DIIWAANKA QOSOLKA....HADII AADAN QOSLIN WAQTIG WAA CELIS .

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 10. 2012
  • WAA FARSAMADII ALI MOHAMED ISSE .....ALI ASLUUB .SWEDEN-ESKILSTUNA
  • Komedie

Komentáře • 143

  • @kulmiyeabdi9009
    @kulmiyeabdi9009 Před 4 lety +47

    Hadad 2020 dawatay like isar walal

  • @kafiayousuf4587
    @kafiayousuf4587 Před 4 lety +16

    Jamaal waa funny.
    Ano hore udawaday ayan manta dawanaya Ramadan kariim 2020

  • @marwajamac8097
    @marwajamac8097 Před 2 lety +4

    Msha allh wllo Jamaal Cali xuseen
    Waa nin si wacan afsomaliga aad u yaqaana

  • @abdulkadiraialithanks1304

    Masha Allah ninkani waa funny, af soomaaliga,si fiican u yaqaana koofur iyo waqooyiba, waana, jilaa iyo ka qosliye,kuna darsadey, qorraanimo, waar sii soco ayaanu ku leenahay, soomaaliduna waxaan leeyahay, aqriska badiya, AF soomaaligeenaa inaga badane,

  • @abdialiahmed668
    @abdialiahmed668 Před 4 lety +12

    Maalintii koowaad ee ramadan Alle khayrkeeda hayna waafajiyo

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Před 10 měsíci +1

    ❤ Mansha Allah ❤ Aqoonyahan sare ❤ Jamal Ali Hussein ❤

  • @ahmedakhyaar5701
    @ahmedakhyaar5701 Před 4 lety +27

    Hadaad daawanayso Ramadaan 2020. Like saar.

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 Před rokem +2

    Jamal cali legendary ✍🏾

  • @xamsemaxamuud1435
    @xamsemaxamuud1435 Před 4 lety +2

    aqonyahan Jamaal cali xaseen legend ayaad tahay hore u soco

  • @asmafarax7311
    @asmafarax7311 Před rokem +2

    Hadad Dawatay 2023 like

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 Před 8 lety +5

    ar ninkaan ma, JAMAL CALI XUSEEN BAA, WALEE WAAN IS IDHI NINKAAN , U EKAA JAMAAL CALI XUSEEN, MAASHA ALLAHAA JAMAL CALI XUSEEN WAA NIN DAD IYO DAL YAQAANA, AFTAHANA

  • @somalilandersomlilanderdha8828

    Mashallah jamal cali xuseen waa aqoonyahan reer burco ah xafada afgooye ayuu kusoo koray abihii cali xusen waxa uu ahaa SNM waxana loogu magac daray xaafada kamida xafadaha burco reer burco ma cid afsomali iyo taariikh ku gadhaysa jirta

  • @mrmahameth8837
    @mrmahameth8837 Před 9 měsíci +1

    Inta daawanaysa 2023ka😂

  • @suhaybadams877
    @suhaybadams877 Před 6 lety +4

    Adeeer sidaasa dadka looga qosliyaa talented wllahii

  • @BULSHOHAGE
    @BULSHOHAGE  Před 4 lety +7

    Hadii aad Dawaatay MUQALKA oo aad Qososhay Fadlan Bulsho Hage subscribe dhag ku sii adigo Mahadsan 👊🏻show me som love 2000 Subscribers aya ka harsan GUUSHA.

  • @mawliidomermilano4663
    @mawliidomermilano4663 Před 4 lety +1

    Maalinti 12aad ee Ramadan suxuurta dabaded watching

  • @daahirmaxamed5314
    @daahirmaxamed5314 Před 5 lety +1

    Mashalah Jamaal cali Husein

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 Před 8 lety +8

    JAMAL CALI XUSEN WAA DAD IYO DAL YAQAAN, MAASHA LAAHAA . QOSOL MIIDHANA

  • @afuufoowflims1161
    @afuufoowflims1161 Před 4 lety +1

    Waa nin ween oo sheeko qosol ah soo gudbiyey

  • @geediadem5015
    @geediadem5015 Před 3 lety +3

    Dadka yuutubada kuwaashay ee cayda lasoo shirtagaa waa inay bedelaan oo sheekooyinka keen

  • @XasanmaxamedXasanmm
    @XasanmaxamedXasanmm Před rokem +1

    I'm watching 2023

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5d Před 9 měsíci

    Waa macalinkeygi.aqoonyahay.sidokale abwaan iyo qoraabe ah.jamaal cali xuseen

  • @abdullahiabdinasir6943
    @abdullahiabdinasir6943 Před 5 měsíci

    2024 bn daawanayaa.

