VOA Somali: Wareysi Max'ed C/llaahi Farmaajo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Wareysiga Farmaajo

Komentáře • 90

  • @fali4527
    @fali4527 Před rokem +3

    Soonoqo Mw farmajo ado nabad ah kan Alle ha nadhaafiyo we missed 😢 you come back insha Allaah.!!

  • @user-bq8zw9qx8d
    @user-bq8zw9qx8d Před 3 lety +4

    madaxweeyn farmaio iyo ciidanka quuruxdbaadan inshalahu guul guul guul guul niiman shaqeeysan shaah maacaboo waad shaaqeeysateen

  • @user-bq8zw9qx8d
    @user-bq8zw9qx8d Před 3 lety +2

    madaxweeyn farmajo hada wxu hadal ku diday wax uu hadlaya shicibka soomaliyeed ee dhulkooda cadoowoga uuga soo dhiicìyay maanshalahu tabarakalahu ilaahay haa ku xaafiidoo inshalahu

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Před 4 lety +7

    *Hore usocda Mudane M Farmaajo iyo Mudane Xassan Qayre*
    👍🇸🇴👍 Nabad iyo Nolol 👍🇸🇴👍
    Thanks VOA

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc Před 2 lety +1

    Keep going thank you for everything

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Před 3 lety +1

    Maashaa Allaah, qofka marka uu leeyahey fiiro dheer waa hibo Alle siiyey, Maantana waa aragney hindisehiisa dheer ee ah Midnimada dalka iyo dadka Soomaliyeed... Maashaa Allaah...

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Před rokem +1

    Farmajo ❤️ ♥️ 💖 ❤️ ♥️

  • @nawaalsiciida6956
    @nawaalsiciida6956 Před 4 lety +3

    Somalaay intaad iswaydiinaysaan
    Hebel waa qoloma waxaad iswaydiisaan sideen mid unoqonaa pls wixii hore iska ilooba mahayno waxkhti godobo iyo colaado hore abaabulo maanta waa maalintii umada somaliyeed layskugu keenilahaa

  • @maxamuudkheyr2944
    @maxamuudkheyr2944 Před 4 lety +8

    Kkkkk farmjo gerisheega guul lakin mashego

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 Před 4 lety +5

    Guul nabad iyo nolol

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 Před 4 lety +1

      Abdirashid Barre down nabad iyo was nolol wa nabat iyo naxdin👎🏻👎🏻👎🏻

    • @sayidali8142
      @sayidali8142 Před 4 lety +1

      @@iskufilan1223 Inaad qabiliste tahay uma xumid

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 Před 4 lety +3

    Faramaajo na dhaaf

    • @maryanhassan7386
      @maryanhassan7386 Před 4 lety

      Farmaajo ka hor maxaad qabsadeen insha alaah wuu soo noqon

  • @waayaarag9695
    @waayaarag9695 Před 4 lety +5

    Kkkkkk hada muxu ku diiday in u waraysi furan bixiyo

  • @farhiyoelmi52
    @farhiyoelmi52 Před 4 lety +1

    Maasha Allah

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 Před 4 lety

    Wareysigan waa markii shaqada laga joojiyey ee Kampala accord road map.
    Kalamu fadil

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Před 4 lety +1

    At: (11:19) R/W, miyu uguyeerey Mudane Madaxweyne M Farmaajo, mise waa video marhore ? 🤔🤔🤔
    Waan soo arkey waa (7 sano) kahor wareesigaas.

  • @mymounabdirazak692
    @mymounabdirazak692 Před 4 lety +5

    MWne Farmaajo waa nin daacad ah wuxuuse waayey dadkaloo daacad ah,Allaha la jiro MWne Farmaajo

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 Před 4 lety +1

      mymoun abdirazak hoyada siilleed sii mingiste famaajo qof Rabat ma jirto wa nin tuug qarax dhib dhibaato nookernay iyo jidida xer xeran nacalad baa kugu taal qaniis famaajo ku waso tag tuug yahow😡😡😡👎🏻👎🏻

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 Před 4 lety +1

      Haa. Dacad wax uu u yahey in uu samestey. Bidarta. War tol waa meeqo lacak walaalkey ayaan u sameynayaa. Farmaajo xitaa marka uu so conayo wuu jesteya. Xarago. Iga dheh.

