الخضوع لإثيوبيا isudulaynta itoobiya

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 09. 2015
  • nagala soo xidhiidh:
    cabdimaalig3@hotmail.com
    cabdimaalig@gmail.com
    sindibaad,
    +252634431955 ama +252659300984
    twitter: abdilmaalik
    Skype:abdilmaalik
    facebook page:cabdimaalikmuusecoldoon

Komentáře • 125

  • @Hooda36
    @Hooda36 Před 8 lety +21

    ninkan waa top waa nin aad u fahmo arimaha hoose ee qarsoon caqliga hawaayin👍

    • @Fxtradingsetupss
      @Fxtradingsetupss Před 7 lety +1

      dabcan wexeynu kusoconaa sababihiii burburiye "ANDULIS" dowladiiii LA,oranjiray

  • @user-mp5bi5nj7i
    @user-mp5bi5nj7i Před 8 lety +3

    كثرالله أمثالك ياأخي عبدمالك والله صادق وصريح كلامك

  • @bashiirmohamed1147
    @bashiirmohamed1147 Před 8 lety +4

    taasi waa xaqiiq yaa cabdimaalik, waana biyo kama dhibcaan.
    allah yarxam waalidayk.

  • @hooyomaamo3146
    @hooyomaamo3146 Před 7 lety +3

    Hadii madax weeyne ladooranaayo soomaaliyoo dhan cabdi maalik ayaan dooran lahaa waa nin fahamsan cadaw geena maashaa alaah noolow waligaa nooloow👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @fardowsomahamud8859
    @fardowsomahamud8859 Před 7 lety +4

    geesi gesi dhaly guulow ku gulee. Cabdimaliki ilhey cadawgaaga ja jabiyo.

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 Před 7 lety +1

    Masha Allah. cimrigaadu haraago. anigu koofur ayaan kasoo jeedaa laakin. waan kutaageraa.👏👏

  • @semlaosman9593
    @semlaosman9593 Před 7 lety +2

    cabdi maalik ilaahay ayya darajo safe gaarsiindoone insha alaah

  • @saalimbadri8817
    @saalimbadri8817 Před 8 lety

    Alloow yaa isiisay 100 Nin oo Cabdimaalik lamid ah! meeshuu doono hajoogee. Maamulada kale xitaa wey quseysaa sheekadaan. Allahu Akbar Rabiyoow naga soo gaar oo xaqa nagu toosi war caruurteena danbe aau ka fikirno noloshooda iyo Diintooda!!

  • @ahmedhassan-dv8rd
    @ahmedhassan-dv8rd Před 8 lety +1

    walee hadaan maata awoodi lahaay inaan madaxweeyne kaa dhigo waan kaa dhigi lahaay insha allaah waxaana kuu rajeeynaa inaad mur uun madaxweeyne u noqoto inta af soomaaliga ku hadasha insha allaah

  • @samirofayah4160
    @samirofayah4160 Před 7 lety +2

    coldoonooooow ALLE hakula jiro

  • @ahmednuur1802
    @ahmednuur1802 Před 7 lety +1

    mansha allaaah cabdi maalik ilaahay waxan kaaga baryayaa in ilaahy kaa dhigo madaxwaynaha dadka afka somaliga ku hadla

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 Před 8 lety

    Abdimaalik sheeq muuse coldoon! IS ILAALI ILAHY CDAWGA SHARTOODA ALLA KUMA TUSE. SIDII, MARXUUM COWKE YAAN ASASINATION LAGUGU SAMEEYN, WAXAAD CUNEEYSID HALKAAD MAREEYSO 1000 JEER FEJIGNOOW. TOP WARIYE , AYAATAHAY, CADAWGA CADWGOODA AYEEY KUU ARKAAN,

  • @marryjama7368
    @marryjama7368 Před 4 lety

    Ilohow c/Malik sheekh muuse Coldoon xoriyadisa usoceli

  • @liinahaajihaaji4029
    @liinahaajihaaji4029 Před 8 lety

    abdimalik illahay haku xifdiyo gacanta cadawgana hakaa soo daayo isagaa wax walba karee waxa lagugu xidhay waa maxad uga hadli runta

