WIILKA ISMAACIIL HANIYAH OO KASHIFAY SIRTA QAABKII LOO KHAARJIYAY AABIHIIS

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024
  • WIILKA ISMAACIIL HANIYAH OO KASHIFAY SIRTA QAABKII LOO KHAARJIYAY AABIHIIS
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #somaliartist

Komentáře • 82

  • @mohamedHARAGO
    @mohamedHARAGO Před 25 dny +17

    Masha alllah mohamed cade iyo mowliid haaji waad mahadsanteen

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j Před 25 dny +2

    Scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabguCada
    @CabguCada Před 25 dny +1

    Mash allah xusbuulah
    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Před 25 dny +4

    Maraykan la'aantiis dilkaasi uma suurtagaleen yihuuda, amar Alle mooyee dafiraadooduna waa digasho.

    • @iwarsame946
      @iwarsame946 Před 25 dny

      Biggest munaafaqad in this world is simply America gov, but Allah will project the freedom fighters in Palestine amiin.

  • @FoziHoussein
    @FoziHoussein Před 25 dny +1

    Brave journaliste

  • @WalaalDiyarsane
    @WalaalDiyarsane Před 25 dny +1

    Allow yahuud garab kaga kasaar oo guul sii walalahena xamaas

  • @hawasharaf987
    @hawasharaf987 Před 25 dny +2

    Illahow yahuuda dhul garir kuriid😢ugargar reer palestine

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle Před 25 dny +6

    burbur iyo masiibo allah kurido mareykan yahuud yurub aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti xisbullaah aamiin aamiin

  • @mustafexuseendaahir6796
    @mustafexuseendaahir6796 Před 25 dny +5

    ALLAH HA JABIYO YAHUUDA URAYSA
    AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před 25 dny

    illahay ha isku diro yuhuda o ha jabiyo insha Allah

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Před 25 dny +1

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @shaaboshabomoqdisho5213
    @shaaboshabomoqdisho5213 Před 26 dny +2

  • @xamdaxassan8345
    @xamdaxassan8345 Před 25 dny +3

    Yuhyuud iyo gaalada kale allahayaw dulee islaamka na quwee

  • @rashiidmaxamed2103
    @rashiidmaxamed2103 Před 25 dny +1

    Asc.mowliid xaaji .waxa gantaalka lagu daily ismail haniya fuliyey diyaaradaha maraykanka oo dul heehaabayey bada Iraan.gaar ahaan.diyaaradda la yiraahdo Ac130.mahadsanid.

