥= kabriit 🔥
    Nagtayda 🧕= xazkyga🧕
    Gabadhyda👧= inantyda an dhaly👧
    Bakeri☕= koob☕
    Qaado🥄= malcaqad 🥄
    Mesha lasexdo🏠= makhsin ama qol🏠
    Makhzinada inta udhaxesa= darad
    Cambulo= digir
    Jumlad=kildhi.
    Ukun🥚= beed🥚🤭
    Soor🍚= shuuro🍚
    Yanyo🍎=tamanado🍎
    Qaro🍉😅=xabxab🍉
    Mooos🍌= muuz🍌🤭
    Canjeero🥞=laxooox🥞😋
    Cabitan=🍹sharaab🍹
    Canzalato🥬= salad🥬
    Burr🍚= daqiiq🍚
    Guduud🔴= casaan🔴
    Cagaar✳= akhdar✳
    Xaashi📃= warqad📃
    Dooro🐓= digaag🐓
    Malaay🐟= kaluun🐟
    Shaweel🐅= shabeel🐅
    Dooli🐁=jiir 🐁
    Habrteey👩‍🦱= hooyo👩‍🦱
    Boombalo💃= caruusad💃

  • @faysayusuf3427
    @faysayusuf3427 Před 4 lety +14

    waqooyi❤koonfuur👌
    🛑 waa isku somaali
    Lahjaad ahaan isku mid maha.
    👈from burco.👋

  • @apdirahmanhajii2768
    @apdirahmanhajii2768 Před 4 lety +2

    Ninkaa igare wa reer sool laascaanod✌

  • @aadanmaskiinow59
    @aadanmaskiinow59 Před 4 lety +2

    wsc wan idiin salamay 2 abwaan igare iyo abdi shukri ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mohamudjakaarta7140
    @mohamudjakaarta7140 Před 4 lety

    Labadaydii garab Ansal iyo Igare ilmaadeerayaal waan idin salaamay from Awrboogays asal iyo igarre iyo asxaabtiisa 👍👍

  • @adontiialle8171
    @adontiialle8171 Před 3 lety +1

    Qaraf ama kabrid ayaan anigu uu aqan.😊Taraq waxaa looga yaqanaa ama looga hadla Jabuuti lajad aahan!

    • @bashaal8973
      @bashaal8973 Před 3 lety

      Reer Muqdisho anaga erayga Taraaq isticmaalna lakiin kabrid ani waan fahmaya aniga oo isticmaalin inkasto Muqdisho badana Taraaq la isticmaalo iyo meesha aad ku barbartey ama dadka aad la soo kulaantey ama la soo barbartey ku xiraan tahay lahjaad oo erayo kala duwaan ka baraneysa.

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 Před 4 lety +1

    Masha allaah horay usocda AF soomaali adag baad Ku had leysaan

  • @fatumamohamed7030
    @fatumamohamed7030 Před 4 lety +8

    Masha allah. Lahajada. Xamar❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💞💞💞💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @raabicosuldaan3940
    @raabicosuldaan3940 Před 4 lety +1

    Soaalaha mino hayee shan sidakalena waqooyi iyo koonfor cidimata lowy sa halaca deeyo latalin walalnimo xuman haii gaqaadanina wll

  • @mushtaqyusuf7606
    @mushtaqyusuf7606 Před 4 lety +1

    Lkn inanta wada reer waqooyi ayaad kunoqo teene miyaad kabo reer xamar ah iyo labo reer waqooyi ah kadhigtaan barmaamujka siiwada ani ahaan aad ayaan uxiiseynayaa ❤

  • @ogqueen6723
    @ogqueen6723 Před 4 lety +2

    Hore u socda wllo 💖

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed5067 Před 4 lety

    gabadhaa yara buurane bidixda waan ku haystaa gaabdha i bara bi waayee kk from holland asal togdheer