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 Před 8 lety

    mashaallah wale ilma xaal badtay walal nin waxad tahahy caqali badan runtii anga ayaa bari dhexdaa iri oo itobiya ma walalo ayaanu nahay sokuwa gaalda ah waxaba moodaa enankan inaaanu isku fikar nahay kkkkkk waaxaqii walahi walal adigoo kale ayaaa maxadax waye ku haboon runtii walal thank you very much bro

  • @sacdiomumohumed4479
    @sacdiomumohumed4479 Před 7 lety +1

    mashaAllah waryeheno qali Ah

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 Před 8 lety

    mashaa Allah tabaarakallah akhii cabdilmalik aad iyo aad ayaan kuusalaamayaa salaan kadib waxaan kuusheegay in aad saxantahay mar walbo oo aan dhageyso arimahaadana waan arkaa oo iimuuqataa inaad hayso oo aad kutaagantahay asbaabtii aad janada ku gali lahayd marka akhii sidaas kheirka oga shaqee inta aad nooshahay .waxaan aad oola yaabay runtii in aad tahay nin dhinac walboo kheir ah kudadaalo hadey ahaan lahayd dhinaca su, aalaha aad weydiso dadweynaha iyo hadi ay ahaan lahayd gurmadka aad mar walbo ufidiso nafleyda dhibanayaash ah dadka xayawaankaba .akhii waxaa kaloo runtii aad isoo jirtay talada aad kabixisay arinta ethiopia iyo Somaliland waana dhibaato maanta haysato dadka somaliyeed dhamaantood waxana dhihi karaa kalkaas waxaa gaarsiiyey muddan waa aduunyo jacayl iyo in ay moogyihiin aakhiro

  • @OmarAli-gp5ts
    @OmarAli-gp5ts Před 8 lety

    Cabdi malik Muuse coldoon, way to go bro pls keep up the public awareness, Both Somaliland and Somalia, people are appreciated your effort to share your view about what is going on,therefore don't yield for no body just do your thing bro.Other than that canaasiirta wax magaratada ahna ka balaayo xijaabkii sharkooda.

  • @mohdahmed8481
    @mohdahmed8481 Před 7 lety

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد ذلك أخي في الله عبد مليك موسي علودون اسلا الله رب العرش العظيم haka sosaro xabsiga aamiin

  • @morwo1237
    @morwo1237 Před 8 lety

    abdimalik figradiisa aad ayaan u taageer sanahay anigu itoobiyankan dalka ku soo qul qulaaya aad halooga fiirsado ayay anigailatajay dhuldoon ayay yihiin in tooda badane caruurteena aysy bare dhaxlayaan dad ayaa u soo dentay ayaguna se xoogle ayay ugu dhaxlayaan se ay ugu tarmaan

  • @KornelAbdi
    @KornelAbdi Před 8 lety

    Aniga Fikirkeyga Hadan Ka Dhiibto Abdimalik Hadeey Wax Gaaran Ethiopia Ayaa Dishay Waana Wadaniga Dhabta ah ee Saxaafiga Guleeso Baan Ku leeyahay

  • @anasdaadi5304
    @anasdaadi5304 Před 8 lety +3

    abdi malika waa rag rag dhalay sabaabtoo ah runta ka jirto guud ahaan soomaaliya yaa saas eh lkn waxaan filaa amxaarada ineey ogaadaan ineeysan waxba u qabankarin dadka madax isku sheega waana lala xisaabtamaa soomaaliyane soomaali baa leh

  • @hannaali264
    @hannaali264 Před 7 lety +1

    Cabdi malik hooyadaa unax alaha ku xifdiyo

  • @OmarAli-gp5ts
    @OmarAli-gp5ts Před 8 lety

    Cabdi maalik, shaqo wacan baad haysaaye halkaa ka wad!!!

