SHAADIYO SHARAF OO HADIYAD SUPRISE QAALI AH GUDOONSIISAY SEYGEEDA ABDIFITAH YARE TRUE LOVE NEVER END

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 10. 2020
  • SHAADIYO SHARAF OO HADIYAD SUPRISE QAALI AH GUDOONSIISAY SEYGEEDA ABDIFITAH YARE TRUE LOVE NEVER END

Komentáře • 682

  • @lajaceleyqurx4658
    @lajaceleyqurx4658 Před 3 lety +125

    Shadiyo sxbeey film musasl ah noo bilaaba atoore iyo atarisho iyo laadar leh waan idin ka sugeeynaa insha allh koleey dadkuna waa igu raaci doonaan qeyb qeeyb noogu soo gali waan idin salmayaa familjen qurx badan tihin from Sweden 🥰🥰🥰🥰😘

  • @kingtigersiin5365
    @kingtigersiin5365 Před 3 lety +129

    Ani waaba Taageraa he🙏ee yaa ila taageero lamaanahaan like saar hadaa tageertid lamaanaha qarniga🥰🥰🥰

  • @leginxiizofficial3272
    @leginxiizofficial3272 Před 3 lety +235

    *quranka.hadaa jaceshahay aan.ku salino nabiga scw scw waa jimco❤🙏*

  • @hindaducaale5249
    @hindaducaale5249 Před 3 lety +32

    Walaaashay
    Qaaaliyeey adi xaajigaagaba
    Waxaan idin odhan lahaa dunidan wa labo cisho walaashay iska dhaafa heesaha 🙏🙏

  • @farihaabdi6698
    @farihaabdi6698 Před 3 lety +26

    Axsan yaqe Shadiyo sharaf wax ka badan mudan thy qosolkaga iska jeclahay ilahey ha ku cafiyo Xajigaga🥰❤💯🌹

  • @Queenberlula
    @Queenberlula Před 3 lety +37

    Shaadiyo quruxey maalinkaste sida aan kuu tuugsanayay wan daalaye comentigeyga ma aragtid miyaa hadii aad aragto hada pined iisaar 1k igaarsi abbaayo mahadsanid

  • @zamuuqalanjo2822
    @zamuuqalanjo2822 Před 3 lety +74

    Shahdiyo io XaJiGeeDa RaxmanKa Ha iDiiN iSku KiiN DaaYo ❤💯

  • @aliyeeta422
    @aliyeeta422 Před 3 lety +11

    Shaadiya & c/fitaax yare guuleysta waligiin farxada ha idin siyaado 🤲 big respect 🤟🤘

  • @smalleyprincess2560
    @smalleyprincess2560 Před 3 lety +9

    Masha alaah walasheey alaha kudhowro gurigaga iyo xajigagaa alaha kucafiyo kudayasho ayaa ledahaay abayo aslubsan ayaa tahay nolashadana farxaad kunoloow tagere ayaan idiin ahay labadinaa lkn shadiyo tiim😍😍😍😍

  • @abdirahmanabdullahi7415
    @abdirahmanabdullahi7415 Před 3 lety +24

    True love never end ❤ 💖 ♥

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 Před 3 lety +16

    1hour 16k walshay Iigu Ducee Hormarkaa Gaartay In Aan Gaaro Somaalinimo🇸🇴😿🙏

  • @kingnasrudeen3245
    @kingnasrudeen3245 Před 3 lety +60

    Cabdifitax in la ileystay we iska muuqata wlhi allow cfmd uziyaadi lamanaheyga❤👈✌

  • @queenoflove6860
    @queenoflove6860 Před 3 lety +23

    Allah ku caafiyo fanaankena iyo CZcamsr keena marna seedigena intaba waan notahay allahu ku caafiyo farxad ku noolada😘❤️

  • @farxiyomaxamed7838
    @farxiyomaxamed7838 Před 3 lety +41

    Waxad Tihiin 2maano qurux ßadan Ee Alla Ha iskiin Deesto Wan idiin Wataa 🌹

  • @maxamedcade7201
    @maxamedcade7201 Před 3 lety +53

    Another level this supprays🥰🥰🥰🥰😍😍😍❤❤❤❤

    • @naciima_family
      @naciima_family Před 3 lety +1

      Walaal subscribe Igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo.

