Oday Abgaal ah ayaa Sharxaya Hawiyhaha iyo sids uu uwada dhashay Shiikhaal Calaamad Su'aal ayuu ....

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Oday Abgaal ah ayaa Sharxaya Hawiyhaha iyo sids uu uwada dhashay Shiikhaal Calaamad Su'aal ayuu saaray waxaana uu aad usharxay dhinaca kale Abgaal Cismaan iyo sida uu uwada dhashay.
    Waxaan halkan ka ogaaday in Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa uu Abti uyahay Wacbuudhan, horay waxaan u ogaa in Haweeney Jareer ah ay Nuujisay Odaygii Abgaal ahaa Maantana waxaan ogaaday in Habar Hintiro ay dhashay Wacbuudhan.
    Bilow ilaa dhamaan isku day inaad dhameysato wax badan ayaad ogaan doontaa insha Allaah.

Komentáře • 186

  • @sabriinahmed1041
    @sabriinahmed1041 Před rokem +9

    Moobleen Cismaan reer abti ❣️💋👑💯🩸
    Waceysle cade adeeradeey❣️💋👑💯🩸
    mudulood iska dhal👑🥰
    viiva Hawiye ❤️😍😍😍

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih Před 2 lety +29

    WACBUUDHAN ABGAAl WAA Dadka ugu dagaalka badan somalia waxaan xasuustaa dagaalki 4 bil marka aan abgaal la dagaalmeynay walaahi waan isku riiqanay waa dad xabad kulul waa walaalkiin wiil HG REER Haji ah abgaal waa dad aan jeclahay guuleeysta 👑

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 Před 2 lety +2

      Sxb daudka wa dabalo ayan maqlay o inu dhinto mahane aso nol dagal kama so labto xata asigo qori hesan ayu isku daya inu kaga kugu dilo marka yar sxb nahay iga shekeyay o xata abgalka kale hadey isdagalan walal ma yaqan

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 Před 2 lety

      Sxb daudka wxan maqlay wa dabalo o inu dhinto mahane dagal kama labto aso nol o wuxu isku daya inu asigon qori hesan inu kaga kgu dilo o xata abgalka kale hadey is dagalan walal ma yaqan yar abgal sxb nahay iga shekeyay malin

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 Před 2 lety +2

      @@raashidiinabdullahi5583 War Nio Fuley Mia Noqon Lahed haddi Aadan Waxbo iska celin karin Wiil Wacbudhan Oo Fulay Hadda Itusto wlhi Abaal Marin Kusiina

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 Před 2 lety

      @@raashidiinabdullahi5583 Doqon Bada Thy Eydikudhasha was

    • @hawahussein1057
      @hawahussein1057 Před 2 lety +1

      Sas.ey.tahay.intaN.darodka.ehen.hawiye.dir.sharan.shuuro.dhan.ayaad.abgal.kula.dagaalameysen.maxaa.kukenay.kedsaney.korkaagu.hesku.soo.kudee.xasuuso.rer.abtiyoow.an.isa.samaxno.doqonimo.danbe.maya

  • @tvsomalishow5307
    @tvsomalishow5307 Před 2 lety +8

    Warculus abgaal wacaysle cade duca lagu dhalay viva wacaysle cade my fmly dhiigu biyo mahan love you so much❤❤❤🩸🩸🩸🆎️

  • @deqah
    @deqah Před 2 lety +10

    Nolada 9ka Samaale ❤️❤️❤️💖💖💖💗💗💗🆎Ⓜ️

  • @YouTubeHalane
    @YouTubeHalane Před rokem +1

    Viiva hawiye aniga aya quradikee ahaa sxbi❤❤❤❤❤

  • @sucaadosiman5178
    @sucaadosiman5178 Před rokem +2

    From wadalaan gorgaarte hawiye 💪

  • @deeqalove1768
    @deeqalove1768 Před rokem +1

    Aderkey cabdi suley aha alle ha ku xafido

  • @UmadaSom2
    @UmadaSom2 Před rokem

    Mshllh tabarakallah jazakallah kheyran ❤

  • @sabrinaomar9800
    @sabrinaomar9800 Před 3 lety +3

    Masha Allah sha sha ad ayad u mahad santahay

  • @umusahra2933
    @umusahra2933 Před 3 lety +6

    maash Allah wan kahelay sidey ukala qadaqad qabilada

  • @ahmedhusseinhassan1495
    @ahmedhusseinhassan1495 Před 3 lety +4

    Wa shekeyay walahi

  • @fartunjibriilali4283
    @fartunjibriilali4283 Před 2 lety +3

    Mashalaha

  • @amanofficial1506
    @amanofficial1506 Před 2 lety +7

    Hawiye gurgaate hawiye daame gurgarte hiraab mudulood abgaal cismaan wacbuudhan kabaale