  • @iskufilancadey3428
    @iskufilancadey3428 Před 4 lety +3

    Igare macalinka afka somali aan kabartay wax badan 💪

  • @abdirahmanomarhawaas4710
    @abdirahmanomarhawaas4710 Před 4 lety +2

    Qosolka AbdiShukri waan ka helay

  • @samriyegaraad5376
    @samriyegaraad5376 Před 4 lety +34

    Waxa ugu fcn lahjada Woqoyiga Anih Fikirkayga inta iku raacsan like dhac igu Siiya

  • @khadracabaade4475
    @khadracabaade4475 Před 4 lety +1

    inta meesha nakata uso gashay hdd ka midthy 👇 hadi kale🖐

  • @sahruujachannel
    @sahruujachannel Před 4 lety

    Masha allah keep going

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 Před 4 lety +2

    gabadha reer xaarka ah way ka bateen oo way hareereeyeen in qof labaad hesho weeye oo reer xamar ah

  • @ikranbashir6108
    @ikranbashir6108 Před 4 lety

    Barnamijkan funny waye noso badiya qosol sheeko bashaal

  • @rahmamahamed3244
    @rahmamahamed3244 Před 4 lety +5

    Somalida waa isku af maxaa loo dhahaa 😂😂😂

  • @hodannur8444
    @hodannur8444 Před 4 lety

    Deeganka awrbogays ana ku dhashay lnk waqoyiga ayaanba is fahmin

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 Před 4 lety +12

    lahjada saxda ah wa amran nakataa

    • @cabdicasiscabdi3976
      @cabdicasiscabdi3976 Před 4 lety

      aniga dumarka baa igula wacan afreer xamarka laaakin ninka raga ah waa inuu sida igare uhadlo

  • @ruquyoabdulkadir2627
    @ruquyoabdulkadir2627 Před 4 lety +1

    Lkn aniga waa fahma wiilasha luuqatoda iyo gabadha nakatane afsomaliga konfurta aa ku yar

  • @munaabdulkadir8981
    @munaabdulkadir8981 Před 4 lety +2

    Labo marto
    1:shabeele
    2:jube

  • @msssmile896
    @msssmile896 Před 4 lety

    Viva my queen amran nagataaa plz ku so noqo wan ku xiisnay

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 Před 4 lety +1

    AmraN nakattaaa one love ❤❤❤

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 Před 4 lety

    👏 👏 👏 👏 Sax waa goob weyn

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Waa waxaan dhahay ra yigeygi.asww.

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 Před 4 lety +4

    Kimis micnaha waa Sabaayad😝

  • @mounaabdi3262
    @mounaabdi3262 Před 4 lety

    So funny so badiya 👌❤❤❤

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 Před 4 lety +1

    Egare aad baan u salaamay

  • @nrx8684
    @nrx8684 Před 4 lety +2

    Aniga gabadheena reer Muqdisho ayaan tageersanahay laakin igarrena waa ka helaa

  • @fathiabdirizak5745
    @fathiabdirizak5745 Před 4 lety +2

    Kkkkkkkkkk wlhy iga qosliseen

  • @issybrosm5810
    @issybrosm5810 Před 4 lety

    Laacbeesh waa dhandhaanka😅😂😅😅😂🤣

  • @sowdoabdinor8548
    @sowdoabdinor8548 Před 4 lety

    Amran nakataa runteed waye. Somalia 3 webi aa marto; jubba shabelle iyo dhawa, jubbana iyo dhaawana waxey iskaga darsamaan goobweyn jubbaland🤩

  • @ayaancumar4460
    @ayaancumar4460 Před 4 lety +2

    Abdi shugri my ❤❤

  • @hassanabdi4915
    @hassanabdi4915 Před 4 lety +1

    Asc aqyaarta laactv gabadhaan quruxda badan ee barnaamijka daadihineeyso ina qoordheere maa i bartaan

  • @mohamedomar6262
    @mohamedomar6262 Před 4 lety +1

    gabdhaha waa jamac gabarna waa mid qura Amran nakata agtada Aniga kamaqan sister

  • @halbeegsostraders948
    @halbeegsostraders948 Před 4 lety +1

    Amran Nakata ayaan ka arkaa wax aan fahmi karo

  • @hiboibrahim1983
    @hiboibrahim1983 Před 4 lety

    Gaari waa haweeneyda hufan ama nadaafada badan.

