Waxaan ugu Jeclaa Noloshayda Askarinimo iyo …” Sheekh Maxamed Sh.Ismaaciil

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 06. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • Zábava

Komentáře • 70

  • @yousufabdi74
    @yousufabdi74 Před 8 dny +8

    Ilaahay ha ka raalli noqdo Sh. Maxamed, Sh. Ismacil, Wax barista dadka waxa u dheer daawayntooda, ilaahay iyo aniga ayuun baa og siduu qof ehelkayga ah u daaweeyay

  • @hawahuseinkahin8134
    @hawahuseinkahin8134 Před 3 dny +2

    Maasha alaah tabaarakalaah shekhayaga sheek maxamed ismacil ilaahay cimriga iyo cafimad kaba hakuu barakeeyo waa waraysi qiimo badan ale haku xafido sheekhunaa faadil

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Před 20 hodinami

    Ale ha barakeeyo shikh mohmed wa shiikh aan u jeclahay qisooyinkiisa❤❤

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 Před 11 dny +4

    Sh maxamed ismaaciil alle dartii baan u jecelahay cilmigiisa ayaan ku jeclaaday wax badana waan ka bartay alle cimriga iyo caafimaad kaba ha u siyaadiyo

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před 7 dny +4

    Maasha Allah sheekh Mohammed sheekh Ismaciil Illaahay Ha xafido Aamiin Aamiin

  • @Zakhiya
    @Zakhiya Před 6 dny +2

    Sh.maxamed ismaaciil illaahay cimriga iyo caafimaadkaba ha ubarakeeyo

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 Před 12 dny +3

    ما شاء الله تبارك الله بارك الله فيك وجزاكم الله خيرا جزاء🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Goobemedia100
    @Goobemedia100 Před 8 dny +2

    Alle cimriga iyo Caafimaadka ha u dheereeyo

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Před 12 dny +2

    Cajiib ❤ mashaa Allah
    Alloow ku xafid Sheekhanaa

  • @abdulahiiszaq4780
    @abdulahiiszaq4780 Před 12 dny +4

    Maasha allaah! runtii maanta 2024 Tafsiirkiisa arday baa habeenkii dhageysata Mobile ayey isticmalaan runtii waa cajiib! ilaahay haku barakeeyo

  • @nimconajax-lq4ru
    @nimconajax-lq4ru Před 3 dny

    Ilahy cimriga iyo cafimaad how dhereeyo shekh maxamed shekh ismaciil alle haa dhowro

  • @shekeyeabdi6138
    @shekeyeabdi6138 Před 12 dny +1

    Manshallah sheekh ismaciil ilaahay haku xifdiyo❤

  • @user-rs8mb5nv2u
    @user-rs8mb5nv2u Před 12 dny

    Mncha Allah Caafimaad ku qaado nolosha inta ku hadhay ❤

  • @jamaaamohammed6865
    @jamaaamohammed6865 Před 7 dny +1

    Sh Mohamed sh Ismail Allah cimriga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo Tafsiirka ayaan ka dhigan jiray berigan yaraa masaajid kii xaafada

  • @suhayb7138
    @suhayb7138 Před 6 dny

    Masha allaah tabarakallaah allaah ha kubarakeeyo shekhanal xabib

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Před 10 dny

    Mnsha Allah shiikh ilaahay ha ku barakeeyo aamiin🤲🏽shiikh mustafe noogu soo xiji hadii ay macquul tahay

  • @cllahixasanxusein8460

    Masha allaaah sheikha ALLE habarakeeyo idinkana qeyr allr ha idin siiyo ee qeybta 2aad noosoo daaya idinkoo mahadsan

  • @user-tr9vj9bk4p
    @user-tr9vj9bk4p Před 9 dny

    Masha Allah jazaka Allah sheikhna kiram

  • @jamacxirsi8598
    @jamacxirsi8598 Před 12 dny +1

    Mansha alah

  • @adamfarah7638
    @adamfarah7638 Před 12 dny

    Mashallaha sheikh maxamed ismaciil nin ilahay cilmi siiyey oggna inuu somali yahay kuna xeeldheer afkiisa hooyo.alle ha dhawro

  • @Salmaan9
    @Salmaan9 Před 6 dny

    Mashaalh shiikheena sharafta bada ale haku xafido

  • @user-zm1rd1vl1j
    @user-zm1rd1vl1j Před 10 dny

    Maanshallah

  • @dakibarre7816
    @dakibarre7816 Před 5 dny

    Mansha alaah

  • @nasimmusa9356
    @nasimmusa9356 Před 11 dny

    sheekh maxamed waan tebay walhi beryshaa barnamij uu duubay na arag

  • @alhudaquraancenter1635

    Barakow sh mohamed

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 Před 7 dny

    Walaahi sheikhaan waan jeclahay oo ilaa iyo malintii lagaraacayey oo sheikhu dhahayey manigaa iri ilaahey ayaa yiri waanaa lasocdey

  • @Zakhiya
    @Zakhiya Před 6 dny

    Aduunyo soomaali Hore iyo Diba nafmahaysan

  • @InaAhmedAwhasan-ut6vf
    @InaAhmedAwhasan-ut6vf Před 12 dny

    Sh maxamed sh ismaaciil ❤❤❤

  • @qadroCqadir-f9o
    @qadroCqadir-f9o Před 2 dny

    Sheqa inte suale lagu weydiya 😊

  • @magankahin447
    @magankahin447 Před 12 dny +2

    Dottore, ASC
    Maxamed sh. Ismaaciil, ex-gahayr.
    COME TALE, SULTAL QUALE, COME TI CHIAMA?