  • @samraabuumaye5439
    @samraabuumaye5439 Před 3 lety +9

    Mashaa allah shaadiya furaxdad ilahe aa ku zayadiyo cafimta tama ah allah ku siiyo adiga iyo xaajigag guuleso 🤲🤲🤲🤲❤❤❤

  • @cadnaanmohamed3388
    @cadnaanmohamed3388 Před 3 lety +8

    Shiyo sharaf allha kudaayo❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️xalayaa melshidan jogtey ohido iyo dhaqan

  • @chuchugirl8218
    @chuchugirl8218 Před 3 lety +13

    Abdifatah wa il goan yahy maskinka wlga dareema illahy hku caafiyo wllkey hergab meel wlbo kajiraa

  • @anisocali3417
    @anisocali3417 Před 3 lety +19

    Shadiyo cawadana anaa u horeeyo like isaar

  • @fardowsaibrahim8730
    @fardowsaibrahim8730 Před 3 lety +16

    M.a queen shadiyo ❤️❤️💋

  • @faizamaxamed8660
    @faizamaxamed8660 Před 3 lety +3

    Manshallaha manshallaha Tabarakallah lamanihi qaarniga❤♥️🌹❤ shaadiyo sharaf and Abdifatax yare ilahaye ha isku kin daayo Abaayo mcnto ilahaye ha ku caafiyo Amin xajiga qaligaha🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @aasiabintihussein1391
    @aasiabintihussein1391 Před 3 lety +1

    Wll cabdifataxow illahi cafimad taam hakusiiyo. Shaadiyo sharaf adna illahi haku barakeyo queen. Family qurux badan baa tihiin ma sha Allah. Tageera number 1 ayan idin ahay wllo

  • @faadumohenna6004
    @faadumohenna6004 Před 3 lety +9

    Shadiyo kkkkkkkkk😂😂😂 masha llh laabdina allha idin barakeyo and maxamed yare idhunko wilakayga yay isku maga yihine masha llh❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹 amiin allh cafiyo

  • @shibisxamar4342
    @shibisxamar4342 Před 3 lety +8

    Shaadiya Darbiga ka fuji Xaanshida Kuraasta ayey Qurux dooda daminaysaa Riinji Cad oo silk ah mari.
    Xaajiga Maraqa Digaaga sii.🥰

  • @yasmincqadir1446
    @yasmincqadir1446 Před 3 lety +13

    Mansha Allah beautiful family ❤️❤️❤️❤️waaan idin taageeraa from hargeisa

  • @ruqiaadem9139
    @ruqiaadem9139 Před 3 lety +13

    Masha allah ilaahow idin barakee🖤❤️

  • @abdimahadahmed1132
    @abdimahadahmed1132 Před 3 lety +13

    Shaadiyo sharash one love waad iga qoslisaa

  • @naimoabdullahi338
    @naimoabdullahi338 Před 3 lety +1

    m.a illah ha nii daayo lamaanyashan tageeraye dhanba wey iga gala hdeen wllaylow adinka iyo the poqortoyo lee i haree illah ila cadow rbi ha idinka haayo🤲🤲🤲

  • @ju8952
    @ju8952 Před 3 lety +3

    Waan idin salaamay abdifatah iyo shadiya sharaf aboowe iyo abaayo, waan idin ku cusbahay shadiya ilaahay haji hakuu caafiyo

  • @farxiyacadow3810
    @farxiyacadow3810 Před 3 lety +13

    Family jcelhy allow idin dhowra abowe alle hacfiyo cfimd tah I.a

  • @hanaanahmedmohamed6183
    @hanaanahmedmohamed6183 Před 3 lety +6

    Masha allah alle ha idinbarakeyo adi iyo family kaga abyo ❤❤❤💋 shadiyo qurux badan

  • @sagalabdi5054
    @sagalabdi5054 Před 3 lety +8

    ❤❤❤❤shadiyo 👍👍👍 horumar wacan queen

  • @AtawxiidWasunnah
    @AtawxiidWasunnah Před 3 lety +7

    Wax liksu Kaalmeyo Kheeerka Ayaa U Wanaagsan
    Channelkaan Muxaadaraad Goos Goos Ayaan Soo Dhignaa Subscribe inoo Saara Gamba leelka Furta Mahadsanidiin Dhamaantiina

  • @samiirasakerye9
    @samiirasakerye9 Před 3 lety +3

    Asc wan jecelahay shadiyo sharaf iyo abdifataax Farah alle haku caafiyo

  • @sapnazacky3461
    @sapnazacky3461 Před 3 lety +15

    Love u shaadiyo sharaf like isaar🥰🥰🥰🥰😘

  • @munaomer4696
    @munaomer4696 Před 3 lety +4

    Mnzha aallh Lamanahygii Shadiyo sharaf iyo Clfatax yare ❤🌎

  • @sagalabdi5054
    @sagalabdi5054 Před 3 lety +6

    shadiya and abdi fitaah 👍👍👍👍👍

  • @idylmohamed8845
    @idylmohamed8845 Před 3 lety +2

    Machallah 💖💖💖💕💕❤❤shaadiyo iyo Abdi yare isku waara inchallah horey uu socda 👍💖🌷🌷🌷💐💐💐💐⚘⚘🍀🍀🌹🌹

