ROUTINE FAQIIREED

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • #america #canada #hargaysa #hargeysa #muqdisho #nairobi #socialmedia #somali #somaliamerican #somaliland

Komentáře • 93

  • @MilgoOsman
    @MilgoOsman Před měsícem +9

    WAAN KU DAWADAA WALAL ILAHAY HAKU DHORE WALAL SULI CAGO CADAN DADKA ISLAAMKA AH LAMA OGOLA WAA XARAN WAANA DAHIRA,LI WAna cafimaad daro wallal cawdso kabana xodho gulayso insha allah

  • @user-tp2gg3pz2t
    @user-tp2gg3pz2t Před měsícem +3

    Mash Allah

  • @abshirmumin593
    @abshirmumin593 Před měsícem +5

    Mashaa allah ❤

  • @user-le1bl6vk3d
    @user-le1bl6vk3d Před měsícem +4

    Strong mother ❤rabi hakula garab galo nolazha ilmahana ha kula garab galo

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan Před měsícem +3

    Mashaa Allaah❤❤❤

  • @cheeryahlaam2995
    @cheeryahlaam2995 Před měsícem +3

    Masha Allah sis may Allah bless you and your kids InshaAllah

  • @user-tz5rn9gw7l
    @user-tz5rn9gw7l Před měsícem +1

    Masha allh

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 Před měsícem +1

    Masha allah❤❤❤

  • @user-ks3ol1uh8y
    @user-ks3ol1uh8y Před měsícem +1

    Masha Allah ❤️

  • @qisasmedia32
    @qisasmedia32 Před 24 dny

    M.a

  • @kawsarbile6926
    @kawsarbile6926 Před 26 dny

    Masha allha

  • @HodanhazanDIIRSHE
    @HodanhazanDIIRSHE Před měsícem +2

    Keep going sister ❤

  • @Nanuu-ny7ri
    @Nanuu-ny7ri Před měsícem +1

    Wax yar oo fariid ah baa tahaye hore u soco quxeey❤❤❤❤❤❤

  • @halwehalwa5768
    @halwehalwa5768 Před měsícem +4

    Hooyo karti leh❤

  • @Najmomohamed-rc9dl
    @Najmomohamed-rc9dl Před měsícem +2

    M.a my sister❤❤😊

  • @faadumojaamac5642
    @faadumojaamac5642 Před měsícem +1

    Masha allh Mcnto guuleyso

  • @user-ud5yl9fr5h
    @user-ud5yl9fr5h Před měsícem +1

    Mashaa alaah nirobi waad kareysty huno

  • @user-hb5zh1se7i
    @user-hb5zh1se7i Před 28 dny

    Mnsha Allah ❤❤❤

  • @umurumaanali9042
    @umurumaanali9042 Před měsícem

    Masha allah abyo allah ha kuu fududeeyo korinta ilmaha noolal khayr badan ayan ku rajaynayaa

  • @Dealwiththegoat
    @Dealwiththegoat Před měsícem

    MashAllah

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 Před měsícem +3

    Mansha allaah

  • @FartuunXasan-cq6po
    @FartuunXasan-cq6po Před měsícem +1

    Masha Allah abaayo

  • @user-ug8js5dt8h
    @user-ug8js5dt8h Před 24 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasrociisedaahir2019
    @nasrociisedaahir2019 Před měsícem +1

    M.a❤❤

  • @user-nr9ss9qm7j
    @user-nr9ss9qm7j Před měsícem

    Maash alaah

  • @najibmaow4755
    @najibmaow4755 Před 29 dny

    Masha Allah abaayo
    Gabar qalbi wanaagsan
    Adiga iyo caruurtaada Allah heydin xifdiyo❤

  • @user-mt3mc8jl2e
    @user-mt3mc8jl2e Před 12 dny

    Abaayo nairobi maka guudhey

  • @Rashadapdi
    @Rashadapdi Před měsícem +2

    Caano beesha shaqaaba kudishee😅
    Horay usoco wll nagadaa faqiireedkaad sheegesid😂

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 Před měsícem +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 Před měsícem

    Qurux waaye mashalah waxad heysatit alxamdulilah dheh ilahay haku barakeyo aqwan guriga suratul baqara ku aqri amba ku daar ilahay ha idin xifdiye

