TURJUMID BAHDA ALFAGHI IYO | HEES MACAN | SALMAN KHAN FT RANI IYO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • TURJUMID BAHDA ALFAGHI IYO | HEES MACAN | SALMAN KHAN FT RANI IYO
    #salmankhan #turjumid #heeshindi #nimcoheybe #fuaadalfaghi

Komentáře • 93

  • @ahmedqanciyeofficial2104
    @ahmedqanciyeofficial2104 Před 4 lety +49

    Inta jecel qur.aan like dhac dhac

  • @ahmedkhaan615
    @ahmedkhaan615 Před 4 lety

    wcs yackoow ..fu aad ,,nimco

  • @abdirahmanmankey2253
    @abdirahmanmankey2253 Před 4 lety

    soobadsha heesaha waxana kusoo darrin xasuusihina tarjumada codsiwaye waa idin jeclhy bahda alfaghi one love ♥️♥️♥️

  • @sharkoali3445
    @sharkoali3445 Před 4 lety

    apapappppp hees mcn wlhi taas iyo kuwa kisii mcn ayan iniga filaynaa team alfaghi ✊✊✊

  • @fartuunabdijmcfartuunabdij8537

    Adikaba hindi sa ufasiresnba u ekaten🥰🥰🥰

  • @anasmohamud1645
    @anasmohamud1645 Před 4 lety

    Fanaan an tageero udut narayan iyo aktar an tageero super ster salman khan thks yaqaay jalaayaal 👌

  • @shaahidshaahid1311
    @shaahidshaahid1311 Před 4 lety

    Xidigaha alfaghi mahadasanidiin fadlan heesaha maclim udit naarayaan noosoobadiya waa fanaanka keliya kuheesa heesaha aad mcaan iyo cod macaan

  • @maahiralihassan9530
    @maahiralihassan9530 Před 4 lety

    Mansha allah Nicma iyo fu,aad wad ku mahadsan tihin

  • @mohakaynaanKaynaan
    @mohakaynaanKaynaan Před 4 lety +1

    Wall____yackoo___LEGAND___alwys__is__Legand

  • @mawlidrashid4057
    @mawlidrashid4057 Před 4 lety

    Bari samaadkii ayaan soo xasuustay

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 Před 4 lety +1

    Adit naranya best hind song 🎵 👌 ♥

  • @shaficiwaxyaregaabanabdich9189

    Keep going foad yacko namco

  • @ninweynweeyaan4024
    @ninweynweeyaan4024 Před 4 lety

    Fadlan wll noosoo turjum heestii ey meri hamsafar ek sara... udit narayan iyo amir khan. Filmkuna waa qayamat se qayamat tak

  • @mohamedhusein6671
    @mohamedhusein6671 Před 4 lety +1

    Udit naryan Baba cod macaan ma la iswala oo waliba kaheesa fiican

  • @burhaanclaahi
    @burhaanclaahi Před 4 lety

    ye un dino ki baat plz soo turjumo

  • @ahmedfarah7340
    @ahmedfarah7340 Před 4 lety

    Salaaman

  • @farahanabdi1510
    @farahanabdi1510 Před 4 lety

    Nimco codkaga bela waye wana salamantahay

  • @mohamedaamin8060
    @mohamedaamin8060 Před 4 lety +3

    Yaaqey heesaha badiya jecelka noo fasira codsi waaaye

  • @mohamedmohamud4941
    @mohamedmohamud4941 Před 4 lety

    Hore u socda teamka sheeka yar official go forward

  • @umaamuhamed1174
    @umaamuhamed1174 Před 4 lety

    Dalabka haleygu qaato hees shaaru khaan veer Zaara plz nimco igawakiil ah

  • @Goobe_yare
    @Goobe_yare Před 4 lety +3

    keep going

  • @anasmohamud1645
    @anasmohamud1645 Před 4 lety

    Alka yagnik magoosha hindiya 👏

  • @idiriscumar1424
    @idiriscumar1424 Před 4 lety +1

    Horey u socda team sheeko yar official

  • @shaqallechannel629
    @shaqallechannel629 Před 4 lety

    Fadlan

  • @umaamuhamed1174
    @umaamuhamed1174 Před 4 lety +1

    Waan idin jeclahay saat udhantihiin waan jeceel nahay heesaha hindiga sibo sharu khaan nosobadiya fasirada heesaha sharu khaan by sheeko yar official

  • @akiilacartoons
    @akiilacartoons Před 4 lety +4

    Waan oghy heestaan waxaa dalbatay nimco haybe because iyadaa jecel Salman Khan

  • @fathi1250
    @fathi1250 Před 4 lety

    Wa idin wata asxbtaat Nimco ❤️ wexe iska daba dhawayen filmkii kle Kahin pyar noha chaha I think