  • @rahmokiinofficial2366
    @rahmokiinofficial2366 Před 3 lety +4

    Masha allah ilhey hadin xifdiyo walalkey qaaliya ❤❤❤💕💕👌

  • @filsancadey1608
    @filsancadey1608 Před 3 lety +2

    Shaadiyo wlh qosol agtaada lee yaaalaaa dar alle ku jeclahy😍

  • @NimcaAliMigil
    @NimcaAliMigil Před 3 lety +1

    The way she said omg killed me wlhi 🤣😂🤣😂😂

  • @abdifataxmayow5566
    @abdifataxmayow5566 Před 3 lety +2

    C/fitaax yare iyo shaadiyo sharaf waa idin salaamay
    Isha binicaadanka Allah ha idin qabto lawadiina salaan
    Kal iyo laab aya idin salaamay

  • @sacdiyoxasanxasan9992
    @sacdiyoxasanxasan9992 Před 3 lety +13

    Hhhhh shaadiyadayda caashaqa💋 waxan kuu jeclhy ilaahy dartiis adiga io xaajigaaga ilaahy ha idin siyàadiyo m a❤💔❣💋

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 Před 3 lety +1

    Shaadiyo sharaf inte youtube kuso birin uma malen jirin qof saan dhan qiimo uleh ukaftan badan soo jiidasho uleh ine tahay tagero buuxo ku ahay wax idin dhibo Alle idinma tuso adi iyo familkaga 🥰🥰🥰

  • @falaztinfunny3021
    @falaztinfunny3021 Před 3 lety +24

    Abdifitah Yqeyow isjilci dirin cml isku fidi Yo🤣🙏

  • @nimcohassan7651
    @nimcohassan7651 Před 3 lety +3

    Masha Allah Love you macan inolda ishala wllo 💓💓💓🇮🇷🇮🇷🇮🇷

  • @cabdiraxmaancabduqaadir5986

    M.a wlaalaheyga keep going horumar wacan ayaan idin rajeynaa cadawgiina cagta kahoos

  • @safaahabashow9935
    @safaahabashow9935 Před 3 lety +7

    Shadiyo abdulahi adiga abdifatah yare ❤❤ inolada

  • @luckyaxmed467
    @luckyaxmed467 Před 3 lety +6

    Masha allah marwo sharaf leh

  • @ayaansiciidofficial2474
    @ayaansiciidofficial2474 Před 3 lety +5

    Mansha.alllah

  • @farxiyawadin1518
    @farxiyawadin1518 Před 3 lety

    Masha Allah abyo mcn farxadiina ha waarto cadowgiina Allah jabiyo farxad ku noolaada intey nolashiina ka dhimantahy .❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯

  • @munishaamunishaa425
    @munishaamunishaa425 Před 3 lety +11

    wlh shadiyo Rer Comment kudhigle Difaac adaag ugu jirtaaa 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Nora-ln9yx
    @Nora-ln9yx Před 3 lety +2

    Alle ha caafiyo abdifatah😭🤲🤲🤲

  • @nimcomohamed2604
    @nimcomohamed2604 Před 3 lety +10

    Cameraman najiib inuu u yhy intii ila aragtay like dhac igu siiya🤣 coz vedio yasha badankood najiib Lee dhahaan

  • @faizoxasan4293
    @faizoxasan4293 Před 3 lety +3

    M.a allah famil qurux badan

  • @youngmullaofficial3762

    Waaw m.a sacdiyo walaahi xaajigaaga waad ka faraxisey runtii hadiyo yinka waxay keyneysaa in jacelku balarto runtii waan ku wataa shadiyo😍😍😍

  • @ninaross5739
    @ninaross5739 Před 3 lety +3

    Maasha Allah bless you my love huno

  • @saladomohamed1040
    @saladomohamed1040 Před 3 lety +1

    Mashaallah 👑

  • @HodanBadbaadoChannel
    @HodanBadbaadoChannel Před 3 lety +3

    Maasha allah

  • @umumuraad8913
    @umumuraad8913 Před 3 lety +2

    Asc wllshy waa ku salamey adiga iyo xajigaa ilhy ha caaafiyo qofka ugu hoteyaa ahay like dhac igu siiiiiiiya

