DEG DEG SHACABKA DADAAB OO SI ADAG UDUFACAY XILDHIMANKA DADAAB HON FARAH MACALIN DIGNIN ADAG

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Cuqasha wax garadka dhalinyarada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Dadaab ayaa si adag uga hadlay hadalkii bura bangandhada ahaa ee dhawaan sida qaldan looga faafiyay Hon Farah malin Mohamed Gudomiye Kuxigeenkii hore ee Barlamanka Dalka ahna xildhibaanka Dadaab
    Oo dhawaan kooxa burcad wareed baraha bulshada ah ay hadaladiisa jarjareen kadibna ubadaleen wax usan dhihin
    Codbixiyasha Dadaab ayaa si adag udufacay mudane farax waxayna si kulul u canbareyeen dadka qaabka naceebka iyo cuqdada kudhehan tahay beenta uga faafiyay Masuulka magaca iyo misaanka culus ku dhaxleh dalka iyo dadkiisa
    Waxgaradkan oo shir jaraid ku qabtay Hotelka aqalheeryo ee magalada Dadaay ayaa hooska ka xariiqay inay garab tagan yihiin Hon Farah waxayna digniin culus udireen kuwii kadanbeeyay beenta lagu magac dilaayo xildhibankooda
    Dad ay kushegeen inay dano gar ah leeyihiin iyo wax matarayaal aan jecleen shaqsiyada iyo howl karnimda Farah Macalin ayaa ka danbeyay been abuurka aan sal iyo raad midna laheen sida ay hadalka udhigeen shacabka deganka Dadaab
    Dhankooda dadka qaxotiga oo marti ku ah Dadaab uuna dajiyay xildhibaan Farah macalin sanadkii 1992 kadib burburkii dowada dhexe ee Somalia inkabadan 32 sanona daris iyo marti u ah dadka Dadaab ayaa shegan inay abaal badan u ahana xildhibaan faraha macalin isla markaana markasta oo xilka uu qabto ay daremaan isbadal iyo nolal cusub
    Sidoo kale waxaa madaxda xisbiga uu guoodimiye ku xigeenka ka yahay hon farah ee wape losheegay inay kafiirsadaan go aankooda isla markaana aysan ladhicin fariimaha marin habaabinta iyo naceebka ah ee ay faafinayaan dadka naceb Hon farah
    Waxay ku tilmameen masuul caan ku ah dimuqradiyada una tagan hormar sinaan cadaalad iyo nabad galiyo waana afhayeen uhadla bulshooyinka dulman sida kana hortaga kuwa gardarada iyo guraxcaanta wax ku doona’
    Hon faraha ayaa lagu xasusuustaa siduu ogu doogi jiray qadiraya OLNF diidmadii xasuuqii iyo hagar damadii kajirta gobolka somaligalbeed, waa sidii aan gabashada laheen ee uu uga hadli jiray xunkii qalafsanaa ee TPLF xiligaas oo aysan jirin cid ku dhiran karta ka hadalka awoodo isdiidan oo dano gar ah leh
    Sidoo kale

Komentáře •