  • @Zeynab-wh8dt
    @Zeynab-wh8dt Před 4 lety +2

    Jecliya Salman Khan

  • @safarmaxamedcali6607
    @safarmaxamedcali6607 Před 3 měsíci

    eriyadaas dhan aniga waan dareema wana soo marey illaa iyo hada waxad iga tanqineysaan nabarka igu yaalo oo jaceylku ii geestey

  • @jaamacjaamac3497
    @jaamacjaamac3497 Před 4 lety

    Horay u socda sheeko yar family plz nosoo turjuma heesta naa tum janu naham heritick roshan MHD sndiin

  • @ilyasadam1414
    @ilyasadam1414 Před 4 lety

    Maclin jekey Fuad io nimco heybe yacko Wan idn salamy sln kdb.
    Waxan jeclan lahaa challenge inad so samensa o ah fuad io nimco io jekey inaad isweydisan hes hindi ad shideysan kdb filmka mgcis io hesta fananka qaday plz.

  • @malyuunkhaliif7637
    @malyuunkhaliif7637 Před 4 lety

    mash allah ruun ayad sheegteen waa idin jecelah walalaheey xata aniga hindiga waa aqaana iinoolad

  • @sayidali7074
    @sayidali7074 Před 4 lety

    waan idin salamy group I love sheeko yar official

  • @siciidcumar5936
    @siciidcumar5936 Před 4 lety +1

    Hindiga idinka ayaana baray ee heesaha mac macaan noo soo turjuma pls

  • @ahmedfarah7340
    @ahmedfarah7340 Před 4 lety

    Tanu leke noo soo turjuma asxbta waa codsi Salman Khan iyo priyank Chopra filmka salaam E ishq

  • @ibrahimabdiibrahim446
    @ibrahimabdiibrahim446 Před 4 lety +1

    Codsi filimadii alfagi aad codeyseen reaction ka bixiya

  • @abdikami
    @abdikami Před 4 lety +3

    Team jeekey noolada

  • @ifrahcumar5407
    @ifrahcumar5407 Před 4 lety

    asc macalin shekey iyo bahda sheyko yar anig waxan rawa ina arko ninka ufasiro miran iyo kamal inan arko codsi marno ken mcln

  • @faraxtoosane3136
    @faraxtoosane3136 Před 4 lety +2

    Fu,aad sxb iskadaa sigaarka.
    Ilko soo gasho waxaan kamid ahay taageerayaashaada

    • @niimacohayabeeofficial433
      @niimacohayabeeofficial433 Před 4 lety

      Hooyada wasa

    • @faraxtoosane3136
      @faraxtoosane3136 Před 4 lety +1

      Adiga hooyo malihid miyaa
      Mise hooyo la,aan baatahay
      Wax sheeg hooyo haku ordine
      Mise anaa been sheegey

    • @shaqallechannel629
      @shaqallechannel629 Před 4 lety

      @@faraxtoosane3136 Maya adigu rayi eyes soojedisay ee dadka.qaar ayuu hadalku futada kagalaa wll

  • @hamzamohamed708
    @hamzamohamed708 Před 4 lety

    HEESTA dil aamir khan soo turjuma

  • @ahmedkhaan615
    @ahmedkhaan615 Před 4 lety

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk yackow isga laatarle waye hes io jcl maba kahelo

  • @sheekomedia755
    @sheekomedia755 Před 4 lety +1

    Waqti hore aanasoo xasuusiseen

  • @Abdifitahabtidoon
    @Abdifitahabtidoon Před 4 lety +1

    Anigu beltesi baan idinka codsaday dhowrjeer

  • @najib30
    @najib30 Před 3 lety

    Abtiyaal nagadaya beenta anaga ba hindi wanaqanaa

  • @ahmedabdirahmanakramsheikh5230

    Asxaabta alfaghi waxan raba inaa iturjuntaan filmka darna marna hai mesha nana baterkar iyo vivek operai e yahay rer aakhiradka

  • @nuseybanimco6423
    @nuseybanimco6423 Před 4 lety

    Nimco iy fuaad isku nurayaan

  • @abdinasirabdullahi3517

    Bal dize amir Khan

  • @updrzqthiago5795
    @updrzqthiago5795 Před 4 lety

    Asc dhamman tagerayazha iyo zhaqalaha sheeko Yar official wxn jeclan laha inad noozo turjumtan Heezta Ku Jirta JOOSH .HAI MERA DIL

  • @siciidahmed3814
    @siciidahmed3814 Před 4 lety +3

    Noo soobadiya turjumaadka waxkale marabno yaa igu raacsan

  • @shaqallechannel629
    @shaqallechannel629 Před 4 lety

    Numberka studiyaha nalasoo sheergareeya

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 Před 4 lety

    Miixa yare noo keena noh

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 Před 4 lety

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🏆🏆🏆🏆

  • @mohawali3352
    @mohawali3352 Před 4 lety

    Use jhagna bhi hoga
    Soo jeed ayu leeyahay
    use sona bhi hoga
    hurdana wu leeyahay

