SRTV oo waraysi la yeelatay Xaaji Muxumed Maxamed Xuseen, Ninka ugu geela badan Deegaanka Soomaalida

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Warbixin: SRTV oo waraysi la yeelatay Xaaji Muxumed Maxamed Xuseen, Ninka ugu geela badan Deegaanka Soomaalida, waxa uuna ka sheekeeyay siduu geelaas ku tabcaday iyo qodobo kale.

Komentáře • 7

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar Před 23 dny

    MashaAllah, ilaahay caafimaad iyo cibaado suuban ku sii aamin.

  • @dcygrdghvmaanshala9355

    maash Allah

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar Před 23 dny

    Wajigiisa bay ka muuqata inaanu balwad (qaad iyo sigaar) isticmaalin. MashaAllah, dhalinyarada danbe waa wada ilkacase kkk ilka meesha kuma hadhin. Waar sunta qaadka iska daaya, cancer ka sigaarka,

  • @ahmed-bs9l
    @ahmed-bs9l Před 26 dny

    Geeliisu waa imisa😂😂

  • @user-dl5hq9xw4l
    @user-dl5hq9xw4l Před 25 dny +1

    😮kolay aadame madhargo ilaa inta xabaasha laga gaynayo soomali ayuu ugu geel badanyahay booyad ii iibiyana wuu leeyahay ...10 halaad ayaa walahi uu ku iibsankaraa
    Booyada

  • @inawalanwal5529
    @inawalanwal5529 Před 17 dny

    Tirada sidaa oo dhan u badan oo geel ah nin ka leh hadana dhaqaale ahaan kama uu faa'iidaysan. Waa ka booyad yar dawlada weydiisanaya, halkuu mid iibsan lahaa isagu.
    TV gu na in uu geela booqdo oo geeljiraha la joogana soo waraysto waa ku talin lahaa.

  • @user-dl5hq9xw4l
    @user-dl5hq9xw4l Před 25 dny

    😮kolay aadame madhargo ilaa inta xabaasha laga gaynayo soomali ayuu ugu geel badanyahay booyad ii iibiyana wuu leeyahay ...10 halaad ayaa walahi uu ku iibsankaraa
    Booyada