Daawo : Dagaalkii Gabayada Ogaadeen VS Garxajis oo weli socda Maalintii 2aad..Subscribe .

Sdílet
Vložit

Komentáře • 2

  • @AbdirahmanAbdillahi-bs5iz
    @AbdirahmanAbdillahi-bs5iz Před 2 měsíci +1

    caadi maaha aw dheeg

  • @G.M820
    @G.M820 Před 2 měsíci +2

    Waar Ogaaden warkiisa inaga daaya waayo nimankaa sida aynu doono ayeynu u galnaye kow inaynu Lafo ruug oo Berbera dusheeda ah aynu ka eryanay weeye ee ayeynu hadda wabi Shabaalle dushiisa koonfureed geeli ugu tiradda baddan ee abid Somaali kalla qaado waa kuwaynu ka soo qaadin 12,000 oo halaad oo loogu aaray geelin Ina Cabdulle ka Qaaday Garxajis diiba Da'uud (Ciidangalle) oo labadda Kuna waxa lahaa shekhaal oo ninkii Sheekh Cumar madoobe la odhan jiray uu lahaa ee caruurta ardayda ahaa loo lisijiray ee markii danbe loo celiyey markii la ogaaday waakii gabayga habaarka ah ka tirinaayey Cumar madoobe. Sidoo kalle Ina Cabdulle markii uu ogaaday in geeli uu hore u qaaday in loo aaray wakii lahaa "Walle meel uu Ciidangalle joogaba magac hanti"Mar kalle 1913-kii soyaal ku siman wataynu ceelka Bulaale ka caraabinay ee markii danbe maganta ugu celinaye warkooda inaga daaya waxaa waa laga soo gudbaye