Daawo: Dood u dhaxaysa Sh Mohamed Sharif iyo Barbaraawi: Shiico isku diin manihin.!!🤣

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 139

  • @abdirahmanjibril8671
    @abdirahmanjibril8671 Před 2 měsíci +12

    Sheekhow Shiico wax naga dhaceeyaa ma jirto.

  • @mubaarigismacil3250
    @mubaarigismacil3250 Před 2 měsíci +3

    Sheekh bar baraawi waa caalim
    Ee haku xoqan

  • @DaaciAbdisamad
    @DaaciAbdisamad Před 2 měsíci +6

    Runtii kan aya jaahila ragan uu sheegayo ee kitaabka bukhaari ku jirra kuma jirrin wax caayaya hooyadeen caaisha allah uga toobadkeen intaanay naftu soo gaadhin hunguriga

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u Před 2 měsíci

      Sheeq cabdiraxman shariif waa culumada ugucaalimsan somalida ha u gafin raga wahabiyo ee soo dhageysta muxadaro sacudi laga jeediyay afsomali u bedela ayad culumo u taqan

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 Před 2 měsíci +5

    Wax loo soo dhiibey sheekhaas hore ma jiro adiga lacag iyo buug laguso dhiibey thalim yahow

  • @mohamedabdulle9031
    @mohamedabdulle9031 Před 2 měsíci +5

    Soomaaliyeey wadaadkaan waxuu dafaacaya shiico aflagaadeeyo ummu muminiin Aasho

  • @Jshshshsv
    @Jshshshsv Před 2 měsíci +4

    Dadka iimaamka u uyahay haddii shaki idinkajiray shici nimada ninkaan indhihinna maku aragtaan ninka aaminsan abuubakar cumar in lanaclado inay cibado tahay caisho xumaan kudacday ninka ku dabatukadaa waa shici ama waa jahil Shikh barbarawi allahaxafido

  • @user-cs8zm2rb3v
    @user-cs8zm2rb3v Před 2 měsíci +7

    Waaa yaaab kan shiicada difaacaya hala xidho

    • @yunankkays3901
      @yunankkays3901 Před 2 měsíci +1

      hhhhhhhh war shiico wixi ka khaldan in la sheego iyo in diinta dhan laga saaro waa kala labo jahliga iska daay

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi Před 2 měsíci

      @@yunankkays3901 kuwa diidan Nabigeena (SCW) islaam maaha. 👋

    • @yunankkays3901
      @yunankkays3901 Před 2 měsíci +1

      @@Cabdi_Maxamuud_Cabdi nabi ma diidana shiicada iiraan xita malin dhoweyd marku madaxweyna hooda dhintay ana tv ka dawaay markay uducay nayeen nabiga kusaliyeen sidaadoo kale yar dhahaya dartii ban udaway lkn wax bada baa ka khaldan anaa amin san shiicada

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi Před 2 měsíci

      @@yunankkays3901 marka hore walaal waad kaaga mahad naqayaa xogtaada, markalabaad wll shiicada meel ayaan wax kula soo bartay isku xaafadna ayaanu ahayn, masaajidkoodana waan ku tukaday aniga oo ku sujuudayo dhagaxaanta ugu buuxday meesha, haddii aan caawa is iraahdo uga sheekee banaamijkooda kuma soo koobi kari, tusaalaha ugu yar adinka salaada waxay “Ashhadu anna caliyu waliyul laah “ 😞
      Haddii aad qurbaha ku nooshahay booqo masaajidadooda xataa waxaad ka heleysaa waddamadan layku yiraahdo East Africa Kenya, Tanzania iyo kuwa kale

  • @AhlamMahad2009-ps4kl
    @AhlamMahad2009-ps4kl Před 2 měsíci +2

    Subhanallah shiico Muslim sax ma ahan e Allah haku so hadeeyo

  • @muhzen1421
    @muhzen1421 Před 2 měsíci +1

    Wa run isku diin manihin qu’aanka wa taxriifisen asxabta rasuuulka nigama badbadin qof ummu al mu’umini caaisha qof cirdigeda qof u gafa wa gaal wa adoo cirdiga nabiga duray

