WiiL Kii LAGA JARAY XUBINTIISA TARANKA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • Wiill Kadib Markii Laga Jaray Xubintiisa Taranka +254 7047 25599
    By Faisal karate

Komentáře • 157

  • @mohamudabdullahi6800
    @mohamudabdullahi6800 Před 7 lety +42

    ilaahow wiilkaan faisal karate cimrigiisa raaji walal caafimd iyo cibaado maqbuul ah ayn ilaah kaga baryayaa

  • @mohamudabdullahi6800
    @mohamudabdullahi6800 Před 7 lety +20

    ilaah dartiis ayn kuu jeclahay faisal walal ilaah haku caawiyo sidad ucaawiso umada

  • @aslimahamed1244
    @aslimahamed1244 Před 5 lety +7

    Ilaahayow rabbiiyo raxmanow cafimad dag dag ah sii gabertan Somaliyeed

  • @xasanxuseenmataansaas6279

    waxaan ku faraxsanahay inuu alle naga dhaliyay wiil sida feysal oo kale ah waxana dhibanaha leeyahay alle ha caawiyo isagaa awood lehe

  • @xoriyoabdiali3264
    @xoriyoabdiali3264 Před 7 lety +1

    Faysal karatee ilaahay noloshaada ha kadhigo mid aad farxad ku waartid aakhirana jannatul firdoowsal aclaa ha ku geeyo awlaad aad u fara badan oo baariyiin ah oo diinta islaamka kor u qaada oo ilaahay xaq ku caabuda uu ku siiyo weligaa ha tiiraanyoon faysal.

  • @nawelnalkafaysal4375
    @nawelnalkafaysal4375 Před 6 lety +13

    Masha allha waligey marg wiil Adiga cml Faysal cimri dheer iyo cafimd ale KU siyo Wllky KU tagersanhy horey usoco wll mcn

  • @saytuunmohamed6411
    @saytuunmohamed6411 Před 6 lety +3

    Asc feysal alaha kaa abaal mariyo ayadana alaha ku guuleeyo aamiin aamiin yaa alaah

  • @fatwaguud
    @fatwaguud Před 2 lety +2

    Shukran
    Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano. Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid

  • @farxiyaahmed7116
    @farxiyaahmed7116 Před 5 lety +2

    Wllo faisal alle haku danbi dhaafo mid aduun &akhiro wll miizanka xasandka alle haku daro qof wngsn aya thy جزاك الله خير وجزاء

  • @ibrahimsiyad7081
    @ibrahimsiyad7081 Před 6 lety +5

    Masha Allah ilahow kucawi feisal karate

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 Před 6 lety +2

    Mashaa allaah faysal alle haku dhooro qeyr alle haku siiyo aamiin

  • @duranshire409
    @duranshire409 Před 7 lety +7

    fartuun ha dhihin ileyn waa wiile.....faysal ha loo bixiyo....ha lagu samiyo faysal karateey

  • @habibomursal7673
    @habibomursal7673 Před 6 lety +1

    masha allah wlalo faisal illahay haku xafido oo janatul firdaws haka warabiyo insha allah

  • @umucasuus9129
    @umucasuus9129 Před 2 lety

    Ilahay hakuu caafiyo wll arinkan xaguu marayaa faysal karate

  • @mahadnur4106
    @mahadnur4106 Před 2 lety

    Rabiyoow meel xun ha ku dhigin faysalow

  • @fadumonoor9571
    @fadumonoor9571 Před 6 lety +4

    Asc walal halo bixiyo feysal mashalaah feysalna ilahey waxa uga baryaya inu qer siiyo adunkana filnimco aqirana fil jano mashalaah wiilkan hala caawiyo umada islaamka hoyo iyo aabe alaha uga dhigo feysalna faraj usan fileynin alaha siiyo udadala qofkaan qer alaha siiyo