    • @samsammaxamuud473
      @samsammaxamuud473 Před 3 lety

      Mash Allah shadiyo Sharif iyo seygeeda abdifitah family quruxey badan waa ku salamay adiga iyo xajiaga ilhy ha caafiyo qofka ugu hoteyaa caafimad taam Allah haku siiyo insh Allah

  • @user-ky5cp6bc9x
    @user-ky5cp6bc9x Před 3 lety +1

    Waad kafar xisay Allh kaafar xiyo shaadiya sharaf masha allh walaa sheey qaali Allh ku xafido 💋💋💝💋💻💻💯

  • @caashodheerey4858
    @caashodheerey4858 Před 3 lety +6

    Idin jecliya inaa adeer abdi fitax ♥️👑🥀🔥🙏🏾🙏🏾 shadiiyadeena canshaqa 😂🥀🥀🥀💋💉♥️🙏🏾

  • @farxiyaabdullahdajiya5847

    Shaadiyo sharfa cabdiftaxan isku wrn mnsh Allah cabdiftaxan Allah ku cafiyo ❣️💋🤜🤟👍💪🙌🙌

  • @farxiyawadin1518
    @farxiyawadin1518 Před 3 lety

    Walkey qali adigana Allah ku caafiyo cafimad taam Allah ku siiyo insha Allah waxan idin shegaya cabdifatax iyo shaadiyo abyo isha xun Allah idinka dhowre Qur'an akhrista anigana wan idin soo duceyni insha Allah.one .❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯

  • @munaxersi7366
    @munaxersi7366 Před 3 lety +1

    Maasha allaah family aan jeclahy farxad ku waara abid😍

  • @ayaanbadan3122
    @ayaanbadan3122 Před 3 lety +30

    Shadiyoy ninka hadyad hainaku barin hadi kale farhan yare cml noqona😂😂😂😂😂

    • @sahramohamed9643
      @sahramohamed9643 Před 3 lety +5

      😁 😁 😁 😁 😁 😁 😁 😁 Dhulka😜

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 Před 3 lety +5

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂 rasmi laptop iyo qalabkii lagu garaco hesaha ayay siisay mantana waa tas adunyo🤣🤣🤣🤣