  • @user-fu1ef5dg7r
    @user-fu1ef5dg7r Před 6 měsíci

    I am watching 2024

  • @abdikareemomar7364
    @abdikareemomar7364 Před 4 lety +1

    Macha allah sxb Qli

  • @farahahmed2217
    @farahahmed2217 Před 4 lety +2

    Mansha allah xgee laga helaa buuga

  • @ahmedmusa4856
    @ahmedmusa4856 Před 4 lety +3

    Kooxahaas aan ka mid ahaay,yaakheey nabad aas la rabaa
    Xamareey waa lagu xumeeyey

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 4 lety +4

    Jamaal cali xuseen legend

  • @SOMALIAIRDROP
    @SOMALIAIRDROP Před rokem

    From tiktok yaa ah.

  • @macalinsidiiq9142
    @macalinsidiiq9142 Před 4 lety +1

    Diiwanka qosolka waa laysku raacay

  • @abdirahmanadan8113
    @abdirahmanadan8113 Před 4 lety +4

    Jamaal Cali Hussein Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya; waa u codeyey walaahi

  • @mohamedabdirahman2870
    @mohamedabdirahman2870 Před 4 lety +2

    Xaqiiqdii waa iga qosliyey walalkey. MashaAllah 😂😂😂😂

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas Před 7 měsíci

    Yaasiin.aburaas

  • @ahmettyouzuph2458
    @ahmettyouzuph2458 Před rokem

    Jamaal ali hussein ✌️ role model

  • @abdihakiim938
    @abdihakiim938 Před 4 lety +4

    Adoo daawanaya ayaad commentyga akhriyaysaa hhh

  • @omarpilledahir6189
    @omarpilledahir6189 Před 4 lety +1

    Qosol mid kale fadlan.

  • @billanmohamoud783
    @billanmohamoud783 Před 8 lety +34

    Aqoonyahan. funny walaahi. sheekada cawees caadi maaha! 😂😂😂😂

    • @hassanahmedismail6430
      @hassanahmedismail6430 Před 7 lety +3

      Hhhh hhhh gool waa dhashaaa hhhhhh

    • @mktarcali1212
      @mktarcali1212 Před 4 lety +1

      Bilan magac somaliyeed oo qorux badan. اسم حلو

    • @zutuaabi3286
      @zutuaabi3286 Před rokem

      Aways yaakhi maanta koolaas ku baxaay
      Kool waas dhashaa Lakin sees ku dhashaa
      Aways saa yeesha aways saayeeshay
      Undushaa soo koroosay
      Tartiible xabadka lagu dajishay la ismo dhibaayo fiirso yaah
      Koo oo duu oo dhoora aa isasoo qaadqaaday geb aa loo siiyey intaas ubooday geb aaloosiiyey intaas ubooday tartiible toorno looga saartay xayawaankaas waas ku daayey masoo laabahaayo
      Koo oo taray ah xaar ka buux aas ahaa noo orod aa lagu maray
      Kuwaatro Caatas ahaa asaga cajirlee lasaaeay maxaas kuusoo haray boortii aa kuusoo haray weersha la isaga dhigay
      Badaa loo fiirshe xayawaankaas waxaas uqaatay inaa bada rabo Lakin Ani Barri kaas raba nooh
      Inta maan kaa dhiga mise inte inta iga dhig aa dhahay qabsaan dhahay calafkaa waaye kasoo fuuqso 😂😂😂

  • @abdihassan1610
    @abdihassan1610 Před 5 lety +3

    Gool waas dhashaaa lkn sees ku dhashaaa

  • @onkodfarayare5961
    @onkodfarayare5961 Před 5 lety +6

    Hhhhhhhh
    Sheekooyinka wey iga gadan yihiin xawiiq funny
    5/9/2018

  • @engnabiilalayan6725
    @engnabiilalayan6725 Před 7 lety +5

    hmmmm absolutely is very nice buu engirisku dhahaa jamal ali xusen

  • @hamsedangaraddh9332
    @hamsedangaraddh9332 Před 6 lety +3

    dhamaan sheekooyinku wda qosol wlhi

  • @user-ln5rl4df1m
    @user-ln5rl4df1m Před 6 lety +17

    Ninkaan oo kale somali ubahantahe waa nin yaqaan lahjadaha somaliga luuqad kastana lahjado ay ledahe mana ahan cayb ama wax la iskula yaabo
    Somalida hadii gobolkisa wixi loga hadli jire waxan ahen kugu arko wyu kula yaabaya waxaa keynaya badow nimada

  • @Hargeysa
    @Hargeysa Před 4 lety

    Ramadaanta like ma dawarsanaysaan. like ii saar
    akhwaan liibaan.