  • @dekahaji
    @dekahaji Před 5 lety +2

    Ilahayaw Faisal iyo inta lamida ee masaakiinta caawiya khayr sii 😢

  • @aminaabubakar6179
    @aminaabubakar6179 Před 5 lety

    Masha Allah, Allah kubarakeeyo walaal nabiga wuxuu yiri ilahay dadka wuxuu ugu jecelyahay kuwa dadka waxtara massage Allah walaalo Allah kuxafido

  • @susuuhassan1050
    @susuuhassan1050 Před 7 lety +5

    allaha caafiyo miskinta adinkana ajar allaha idinka siiyo wlalayal

  • @kowsar73hasan85
    @kowsar73hasan85 Před 6 lety +2

    yaa allah ilahowu gargaar walal faysal ajer iyo xasanaad ale ha ka siiyo walalayaal ha loo kaalmeyo qofba wuxu heli karo wuu dhiban yahay.

    • @fomar2137
      @fomar2137 Před 6 lety

      Boqolkiiiba 0/09 5. Iyaaaaah

  • @zahrayusuf4384
    @zahrayusuf4384 Před 7 lety +10

    fasal ilahey qeyr haka siyo sida uu cawisay walalka dhiban ilaheyna arinkeda ha fududeyo mante qof lacag hesata oo wax cawin karta ma ihi lakin adaban ugu ducena adiga iyo dhanan musliminta ilahey arinkoda ha fududeyo

    • @abidaziznfarah9783
      @abidaziznfarah9783 Před 6 lety +1

      Asc wllo faysal Allah dartiiban kujehelahay llah haku xiftiyo

  • @fatumohassan8360
    @fatumohassan8360 Před 5 lety

    Faysal faa iido faysal fariid faysal cimrigaga alaha rajiyo cafimad kunolow adunka aqirana jirkaga cadab mahelo aamiin yaa alaah

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 Před 6 lety +1

    Faisalkarate ilaahay habara keeyo waxaan arkay wax badan isagoo caawinaayo dad noolasha ka qoostay walaal ilaahay dhib kuma tuso cirigaaga maalkaaga iyo caruurtaata alaah habarakaayo walaal qufkii xanuunsadaba wuuku soocawan siday kuu xasuustaan adna alaah hakuu xuso

  • @shukricaadey2955
    @shukricaadey2955 Před 5 lety +1

    Masha Allah faysalow alaha ku gargaaro

  • @aslimahamed1244
    @aslimahamed1244 Před 5 lety +4

    Dadka qaarkood ayako meesha ogu lacagta badan jookan lacagna haystan o wadanka America ku nool ayahay san shiilin quurin. Walaloyaal waxan waa aduunyow

  • @alfaanchefmmj8684
    @alfaanchefmmj8684 Před 5 lety

    ManshaAllah walal feisal karate Allah kaabal mariyo.

  • @saadiasundus458
    @saadiasundus458 Před 5 lety

    Mash Allah faisal walal mahadsant abowe

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před rokem

    Faisal Aboowe ilhay ha ku cawiiyo👏👏👍👍👍

  • @indhadeeq4112
    @indhadeeq4112 Před 5 lety

    Allah ha caafiyo inantan weelkana Allah ajar iyo xasanaad haka siiyo

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta Před 6 lety +3

    fazal bro allaha ku jaazaisiiyo

  • @khadraahmed3105
    @khadraahmed3105 Před 5 lety

    Allah subxanah ajarkaga kama lumiyo walal faysal wiilkas na allah subxanah cafimad hasiiyo amuurah murugsan ee haystana haw kala furfuro subxanallah

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Mstantantan leee galabtaan wax dhshaayey khayr ah lakiin.