    • @lilqanciye3078
      @lilqanciye3078 Před 4 lety

      Qabilku wa duuli ninkan muxu ka xoogay dantadu u ordayaye tuugo dalka 30 sano cuunayey hdi dhunta ku dhagay qabil maku difaaace

  • @maaxibaraf439
    @maaxibaraf439 Před 4 lety +2

    Somalia illah ka cabsada dhafa Qurunka Qabiilka Xasan Gacan Taagtemaa wax Qabtay

  • @codkawiilsomaliyed8862
    @codkawiilsomaliyed8862 Před 12 lety +8

    waaaaaaaaaaaaaaaaaw madax weynaha mustaqbalka

    • @TOBANKA
      @TOBANKA Před 5 lety +3

      Run baad ka sheegtay walaaal
      7 sano ka hor
      2019 bishii 9aad 7deedii maalin sabti ah
      Oo uu farmaajo madaxweyne ka yahay somalia

    • @CamanKiish1
      @CamanKiish1 Před 4 lety +4

      maaha madax_weynaha qaranka soomaaliyeed
      ee waa safiirka maraykanku u soo dirsaday soomaaliya .

    • @husseinmohamed8738
      @husseinmohamed8738 Před 4 lety +3

      Khayanalow

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 Před 4 lety +1

      codka wiil somaliyed qaniiska tiuga la filo ku fican yahay tuug famaajo Paster bax babuurta wa weyn gadaal ka raaac👎🏻👎🏻👎🏻nacalad baa kugu taaal👎🏻👎🏻

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 Před 4 lety +1

      Gaabo الراضية waa tuug khayaanole ah famaajo wuxu mudan yahay xabad dabada laga galiyo babuurta waaweyn dhinac loga raariciyo nacalad Bas ku taal tuug tuug khayanole tuug qaniis Paster haragii siyaad bare tuug👎🏻👎🏻👎🏻

  • @mohamedshelare153
    @mohamedshelare153 Před 4 lety +1

    Af Somaliga ayaaba Ku adag

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 Před 4 lety +5

    hadda noo wareysta bal wuxuu sheego.. 3 iyo bar wareysi ma ogola inuu xaflad dad joogaa mooyee inuu ka caytamo

  • @mahamudnuur7850
    @mahamudnuur7850 Před 4 lety +2

    Xarmaajo waa doqon cuqdad iyo nacayb u qaba qabiilo soomaaliyeed oo dalkan uu ku dhisanyahay.

    • @cabdiraxmaansuldaan4647
      @cabdiraxmaansuldaan4647 Před 3 lety

      Hawiye wàa adoontii waayo
      Malaha odoyaal waxgard iyo
      Wadaniyad ‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️ from hargaysa

  • @journalistemuqdisho7604
    @journalistemuqdisho7604 Před 4 lety +2

    Farmajo inbu xaraan kan fiiri bidaar la hay hada ma lee yahay kkk waa maya nin tin abuuranayo dalka ku aamine aan qosolno ilbaabka ino xira waye sheekada mujrim sii joogi mee sid maxkamad ku sugeso insha Allah

  • @abdulhassan5369
    @abdulhassan5369 Před 4 lety +5

    Xaarmajo your time is over.

  • @fali4527
    @fali4527 Před rokem

    Sorry wa video hore

  • @calibaashi1653
    @calibaashi1653 Před 3 lety

    Farmaajo kkkkkkk

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b Před 4 lety

    Is amin daro iska dheh English ma taqnid ..condinegrnayo 30th year after can say ha

  • @journalistemuqdisho7604
    @journalistemuqdisho7604 Před 4 lety +3

    Farmajo bastar inbu xaraan waye mujrim ah kan saan u hadlayo somalia iska doorden marka hore noocan clm maxa iskaga fiiri weysen bini aadan nahnay ee noocan clm aan ka fiirsano wajigada ilahey ha gubo aduunka iyo aaqiro amin ya rabi meel xun aa ku tanbenesa insha Allah balayo been badan weligey ma arak qof ka been badan mana xishoodo ilahey Xishoodki woo ka qaaday maalin kasto salada wajibka marka iska bixiyo ilahey waxa ka barya kan iyo kheyre iyo fuad yasin iyo sakariya oo ahay amniyadka all shabab ino ilahey aduunka iyo aaqiro ku cadaabo waa ma xishoodayal hadaa xaaran lokugu soo koriyo saan waye ilaheyow ethopian ee ku dilaan

  • @kplzakiikaziz3637
    @kplzakiikaziz3637 Před 4 lety +3

    Tuug

  • @axmedcynte8723
    @axmedcynte8723 Před 4 lety +1

    3sano kadib fadhiid been qarax laaluush istus cay
    calooshi u shaqeystayal xabashi ku hoos naban.

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 Před 4 lety +2

    Kan hadal ms yaqaaano

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Před 4 lety +2

    Dadka halkan comment ka bixiinaya 90% waa dad qaabil ku magaaya farmaajo dad xanuunsan bad tihiin caay Farmaajo waxey ka tareyso ma jiro Somali baad tihiin wax fican masheegtan an ahayaan Qaabil,xasidnimo,munaafaq,tuugo,diinto si xuun lagu dhaqamo vivo nolol iyo nabad.