  • @ismailyunis5138
    @ismailyunis5138 Před 2 měsíci +1

    Sheikh alla kabaq oo nabiga scw ku sali hadii kale nabiga magacisa banaanka nooga mar magaartid sheikh barbaraawe waa nin ka shaqeya dacwada

  • @hatimahmed2727
    @hatimahmed2727 Před 2 měsíci +2

    .Hal mar ma maqlin قال لله قال الرسول

  • @CabdirashiidMuxumad-mg7lm
    @CabdirashiidMuxumad-mg7lm Před 2 měsíci +2

    Cali cumar maxay unacdalan haday muslimin yihin radiyallaahu canhu

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 2 měsíci +2

    Subxaanallaah Allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin ‼️ odayga berberaawi maxaa ka khaldan ❓

  • @AbdurahmanAhmedMahat
    @AbdurahmanAhmedMahat Před 2 měsíci +1

    Aniga oran maayo shiico isku ilaah manihin balse .isku diin maninhin isku salaadna matukano is nabi xita manihin waayo waxay aaminsanyihiin in cali uu nabi ahaa subaxnllh

  • @cabdiaskarbuulle4887
    @cabdiaskarbuulle4887 Před 2 měsíci +1

    Shiico waa qaaimiin munaafaqiin ah dad asxaabta rc caayaye sideen isku diin ku nahay hada axaadista nabiga scw ka sugan oo dhan weey inkirsan yihiin

  • @hallad598
    @hallad598 Před 2 měsíci +1

    War kan ka fogaada far baa ku godane. Shiico iyo annaga maxaa naga dhaxeyn kara? Soomaaliyeey Shiicada isku salaad ma nihin, quraanka waxay aaminsan yihiin in uuna dhameystirneyn, asxaabta r.c. kulligood in yar mooyaane gaalo ayey u yaqaannaan.

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 Před 2 měsíci +1

    abubakar way caayayaan shiico alaha qabto aamiin

  • @MuuseAhmed-il2by
    @MuuseAhmed-il2by Před 2 měsíci +1

    Adeeer khod bada shiico uu akhri

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 Před 2 měsíci +2

    Mooryaan

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 Před 2 měsíci +1

    Shiico waa gaalo diid ama doon
    Sii baa raafidada

  • @user-dd8qv8lc6s
    @user-dd8qv8lc6s Před 2 měsíci +1

    Halayaabina waayo sheeco yaanu aqoonulahay miskiin

  • @KhadarCumar-sk4yh
    @KhadarCumar-sk4yh Před 2 měsíci

    Waa run sheekh barbaraawi run buu sheegay waxbayaan lays indho sareecaadin shiico waa shiico

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před 2 dny

    CABDURAXMAAN SHARIIF WEEYE MAAHA MUXAMMAD

  • @aadanxirsi
    @aadanxirsi Před 2 měsíci +1

    cidwaliba cidaycaabuudo ayaa u ilaaha annagu barbaraawi ayaan lajirnaa

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 Před 2 měsíci +1

    Adiga maxaa ugu doode hadaadan ahayn.
    Shiicada iyo Suufiyo ilaah ma caabudan ee Sayid Cali iyo Xusen caabudan

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 Před 2 měsíci +1

    Shiicada In la difaaco ayaa ka halis badan in wax la sheego. In la sifaaco shiicada waa halis

    • @yunankkays3901
      @yunankkays3901 Před 2 měsíci

      difaac mahan ee wuxu waa diin runta ka sheeg shiica waa islaam lkn wax badan baa ka khaldan , ayaga sii kala daran waliba sacuudi ma duun buu wadda , dhulki islaam ugu qiima badna baa manta hadda dadka islaamka ah ee yahuudu lay na uducaysaan adinko 2 qof ah la isin xira halka xita hadda nitanyaahu caydo nah lagu xira taas miyaa diintu allow u gar gaar muslimiin reer falastiin

  • @assadafrica4807
    @assadafrica4807 Před 2 měsíci +2

    Ninkaan boorbuu isku qarinayaa
    Si uu shiicada u difaaco

  • @abudarda00
    @abudarda00 Před 2 měsíci +1

    Sheekhan was jaahil maxamed sharif. Barbarawi Ilaahay ha xifhdiyo shiico walle isku diin ma nihin