  • @rahmamuallim9548
    @rahmamuallim9548 Před 5 lety

    fayasola ilhey imarigag xa ku dherayo wll waxa thy qofq wanaagasan ilhey janatul firadowsa xa kugu cabalamariyo amiin amiin dhah walaliyal

  • @sagaladow6268
    @sagaladow6268 Před 6 lety +1

    Masha Allah walal alaha ka abalmariyo gargarkan ad u fidinysa dadka dhibatesan

  • @umusumaya9647
    @umusumaya9647 Před 7 lety +1

    faysal karatey sida aad dadka ucawisay ilahay jano haguku cawiyo amin amin yarabi calamin

    • @muscapabdull6076
      @muscapabdull6076 Před 5 lety

      ilaahow cimrigiisa raaji mansha Allah Somali Muslim u danqanayo wllaalihiis

  • @ds8039
    @ds8039 Před 5 lety

    habaryar maashaa ALaaah ALe haku barakeeyo karateey karaamo ALe hakusaaro

  • @xareediaxmed9326
    @xareediaxmed9326 Před 6 lety +3

    Faisal Wallaal illaahay khayr haku siiyo

    • @mohaapwoy8187
      @mohaapwoy8187 Před 5 lety

      Walle faisal alaha kubarakeya aqari adunba alah kuma qasariya

  • @Hijabilover102
    @Hijabilover102 Před 6 lety

    ilahay ajar iyo hasanad ha ka siiyo akhi fillah barakallahu fiik, gabadan ilahay ha cafiiyo

  • @ayaanah2501
    @ayaanah2501 Před 5 lety

    Masha Allah tabaraka Allah alle haku ziyadiyo xolahada adun iyo akhiro alle hakaa ajar siiyo

  • @aminaabubakar6179
    @aminaabubakar6179 Před 5 lety +1

    (أحب الناس الى الله أنفعهم للناس ) ث

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh Před 5 lety

    Khayr Allaah ha ku siiyo

  • @nimoabdi1872
    @nimoabdi1872 Před 5 lety

    Ale ha kuu gargaaro feysal sidaad Adoomankiisa ugu naxariisatay

  • @simanalichannel5819
    @simanalichannel5819 Před 6 lety

    Mazkiin caawiye Masha allaaah karateee

  • @sahrayusuf7468
    @sahrayusuf7468 Před 6 lety

    Wan oyeye walahi badiyo gudninkeda ana so maray marka xasusto hada moda qofa dhaqtar ehen ee ku jar jaraya maficna ilahey abayo dhinaci ale ka dhigay aku fududeyo fesal ilahey janatul fardowso hageyo wilashena ale dartis uu istagay lamabar wan ayuu ku jira ilaheyna faysalo kale inta ah janada haka warabiyo

  • @sophiasheikh7024
    @sophiasheikh7024 Před 5 lety

    asc ww feysal walaal illaah waxan kaga baryay inuu janadiisa kugu bishaareeyo waxatahay qof naxariis badan

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Waamaya.farxiyeetofariido faynuusaay xaastiis ooridiis.iyaaaaah generations.ihihihiiihhii

  • @baaqirali2374
    @baaqirali2374 Před 5 lety +1

    Waxaan ahay sxbkaga
    Reer kismayo waxaan
    Taageraa bogaaga

  • @abdiladhiifahmedraage2996

    قال الله تعالي(وماتنفقومن خير تجدوه عندالله) allow naga dhig dadka u gargaara

  • @sammyhussein
    @sammyhussein Před 2 lety

    qaliin uma baahna kaniniyada hormanka nimanka ayeey u bahan tahay codka xitaa wu badalaa iyo xubnaha qaliin waa marka wax la jarayo ama laku kabayo

  • @zeinabhassan2380
    @zeinabhassan2380 Před 5 lety

    Yaa Allaah caafimaad kher bada sii

  • @elimiabdirahmanabshir3030

    proud of you faisal

  • @baxsan698
    @baxsan698 Před 5 lety

    Subhanalaa illaahow sahal amuuraha

  • @zizounour3564
    @zizounour3564 Před 7 lety +5

    walaalo kheer alaah haku siiyo

  • @kosiamiko8754
    @kosiamiko8754 Před 5 lety

    war faysal sxb shekada waa side wll naag aya nin laga dhiga miya

  • @bukhaaribooker82
    @bukhaaribooker82 Před 5 lety

    Subhanalah gabadh la guday sidee baa nin loogu dhigaa waali cas qofkaan waa gabadh in sideeda loo daayo ayaa fiican