  • @ikranxaaji6424
    @ikranxaaji6424 Před 3 lety +2

    Mala hubaahee abow 💕💕💕💕

  • @moadam7003
    @moadam7003 Před 3 lety +14

    I am shekhaal and I did my ancestryDNA it told me that I am Somali and that is all I care lol the other shit can rest into peace lol

  • @gw2071
    @gw2071 Před 3 lety +3

    Waa filaayey reerka in isbihaysiga ku imaadaan allow alle

  • @HYSh2023
    @HYSh2023 Před rokem

    Odeygan wax uu qaadey magac Darood . Magaca Daarood oo sax waa sidan.
    Cabdirahmaan Ismaaciil Jabarti. Wax uu guursadey Doonbiro Dir Allah u naxariisto waaridkeen Aamiin.

  • @abdimalikabdikhalaq9557

    Odaygaa Taariikhda ka warramaya waan salaamayaa.

  • @saidaali412
    @saidaali412 Před 2 lety +1

    Masha allaha tolkeey

  • @ibnabdullah11
    @ibnabdullah11 Před 3 lety +7

    Sheekhaal Hawiye maaha. Sheekhaal jaziiratul al carabiya ee ka imaadeen in diinta Somaalida baraan.

    • @fatumaabdi9926
      @fatumaabdi9926 Před 3 lety +1

      carab wax ah ma jiran qiyaali jooji

    • @keynaynmoha309
      @keynaynmoha309 Před 2 lety +6

      wara carab leyne wax soo baro hawiyo oodhan ayaa carab ah inta nasabkaada ka carartit carabna gaari wa, kadibna wecel ookale u dhaqan dadkaaga xajiso nacasow

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 Před 2 lety

      @@keynaynmoha309 hawiye miyaa nasab ah marka?
      Nasabnimada ayaa ka maqan waxa laga wado.
      Waa in abtiriska qofka uu cadyahay iyo sidoo kle in dad kle qabiilka lagu lakabin.
      Hawiye wixii dad la degnaa oo dhan weey iska xaabsadeen tusale fudud. Xawadle oo lelkase la dhashay maadama u idinla deegaan noqday oo gabadhiina eey dhashay waa sheegateen. Sheekhaal sidoo kle. Nuux Maxamud Waa isku deydeen lkn weey idin mari weyday.
      Muhiimadu Waa in aad nasabad laheyn oo qashin aa tahay

    • @keynaynmoha309
      @keynaynmoha309 Před 2 lety +5

      @@rampatuga5390 aflgaadada iska dhaf wax qashin ah ma jiraan hadii lanoqonaayo adi le iska qaado
      horta wa sax in nasabnimadu aythay abtirsi xawadle hawiye io darodba ma,aha lkn hoyadii bay dhalen woona la dhashay
      shiikhaal na wa ilma martiila hiraab waxey ladhasheen hg ab io duduble waxana lo yaqana afarta hiraab daame qabiil somaliyed oo hawiye ka abtir saxan ma jiro wax sheegad ahna kuma jiro ee wax baro nacasow haoska hadline

    • @user-pr6nv2oe2k
      @user-pr6nv2oe2k Před 2 lety

      @@rampatuga5390
      Dhila ku dhashay ada adoon carab mugase kaso dhadhacsheen in ay nasab nimadu tahy in abtirskaada cadaan galo kuwaas ilmo adomeed ado kle ay kugu socota aniga nin abgaal isman an ahay oo abtirskiisa oday madow ano kle unaqahaayo ana aduunka ugu lafa dheer baqtiyahow .

  • @al-taimy7
    @al-taimy7 Před 3 lety +9

    Shiikkaal waa carab waxa dalay Al abadir

    • @samiahmed6921
      @samiahmed6921 Před 2 lety +2

      Sax hawiye manihin

    • @maryamacumar314
      @maryamacumar314 Před 2 lety +2

      Daliil keen luuqad midab mahayee hhhh afrikaan in aad ugtihiin baan arkaa.