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 26 dny +4

    jiimco kariim❤

    • @seadyare6357
      @seadyare6357 Před 25 dny

      Mawliid waxba namaad tusin xisbulahi waxey Soo bandhigtey

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 Před 25 dny +9

    Allah ha u naxariisto reer qasa 😢😢😢

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr Před 25 dny +1

    Wax Caalam la yidhaahdaa ma jiraan Wax la yidhaahdo beesha Caalamkuna ma jirto,wax la yidhaahdo Cambaarayn ,ereygaana Aad baan u necebahay waa (Wax Caqliga bani Aadamka Caayaya,magacyadan oo dhami Caalamku waa maraykanka iyo yuhuuda,waxay samaynayaana faalo uma baahna,waa la wada Arkaa,meeday dunida intii kale haday Caalamka la sheegayo ka mid yihiin muxuu doorkoodii masuuliyadeed u muuqan waayey,?haday ini ku hoos jirto yuhuuda iyo maraykanka,meeye dawladihii magac u yaalka Ahaa ee muslimiintu,waxa soconaya gar iyo garab iyo ficil iyo door maxay ku leeyihiin,?(hada waxan dhegeysanayaa,waa gudbinta (jBN)tusaale Anigoo idiinka dhigaya war tebiyayaasha soomaalida,iyo kuwa muslimka,waxaad noo soo gudbisaan sow Calool xumo iyo murugo ma Aha,maxay taraysaa maantana intanaa dhimatay iyo waxay maraykanka iyo yuhuudu samaynayaan iyo reer galbeedku inaad noo soo gudbisaan,looma baahna taas,waxa loo baahan yahay inaad saxaafada kaga FAA,iidaysaan baraarujin iyo Siyaasad saxaafadeed oo gudbinaysa inaan Caalam jirin waxa soconayana Aad si sare luuqad kasta,ugu gudbisaan,kicisaan bulshada,door siyaasadeed ku yeelataan waxa soconaya,laakiin looma baahna wax la ogyahay ka hadalkeed wax bedel saxaafadeed oo Aad dunida şu,Aashaan Caalmka la sheegaa wa,ayo,maxaad door ku leedihiin,sidee loo daawanayaa waxa soconaya,doorkiinii meeyey inaad weydiisaan gaal iyo islaamba ayaa la rabaa laakiin,khubaro Ayaanu ka soo xiganay (netenyahu iyo wasiirkiisii baa isku dhacay waa (boolshi)weeyaan waxaasi war ma Aha ?waa inaad dalkasta wediisaan waxan soconaya dunada miyeydaan ka mid Ahayn,doorkiinii meeyey?hadii Ay qaar badani maraykanka iyo yuhuuda ku raacsan yihiin waxan soconaya xaa miyeydaan u lahahayn inaad wediisaan inta kale iyo muslimiinta,maxaad tihiin,Aamusku waa taageero waa inaad weydiisaan,iyadoo la ogyahay khaliijku inuu la socdo maraykanka iyo yuhuuda,waxa şu,aali idiinku jirtaa hadii kii garta daraa ee waxa soconaya wada garab helay muxuu kii la baabiiyey ee laga gar darnaa garab u waayey,?hadii Ay taas iska indho iyo dhego tiraan,su aasha kale waxa weeye,hadaydaan waxa soconaya,Ay toos u muuqato intiina badani in maraykanka iyo yuhuudu idin isticmaasho,kuwa la baabinayana Aad u soo raacdaan,idinku dabka iyo digada gubanaysa ma ka nabad gelaysaan,hadii aydaan doorka munaasibka ah ka qaadan masiibada iyo waxa soconaya,waad ka Aayo xumaan doontaan kuwa maanta lagu samaynayo,waxaan uga jeedaa saxaafadi waa ta sidaa wax u waraysata door ku yeelata qiimaynta waxan soconaya Aayaheedu ku dambayn doono,qayb ka noqota waa saxaafadee inay is ogaato inay door siyaasiya mid mar Ay noqoto maxkamad,garsooryaal oo doorka Aad leedihiin Aad garataan,Caalam ma jiree dunidoo dhan Aad su,Aalo ka waydiisaan waxan soconaya ma ka badbaadaysaan,Cambaarayni sheeko ma Aha e waay loo daawanayaa,kuwa bariga dhexe ku boolna toos waraysiyo ula yeelataan weydiisaan hadii aad doorkiinii lumiseen idinku ma ka badbaadaysaan masiibada soconaysa ee Aad kuwii samenayey taageersan tihiin saxaafad taas oo wejiyo badan leh oo xil ka saaran yahay ereygooda iyo su,Aadhoodu inay wax bedeli karaan oo Ay afka ku dagaalamaan Ayaa loo baahan yahay iyo wax ka sii badan,laakiin khubaro Ayaanu ka soo xiganay,netenyahu iyo wasiirkiisii baa isku dhacay dolan tram Ayaa sidaa yidhi waar waxaasi war ma aha,maxaa waxaas oo dhan idinka khuseeya doorka dhabta Ah e waxa soconaya Aad ku leedihiin garta,

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf Před 25 dny

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @user-iq1wy7pf4q
    @user-iq1wy7pf4q Před 24 dny

    Guul falastiin

  • @MohamudColaadYusuf-ki2pw
    @MohamudColaadYusuf-ki2pw Před 25 dny +1

    Ilaahay reer gaza ha ka dulqaado xaqdarada lagu hayo ha joojin kuwa leh dhexaad ayaanu nahay qadar oo kale mar hadduu Socon waayey dedaalkoodii

  • @SuhaybSuxufi
    @SuhaybSuxufi Před 25 dny

    Allaahaa u naxaristo walalah3hen falstin ee ku shahiday dagalka qasa

  • @osmanmohamed1994
    @osmanmohamed1994 Před 25 dny

    Guuleysta.