  • @aminaahmed6278
    @aminaahmed6278 Před 5 lety +1

    mansha alaah ilaahayoow janadii kugu fogeee

    • @caadimaahab6464
      @caadimaahab6464 Před 5 lety

      Maasha alh adigana waxan kuugu duceeyay waxaad jeceshahay oo janadu uhorayso

  • @HafsiinaHafsiina
    @HafsiinaHafsiina Před 8 lety +4

    سبحان الله

  • @sarasiyad6519
    @sarasiyad6519 Před 6 lety

    Mashaaallaaah feysalow illahay hakaa ajar siiyo

  • @caliaxmad5294
    @caliaxmad5294 Před 7 lety +3

    alle waxaan kaga bar yayaa sida aad jeceshahay oosan in uu illaahay kuu sahlo walaal aamin aamiin ayadana qalinka alaha ku guuleeyo

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před 6 lety

    Faysal jannada fardoso Alloow ku geeyo qeerbadan farxad nolashaada ku dhamayso . dad ka xanuunsana Allaha caafiyo

  • @seinabbintismaciilismail3576

    Subxanallah subxanallah subxanallah alle hawu gargaro

  • @maidohusein2093
    @maidohusein2093 Před 5 lety

    Masha alh alaha caafiyo gabadha

  • @munamohamedaadam3143
    @munamohamedaadam3143 Před 5 lety

    mansha allah illahay ha u fudaydiyo faysala aakhira ayad heli wllo haniyad jabin hadad waydo cid kula shaqyso

  • @caaishamohamuud1804
    @caaishamohamuud1804 Před 6 lety

    illahey ha caafiyo ilaheygi ka dhigay san aahana ku cafinkaro wlh wa arin fajac ani ahan igu noqotay waxana iga sidaran qofki ow dhibkahesto wayo dhan kasto ka heysta wa problem nafsiyan ah faysan na illahey haka jiso siiyo
    hadana wa qof iman leh marwalbo carabkeda ku seyso magaca allah afkeda

  • @sacdiyaabdulaziz3095
    @sacdiyaabdulaziz3095 Před 6 lety

    illahoow faysal asaga iyo awladiisa barakee

  • @maandeeqmaanka6758
    @maandeeqmaanka6758 Před 5 lety

    Allaha ku xifdiyo aboowe aduun iyo aqiro

  • @whome4851
    @whome4851 Před 5 lety +2

    ihaahay khayr badan ha kusiiyo

  • @bisharonur4340
    @bisharonur4340 Před 5 lety

    Ilaahay haku xafido waan ku daawdaadaa khayr alaha ku siiyo

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před rokem

    Ya Allah

  • @baaqirali2374
    @baaqirali2374 Před 5 lety +1

    Wlle salads ka waran

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 Před 5 lety

    Haye

  • @happyofficiall
    @happyofficiall Před 7 lety +2

    ILLAHAY baa awood leh

  • @fifitheexplorer4074
    @fifitheexplorer4074 Před 5 lety

    Can we make go fund me for him to bring him to U.K.? So that he gets proper diagnosis and surgery
    Gabadhan go fund me oo lacak loogu shubo inaa u sameeno sida yurub loo keeno oo sifiican loo baari? Qaliin ku habon ah na lasiiyo?

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 Před 5 lety

    Illaahow wax jira adaa og. Arimahaan ma xiligaan Fitnada jirta ayey la socdaan.