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 Před 2 lety

      @@maryamacumar314 carabtu ma wada cadda yaa futo madobe

    • @maryamacumar314
      @maryamacumar314 Před 2 lety +2

      @@rampatuga5390 o cabiida madow e afrika laga sooqafaashey adoonimo lookeensanjirey miyaa aheed wecelkiyow .

    • @akninweyn7084
      @akninweyn7084 Před rokem

      ​@@maryamacumar314adiga lagaa wareesanmaa shiikhaal waxay thy

  • @cabdallacadde9150
    @cabdallacadde9150 Před 3 lety +3

    Soo dhamestir qabiilada somaliyo dhan

  • @dulqarneyndulqarneyn3056
    @dulqarneyndulqarneyn3056 Před 2 lety +5

    Hawiye wa dad sharaf leh. Isbaheysi waaye. Sheekh fiqicumar alabadir diintu soo gaarsiyay

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 Před 2 lety

      Hahhh taarikh da dib laga xariiqay meesha kala kor tag

    • @Abdirahman_Shire
      @Abdirahman_Shire Před 2 lety

      @@rampatuga5390 ader adaa taariikhda garanayan shiqaal hawiye maahan aw abadir unar arrida ku abtirsadaan waana wadaad kasoo jeeda ardul xijaaz

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 Před 2 lety

      @@Abdirahman_Shire taarikk nin igu gaara la waa.
      Shiiqal hawiye maaha

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Před rokem +1

    Dir irir samale iyo hawiye irir samale garjante wa walalo sagal ka samale isaga isaga sokeyo

  • @cimraanyarehasan6924
    @cimraanyarehasan6924 Před 2 lety +3

    Shiiqaal wa haye

  • @oskamohaofficial8007
    @oskamohaofficial8007 Před 2 lety +5

    Shiikhaal adinka ayaa iska bixinaayo hiraab oo carab Ku cararaayo

  • @mustafabarkhad257
    @mustafabarkhad257 Před rokem

    Marshall ima samale awooda geska Africa

  • @ubahnora9157
    @ubahnora9157 Před 3 lety +6

    Isaaq daa'ud -daanweyne wacbudhan
    Dhigeyga
    Blood is thicker than wate ( dhiiga biyo ma ahan 😍🤩)

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 Před 2 lety

      Saar ka baa tahay walal ee orodo yaxyaha aad ka dhalatay wax ku darso

    • @deqah
      @deqah Před 2 lety +1

      @@rampatuga5390 Waxa aad tahay naflacari calacalaya oo nasab dhiman ah madaxa ayuu kaga tagan yahay

    • @user-pr6nv2oe2k
      @user-pr6nv2oe2k Před 2 lety +1

      Ana isaaq daauuud eh 😍

    • @deqah
      @deqah Před 2 lety +1

      @@user-pr6nv2oe2k Masha Allaah Ana yusuf ahay Abaay salan boqortoyo

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 Před 2 lety

      @@deqah walee nasab waxaa aheyn abgaal

  • @mohamudmohamed8610
    @mohamudmohamed8610 Před rokem +1

    JAMBELE HAWIYE BOQORTOYADII AJURAN JAMBELE HAWIYE BOQORTOYADII HAWIYE AYAN AHAY JAMBELE HAWIYE AJUUURAAN

  • @kifax1433
    @kifax1433 Před rokem

    Adeer waa qalan Muduloof Afar(4) daarandoole ,ciise, maxamed ,wacweyteen, sidaS ogsoonow

  • @abdisalamsb2145
    @abdisalamsb2145 Před 2 lety +3

    Fay Muxidiin Macow Ninka Qabo Iigu Salaama

    • @abdisalamsb2145
      @abdisalamsb2145 Před 2 lety

      Tolow Celi Miya Odaygaan Matan Shekadan Akhri Ma Karye

  • @fariidtv7127
    @fariidtv7127 Před 2 lety

    Cilmi kale Ayaan rabnaa

  • @iraani115
    @iraani115 Před 2 lety +2

    Moopleen cusmaan 🤎

  • @alisalah3768
    @alisalah3768 Před 2 lety +1

    Odeyga waxbu qalday

  • @kifax1433
    @kifax1433 Před rokem

    Adeer waa ilowda yooni wuxuudhalay Maxamed, xusen ,xusen,Aadan,&Galmaax

  • @gw2071
    @gw2071 Před 2 lety

    waa cadaatay in sheekhaal kawa reersantahay
    viva isbahaysiga

  • @abdirahmanabdi2340
    @abdirahmanabdi2340 Před 3 lety +2

    Yuusuf galmaaax soo dhameytstir

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 Před 2 lety

      Yee galaan

    • @deqah
      @deqah Před 2 lety +1

      @@rampatuga5390 adiga Waxa aad tahay darod aan melna losiwadikarin marka jooji calacalka yaan lagugu istagin