  • @nuradindahir1613
    @nuradindahir1613 Před 2 měsíci +1

    Wadaadkan shiicada difaacaayo waa lasso dirsaday barnaamij shiico ah ayuu wadaaa war haleyska qabto

  • @user-ui4wl2fs7g
    @user-ui4wl2fs7g Před 2 měsíci +1

    Shico waxbahakadheysanin waxa wa bentot qof saxabadi cayay oo galeysiy miya is ku din nahau

  • @abdihasanwaes349
    @abdihasanwaes349 Před 2 měsíci +1

    Anaga shiico ha noo amaanin adeer waxay yihiina waan aragnee haday cid jahli tahay adaa jahli ah

  • @siyaadaadan7034
    @siyaadaadan7034 Před 2 měsíci +1

    لم يتكلم هذا الشيخ بإنصاف بربراوي لم يكفر الشيعة بإطلاق ومن الإنصاف أن يقال لاشيء بين الشيعة والسنة

  • @immohameda4172
    @immohameda4172 Před 2 měsíci +1

    Bal adigu waxaad is mooda inaad radinaysid sheikh barbaraawi lakiin adiga is radinaaya waxaad tiri umada maxaa loo gaaleesin adigoo hadane xaasas kii nabiga صلى الله عليه وسلم iyo dadku nabigu ugu jeclaa ee asxaabti badankood . Bal taas maxaad ka leedahay

  • @noahD1636
    @noahD1636 Před 2 měsíci +1

    JAZAK ALLAH SHIIKH SHIINE, INNA DIINA CINDA ALLAHI AL ISLAAM.

    • @abdihamidali7802
      @abdihamidali7802 Před 2 měsíci

      War shiico oo ay ugufilantahay hooyadeen caaisho inay zino kutuuraan dambi miyaad taageeyreysaa ama mid taageeraya ad usacab tumsysaa aakhiro bal hortada soodhigo suashan hadii luguwaydiiyo

  • @Sulaymaanashraf
    @Sulaymaanashraf Před 2 měsíci +1

    Adigu maxaad shiico ku difaacaysaa.
    Shiicadu waa dad aan. Kala diin nahay.

  • @user-qz5mz7yl7d
    @user-qz5mz7yl7d Před 2 měsíci +1

    Shiico waa kaddaabiin aad uliidita

  • @bmohamed9169
    @bmohamed9169 Před 2 měsíci +1

    Wuxuu is qariya maantuu banaanka is keenay yuu muslim u yaqaana ma kuwa qaba in abuu bakar cumar cismaan iyo caaisha zawjkii rasuulka intaasba inay gaalo ahaayeen ayna isqarinayeen ahlu naarna yihiin dadka waxaas aamin san aaminsan in malakul jibriil khayaamay risaaladii loo waday cali uina u leexiyay nabi maxamed csw tuug raba inuu ku gabado sacuudiga iho siyasad dadka caadifadoodana is ticmaalo baanka oskeen waxba sacuidiga haku xoqan dadkaan mabaadiidii waynayd ee diinta ayaan isku haynaa kitaabka quraanka ayèy lewyihiin kaamil ma aha qaarbaa la qaeiyay maeka maxaa sacuudi keenay dadka caamada aha ayaa la waalayaa laga dhigaya wax sacuidi waro iyo siyaasad .

  • @user-ui4wl2fs7g
    @user-ui4wl2fs7g Před 2 měsíci +1

    الجاهل هو الذي ترك دينه ودين آبائه واشترا دينه بعرض من الدنيا

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 Před 2 měsíci

    Soomaaliya waa dad suni qofkii shiico rabo iiraan uguur

  • @user-cm6je5sy9h
    @user-cm6je5sy9h Před 2 měsíci +1

    Kan intee shariif ka noqdee waa munaafaq la yaqaano

  • @abudarda00
    @abudarda00 Před 2 měsíci +1

    Kani wa shiico lacag bey siiyaan baan hubaa

  • @MaxamedCqaadir-s5n
    @MaxamedCqaadir-s5n Před 2 měsíci +1

    Sheikh raali ahow

  • @noahD1636
    @noahD1636 Před 2 měsíci +1

    waa dad muslina , sh, shiino waa runtii.