  • @AbdiAli-jp3wt
    @AbdiAli-jp3wt Před 4 lety +1

    Kuwaan qaqbkooda rer baadiyo iney yihiin wey ka muuqata shaati 96 lagu kacsana wataan 2019 wataan nakata dad kale inaad u balimsaan aheyd

  • @mohamudawmuse701
    @mohamudawmuse701 Před 4 lety

    Hhhhhhh waa fikir fiican

  • @cabdirasaaqaxmedcabdirasaa3030

    Iggaru riwaayadii dhib iyo dhalaan xagay ku dambaysay ee soo jawaab digdig

  • @inaismail4860
    @inaismail4860 Před 4 lety

    Kan shaaha lagu shubto dee koob baan nidhaa ee bakeeri reer waqooyi ma idhaahdaan

  • @fathiabdirizak5745
    @fathiabdirizak5745 Před 4 lety +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waalakala marmary kk igare kkk

  • @hanweynlahow1948
    @hanweynlahow1948 Před 4 lety

    Hye riyoole ma anagaa naso gasheen sa uwadeen bahasha sxbyal

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Magaciyo naanaysahayga ama magac yadeena waan maqlee.famaliye aan qoftan ka ahay.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Sabaayad.

  • @cakulemedia330
    @cakulemedia330 Před 4 lety

    Igarre iyo cabdishukri waxaan ka codsan lahaa hadaan helayo inkasta oo aan hargaysa joogo oo inaan inantaa nagataaa inaan arko qosolkii ayay iga dhamaysay

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 Před 4 lety

    Qaraf baa sax iyo taraq, kabriid waa af carabi ayaan filayaa

  • @user-vt4nx8cg8q
    @user-vt4nx8cg8q Před 3 lety +1

    Balakon iyo barande labadaba wa dhahana anaga rer waqoyi😏hada nahay

  • @reergaalkacyood9361
    @reergaalkacyood9361 Před 4 lety

    Cabdi shugri Riyoole Waa Jiraan Kulahaa 😁😁😁😁😁😁😬😬

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 Před 4 lety +8

    Lahjada somaliland ayaa ugu wacan

    • @marvellousmarvin6127
      @marvellousmarvin6127 Před 4 lety

      Sxb dhuurwaga maxad tirahdan

    • @mohamudjakaarta7140
      @mohamudjakaarta7140 Před 4 lety

      Meesha soomaaliland ma taal

    • @annamohamud1511
      @annamohamud1511 Před 4 lety

      Mohamud Stylman Somalilandtay ka hadlan waa labada qoobal ee isaaqu daago

    • @MusTafa-wp1nt
      @MusTafa-wp1nt Před 3 lety

      WAa maxay laan laanta aad meesha la imaanayso. Gobolada waqooyi maad ka wadaa.🤪🤪🤪

    • @kaynaan.
      @kaynaan. Před 3 lety

      @@marvellousmarvin6127 Waraabe ayaan unaqaanaa wll

  • @nimoabdille7765
    @nimoabdille7765 Před 4 lety +1

    Kkkkkkkk 🤣🤣🤣wiil diric ah gaari laacbeesh

  • @samiiraliibaan8474
    @samiiraliibaan8474 Před 4 lety

    Barnaamijka soo badiya

  • @ugbaaddiamond6244
    @ugbaaddiamond6244 Před 4 lety

    Horta aniga lahjad walba waan fahmaa wllow rr xamarka laygaga badiyo rr waqoyi maahi lkn inta badan waxa ay ku hadlaan naxwi afsomaali waana kan saxdaa eee dalkeena iyo dadkeenu leyhiin, somaaliya waxaa madha 3 wabi gabdha waa runteen lkn somaalida inteeda badan 2 wabi ayay dhahaan jubba iyo shabeele sax sidookle dhaawa ayaa mara oo gobalka gado la wadaaga iyo xaduudla itobiya waxaanu maraa 3 dagmo

  • @khaalidmx1373
    @khaalidmx1373 Před 4 lety

    Acs walala wan idin saalamaya ee su alshi ahad damerka wa laa kora mise wala fulaa waa laa fuula asaxata reer laac mahadsanid

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Waayahay nabad iyo nooli kulanto.