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 Před 2 lety

      @@deqah aniga qureysh baan ahay adna bantu aan la aqoon awoowgiis. marna sudan sheego marna xabashi ethiopia hhhhhh fucking bantu

    • @hawahussein1057
      @hawahussein1057 Před 2 lety +1

      Yusuf.galmax.yoonis.daweyne.wacbuudhan.abgaal.cismaan.dalan.doole.mudulood.hiraab.sas.waye.abtirsigiisa.nasabka.lahuwo.waa.wenka.wacbuudhan.abgal

  • @donomar8517
    @donomar8517 Před rokem

    Gidir Karanle hawiye irir samale

  • @CfitaaxmaxamedCfitaaxmaxamed

    ader jijile hawiye ma ahan gugundhabe hawiye

  • @cabdulahicabdikarim8010
    @cabdulahicabdikarim8010 Před rokem +1

    dir ma isaaq kaliyahaa mayaqaan odayga waa ka maah maahatay

  • @Qaaraamii
    @Qaaraamii Před 3 lety +2

    Dadka diinta laga soogaaray shiikhaal miyaa calaamad su aal lasaaray ader anagu aptirsigeena kitaabaday nawgu qoranyihiin hawiye waan jecel nahay waana dad somaliyeed yaan calaamad su aaal nala galin

    • @user-su9kq2te5l
      @user-su9kq2te5l Před 3 lety +2

      Calaamada suaasha waxaa waaye
      In leedin dhaho martiile hiraab
      Oo culumo diinta faafinayso ayaad eheedeen oo hiraab marti u ah
      Lkn sheekhaal inay hiraab kamid yihiin waa arin dhab ah inkastoo aysan dhalasho wadaagren
      Waayoo reer quraysh oo nabiga scw kasoo jeeday iyaga carab ma ahan dhalasha ahaan laakin waxay ku noqdeen carab in nabi ismaaciil uu carabta ku soo dhex koray oo afkooda bartay

    • @ashrafcade8271
      @ashrafcade8271 Před 3 lety +4

      Shikhal wa Niman hawiye dhalad ah

    • @user-su9kq2te5l
      @user-su9kq2te5l Před 3 lety

      @@ashrafcade8271 waxba is dhaamaan hawiya dhalad haday yihiin iyo in kale
      Si kasta hawiye ayay ku noqonaayaan

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 Před 2 lety +1

      @@user-su9kq2te5l hawiye kuma noqonaayaan hadal lol
      Lkn in aad awalba nasabnimo laheyn Waa la ogaa oo cid kasta idinla deegaan ah aad iska sheegataan

    • @user-su9kq2te5l
      @user-su9kq2te5l Před 2 lety +2

      @@rampatuga5390 nasabnimo wax ma tarto jaahiloow
      Nabi maxamed scw wuxuu ladgaalay reerka uu kasoo jeedo quraysh
      Nabi maxamed scw carab reerkiisa carab dhalad maahan waa obadka nabi ibraahiim nabu ibraahiim carab ma uusan aheen
      Dhalasho wax ma tarto cawaanoow

  • @ahmedmohamoudahmedgass8172

    Wa midgaan abgaal wa daad wada dhaashtaay

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 Před 2 lety

      Shaki kuma jira taas walal Waa ognahay. Dadkii la deegaan ka ahaa oo dhan beey xaabsadeen hhh Waa isku keen keen ayagoo dhan

    • @saidaali412
      @saidaali412 Před 2 lety +4

      Abgaal waa dadka Soomaaliyo oo dhan laga hubo wuxuu yahay iyo taariiqdiisa sababtana waa niman ku abtirsada Irir Samaale Boqorada Hawiye Geesiyada Hiraab Munduloodka magaca dheer cid uma baahno sheegadna ma aha Waana nimanta xukunka Soomaaliya bilaabey inta qabiil Soomaaliya soo xukunteyna ugu badan maseer waa jiraa cayda waa reeban tahay ina adeer