  • @deeqoahmed7415
    @deeqoahmed7415 Před 4 lety

    Keep going❤❤

  • @shaqallechannel629
    @shaqallechannel629 Před 4 lety

    Sheekayar dadkii lagubilaabay ayaan haaa

  • @greatcomedy7622
    @greatcomedy7622 Před 4 lety

    Waxaanoo soo turjuntaan chale aana

  • @guuleedomarlsmaaciilyare3137

    Macalin jeekey Aniga wxan Codsanya Hesti Sune Doal Hum tumse Codsi wyeh hestas iiso fasir macalimuuu

  • @mohamedaamin8060
    @mohamedaamin8060 Před 4 lety +2

    Dad waa dadkii hore fu.aad xasuus ayaaa gashey adiga iyo nimco wnn idiin jeedaa wn kuu jeedaaa

  • @mohamedhussein6240
    @mohamedhussein6240 Před 4 lety +2

    Atirisho nimco qofkubadalikaro majiridonoo mustaqbalka!

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta Před 4 lety +1

    fadlan codsi heestii khata jup oo ku jirtay filinkii dil kya kasoor ku jirtay nosoo tarjuma

  • @updrzqthiago5795
    @updrzqthiago5795 Před 4 lety

    ❤❤❤❤❤

  • @user-iv6vd1vx7p
    @user-iv6vd1vx7p Před 4 lety

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💞💞

  • @SheekoYarOfficial
    @SheekoYarOfficial  Před 4 lety

    Waakan linkiga czcams.com/video/mAWusxzZitA/video.html halagu yaaco nimca

  • @AxmadFuad
    @AxmadFuad Před měsícem

    Nimco isku dokh ayannahy Kumar Sanu codkisa wadokhyga

  • @Qadafi_kp143
    @Qadafi_kp143 Před 4 lety +1

    Asxaabetyda Like Usaara walalkey Cabdalla Pagekisa facebook.com/Roobtv/

  • @akiilacartoons
    @akiilacartoons Před 4 lety +2

    Fuaadow plz camerada soo fiiri🤣🤣

  • @aarkacade6434
    @aarkacade6434 Před 4 lety +1

    Sunny doel hesihisa maturjuntan miyaana😭😭😭

  • @CbdiwadudCabdulahi
    @CbdiwadudCabdulahi Před rokem

    Rxr

  • @Zeynab-wh8dt
    @Zeynab-wh8dt Před 4 lety +4

    Chori chori chopke an sognaba

  • @lastkinge6641
    @lastkinge6641 Před 4 lety +2

    Hadan kuxeranay dalabkeyga itizgaliya hadan idinku heranahay

  • @mohamedabdikadirahmed4550

    Filimanti hore reaction kabixiya

  • @banadirproductio
    @banadirproductio Před 4 lety +2

    *Wll mcn Allah Dartii **#Subscribe** iigu saar*

  • @CbdiwadudCabdulahi
    @CbdiwadudCabdulahi Před rokem

    🧑‍🤝‍🧑😊😊😊🎉😮😅🎉😢

  • @warsameiiid360
    @warsameiiid360 Před 4 lety +2

    😂😂😂😂😂😂💌💌💌😂😂

  • @ahmedkhaan615
    @ahmedkhaan615 Před 4 lety

    ninco heybe kajalina codkada maba ka daalo

  • @maahiralihassan9530
    @maahiralihassan9530 Před 4 lety

    Waxan idinka codsana heesta ku jirto filimka Andaaz ka tum see piyaar

  • @ahmedabdiadam1675
    @ahmedabdiadam1675 Před 4 lety

    Codsi sheeko yar official
    Heetii Johnny lever (amadi) ee aheed Or Milla se Karishma kayaara banuga

  • @shaqallechannel629
    @shaqallechannel629 Před 4 lety

    Siaanu idinlasoo xidhiidhno

  • @undoking614
    @undoking614 Před 4 lety

    Nimco salman an soo qabanaa markay dhahaysay waxan islahaa kumar heesihiisa ayey usoo qabanee lkn waa naga gar baxday adiga salman kaaga iyo anaga udit keena bareejo

  • @rohidsomali482
    @rohidsomali482 Před 4 lety

    Yacko af hindi maa bartiin caloosha ayuu ihuriyey sidii ufiirinayey nimco iyo fuaad

  • @lastkinge6641
    @lastkinge6641 Před 4 lety +2

    Szbyal sogaliya filinka chup chupke o wada shahit kapoor iyo karina kapoor o dhagolada jilayan

    • @lastkinge6641
      @lastkinge6641 Před 4 lety

      Wlhi wan radinayi filinkan hada sogaliya xidigaha alfaghi

  • @fanprojfilms121
    @fanprojfilms121 Před 4 lety

    Gaboow Hees Cusub Lacageey🤣 Official Music Video 2020
    👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇czcams.com/video/swKQ06mu3GA/video.html

  • @catiiqtv3893
    @catiiqtv3893 Před 4 lety +1

    Ila daawo adaa qosli donee czcams.com/video/MwrDPQFiIYg/video.html