  • @RidwaanaxmednuurRidwaanaxmednu

    Sxb mawliidoo iraan xagay aaday

  • @DarrellHolmes-q3u
    @DarrellHolmes-q3u Před 16 dny

    Young Larry Gonzalez Kimberly Gonzalez Ronald

  • @aragtidahorumarkabulshada8060

    Links soo dir Mowlid Xaaji Cabdi

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 Před 25 dny +1

    Yuhuud najaas

  • @BisleBisle
    @BisleBisle Před 25 dny

    Allah ❤

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 25 dny +1

    Maraykanka waa munaafuq dhinacna hubka ka siinaya israel, dhinacna iska dhigayo nabad raadin inuu wado,ilaahay musiibo daran kugu rid

    • @iwarsame946
      @iwarsame946 Před 25 dny

      Biggest munaafaqad in this world is simply America gov, but Allah will project the freedom fighters of Palestine no matter what. Long live Palestine.

  • @sheikhalibukhari2115
    @sheikhalibukhari2115 Před 25 dny

    Walaal waxan ka codsanaya in aad bedesho cinwaanka ah qaabkii loo khaarijiyay, ku bedel qaabkii uu u shahiiday

  • @moogahajii4659
    @moogahajii4659 Před 25 dny

    Qalqiiliyah

  • @YusufAxmed-tr2lg
    @YusufAxmed-tr2lg Před 24 dny

    President Iran and hogamiyaha xurnimo donka dadka falastin Ismail hania Dil siyasaded la dilay marka firiso qabka lo dilay minutes rag xukunka ku bedelo loso dhisay bil geridoda kama so waregin marka la dilay week labo week ka dib xukunka raga la saray wax madax adkaday leyska hor warejin U muqda dilka labada nin adunka sidu rabo hadu ka wayo madax adeg noqoto WA leyska ka hor warejin hosland lagu dira dhulka hostisa hosland aun gabadheyda fadumo Yusuf Axmed magaca hosland qabriga U bixisay marka qof dhinto xafada waxay dhihi jirtay hoyo qof hebel dhintay hosland aday marka madax adeg so tagnasho badan hada la timado hosland lagu dira aniga bill iyo bar sarir jif ahay hosland komanti dartis hosland leygu dira farta jogsan la qoralka badan iyo faham badan lama rabo 😅😅😅

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b Před 25 dny

    Muuqaalada aanad soo bandhigi-karin minfadlak linkiga soo dhig . Adi wali ma ilbaxaysid HBN.

  • @AbedaCarlos
    @AbedaCarlos Před 16 dny

    Perez Maria Taylor Christopher Brown Melissa

  • @SurminahsifaMasumah
    @SurminahsifaMasumah Před 8 dny

    Hernandez Donald Young William Hall Susan

  • @user-ct5bd7hf8e
    @user-ct5bd7hf8e Před 25 dny

    Maraykan iyo yhuud waa shark iyo cadowg islaamk

  • @HamseHussain
    @HamseHussain Před 26 dny

    Xamas 2:50

  • @Canab-lw5jx
    @Canab-lw5jx Před 26 dny

    Falastiin❤

  • @YusufAxmed-tr2lg
    @YusufAxmed-tr2lg Před 24 dny

    Christmas marka location sameyen Google sameyen Wax kasto is garsin la isticmalo iyaga leyihin cirka dayax gacmed U diren qof kasto mesha U jogo ka dili karan ka sumeyn karan gurigageyga cabir U saran xiliga raban iney hosland I diran Tillman uma bahno hadey raban cimilada lagu bedela hadba sidey donan Naga yelan edeb ina lahano no fican Muslim hada nahay aniga siyasi Somalia ka yabana adunka U orday magangelyo Don ugu Dan shegtay last nar Mel qabow ma leh biyaha bada Mel kasto ka cabta wa dhanan bill iyo bar sarir jif ahay farhia Ismail waange waye qoralka waxa so qoray

  • @hassanfarah8290
    @hassanfarah8290 Před 25 dny

    I’m I’m I’m just going through a a

  • @Moliidcabdi
    @Moliidcabdi Před 25 dny +2

    Maaansha..alaaah. xusbuulah
    Ilaahoow..guuuleee..waageesiyiiin

  • @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr

    Dulgariirka wadanada ka dhacay daraad waaye

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 Před 25 dny

    FAATAABAQDA IIRAAN MAAHA WAR EE WAA SHEEKO..WUU QARINAYAA CIDII AABIHII DISHAY .WAANA QAAB SIYAASADEED .TIXRAAC SIDA UU HADALKA U YIDHI