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 Před 2 lety

      @@saidaali412 hhh xukun eey dheeryihiin cid ma jirto ee dhexdooda is caleema saaro kadibna waxee la soo indha adeegaan soomali baa xukumeyne hhhhh. tusaale dhiigya cab mahdi yaa doortay? hhhh
      mida kale urur samafale iyo midgaan baa madaxa la gasheen qarniga 22 kadib markii aad weyseen meel aad nasabadiina galisaan.
      midgaanti baa xaflada u qabateen oo dhahdeen aan isku ceeb asturno lol.
      mida kale meshaan gurigii maaweelada maahe xaqiiqo la imaw halkee boqor ku noqoteen soo idinkii dharkaba dhowr beri ka hor bilaabay.

  • @AishaAbdiraxin
    @AishaAbdiraxin Před 2 lety +4

    Sheqàaal mahan Hawiye

  • @WAAYAHADUNIDA252
    @WAAYAHADUNIDA252 Před 2 lety

    Wowoowowowowooww. ADerkii HiLiBi Darandole ah. Aryaa I istaga w🤣😂🤣😂

  • @Kaape
    @Kaape Před 2 lety

    Walee ninkan waa sheekeeyay intii hore Aqoon uma laheen lakin markii lasoo gaaray 5 ilama yonis baan xogaa fahmay

  • @ahmedmohamoudahmedgass8172

    Abgal muxu gartaa isheeg taariiq muxu leyahaay gedi shambo ayu gaabdhaha ugeenjiiraay iyo raashiin dhaqaankaas ayu kujiiraay sheekhaal aya kasartaay jaahliiga abgal hadanaa nolosha wax kamataaqaniid marexaan aya gajada kasaaraay waxa tihiin daad wadaa tuugo aah damirleheen dhaaqaan xuun xasan dahir awees wuxu dhahay ugaas abgal iyo weel looaad niinka warabsaada leeh fiiri siida baahdilka somalida kugestaan

    • @zakariyexasan1310
      @zakariyexasan1310 Před 2 lety +3

      😂😂 ma adaa da gaajo ka saartay illko yaree oo shaley wiil AB bilaal bulshaawi dadkaaga dakaaga biyo afka ugu qawa naye cawaan ilko yar

    • @queenjasmiin8570
      @queenjasmiin8570 Před 2 lety +1

      HOYADA WASE ADAA GABDHIHINA KA IIBIN JIRAY GEED SHABOWE AFKA KALA BAX ABGAAL GUDA GARIIR KUGU DHACYE WAA KAA TARIIKHBADAN YAHAYE OO WLHIYE NIN GAAJA ABGAAL LAGAMA HELO ILKA YAR QUULE DUBO SHEEQAL XAA KAGALAY

  • @hawahussein1057
    @hawahussein1057 Před 2 lety

    Waceslow.duca.wacbuudhan.niiqaadad.kudhalatene.siduu.walaalkiin.nigu.hambeeyay.usiiya

  • @amaniroble7190
    @amaniroble7190 Před rokem +1

    Owlaadeeyda xuu uf usaaray owlaadiisa uf alaha saaree kkkkkkkk

  • @Abdirahman_Shire
    @Abdirahman_Shire Před 2 lety +2

    Sheikhaal awalba hawiyr ma ahayn aptir ahaan waxay ku aptirsadaan amiirkii harar aw abadir umar ar rida waxa uuna ahaa wadaad muslim ah oo ka soo hijrooday ardul xijaaz waxa uuna ku abtirsadaa khaliifka koowaad abubakar sadiiq hawiye iyo shiikhaal wax iska galay malahan nidaamka 4.5 ayay ku modoobeen magaca martiile waxa looyaqaan rer loobage oo ah laf kamid ah sheikhaal waxa uuna ku baxay loobage marka uu hiraab la soo dagay isaga oo diinta faafinaya sidaana ay iskula dhaqmeen