  • @aliadam180
    @aliadam180 Před 4 lety

    رجل في زمن قل فيه الرجال
    الله يعزك ويحفظك

  • @mohamedabdisalannorhalane7479

    Geesi Geesi Dhalay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somali wayn

  • @tawakalyusuf9676
    @tawakalyusuf9676 Před 7 lety

    Shukran Coldoon

  • @shirshooreaadan7368
    @shirshooreaadan7368 Před 4 lety

    Sababaha uuu ugu jiro xabsiga Coldaan buu kamid yhy Kiliibkani hadeerna yaguu u xiranyhy

  • @AbdulAli-ff8uf
    @AbdulAli-ff8uf Před 7 lety +3

    ninkan waa geesi aan kacabsan cidaan Ale ahayn. Waxuu kahadlayaa runta. Runtana waa lanecebyahay

  • @abdnuur8950
    @abdnuur8950 Před 8 lety

    Mashallah ilahay cimrigaga ha raajo walal good jop

  • @mjama7664
    @mjama7664 Před 7 lety

    abdimalik allaha ku daayo wll

  • @abdirahmanmohamed1346
    @abdirahmanmohamed1346 Před 7 lety

    mashaa allah halyay geesi rabigu ha ku ilaalliyo runtaad isha ka riday

  • @mrakjunior
    @mrakjunior Před 8 lety +3

    dad aan jeclaynsan baa jira marki runta laga hadlo ilaah ha xifdiyo nin kaan

  • @sacdiomumohumed4479
    @sacdiomumohumed4479 Před 7 lety

    mashaAlah waryo qali eh

  • @suadahmedahmed1085
    @suadahmedahmed1085 Před 8 lety

    well done masha allah wll

  • @aliabdi243
    @aliabdi243 Před 8 lety

    asc sxb allah ku xifdiyo insha allah waxatahay somali somaali dhalay wadani dhabah

  • @xabiiboibraahim7688
    @xabiiboibraahim7688 Před 4 lety

    Cabdi malik free

  • @munichauto2756
    @munichauto2756 Před 7 lety +1

    aduunkana caafimaad iyo cimri dheer aaqirana janada, umadii soomaaliyeed balaayaa ku dhacday raas casayr ilaa raaskanbooni ilaahay xaqa ha tuso umada sidaadoo kale, halkaa ka wad baraarujinta, ogoow kuwo badan oo cadoowgeena ah inay barteen af soomaaliga comments ku qoraan ayagoo u adeegaya danaha gumaysiga kalana dila umada .

  • @ugbadm6075
    @ugbadm6075 Před 7 lety +3

    FREE COLDOON.

  • @xaajixaaji6941
    @xaajixaaji6941 Před 8 lety +1

    what a smart guy

  • @ibrahimadam2047
    @ibrahimadam2047 Před 8 lety

    Maanshallah

  • @faadumonuur8734
    @faadumonuur8734 Před 5 lety

    My brother abdimalik muse coldon
    Allaha kaso saro xabsiga 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @OmarAli-gp5ts
    @OmarAli-gp5ts Před 8 lety

    Muwaadin xalaala dheh.

  • @abdirizackbille5952
    @abdirizackbille5952 Před 8 lety +2

    asc marka hore abdimaalik waa arin muhiima waxaad ka hadashay ethopia iyo siyaasiyiinta somalida meel walba ay joogan qaabka loola dhaqamaa wa isku mid ethopia waa xukumad maanta xaafad xaafada walal maamulo inoogu sameynaysa somaliland puntland iyo dhamaan inta maamul ka jirta somaliya waxaa looga arimiyaa ethopia Gabre ayaa intaa dhan u qabil san qofkii ka hor yimaada mamul habeen masii haynayo wayo iyagaa awalba u dhiibty 1991 waxii ka dambeyay maamulka ethopia sidaa ayuu u qasayay somalia cidii ka hadashaana waa argagaxiyo ama waala xirayaa
    inta siyasi ethopia u arkaaa cadowag koowad inay tahy soo baxo mooyee intaa kale waxa laga mamulaa ethopia waxa ay dadkooda ku maamulayan waxa laga soo siiyaa ethopia cidii heshiin waydaa iyagoo heshiis ah ethopia ka soo labtaan
    damiirkii iyo dadnimadii ayaa meesha ka baxaday siyasi hunguri raadis ah intuu hoganka hayana quursigaa lagma baxayo ethoia waziirka arimaha dibada ayaa ah madxweynahada rasmiga ah ee maamulada somliaya ka jira 100 sano soocoda hadii sidaan lagu jiro waxaan kam id noqon doonaa ethoipia sida hada jigjiga ay u hoos tagto somalida ethoia waa magca naloo bxin doono