  • @dagandeeqa4383
    @dagandeeqa4383 Před 6 lety

    Ilahoow khayar ku sii wllo faysal

  • @fadumosaciid399
    @fadumosaciid399 Před 5 lety

    Ilahay waxanku kalmayna docda ilahay hakuu fududaya

  • @daacadyare5411
    @daacadyare5411 Před 5 lety

    Wllo faysal wan u bahanahay wlhi ila soo xiir wllky please ama hoos igu reb Mel aan kala soo xiriiro

  • @nasraabyan618
    @nasraabyan618 Před 5 lety

    Faisal. Karate. Samefale

  • @caaishamohamuud1804
    @caaishamohamuud1804 Před 6 lety

    wlh waxan lasi yabanahay shalay ido sidi dumar ulibisan jirtay magaceda ahay fartun hadana biri side xalada rag nimada ula qabsan rabta

  • @halimaomer625
    @halimaomer625 Před 5 lety

    Faysal walaalo ilaahey Ajar Aan dhaman haku Siiyo Janatul Fardows hakugu abaal mariyo Wllo numberkaga igu caawi inan kula hadlo Ayan Rabaa plz...

  • @user-yi9zt5dk9d
    @user-yi9zt5dk9d Před 3 lety

    Allow xaalka fududee ayan lenhy dhamantena

  • @yasminjaceylka8727
    @yasminjaceylka8727 Před 5 lety

    Ilahow. Cafimad sii musliminta dhamantod

  • @janadoncali750
    @janadoncali750 Před 5 lety

    Ilahoow cimriga dheeree janadiina giri uga dhis

  • @ayanlelyrics7322
    @ayanlelyrics7322 Před 5 lety

    Wajigiisa maxaa luuqariyay

  • @luleymuxumed3726
    @luleymuxumed3726 Před 5 lety

    Ilaa hoow noo daa hadaan umada soo maaliyeednahayfaysalkaratay

  • @saadiasundus458
    @saadiasundus458 Před 5 lety

    Subxalaah ilahay ha u gargaro

  • @sadaar2130
    @sadaar2130 Před 6 lety

    amiin ilaheey ha cafiyo

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 Před 5 lety

    Wlal arimahan waa privet .

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před rokem +1

    Sorry

  • @nawaljamac3761
    @nawaljamac3761 Před 5 lety

    Ilahow wilkaan ugargaar Somali odhan asagokele kadhig

  • @yasminjaceylka8727
    @yasminjaceylka8727 Před 5 lety +1

    Ilahow caafi maskinta

  • @baxsan698
    @baxsan698 Před 5 lety

    Qar alha idinsiiyo hadii dhibanahaan wiil ubatay magaca kabadala

  • @user-up5yy8nk2l
    @user-up5yy8nk2l Před 5 lety

    Gabadha malabeeb miya aniga mafa min sheekada

  • @maryamhassan9712
    @maryamhassan9712 Před 8 lety +2

    ilhyow caafi maskinka

  • @mowliid.xasanxasan.mowliid6866

    wll.faysal.allah.ku barakeyo

  • @simanali2741
    @simanali2741 Před 6 lety

    Feysal arin gurmud ka rawa yaan kala xarir kara wilkan

    • @Hanad75
      @Hanad75 Před 5 lety

      Walaley maheshay faysal mise wali madan helin

  • @leylack6984
    @leylack6984 Před 6 lety

    Ya Allah ani duco waad iga aqbaliwaysee feisal karatee asxaanka ufalay umuda somaliyeed ka ajar sii aduun iyo aqiro

  • @farxiyoomar2068
    @farxiyoomar2068 Před 6 lety

    Qofkan cod dumar buu leeyahay cod will malaha. Wadaada makala tashateen qaliinka labadalayo. Waxa jira labeeb qof ku dhasjay. Xukun kiisa soo ogaada

  • @ayaanmaxamed2132
    @ayaanmaxamed2132 Před 5 lety

    Aamiin

  • @nacishcadey1959
    @nacishcadey1959 Před 5 lety

    Subhanallah