  • @abdulwahabmohamud2530
    @abdulwahabmohamud2530 Před 3 lety +1

    Ninyahow Sacad, kabale, indhoyar makahil we wada dhashen maqlee

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 Před 2 lety

      War weey is baheysteen un si dameeraha eey uga ceshtaan ugaarta

    • @deqah
      @deqah Před 2 lety +1

      Makahilka ayaa ah Hawiye

    • @abdulwahabmohamud2530
      @abdulwahabmohamud2530 Před 2 lety

      @@deqah kuligod hawiye weye sacad, kabale, indhoyar makahil intoda we isla dhashen . Kala hooyo ahayeen Abahod intusan dhiman ayu cunug walba iyo hoyadiis 1hal sac mise lo, siyey lo,oyin faro badan ayu laha wula dardarmay hada dhibto hoyo walba iyo cunugeda meshu saceda lo,deda faristo meshaz aya qeyrka ujira ha iska dagan. Kadib sacad hoyadis see uso socotay saleban abahis aya calaf ugalay sacad isku hooyo weye iyo saleban habargidir manihin xagas kafahan. Hoyadii indhoyar iyo kabale see uso socotay abgal dalaq sotiri lkn abgal maha. Makahil hoyadi nah ogaden dalaq tiri lkn makahil ogaden maha tariqda sas weye.

    • @deqah
      @deqah Před 2 lety +1

      @@abdulwahabmohamud2530 Kabale waxa ay isla dhashen da’uud marka waa dhalad Abgaal ah, indho yarna waa harti Abgaal dhalad ah wax watay Sacna majirin. 2 labadas nin waa Abgaal dhalad ah Tariiqda ayana qoreysa. Sacad saciid waxey ladhashen Saleban iyaga ayaana sheegi kara arintas in kasta oo an maqlay Sacad waa Hg dhalad ah. Waxa kale oo aan maqlay In makahiil ay yihiin Hawiye. 6 Liibantay ee Hawiye waa dad aad u batay Allaha Xafido Amiin yaa Allaah Masha Allaah.

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 Před 2 lety

      @@abdulwahabmohamud2530 cajiib hawiye ilaan meel u galo maleh

  • @TIJAABISTV
    @TIJAABISTV Před rokem

    Xamari samaale waa reer xamar

  • @yusufbuulo8725
    @yusufbuulo8725 Před rokem

    Abgal aqontisa ma intasa diir iisaq waye kulaha

  • @user-ts3wu5dd8z
    @user-ts3wu5dd8z Před 2 lety +1

    Kkkkkkk

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 Před 2 lety

    Ninkaan halaga qoro

  • @ahmedmaxamedcali2632
    @ahmedmaxamedcali2632 Před 2 lety

    War kaad ku tiri Matti kaa dhaga dheer waa caasinomo kaa muuqato walaalihiis ow Soo kor meeraayay adigane Marti ask kadhigtay mahoo ku ilaashahaayay waxa hahartiiloojarshay waa wall raadiso 6di kale aa kudamootay ilmo moobleemasooladagaalaayo ceelcolaad waakaas sababta oow ugu daray hintaro baalcad ALAH aclam

  • @Ricky-jk7wl
    @Ricky-jk7wl Před 2 lety

    Sheekhaal carab baan nahay Asal ahaan, Dir iyo hawiye isku aabo ma aha haplogroup koodu uu kala duwan yahay

    • @umumaxamadamiin9964
      @umumaxamadamiin9964 Před 2 lety

      Waa isku haplogroup anagaa aragnay dir iyo hawiye isku haplogroup ah

  • @bashirsheikh8630
    @bashirsheikh8630 Před rokem

    Darod irir isagana kudar.

  • @user-ig9by2je1p
    @user-ig9by2je1p Před 3 lety +2

    Ar yaahe hooyada wase samale waxba nooma kalin hadaan sheqaal nahay.

    • @ashrafcade8271
      @ashrafcade8271 Před 3 lety +1

      Aniga shekhal ah waxan ahay Somali ilma Samaale e taariikhda so baro

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 Před 2 lety

      @@ashrafcade8271 lol sheekhaal kuwa dhaladka ah ma tihid

    • @queenjasmiin8570
      @queenjasmiin8570 Před 2 lety

      Sheeqal dadka madowga ayaa sax dadka cadcadka waa qoon jiniya oo badaha daga isi bada ma dago

    • @carabcade8687
      @carabcade8687 Před 2 lety

      Ninkaan taariiqda waxna waa saxay waxna waa qalday mida kale markuu leeyahay afarta ilmo hiraab waa maxamuud hiraab iyo mudulood hiraab iyo madarkicis hiraab iyo martiile hiraab waa siduu u sheekaye martiile faraa ku kodan in uu macneeyo aheyd mida kale afarta hiraab sidee ugu mid noqdeen martiile hiraab