  • @shamsamohamud245
    @shamsamohamud245 Před 4 lety

    gabar markii jamac lagadhigo waa gabaryaal

  • @msssmile896
    @msssmile896 Před 4 lety +1

    Abdi shukri waxba inooma reeban. Ninkeeey iga wayay

  • @QAHARMEDIA
    @QAHARMEDIA Před 4 lety

    Dhoore ayaan u aqaan - laacbeesh waa markii iigu horaysay

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 Před 4 lety +1

    Somalia laba wabi baa Marta waana jubba iyo shabeele waana ceebeysay nakataayey😂😂😂

  • @gudiniyohangool2711
    @gudiniyohangool2711 Před 4 lety +2

    Wan idin salamy daantin nio waxd iga jaahil bixsaaan inanta daa fihinaysa barnaamijka magacedu ma asal ba horta mise waa andal 😂😂

  • @hamsehashi33
    @hamsehashi33 Před 2 lety

    😍😍😍

  • @yooniscabdiyooniscabdi7644

    Guriga meesha dhexe waxaa la dhahaa
    Daarad

  • @msssmile896
    @msssmile896 Před 4 lety

    Amar nagataaa abaayo qaali wabiga juba iyo shabbele

  • @elly929
    @elly929 Před 4 lety

    Aniga sdaxdada waa ahay dadka qurbaha kukoray oodhan aa saas ahay, khalna waa carabi asal ahaan hhhhhhh

  • @caishamaxamed6138
    @caishamaxamed6138 Před 4 lety +1

    Nakataa xoog waaye waxeedu 3 wabi somaliya marta kulahaa hhhhhh

  • @ugbaaddiamond6244
    @ugbaaddiamond6244 Před 4 lety

    Tuuurdibi waa galdogab agteeda gaar ahaan xadka ay wadaagaan somaaliyada jamuuriyada iyo somaalida galbeed ee itobiya haysato aniga ayaa kaimi igarow halkaa miyaa ku dhalatay

  • @rahmamohamed5636
    @rahmamohamed5636 Před 4 lety

    Abdishukri beenlow allah aan kafurtay rer puntland qaraf ma dhahaan gabadhna ma adeegsadaan rer waqooyi baad baad iska dhigtay sxb qoosh kuyeh war lahjadaada kufaan dayuusyahow indhaha baqtigaa leh abdishukri lahjadiisa ruun kama uusan sheegin wuxuuba iska dhiagy rer waqooyi ninkii xumaa oo galxamur taagnan jiray

  • @shankaroncaliali9201
    @shankaroncaliali9201 Před 3 lety

    Daqsi waaye

  • @ayansuleiman1472
    @ayansuleiman1472 Před 4 lety

    Kimis iyo canjeero waa isku mid wll

    • @abdirashidyussuf1901
      @abdirashidyussuf1901 Před 4 lety

      Ayan suleyman kimis & canjeero isku mid maaha canjeero. Waa Amharic sida ula hayso ha isku qaldin wll