  • @frombaadiyocali2615
    @frombaadiyocali2615 Před měsícem

    masha alaah ilaaheey ah ku barakeyo

  • @AsmaXuseen-vg5cl
    @AsmaXuseen-vg5cl Před měsícem +3

    Qali waxa ban kuwayadinay maku heli kara sadan caruur korasada plz ilasoohadal qali❤

  • @asmaosman1213
    @asmaosman1213 Před měsícem +2

    hani markay video soo dhigto sidaan u farxo 🎉

  • @ayaanmoh3724
    @ayaanmoh3724 Před měsícem +1

    walahi waligay ma arag gabadh ka karti badan waxad tahay mamo da yar hadna karti badan wan ku ducenya in alle kula garab galo in umad la koriyo aabo laan iyo dhuk shisheye way adagtay lkn waxan huba inad ka baxyso nolashan malin uun wan huba insha allh alle na bari mar walba isaga un ba ku rumen kara riyadada

  • @farhiamahamad8938
    @farhiamahamad8938 Před měsícem

    Masha Allaah fariid ❤

  • @abshirmumin593
    @abshirmumin593 Před měsícem +3

    Hooyo kartileh batahay abayo ❤

  • @Faiso200
    @Faiso200 Před měsícem

    Masha allh ❤❤

  • @abshirmumin593
    @abshirmumin593 Před měsícem +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Qu681
    @Qu681 Před měsícem +1

    Masha Allah qali lakin adi mushqusha kabo u xiro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @laaaramadrid8930
    @laaaramadrid8930 Před měsícem +1

    Guulayso

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 Před měsícem

    Masha ALLAAH ALLAHA idin ku Amaan sado mesha Adjoktan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XamdiWarsame-ps5pm
    @XamdiWarsame-ps5pm Před měsícem

    Mashalah walshy horay u soco

  • @hafsofarah4278
    @hafsofarah4278 Před měsícem

    Mn sha allha qali❤❤

  • @sabirincabdulahi6242
    @sabirincabdulahi6242 Před měsícem

    Masha allah horay u soco my sister❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @daauus-i9h
    @daauus-i9h Před měsícem

    Jikadaadu wayshidantahy alaabta dhan hoos ku aruuri daah yarna kuxir❤❤❤

  • @KeyfMohha-ji5xl
    @KeyfMohha-ji5xl Před měsícem

    qurux dumar❤

  • @BahjaOnline
    @BahjaOnline Před měsícem

    Maasha allaah abaayo ❤❤❤

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 Před měsícem

  • @user-hr4km9jp4m
    @user-hr4km9jp4m Před měsícem

    Musqusha dacasla'aan ha'ka shaqeyn.

  • @ummu3116
    @ummu3116 Před měsícem

    Massa Allah horay u so och alxamdulilaah giriga kugu filin dad baa intaa haysan

  • @MuxuboShikhxusen
    @MuxuboShikhxusen Před měsícem

    ❤❤❤❤

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 Před měsícem +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @munaismacil9840
    @munaismacil9840 Před měsícem +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ns4wz5qk5m
    @user-ns4wz5qk5m Před 22 dny

    Abaayo keenya kuugu ogaaye makaso guurtay nairobi inte uso guurtay igadaba geey😂❤❤