  • @canjeexkayse4383
    @canjeexkayse4383 Před 8 lety

    Wlhi Gumaysa Laynagu Hayo Inta Caqliga Leh Waa Fahmi karaan
    Yaa Ina Maamula Horta Iswaydii Dadkan ina Maamulaa Waa Magac Uyaal
    Daroogo Ayaa Wadankeena Lagu Gadaa Jumayka Oo Kale Ayaa Noqonay

  • @xadiyoismail648
    @xadiyoismail648 Před 8 lety

    Alleh ha ku dhowro inaadeer,reer sheekh isaxaaq ilaalinta rabay qabaan,cidina naga guuleesan mayso waayo koonfur ku taamilo qaata,ogaadeenna wax jira maaha ee waa bah xabuusheed,xabashina isagaa rag & dumarba ka wassa ogaadeen ,waligoodna ma ilbaxayaan,waa kuwii markii isaaq dawladii soomalia soogashay markay ina bililiqaysanayeen shampooyada guryaheena yaalay subaga codcodka ah ku timaamee canjjeerada ku darsaday.uuuuuuuuf khaaaaakh.

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 Před 8 lety

    walalayaal aan idhahno mashaallah wiilkan mashaallah mashaallah

  • @snmsomaliland7929
    @snmsomaliland7929 Před 8 lety

    waar waxaa caan laguma noqdo hoyadaa waxan horta xagu joga yaa garanya hoydii wase waa qolama dhulbahataa naclaahoydii ku yaal

  • @eglandcadey6702
    @eglandcadey6702 Před 7 lety

    coldoonaa ilaahaa jecel oday baambas u xiran yhy heceelkiisa uma baahna viiiiia coldoon

  • @sundusabdi2510
    @sundusabdi2510 Před 8 lety +1

    wa runta anaga hadan nahay ogadeen horay bay noqadatay shalayna waxay kudarsatay somaliya mantana waxay usocota somaliland alaa ya isiya 100 nin oo ogadeena iyo 100 reer somaliya ah iyo 100 somaliland udhalatay oo sida wiilka wdax ufahantaaa ?

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed5067 Před 8 lety

    abdi maaliki nin arimaha bulshada ku wacan baad ahayde siyaasad ba beryahayn danbe ku waashay

  • @abdimusa895
    @abdimusa895 Před 4 lety

    Ok

  • @ibrahimmumin1413
    @ibrahimmumin1413 Před 8 lety

    walal coldoon ii noolaaw niig somiyeed ayaa kugu jira somali waa hal, cuqdada ha layska ilooba walal

  • @abdisamadmohamed3887
    @abdisamadmohamed3887 Před 7 lety

    Bismillah islaamka marka laxukminayo doowlad Islam mise gaalo xukunka ayaa lafiirinaa hadii madaxwaynaha katalinayo uu Muslim yahay doowlad Islam bay qaadanee wallow gaalada meesha kunool majority ha ahaadaan haduu madaxwaynaha gaalyahay sidaasoo kale

  • @hassanhussein130
    @hassanhussein130 Před 8 lety

    waa wadani cabdi maalig dadka qaar kood mafahmayaan waxa uu kahadlayo

  • @ahmedjama3294
    @ahmedjama3294 Před 4 lety

    waxa LA ogaa day in coldoon uu itobiya u xidhan yahay oo ay si ay u dhibaan bay garan layihiin