  • @bulbulos
    @bulbulos Před 4 lety

    sababtu madaxwayne kunoqday 4nin u asiga kamid yahay habargidir harti dir besha 5naad wa inta u yirih ayaga go anka iskaleh dowlidisan u hadah kufudhiyoh marku qabsaday haba isbadale lakin ninkan horan ushegay inu isdabalinah uu hadli karoh lakin sirta uu kuqabsaday kadib uu qalqalsanyahay kuwi xitah uu kufulay kursiga wa intas wuna uga baxay sas la adeliged mahadli karoh ee maskadisu wa tamam ninkan sirar badan a u qarsoon

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 Před 4 lety +2

    Farmaajo. Hadda bidar ayaa ledahey. Aniga been ayaan u malenayey.

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 Před 4 lety +4

    0+0=-0

  • @ardoonyoungardoonyoung3817

    Yaauysayalyppyss

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 4 lety

    kani wuxu u hadala sidi qof xanuunsanayaa runtii ma haghagu leeyhay

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 Před 4 lety

      Alex sunderland horta anigu dhilo ma ahi walahay ilahay na waan ka magan galay laakiin dhilo wa darood dhilo ku caan baxday ceeeb walaba waa idinka dhaqankiina weeye calamka odhan baa idin og inad qurankii hoosta ku qorateen inaad ragiini rag yahuta ka doorteen inaad meel wlaaba ceebtiina taalo idoor wa ehelu bayt rabigiisa xusa isagoo calanka greenka sita ayuu yimi sheekh isaaq sidiina mahaa magaciisa eeg sheekh isaaq adigana laba dhagax dhexdooda laga soo qaad baad ku abtirsataa hadaba car ka dhaaro dhilo inaad ahayn say walahay car doqon yahay damanka wayn magaca dhiladana ada sita kii islamkana ka orday ma gaalo tahay maxa magacan ku dhiibay dee kaagi mee waad ka dhilowaday sow maha waa dhaqankaga adoo utaanga ka yimi ayaad magacagii bedeshay hadith kii muxu ahaa yidhi qof walaba qofku isku eekaysiiyo ba lala soo saaraya naaya aniga africa la iguma dhalin hadna magac islam baan sitaa naaya aniga awoowgay ilahay ku dharte qurbe wuu joogay abahay hooyaday iyo aniga hadana kama tago dhaqankayga adiga waxad tahay dayeer dabaal bartay dunida kula cusub sidas magacagii uga guurtay

    • @felisabdi3794
      @felisabdi3794 Před 3 lety

      Armaad adiga thy kan xanuusan waayo xasad ayaa ku hareeyey!!!

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 Před 3 lety

      feliis abdi adiga laftada xanuun qabiil baba ku hayaa adiga xata ma cafimad qabtid waxan sida marxuuminta u hadlaya ayaad difacaysa ee kursiga u washay sacadan an kula hadlayo hoobiya ku socoda imanlaantiisa dartiis

  • @masudmaye7478
    @masudmaye7478 Před 4 lety +2

    Kan waa beenale Alle hana dhafiyo tuuga

  • @muniirsoojeede698
    @muniirsoojeede698 Před 4 lety

    Farmaajo maanta isks dhigay aniga bastar qabiiliiste ah baatahay manoqon qoortii labada garab udhaxaysay somaalinimo baad kahadlaysaa oo kaalay masiirka somalida ma butlaand aan ognahay waxay tahay siyaasadeeda iyo falmudug bad xal uga dhigtay waxaa kaaga wanasgsan shacabka inay go aan laga siiyo sharciga afkaarta saxan laraadiyo oday mesha aqoonta looga bahan yahay waa aqoon dhamays tiran adiga waxaad ku fican tahay arimaha dibada

  • @kplzakiikaziz3637
    @kplzakiikaziz3637 Před 4 lety +4

    Muxuu qabtay 3 sano ka dib.

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 Před 4 lety +2

    3 Sano qarax ah

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Před 4 lety +3

    Qarax dhibaato adaa nop keenay prod babuurtada waaweyn dhinac karaaac😡😡😡👎🏻👎🏻

  • @farhiyoelmi52
    @farhiyoelmi52 Před 4 lety

    Qofkastoo qof caaya illaahay buu la hortagin qofkaan uu caayana danbi dhaaf bay u tahay

  • @husseinmohamed8738
    @husseinmohamed8738 Před 4 lety +3

    Been

  • @isgow
    @isgow Před 4 lety

    Yabarow dhax dhaxaad noqo ma tihidhee

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Před 4 lety +2

    Tuug qayaanole tuug wayaanole tiug qayaanoole tiuug tuug famaajo fown👎🏻👎🏻👎🏻

  • @nawaalsiciida6956
    @nawaalsiciida6956 Před 4 lety

    Muwaadinkasta waxan waydiinaya goorma a yuu dalkeenu kabaxayaa dhibaatada soojireenka ah ee inagu isugu wacanahay