  • @garashomedia7632
    @garashomedia7632 Před 3 lety +2

    Walhi waan qoslay

    • @BULSHOHAGE
      @BULSHOHAGE  Před 3 lety +1

      garasho media subscribe Hana la dhaafin

  • @najiibcabdulahi5414
    @najiibcabdulahi5414 Před 4 lety +4

    April 22 2020 ramadaankii waxaakahadhay 2 bari insha allah

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Před 4 lety +1

    Waa nin jira ninkaan

  • @salahomar3883
    @salahomar3883 Před 4 lety +2

    7 sano kadib baan dhagaysanayaa...😂😂

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas Před 7 měsíci

    Jamaal.👉⚽️⚽️⚽️mililico✅✅✅

  • @mohamudabdale
    @mohamudabdale Před 8 lety +3

    good

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597

    Caway daawanaya kkkk kkkk

  • @ahmedqatin77
    @ahmedqatin77 Před 4 lety

    buugan baan ubahanhy eeee yaaa igu caawin karo wllyaal

  • @Malik3544
    @Malik3544 Před 9 lety +4

    Masha Allah caadi maahin kacabso

  • @fariixaxaaji7403
    @fariixaxaaji7403 Před 7 lety +4

    gool waas dhashtaa lkn siis ku dhashtaa😅😅

  • @mohajigjiga
    @mohajigjiga Před 5 lety +2

    Walhi waa igaqoslisay xariifka uciyaari jiray ciyalka xafada

  • @rakbah.c
    @rakbah.c Před 4 lety +2

    Qabso SUBSCRIBE calafkaa waaye kasoo fuuqso😅😅😅😭😭😀😂😃idinkana like marabtaa mise wxkale

  • @musekhadir4233
    @musekhadir4233 Před 4 lety +1

    Aniga dibigii sheikh Cali dalka Holland ka noqon gadhey. Walidkod wada xidhaan wey wanagsan tahay.

  • @somaliyuotubecaraye8141

    Somali sax ah

  • @reactions1434
    @reactions1434 Před 4 lety +1

    Isaar like

  • @omarhassan7627
    @omarhassan7627 Před 8 lety +4

    sheekada riyuhu so funny

  • @musekhadir4233
    @musekhadir4233 Před 4 lety +1

    Dibigi sheikh cali,aniga Holland ka noqon gadhey.Abuhu iyo hoyadu waa mihim

  • @axmedcalixasanxasan2235
    @axmedcalixasanxasan2235 Před 4 lety +2

    Jamalow ankuu saxee Rusheeye iyo cumer isteliye waa walalo ayay ahayeen
    Marka nina miyiga ayu difacayay kakalna magalda difacayay waa sida

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Před 4 lety +1

    Jamal cali husien miyaa ninkani

  • @dr.abdikadirosman2621
    @dr.abdikadirosman2621 Před 5 lety +7

    Aqoonyahan Jamal dadka nadirka wadanka ku ah. Alleh hadaye

  • @vr7643
    @vr7643 Před 4 lety +1

    Aqoonyahn jamal walee nin cajiba weeyi hibo aya illahay u dhmaystiray

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 Před 4 lety

    Faysal cali waraabe haloo sheego inuu fiirsado

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 Před 8 lety +8

    AR WAA JAMAL CALI XUSEEN, , AR MAXAA KUGU KALIFAY , INAAD SIYAASADAN BAASE DHIIQADA, KU GASHAY, SIDAAN AYAABA WADANKII, DIALEKTIGODA UAKALA GARANEEYSAAYE

    • @ibrahimhassan8239
      @ibrahimhassan8239 Před 4 lety

      Koofurta nabad ma taalo maahane meel kale muu aadeen

    • @hodanwahbi3328
      @hodanwahbi3328 Před 4 lety

      @@ibrahimhassan8239 haa walaahi Ibrahinoow,

    • @hodanwahbi3328
      @hodanwahbi3328 Před 4 lety

      @LAST movies filim caleeyna wacalaa, indr waan kaa qaaday salaanta!

  • @jsomaliland
    @jsomaliland Před 11 lety +3

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Fantastic wllhi jamaal cali xuseen

  • @caasholikeyou8434
    @caasholikeyou8434 Před 4 lety +2

    Dibigi sheikh cali hadad Norway ka noqoneyaid lol

  • @omarhassan7627
    @omarhassan7627 Před 8 lety +3

    aad bay u qosol badantahay

  • @drjimalehaibejama7257
    @drjimalehaibejama7257 Před 4 lety

    Hhhhhh
    Jamal Ali Hussein

  • @saabirawees6175
    @saabirawees6175 Před rokem

    waqtigee soo celi

  • @cabdalesiciid8043
    @cabdalesiciid8043 Před 4 lety +1

    Dhuuxa karaciinka iyo
    Dhirahaan qooshaayo
    Nin dhadhamiyaa waa garanayaa
    Dhul ay qabojaane🤣🤣🤣🤣 Jamaal cali xuseen