  • @AhmedAhmed-nw1qd
    @AhmedAhmed-nw1qd Před 7 lety

    Free coldoon

  • @allowhooyadaycaafi4
    @allowhooyadaycaafi4 Před 7 lety

    kani walee wuxuu u eg yahay ku la dili doono ma ha dheeraato ama ha dhawatee walee waa laguu yabaa😞

  • @abdulahialinor5973
    @abdulahialinor5973 Před 7 lety +1

    geesi geesi dhalay

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 Před 8 lety

    tolow dalkan yaa u maqan waan aragnaa in la iibsadaye tolow yaa xornimada u soo celinaya

  • @hargesaburco3646
    @hargesaburco3646 Před 4 lety

    SABABTA LOO XIDHAY WAA KAAS

  • @barnpogramtv5328
    @barnpogramtv5328 Před 8 lety

    arintani waa halis haday jirto laakiinwaxy u taal shacabka haday dawladu waxka qabanwaydo

  • @marwoali957
    @marwoali957 Před 7 lety +1

    war itobiya ayaa nabadgaly nasiisay markuu xunkun kii kaligii taliyii. dhigteytarka ahaa uu umada xasuuqaayay. ee dad aad imika ileedahay waa walala diun marna lama sheegin it ay udiirnaxeen oo ay yidhaahdee war waa walaalday oo somaliyeed e kadaa madfaca aad ku garacaysi. ma Ana khaldan mise ayaga

    • @husainwaddani1266
      @husainwaddani1266 Před 7 lety

      Marwo Ali wallkaa markaad is isheen ayey magangalyo inasiiisay si ay maanta farta inooogu yeeeedho ee kuuumay siiin kalgacayl wxaana kiu cadayn ah kitaabkaillahay oo kuleh gaal dhibkaaga moooyaane hurumarkaaga kama shaqaynayo ee fahan kitaabka illahay qof muslim ah hadaa tahay hadiii lale kanaa idilay kanaaisoodhaweeyey-da hay

    • @husainwaddani1266
      @husainwaddani1266 Před 7 lety

      Marwo Ali arinti ma taaaagna 1990 ee waxay taagantahay intaaad hurudo in dhulkaaga laqaaaaato ee iska hurud maaalinta sida falastiin dhulka lagaaga qaaaato tooosoo barooor iyo dhagax miciiinso

  • @abdulrahiimstiffler7872

    hhhh wa arin jira wa sisyasid inaga tan wayn hhh ethopia oll madaxda somalida siyasad ay u dhigen anay dhinacna u dhafi karen marka wa inay maqlan hadii kale .... hh wlhi ilaah ino maqan un awood dhaqaale nufuuud wax walpa walaga haysta papa :/ marka wa cirka iska eeg wana laguugu talogalay madaxadi ka raali a shacab wh ma qaban kara :D

  • @ahmed-el4uw
    @ahmed-el4uw Před 8 lety

    cabdi askar waxaad tahay reer baadiye yaa kubaray siyaasada itobiya ilaa xamarbay maamushaa fahan wax slaand jabuti soomaliya ogadeniya waxaba way maamushaa

  • @haberjeclokingking7131

    runti walahaya waa runta waaa wax laga xumaado ama dareen gali karta

  • @hamdahassan1360
    @hamdahassan1360 Před 8 lety

    nabad gal walaalo muwaadin somaali ah oo saafiya ilahay ha ku daaayo.

  • @abdirahmansaed9346
    @abdirahmansaed9346 Před 8 lety

    dalkastaa masuuliyadiisu waxay saarantahay cida ay masuul ka dhigteen marka laga yimaado madaxda waxa kale oo qofta kasta ku waajiba inuu ilaaliyo danaha dalkiisa markaa cabdi maalik wuu ku saxsanyahay inuu ka hadlo waxay arki waayeen dadkii xilkan loo idmaday

  • @suadahmedahmed1085
    @suadahmedahmed1085 Před 8 lety

    ninkan oo kale in la tageero waaye

  • @ummunabilakram9130
    @ummunabilakram9130 Před 8 lety

    dee waynu ognahay in soomaliyoo dhan itoobiya looga taliyo. mamulka soomalindna waxoodu waba iska cadahay in la haysto lkn hada maskax aya lagu haystaa . waxaynu sugnaava markay nooqdaan ogaadinaya oo kale oo xabad lagu qabsado.