  • @user-ne4mj3kn6c
    @user-ne4mj3kn6c Před 25 dny +1

    ❤❤❤✌✌✌

  • @abdulaahiibraahimguuleed8079

    Waddada Israaiil heyso waa tii Ukrain ku jabtay
    Nato ayaa na difaaceysa

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o Před 25 dny

    Yurubta.gabowdey.isrealbaa.ka.awoodbadan.waana.amarkooda.i❤❤❤❤❤❤ney.qaataan

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 Před 25 dny

    GANTAALAHA NOOCOODA LAMA SHEEGIN MIYAA

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr Před 25 dny

    Oo Aad tihiin (sameecado)iyaga facaailkooda gudbiya

  • @MohamudColaadYusuf-ki2pw

    Eelka kii dhigay u ergootoy maraykan xasuuqa ayuu qayb ka yahay siduu dhexdhexaad u noqon karaa waar malaali jirta

  • @muxaadarotv
    @muxaadarotv Před 26 dny

    Mowliidow telegranka noosoo dhig

  • @abdulaahiibraahimguuleed8079

    Xuuti Raggii israil ka difaaci waayey iiraan ma ka difaaci karaan?

  • @SayidBashiir-x7p
    @SayidBashiir-x7p Před 25 dny

    😂

  • @safiahassanali1226
    @safiahassanali1226 Před 25 dny

    Iran way ku ceebaysan tahay dilkii shahiidka wayn ee ismacil haniiya waxii dilayba cadaw ayaa dilay

  • @ayaanlecabdiraxman3568

    Iran ha iska aamusto waxba mahaysaso

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 Před 25 dny +2

    Iran 🇮🇷 waxada Waa shibmirayaho hees lee waaya

  • @duale9813
    @duale9813 Před 25 dny

    ❤❤❤ ilaahay haa u gargaaro reer falastiin iyo dhamaan islaamka caalamka gaalada alaha jabiyo

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Před 26 dny

    Waadhulgariirkii 2aad wigan waxayilatahay wadigniin xaga alle kaimaanaysa meeshaas caroalle bakasosocota sababta reerqaza iyo dadkafalastin xabsiyada israiilkuxiran waxalagusamaynayo

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc Před 26 dny

    Idifaacay iyo fadhiisanmaayo

  • @ShukriElmi-pd5ir
    @ShukriElmi-pd5ir Před 25 dny

    IRAN 🇮🇷 BOOLO XOOFTO BADANAA

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Před 26 dny

    Hadaydaan natusikarin muqalada koxaha muslimina,ah cadaadis idinsaran awgiis sicadaalada dheelitiran hanatusina muqaladooda udhigma

  • @iwarsame946
    @iwarsame946 Před 25 dny +1

    Long live Palestine ❤❤❤.

  • @suldaanaxmed39
    @suldaanaxmed39 Před 25 dny

    WAR LAQADANKARO

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Před 25 dny +1

    Geerida waa mid Allaha weyn uu qadaro,AU Ajashisa Ayaa soo dhamatay.

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam Před 26 dny

    Israel miyaa tanaasushay?
    XM Ileen Qeyb jama ahane .

  • @AbdiwasacIbrahim
    @AbdiwasacIbrahim Před 25 dny

    Muqaalkaas waan daawadee waan yaabay xisbulah guul

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 Před 25 dny

    Carurta so korsi uma baahno

  • @HamseHussain
    @HamseHussain Před 26 dny

    Xc

  • @MohamedTahliilmohamed-tb1cq

    moowqifka xamaas waa halkiisii laakiin waxaan kawar sugeynaah iiran🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷iiraan maalinkasta weey hanjabtaa maaqaan walaahi wax kaqaldan iyaga iyo reer lubnaan xizbulaah waa in eey sideg deg ujawaabn

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e Před 25 dny

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 Před 25 dny

    حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا اهل غزة اللهم عليك اليهود الظالمين

  • @dawudjij2305
    @dawudjij2305 Před 25 dny +1

    Mu iska amuso hadey asna qarajinayan. Allah u naharisto abihis. Nimankan isir safen bey yaqanan.

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 Před 25 dny

      Ayagu wax madilan ee allah waxdila wax nooleya ee waqtigii ba ku ekaa,

  • @CabdullahiMaxamed-pt4sx

    ❤❤❤❤

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o Před 25 dny

    Yurubta.gabowdey.isrealbaa.ka.awoodbadan.waana.amarkooda.i❤❤❤❤❤❤ney.qaataan

  • @shaaboshabomoqdisho5213