  • @daganhassan7958
    @daganhassan7958 Před 8 lety +5

    jamal is funny walahi, he is talented . viva jamal cali xusen

    • @yanamudan560
      @yanamudan560 Před 6 lety

      Reer waqooyi qaasatan reer burco
      Soomaali oo dhan hadey isku takto
      Xakmad hal abuur cid ku dhan maleh
      Anugu ma ahi reer burco Aguilera
      Reer Waqooyi oodhan guul iyo gobinimo

    • @yanamudan560
      @yanamudan560 Před 6 lety

      Hadlalkii raxmada lahaa
      Waad baratey kkkkk

    • @mulaaxocabdiqani7717
      @mulaaxocabdiqani7717 Před 6 lety

      Ayan Mudan haa reer burco waa talented lkn ninkani waa reer berbera

  • @xareed1
    @xareed1 Před 4 lety

    jamal cali xueen nin antageero
    diclomacy

  • @abniali9594
    @abniali9594 Před 6 lety +2

    Hilarious😂😂

  • @guledmohamed602
    @guledmohamed602 Před 5 lety +2

    Jamal cali xusen nin maskax badan oo wada qosala
    Wanku taagera

  • @ezudinmuse6494
    @ezudinmuse6494 Před 4 lety +1

    🤣🤣🤣🤣🤣
    Goal waadhashaa lkn soow kudhashaa lololol

  • @fahmoelmihirey8609
    @fahmoelmihirey8609 Před 2 lety

    ♥️❤️🥰🇸🇴💯

  • @ceeblamahamuud708
    @ceeblamahamuud708 Před 6 lety +1

    Xaadkata qaaniin muufo iyo lafo baroodo maastaad quud moodiin aryaada caadi iskadhiga

  • @jamamohamud7656
    @jamamohamud7656 Před 9 lety +5

    Kkkk kkk ala maxaa qoslay naaa soosoco boqlal jesas baaa kabuuxa meshee

    • @MohamedHassan-oz7gm
      @MohamedHassan-oz7gm Před 8 lety

      +Fowzigacal Ibraham what. this is not about religion , only story

  • @mahadkuukuu3535
    @mahadkuukuu3535 Před 7 lety +3

    Dibigii sheik ali hadaa norway ka noqoneesid adaa kuu taalaa walhi waa hadal xigmad badan leh

  • @xareed1
    @xareed1 Před 4 lety

    aqoonyahan maxad dalkeena ukeeni wayday see malaga helayaa dalka burco hargaysa berbera iyo borama

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 Před 3 lety

    50 sano baan dhageysanayey sheekadaan

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO Před 4 lety +1

    Undiche , otte,dieche,linea dieche otto, corrna, burcione, ulta, via vagorre xasuus iyo xiiso

  • @abdullahciise80
    @abdullahciise80 Před 4 lety

    Bokaan xagen kahelaa

  • @cadnanm.mascuud5052
    @cadnanm.mascuud5052 Před 7 lety +5

    kkkkkk jamal cali xuseen aqoyahan buuxa

  • @omarqoslaaye4984
    @omarqoslaaye4984 Před 8 lety +2

    waaaw very funny wlhi

  • @baaskooladajoonamiinxaashi4741

    Aways zheeko qozol really iyo sida iyo metalayo

  • @ahmednuurcabdilaahigaaxnuu135

    caadi maaha

  • @Mustafe32
    @Mustafe32 Před 11 lety +2

    kkkkkkkkkkkk

  • @khadraahmed8878
    @khadraahmed8878 Před 4 lety +1

    Qof badan

  • @bestyoutuber4001
    @bestyoutuber4001 Před 4 lety

    🤣😂🤣😂

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 Před 4 lety +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @hannaahmed3590
    @hannaahmed3590 Před 6 lety +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @barbagonyare5052
    @barbagonyare5052 Před 7 lety +3

    hhhhh tan sheko way dhaftay

  • @king.mafasa
    @king.mafasa Před 3 lety

    Hadaad dawatey Calafkaa waayee kunuurso lol

  • @bilecisman7786
    @bilecisman7786 Před 9 lety +5

    hhhhhhhhhhhhhh waaaa qosol jamall waad iga qoslisay

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 Před 4 lety

    weli ma qoslin runtii

  • @cabaascali7040
    @cabaascali7040 Před 4 lety +1

    Xamar waa ninkii hargayso marqaatina waa galmudug kkkkkk

  • @nuuradiincadami9794
    @nuuradiincadami9794 Před 7 lety +1

    Hhhhh diwaanka qosolka