    • @magankahin447
      @magankahin447 Před 12 dny

      Waa runtii walaahi dirxigii gahayr, waan maqlayaa dhakhtarka, un veterinario, mi cioe dittore

  • @suhayb7138
    @suhayb7138 Před 6 dny

    Qalbigaa i,xanuney wallaahi shaykhu wuxu kashekeynaya qiso dhab oo dhibteeda leh 😂😂

  • @nuurmaxamed8632
    @nuurmaxamed8632 Před 7 dny +1

    Ileen Soomaalidu is daba mariska wax hadda soo bilowday maaha, waa wax soo jireen ah.

  • @amirofficial5493
    @amirofficial5493 Před 6 dny

    Shiq maxamad cismacil illahow cimrigisa dherey anagana kuwi cilmigisa ka aflaxa naga yeel waa culimada somalida kuwoda ugu weyn

  • @HaweOsman
    @HaweOsman Před dnem

    Wadaadada Somaliland inteey wanaaga fari lahaayeen Somalida miyuu wax xun ka sheegayaa Koonfur iyadoo lagusoo dhaweeyay. Sidani sax maaha.

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před 8 dny

    Waxaasaa waxbarasho la yidhaahdaa 10km ayaanu usoo lugeyn jirney

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n Před 7 dny

    Meeqa qaldaamiin aa joogaan.xamar yaa jooga dhulkiina

  • @qadroCqadir-f9o
    @qadroCqadir-f9o Před 2 dny

    Sheqa inte suale lagu weydiya

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 10 dny

    DHIBKII RER SOMALILAND XAMAR KASO GADHAY INTASA UGU YARAYD QURBE NACASS. KAMAUDHA WIXI IDIN SOMARAYY

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe Před 3 dny

      MAANTA MASIINKARTAA ARDAY REER SOOMAALILAND AH JAAMACAD BILAASH AH , JIIF AMA HOOY IYO BARIIS IYO CAANA-BOODHE DIXIRILEH ?????

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n Před 7 dny

    Waa la wasaa diintaan .waa diin naagaha carabta.

    • @shugriahmed3374
      @shugriahmed3374 Před 7 dny +1

      Subxaanallh Subxaanallh Subxaanallh maxad ku hadashay حسبونالله ونعم الوكيل سبحان الله عما تسفون

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe Před 3 dny

      WAR HOOGE MA GAALBAA TAHAY ?

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n Před 7 dny

    Markaa carabtaan naagaha ah,aad rabtaa.diintooda waa la wasaa, iyo beenta uu sheegaa carabta iyo diintooda was

  • @taartog
    @taartog Před 9 dny +1

    Wax laga yaqyaqsado weeye waxa ninku ka sheekaynayo wax yaabaha qaar waa laga sariigtaa .... qofka culimo sheegtaa waa in uu si asluub leh u hadlo ...Muslim ki maahan mid wax fool xumeeya ...maxay tahay islaanta dhididkeeda baa cunadda ku daadan jirtay oo daaqadda baanu ka eegi jirnay!

    • @HappyArchaeology-zl5ok
      @HappyArchaeology-zl5ok Před 8 dny +2

      Runta ayaa sdaa uqarar waan sheegi markaad tirahdid,sheekha khalad maleh ee wax jiro umbuu sheegay, ee sharaftiisa ilaali oo haku xadgudbin wllo

    • @taartog
      @taartog Před 8 dny

      @HappyArchaeology-zl5ok si asluub leh ayaa wax loo sheegaa Muslimku maahan faxaash -fool xumeeye. Waa la ogyahay xaalksu siduu ahaa barigaa. Ninku hadduu calool jilicsannyahay ama uu nin jileec u dhasho kuma fiicno in uu culimo sheegto. Wsx kale kuma haysto nin ee kolalka uu waraysiyadda baxsho calool nugeyl iyo jileec ayuu muujiyaa. Maxaa ka xumaa kolkii ay Korontada Harveysa ku qabteen ee ay jirdileen ee uu lahaa "iga daaya"

    • @suaadd5788
      @suaadd5788 Před 8 dny

      SheekhOoow allaah ka baq xamar gaajo ma oolin
      Jaamacada waa lagula dhigan jiray
      Maalinta iida qof walba qaraabada buu booqan jiray

    • @yousufabdi74
      @yousufabdi74 Před 8 dny +2

      Bilaa akhlaaq inaad tahay hadalkaaga ayay ka muuqataaye ka xishood culimada.

    • @barkhadibraahim1023
      @barkhadibraahim1023 Před 7 dny

      @@suaadd5788 maalinta iida qofka hargaysa ka imi qaarabada xamar u joogtaa waa tee waxaad sheegayso bal Caqli Soo mari inaadeer

  • @qadroCqadir-f9o
    @qadroCqadir-f9o Před 2 dny

    Sheqa inte suale lagu weydiya

  • @qadroCqadir-f9o
    @qadroCqadir-f9o Před 2 dny

    Sheqa inte suale lagu weydiya