  • @dalla112
    @dalla112 Před 7 lety

    cabdimaalik itoobiya u xiran yahay farmajo wuu salaamay wa iska shreego

  • @samatarismail1718
    @samatarismail1718 Před 7 lety

    alow gacanta hay goyn ninka giib dilaan ahe . ninkan gaalki ingriiska ahaa ee burco lagu dilay ee giib la odhan jiray ninki dilay bay walaala yiin

  • @ugbaad1239
    @ugbaad1239 Před 7 lety

    huuus

  • @waarimeysidewanaag8847

    kkkk cumar dhuula yiri;;; wahoy waaqlaan u baxayoo cidlaan weehaabayaayeekkkkk
    dararmlena Aun liilalaaw liilalaw;
    tplf ana eplf waxa soo koriyey Macallinki kacaanka Jaalle siyaad, halka snm soo habey colonel mengistekkk
    dee waxa loogu yeerey heesihii eynu kacaanka u qaadi jurney ineynu u qaadno wadankena cusub; etoobiyada cusub waaw!

  • @fagaarahafanka2307
    @fagaarahafanka2307 Před 8 lety

    caqliga ha waayin suxufi sare dhulka somalidu ku dhaqantahay oo dhan in lahaystaan markhaati u baahnayn

  • @Hassan-tt8tc
    @Hassan-tt8tc Před 8 lety

    kkkkkkkkkkkk dukha maxaad ka hadleysaa 😂😂😂

  • @ahmedmusa3158
    @ahmedmusa3158 Před 7 lety

    nin rag ah anigoo u dhashey somaliland

  • @maryanomar4126
    @maryanomar4126 Před 7 lety +1

    labo nin IGA dheh

  • @abdulahimuhumed4481
    @abdulahimuhumed4481 Před 8 lety

    somalia kala qaybi gumaysiga

  • @xamsesiciid3041
    @xamsesiciid3041 Před 8 lety

    ninkani waa nin muwaadin ah runtuuna sheegay

  • @suadahmedahmed1085
    @suadahmedahmed1085 Před 8 lety

    lkn wll iska daa landta somali dhehe

  • @Khaaliddafle
    @Khaaliddafle Před 7 lety

    walaahi ninkani waa dacad wani wanag san somaliland waa tuug masakinta ayay xaqooda cunaan cabdi malik nolow syb

  • @Lacaso333
    @Lacaso333 Před 8 lety

    hhhhh
    laba dal oo siman kulahaa
    you made mih Lought sXiP

  • @fadumoibrahim2667
    @fadumoibrahim2667 Před 8 lety

    manqnaso dalad laqsanyah iskaoyaa waxaad tihii dabo dhilifyo dakale waxab aan uogaleen qabeel kaleyaati dalad manqdoo

  • @abdimohamud5262
    @abdimohamud5262 Před 8 lety

    War ninkan maxaa badan geliyey Yaab anigu waxaan odhan lahaa10 sano hala xidho waxaasu Waa wixii tv ga qaranka loo ga eryey

    • @ahmedqanciye4997
      @ahmedqanciye4997 Před 8 lety +1

      wax dhintay oo baqtiyey baa tahay ninkii dantaada kuu sheego xarig miyuu mudan yahay mise adiga waxaa tahay jaajuus ka socda ethiopia xabash xabashkiis yaa ku baray afkeena somaliga ah

  • @dahir-ismail
    @dahir-ismail Před 7 lety

    wax ma garata ayaa ku batay u mada somaliyed ee ilahay madax umada maslaxadeeda garata ha noo keena ............ coldoon waxaa tahay nin qaaliya ee soomalinimada ay ku waytahay ilahay ha kaa soo saaro xabsiga

  • @OmarAli-gp5ts
    @OmarAli-gp5ts Před 8 lety

    Kkk

    • @kactag2256
      @kactag2256 Před 8 lety

      Reerwaqooyiga Somali nacaab baa halkaa idin dhigay inta aad leedihiin somaliland baa nalyiraahda
      Ethopian farta idinku yeedhin kilka 6 xaad baad tihiin waana ka xumahay cabdi malik in adan garsaneen somalinimada waxay tahay somaliland shaqeen waydee magac kale la imaada somalia somali baaleh adinka magac kale la imadow somali noorreba hadii aad godeen wsc wrb.