    • @amiiraqueen252
      @amiiraqueen252 Před 3 lety +10

      Ciil umaqabto igaar cad eey uheesaa

    • @shukrichanel1190
      @shukrichanel1190 Před 3 lety +3

      Ragga asxaan ma leh

    • @videokynkids6043
      @videokynkids6043 Před 3 lety +3

      Been ma ahan

  • @hafsaali5818
    @hafsaali5818 Před 3 lety +3

    Mnshllh shadiyo wlshy dhamantiin farxad ku nolada🌹

  • @aishaabdirizakyusuf56
    @aishaabdirizakyusuf56 Před 3 lety +4

    shadiyo sharaf qof aaan tagero hory usoco

  • @zacduushabdalla4788
    @zacduushabdalla4788 Před 3 lety +4

    Allah idin cafiyo dhamantin

  • @ramlamoha8717
    @ramlamoha8717 Před 3 lety +4

    Anaa ugu horeeyo mr ksta tageero sax ahy

  • @xidigtaborama5034
    @xidigtaborama5034 Před 3 lety +10

    Isku wara Waligin my fov couple ❤️🙈🥰

  • @HafsaHworld
    @HafsaHworld Před 3 lety +4

    Allah ha ku cafiyo dumashi siku waran farxad isku wara abid

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 3 lety +2

    Manshallah shaadiyo qurux ❤🥰😘👍

  • @tafsirabdulkadir8803
    @tafsirabdulkadir8803 Před 3 lety +2

    Masha Allah keep going 😍

  • @rayaanruxichannel9494
    @rayaanruxichannel9494 Před 3 lety

    Maasha allaah shadiya adiga iyo xaajigada isku waara cimrigiina ❤️❤️🌹🌹

  • @naciimocawil9036
    @naciimocawil9036 Před 3 lety

    Masha Allah keep going shaaadiya iyo c/ftax Allah cafiyo xajiga❤❤❤💯

  • @maryandhiilow9059
    @maryandhiilow9059 Před 3 lety +1

    Masha allah family aan taageero ialhey haidin xifdiyo ♥️❤❤❤💯❤

  • @susuqali5832
    @susuqali5832 Před 3 lety +6

    Ilove you to abaayo shaadiyo

  • @user-cb9nh6ky4k
    @user-cb9nh6ky4k Před 3 lety +1

    Mashaallh Alle Hiny Xafido Walalayal ♥️💖🎁🌹👏👏

  • @shankaronhajiraage4344
    @shankaronhajiraage4344 Před 3 lety +5

    Shadiyadeyda🥰💖

  • @garassowgarassow1901
    @garassowgarassow1901 Před 3 lety

    Masha allah zowja raliya ah weye shadiyo allah hakubarakeeyo

  • @ubaxeyfarah4838
    @ubaxeyfarah4838 Před 3 lety +3

    Mashallah family qurux badan

  • @caaishamohamedabtidoon9452

    Masha allah

  • @daakirocabdi3189
    @daakirocabdi3189 Před 3 lety +2

    mshllh my family an ku faano lovely king and queen 💋💋💋❤❤❤

  • @aweysakhyar4169
    @aweysakhyar4169 Před 3 lety +6

    Nice

  • @qnoftheqnz6845
    @qnoftheqnz6845 Před 3 lety +3

    Mnshallah isku wara abid nacapku cagta hoosteda plz anigana iigu soo duceya nin sida Apdyfatax oo kle ah plz🥰💋

  • @nawelnalka
    @nawelnalka Před 3 lety +13

    Ana uhoreyo😀🥰💋

  • @salmomaxmed869
    @salmomaxmed869 Před 3 lety

    Mnshah mnshah alaah hacaafiyo wllky abdi fataax
    Alaah haysu kiin daayo lamaanihii qarniga hore usocda

  • @SihamabdiAbdi
    @SihamabdiAbdi Před 3 lety +1

    I hear soo many times shadiyo sharaf but anyways she’s one of the funniest person and one day when I become a CZcamsr I will mention her name but for now I’m student

  • @naimadiamond6060
    @naimadiamond6060 Před 3 lety +1

    Asc Shaadiyo ABDIFITAH YARE quick recovery wllo

  • @shukrihassan332
    @shukrihassan332 Před 3 lety +7

    Allah ku caafiyo dumashi

  • @merrysaeed535
    @merrysaeed535 Před 3 lety

    Nice nice shadiya iyo apdiftx yare alle hydin barkeeyo abayo ❤💓💗💖

  • @caaishodaahir616
    @caaishodaahir616 Před 3 lety +9

    abyo liin dhanan 3xbo oo biyo lgu darin umiir itu cunteynin kahor insha allh herkabkw wukabqya adigna cab insha allh wa cafimadeysin xpptii

  • @xamdaabdi945
    @xamdaabdi945 Před 3 lety

    Maansha allaah. Lamaane beautiful. Couple guulaysta abid alle ha kuu caafiyo amiim yaa rabi

  • @aasiyamukhtaarcali1991
    @aasiyamukhtaarcali1991 Před 3 lety +4

    M.a lamanhygi keep going❤

  • @fali2695
    @fali2695 Před 3 lety +4

    Mash allah abayo guul 😍😍

  • @samiiroraagexaji2474
    @samiiroraagexaji2474 Před 3 lety

    www mash allh wlshey waa hadiyad qli ah badalkeyda wax ka badan ow qeyr qawo ilaah ha nigu badalo wllkey abdifitax iyo wlshey shaadiyo cdy hor mar wcn abyo mcn

  • @muzamilabdulle7578
    @muzamilabdulle7578 Před 3 lety +8

    That's good thank you exactly wife happy everything is happy even house is happy if your wife happy you know your wife is the best thank you thank you brother

    • @khaledhikmawi6366
      @khaledhikmawi6366 Před 3 lety

      English kaaga iga gadan 😂😂😂

    • @khaledhikmawi6366
      @khaledhikmawi6366 Před 3 lety

      @@nadiifochanel9550 maxaa kaa faaidayaa?🤔

    • @ifkayare472
      @ifkayare472 Před 3 lety

      @@khaledhikmawi6366 kkkkkkk

    • @khaledhikmawi6366
      @khaledhikmawi6366 Před 3 lety

      @@nadiifochanel9550 waan eegay waxa meesha kuugu jiro ani ima qancin abaayo sory! Lkn dadaal waad gaadhi doontaa hadafkaagee. 😁

  • @nasiibfamily5933
    @nasiibfamily5933 Před 3 lety +5

    Hamigaga allah kurumeeyo wll mhd sanid wll

  • @mahamettabdiaziiz5108
    @mahamettabdiaziiz5108 Před 3 lety +2

    This suppers another level Allah Ha isku kin Barakeeyo♥️👑