Dumaalida Dumarka Iyo In La Dumaalo Gabar Ninkeeda Dhintay Iyadoo Walaalkis Uu Dumaalayo Hidaha Iyo.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 38

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Před 3 lety +4

    ahmed farah ali idaaja ilaahay haku daayo rabi haku dhoowro taariikhda iyo dhaqaanka somalida waa ninka kaleyee xambaarsan.

  • @qadarabdullahi8921
    @qadarabdullahi8921 Před 3 lety +2

    Maa shaa Allah Axmed farax Cali Idajaa abwan kudayasho mudan

  • @generalexperienceeducation7139

    MASHA"ALLAH" SOMALIA HIDDO IYO DHAQANKA MASHA"ALLAH"

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil Před rokem

    Alhamdulilah inuu dhaqankaas Zuulay walee hablihii hore Adun way ku duleesnayeen Aaqiri Allah ku sharfo
    Aadbaan ugu farax sanhy in Allah swt iga mid dhigay umada nool Qarnigaan ♥️♥️

  • @yamays
    @yamays Před 3 lety +5

    Dumaali waa Dabar caruureed

  • @isaaqmaxamedcumer6362
    @isaaqmaxamedcumer6362 Před rokem +1

    Isaaq maxamed cumar

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 Před 2 lety +2

    9 :00 wlhi gabyagaan wasn dhgsaty 2011 saa u raadinyay waa daaly

  • @ugaasbadri5265
    @ugaasbadri5265 Před 3 lety +9

    Madu maalo naaguhu ninkey nolal ku dayrshaane

  • @cabdikahinshugricali3989

    DHAQANKAAN HADEER WUU SUULAY RUNTII SOMALI.DHAQANKII HORO DHAN WAYKA TAGEEN HAWEENKINA HADEER MARYAHA AYAY XOOREN

  • @yahyeahmed637
    @yahyeahmed637 Před 3 lety +6

    faarax idaaja jir oo joog Qarni

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 Před 3 lety +4

    Cabdi gahayra waa kii lahaa
    Sidii naag ninkeedii dhintoo reer ka dhaxal meertay
    Ma dhulkaan shan baac qoday cabdoow dhalasho waa yaabe

  • @ibadofarah7596
    @ibadofarah7596 Před 3 lety +3

    Mansha Allaah tabaraka Allaah 🦋

  • @mukhtarhusen9578
    @mukhtarhusen9578 Před 3 lety +1

    Masha Allah Qarni Joog

  • @qalbihodon721
    @qalbihodon721 Před 3 lety +3

    Dumaasha waxa keenay in aan hantida nin ku ka dhintay loo ogolayn in nin kale gacanta u gasho. Gabar baa malindhawayd ku mahmaahday ( hanti dumar rag baa tuuro u fuushan)!. 🤪

  • @beproud5447
    @beproud5447 Před 3 lety +4

    ilaheey waxan uga mahad celiyey inaan qarnigaan dhasho,

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  Před 3 lety +1

      Hhhhh Alxd waye

    • @beproud5447
      @beproud5447 Před 3 lety +2

      @@Qarnijoog haa wlhi😂😂😂
      ayeeyooyinkena allaha u naxariisto, waxey ku jireen cadi ma aheen wlhi

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  Před 3 lety +2

      Rafaadka Ayaa Dhamo Gabdhaheena Badankooda Waxa Ay Sameynayaan

    • @beproud5447
      @beproud5447 Před 3 lety +1

      @@Qarnijoog maxey sameyaan?

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  Před 3 lety +2

      Dhaqan Iyo Diin Labada Lagu Mahaayo Lkn Dadkaas Rafaadka Waxaa Ugu Jiray Faido Badan Sida Caafimaadka Iyo Cimrigooda Oo 100 Ka Gaari Jiray Lkn Kuwa Hada Waxa Fcn Ma Sameeyaaan

  • @MohamedAli-ui9pe
    @MohamedAli-ui9pe Před rokem +1

    😊

  • @alifaqi6674
    @alifaqi6674 Před 3 lety +1

    mahadsanid

  • @ayuubjabra5545
    @ayuubjabra5545 Před 3 lety +6

    Tusaale kale
    Sida gaari kii qabay dhintoo galab lasii aaday
    Oo Goroda loo suray midaysan gabadhu doonayn
    Oo geridiisii ilmada gabax Ka siinaysa
    Gam I waayey soomaliyeey gocoshadiiniiye

    • @richhome3678
      @richhome3678 Před 3 lety +1

      Sxb gabaygan isheeg ma heli karaa
      yaase mulkiyadiisa iska leh?✍✍✍

  • @hoodoayaan3972
    @hoodoayaan3972 Před 3 lety +2

    Qarni Joog Welcome

  • @liiicade4071
    @liiicade4071 Před 3 lety +4

    Thanks zxp no so badi sxp sare m.allah

  • @abdifatahyusuf2621
    @abdifatahyusuf2621 Před 2 lety +1

    Z. Sp

  • @halimonuur6861
    @halimonuur6861 Před 3 lety +1

    Asc