  • @mushtaaqfeisal3872
    @mushtaaqfeisal3872 Před 8 lety

    ma aha somaliland oo kali aha Ethiopia wey duleysatay magaca soomaali oo dhan waanu garaneynaa sababta loogu yeedhay gudoomiya yaasha

  • @abdirahmanmohamed1346
    @abdirahmanmohamed1346 Před 7 lety

    nolow zxp

  • @Drawinggirl4121
    @Drawinggirl4121 Před 7 lety +1

    allaahu akbar geesi dhulkeena cadowgaa hajabo c/maalik

  • @Ak-ur2pz
    @Ak-ur2pz Před 7 lety

    Cursed Race IsaaQ..

  • @almoakram6090
    @almoakram6090 Před 4 lety

    soomaali runta waa dhibtaa waa kaa jeelka ku dhibaadeeysan waa maxxd u hadashay hahadlina yeey

  • @abdirahman1222
    @abdirahman1222 Před 8 lety

    hhhhh ala dhawaa goortay itoobiya ku qaadi iyadoona iyadu toos ku soo adin waxaan hubaa in ay kusoo adeegsan ku wan aad leedahay waa dawlad somaliland ah anaba huba hortaabaa xabeebanay coldoon waxaan ku dhihi lahaa itoobiya way kula socotaye gurigaad gasho kabadalo

  • @nimoqalibi934
    @nimoqalibi934 Před 8 lety

    somaliland waa run iyo somali oo Dhan waa dal aya kuwa xukunka Haya ayaa lagu shaqyesta a somali

  • @ugbaad1239
    @ugbaad1239 Před 7 lety

    war waad walty quudhuun yohw

  • @waraabehargaysa
    @waraabehargaysa Před 8 lety

    Munaafaqa waxa lagugartaa indhahiisa, waayo kuma eegi karo. What an ugly creature

  • @ahmedmsheik1407
    @ahmedmsheik1407 Před 8 lety

    adiga maalinta gacanta usoo gasho dalkayagaa. walee hilibkaagan ucunaya

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 Před 8 lety +1

    Horta ninkani waa ayo yaahuba inuu reer Somaliland yahay

  • @jaalefarhanadab1743
    @jaalefarhanadab1743 Před 7 lety

    kkkk wuxuu ku waashey ninkani arimaha Ethiopia kuye Ethiopia iyo somaliland hasinaadaan

    • @user-vu4nm1jy5h
      @user-vu4nm1jy5h Před 7 lety

      Jaale Farhan Adab saaxiib waarimayside war Hamsa hadho

  • @cabditashadm
    @cabditashadm Před 8 lety

    Coldoon ma waxaad tahay dhalinyardee beenta loo sheegay aad iyo aad baana Uga xumahay inaad wali aadan fahamin, inataad ku riyooneyasid labo dal dee labo dala ma tahiin waa dal la yidhaa Ethiopia iyo dhowar gobol oo raba dadakod iney ka goosataan waxaan ka talisa Jabahada SNM mark Coldoonow wake up and smell the coffee waxaad qiyaali ku nooled 25 years waxaad iska lumisay 25 sano marka hadii aada rabatid inaad wax saxadid waxey kugu qaadaneyasaa onther 25 years kale waxaan qiyaasayaa waxaad jirataa ilaa 35 Jir marka qiyaasa ahaan markaad jiritid 60 sano ayaa laga yaabaa iney wax hagaagaan, Markii aana tabarata hayay talo ma hayeen hadoon talo hayo tabar ma hayo weeye xaalakaagu