  • @cunayemohamed9092
    @cunayemohamed9092 Před rokem

    Aniga shiqaal waliba cagane waliba cumar cagane kkkk

  • @ahmedmohamoudahmedgass8172

    Abgal qabil mayaqano jareer ayu gursada muxu qabil kayaqana

  • @muniirocabdisaciid2024

    beenbadanaa waxkajira majirto

  • @HassanMohamed-qd5pw
    @HassanMohamed-qd5pw Před rokem

    Waa jaahiliin tuugo ah

  • @yes619
    @yes619 Před rokem

    😂so much fairytale

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Před rokem

    Ale maxay been iskugu sheekeyen abtir waxba ka jirin tuug mooriyan ah adaa ah taariikh lahayn daarood ismaciil taariikhdiisa buugag bey ku qoran tahay aduunku yaala reer baadiyo buugagta aduunka soo aqri ma nihin dadka abtirka loo raadinayo isaaqna waa ini diidey maha dir iraaq iyo Israel bey ka yimaaden somaalina ma rabaan hakugu taagnato weyba kaa faanan kkkk

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 Před 2 lety

    Inalilahi Waar noodhiga awoogayo shiikh isaxaaq binu axmed waa bila irir maxanu ka sidanaa dadkan irirka ah shiikhaal ma aha irir

  • @maxamedibrahim6525
    @maxamedibrahim6525 Před 2 lety +1

    Darood asir soomalia mahan wa wacal lahelay

    • @HYSh2023
      @HYSh2023 Před rokem +3

      Adigaa cadeyn doono maalinta khiyaame waxaad ku sheegtey Cabdiraxmaan Ismaaciil Jabarti meeshuu wacal ku Noqdey.

    • @user-sp8vk6ot5i
      @user-sp8vk6ot5i Před 10 měsíci

      ​@@HYSh2023magaca waa ben😂hawiye iyo darod waa isku dna
      E.v32 somalida kalena wa lmd
      Arabta ku ordeso benta ah Dna koda waa j1😂
      Darod e.v32 like other somalia
      Arab sheganeso waa dna j1
      Kala fog tihn

  • @onlyme562
    @onlyme562 Před rokem

    cariish ka 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mmuumindheere5338
    @mmuumindheere5338 Před 2 lety +1

    Beenaale beenaal fake this nam

  • @haruunahmed1974
    @haruunahmed1974 Před 2 lety +2

    Waxan wa been qofkan wa darood
    9samale wax la dhaho majiran 1980ki ba la asasay wax ka jiro mlhn
    Odeyga xita dir makala yaqan dir oo dhan isaaq bu kuso Koobay
    Abgaal cambuladina un iska cuuna qabiil iyo qadiyad ba mataqanan🤬🤬

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 Před 2 lety

      abgaal soo raxanweyn maaha walal ilaan ciddi la degtaba weey sheegtaan.

    • @haruunahmed1974
      @haruunahmed1974 Před 2 lety

      @@rampatuga5390 abgaal io raxweyn mxa iska galay abgaal wa hawiye

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 Před 2 lety

      @@haruunahmed1974 maye sxb waxaan ka wadaa waxee ka mideysanyihiin in eey isku badiyaan cid walboo la deegaan ah

    • @queenjasmiin8570
      @queenjasmiin8570 Před 2 lety

      Alx waan ka dhanahay dad isku badiyo qashin aan la dhalan iyo eyaha somali

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 Před 2 lety

      @@queenjasmiin8570 been baa sheegtay naaya, soo idinki Nuux Maxamud ku dilay nagu abtirsada ?
      Soo idinkii macalin dhiblaawe faquuqay oo waliba ku faquuqay in uu garac yahay balse xoog uga dhigin abgaal?
      Soo idinkii jareerta jawhar qarameeyn?
      Abgaal waa garacyo la isku keenay

  • @baabul1
    @baabul1 Před 2 lety

    gugundhabe meeqa waye beenalaye

    • @mohamedshake2338
      @mohamedshake2338 Před 2 lety +1

      3 waaye, baadicade,jidle,jijeele. Reer abti maxay u yihiin Gaaljecel saransoor

  • @user-ts3wu5dd8z
    @user-ts3wu5dd8z Před 2 lety

    Mashaa alaah