  • @suleekhaxashi2276
    @suleekhaxashi2276 Před měsícem +3

    Nayroobi miyaad ka guurtay qali

  • @nimcoyusuf3326
    @nimcoyusuf3326 Před měsícem

    Horey usoco quruxeey

  • @Kahih
    @Kahih Před měsícem +1

    Abaayo jaran jjarada waqatar iskajir

  • @munaahmed-vg8rs
    @munaahmed-vg8rs Před měsícem

    bisinka wll cagaaganka suuliga ha ku gelin😢

  • @muxuboawil2257
    @muxuboawil2257 Před měsícem

    Hindaay wllshay qaali horo usoco

  • @MssDheemaan
    @MssDheemaan Před měsícem

    Wllo hore u social ❤🎉

  • @mohameddeeq3294
    @mohameddeeq3294 Před měsícem

    Funny baa tahay wlhi😂

  • @canabcabdullahi4401
    @canabcabdullahi4401 Před měsícem

    Ilmaha bas baaska Kadaa gaas hku ridin

  • @fartuunruush8001
    @fartuunruush8001 Před měsícem

    Abaayo xaaram waaye suliga bila kabaha lagu galyo

  • @RamloApdullahi-ff2tj
    @RamloApdullahi-ff2tj Před měsícem

    Hoyo karti leh

  • @NimcoDagan-kj1fx
    @NimcoDagan-kj1fx Před měsícem +1

    Suuliga cagacadaan lagu galo wllo

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Před měsícem

    Abayo af-somaligaga english baa ka buuxa ma aqaan sababta

  • @hafsaabdirahman1077
    @hafsaabdirahman1077 Před měsícem +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @hanihassan3448
    @hanihassan3448 Před měsícem +1

    Maxaa dhaqankooda kaquseyo huuno suuli kabo la:aan lagalaayo waligey ma arkinee kabo xiro

  • @ibtizamali8969
    @ibtizamali8969 Před měsícem

    Meeqa waayo gurigan cml walashey hani

  • @Nastexaindho
    @Nastexaindho Před měsícem

    Abyo suuliga kaba la,aan mafcno jiniba kudafaya iska dhaaf plz 😢😢

  • @ummu3116
    @ummu3116 Před měsícem

    Digsiyada korka kaxog

  • @Fowzi1246
    @Fowzi1246 Před měsícem

    Musqul kobalaan aaa sekuweysesaneysa

  • @MaxamedDeeq-yp3yf
    @MaxamedDeeq-yp3yf Před měsícem

    Maaha allah

  • @user-cc7ty8uc6b
    @user-cc7ty8uc6b Před měsícem

    wlle kaba la anta iskadhaf ad suuliga kugalaysid

  • @user-ii6bu9by6z
    @user-ii6bu9by6z Před měsícem

    Oo adigu maad u samaysti bisinka

  • @zamzamhassan4148
    @zamzamhassan4148 Před měsícem

    Rooga kasoo baxi kursiga hoostiisa hore ayaa banaan ujiid meeysha dhan qarsoomee

  • @miskiabdirahman5470
    @miskiabdirahman5470 Před měsícem

    Abyo digsiga si wacn u dhaq safee tankle suuliga kabo la aan haku gelin

  • @DeeqojimcaleJimcale
    @DeeqojimcaleJimcale Před měsícem

    Gurhaha Kaibata City noo firi ee video noga so dub meqo aya lagu kireya

  • @AbdirahimMuuse-m3d
    @AbdirahimMuuse-m3d Před měsícem

    Hani single miya tahay

  • @user-lz3dd2rd8j
    @user-lz3dd2rd8j Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂

  • @ifraxrage9492
    @ifraxrage9492 Před měsícem

    Ayyy kalay iska arag ❤❤❤❤❤❤

  • @nimcodeeq7679
    @nimcodeeq7679 Před měsícem

    Carbet ka sidakle udhig inuu kuleekadaa lagayaabaye

  • @NajmaYonisali
    @NajmaYonisali Před měsícem +1

    Abayo lahjadada cadiga iskaga hadal haisdhibin lahjad anlaheen😂

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 Před měsícem +2

    Abyo suli kabo la aan lagumo galo Muslim ahan waa xaran ee adigu suliga kabo u samayso o uso gado cafimad daro weyana waxas

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 Před měsícem

    Hani rooga ubadi dhinacakale daha dhinicisa

  • @qalanjo730
    @qalanjo730 Před měsícem +1

    Jaranjaradan inte lokora

  • @laaaramadrid8930
    @laaaramadrid8930 Před měsícem

    Abaayo dharka qoraxda ubaahanyahay jermiska ka dhimanaaya hadana guriga sumac kaa noqonayaa dharka xitaa ur aan wanaagsaneen baa ka soo ora dharxa qoraxda gee jambalaya quruxeeey

  • @ummu3116
    @ummu3116 Před měsícem

    Kabo giriga ku joo cuduro baa laga qaada kaba la aanta

  • @nasraqalinle3982
    @nasraqalinle3982 Před měsícem

    Keep going my sister❤

  • @MaxamedDeeq-yp3yf
    @MaxamedDeeq-yp3yf Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