  • @shamsasharaf5281
    @shamsasharaf5281 Před 4 lety

    Malin ayay murmen caruur hargaysa iyo burco waxan isku qabsaden qacmo iyo gamco

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 Před 4 lety +1

    Gabar jamaceed hadaa rer koonfurnhy waxaan dhihi karnaa Gabaryaal 😂

  • @aminamahamed2946
    @aminamahamed2946 Před 4 lety +3

    Sool baan ku dhashay wan kahelay afsomaliga

  • @iskufilancadey3428
    @iskufilancadey3428 Před 4 lety

    😂🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂🤣🤣😂😂

  • @abdullahinoor8042
    @abdullahinoor8042 Před 4 lety

    Barnaamij yadan ayaa qatar ah

  • @xirsicabdulahixaaji1490
    @xirsicabdulahixaaji1490 Před 4 lety +1

    *Gurga iyo ganjeelka dhexdooda waa daarad*

    • @kuuscowl
      @kuuscowl Před 4 lety

      Anigaba daarad ayan u aqaan 😂

  • @user-bc2ir5ix2r
    @user-bc2ir5ix2r Před 4 lety

    ilaahay ka cabsada oo kala durka walaahi wixii laydinka faa'iidi lahaaba waxa kharibay dhaqan xumo ayaa faafinaysaan

  • @abdihassan199
    @abdihassan199 Před 4 lety

    Indian Ocean iyo Badda Cas waxay isaga darsamaan deegaanka Caluula ee Gobalka Bari

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 Před 3 lety

    Tixsi👍 taraq kabtiid

  • @hamsehashi33
    @hamsehashi33 Před 2 lety

    xaaska(gabadha) waxa la yidhaa "Afo" waa Afkii hore ee hada kasii baxaya adeegsiga Afkeena Hooyo

  • @dereabdullahi7526
    @dereabdullahi7526 Před 3 lety

    Kulugoodi somali na ah waa garamgaram

  • @djahmed6744
    @djahmed6744 Před 4 lety +1

    Ereyga kadin iska saxa wa sugaan badanaa waxa lo isticmala xoolaha

  • @iskufilancadey3428
    @iskufilancadey3428 Před 4 lety

    Xaafuun bey iska galan 2bada bad

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Qadrooshinka qofna khadar yar udheh iyo.

  • @mraliabdi1081
    @mraliabdi1081 Před 4 lety

    Wale asxabey dadkaan waxaa ka maqan in Af May May Af Elay in la isku keeno hhhhhhh

  • @QAHARMEDIA
    @QAHARMEDIA Před 4 lety

    Khal

  • @iskufilancadey3428
    @iskufilancadey3428 Před 4 lety +1

    Shamiito waa aftalyaani somali waa sibir

    • @mohmedhassan6997
      @mohmedhassan6997 Před 4 lety

      Sibir waxaa u naqaana hadaa nahay reer xamar wax la cuno oo qarqar badan😢

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel Před 4 lety +1

    Waa dakhsi ee ma aha dukhsi.

  • @hamsehashi33
    @hamsehashi33 Před 2 lety

    erayga "khal" waa Carabi خلٌّ ee maaha soomaali ! inaga hubsada erayada

  • @nin-geed-saaran
    @nin-geed-saaran Před 4 lety

    Anigu reer xaxar ayan ahay lkn gabarta reer xamar ah wey is yeel yeelee

  • @mariaaadammaria5490
    @mariaaadammaria5490 Před 4 lety

    Bakeri waa luuqada Italia Somali ma ahan

  • @samadoonofficialsamadoonof4026

    Somaliga saxda ah waa igare cbdi shugri and ina qoordheere

  • @safiosaafiofficiall1637

    2 waaaye Jubba iyo shabbele

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Jeeb taraq aa igu soo dhacday, taraq aan u aqaan.xaas oori naagtay boqoradaydii khayrqabtadaydii.

  • @safiaali9957
    @safiaali9957 Před 4 lety

    kkkk amran nakataaa u sheeg reer qowdhan daash ,geel indho kuul maxaas ka yaqaan aw qawdhan qaylo kasaa. hhhh dirac kan la gashto u kasena lol

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 Před 4 lety

    Qaraf, kabriit, taraq, ama dabdaac

  • @craxmanmaxed9189
    @craxmanmaxed9189 Před 3 lety

    17:59😂😂😂😂
    #Kudigashada C/shukri