  • @galool4
    @galool4 Před měsícem

    Mahadsanid sheekhaw maxamed shariif, war sax ah ayaad sheegtay, marka barbarawi jahil inuu yhay waxaad caday naya wuxuu yidhi isku illah manahin shiico,

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin7185 Před 2 měsíci +1

    Barbaraaawi waa khaain.ilhay aqoon shiico yaa abuurey alle abuurey

    • @Xareeed
      @Xareeed Před 2 měsíci

      Macnaha ereyga 'Ilaah' baro walaal.

  • @nuradindahir1613
    @nuradindahir1613 Před 2 měsíci +1

    Sheikh maaha Kan eee waa Jaahil😂

  • @engilyas44
    @engilyas44 Před měsícem

    Sheko riiqiisa ayad hayisa shico wax inaga dhexeya majiiro
    Shekhow dailken

  • @walimahdi2659
    @walimahdi2659 Před 2 měsíci +1

    Waa xaqiiq, wadaada somaaliyeed ineey mashruuc noo soo qaataan markasta.

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 Před 2 měsíci

    Markaan isku fiiriyey waxaa saxsan boqolkiiba boqol sheekh berberaawi shiico waa dhunsan yihiin

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 Před 2 měsíci

    Shiicada waa dhun San yihiin waxaan arkey iyagoo ceynaya abuubakar cumar cusmaan caaisha mar ka shiicada dad xun waaye jid qaldan ayey ku socdaan shiico qashin waaye

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Před 2 měsíci

    Waryaa rehee war ma adaa shiicaa marka bismillaahi raxmaani raxiim yaarabi

  • @wacdoon179
    @wacdoon179 Před 2 měsíci

    Jahligu waa khatar suufiyo usuul aan ahayn tan sheecada oy kaduusho malahaan markay noqoto baab shiico iyo sunne
    Saas daraadee ninkaani allaah dartii uunbay katahay shiico difaaceedu hadaanuu asagu ahayn shiici caamada iska qarin haya
    Waana sida aan ka urinhaayo
    Wallaahu aclam

  • @user-xl9vv9ol9o
    @user-xl9vv9ol9o Před 2 měsíci

    Maahee diintii baa ganacsi gashay

  • @ahmedmohamed-rm9jn
    @ahmedmohamed-rm9jn Před 2 měsíci

    Sufinamadda ayaa ugadmi weeysey Duqa, hadda shico ayuu uguurey

  • @khaledali5093
    @khaledali5093 Před 2 měsíci +1

    Reer waliba sheekhoda hadhagaysto😂😂😂

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 Před 2 měsíci

      😂😂😂

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 Před 2 měsíci

      Shiicadu inay yahiin kaafirin aygaba isku kaa sheegaya 😂😂

  • @noahD1636
    @noahD1636 Před 2 měsíci +1

    MAXAY XAJJkA AY U TAGAAN HADAANAY MUSLIN AHAYN. NOOLOW AW SHIINE

    • @user-nf2ct8cg1w
      @user-nf2ct8cg1w Před 2 měsíci

      Nabiga iyo asxaabta maxay ucayan haday islaam sheeganayan

    • @noahD1636
      @noahD1636 Před 2 měsíci

      @@user-nf2ct8cg1w nebiga caayaan,

  • @baastoowali5038
    @baastoowali5038 Před 2 měsíci +2

    Shiiqow hadii ay muslimiin yihiin
    Asxaabta nabiga scw maxey ucayaan oo ay adaanka salaada ugu soo daraan cali rc nio is deji
    Wahaabiyo ku waa lateente

  • @somalicitizen6807
    @somalicitizen6807 Před 2 měsíci

    Barbarawi kii reer falastin gaalada ku tilmaamay muun ahayn

  • @xusseenAadam2557
    @xusseenAadam2557 Před 2 měsíci

    Si daacad ah hadaad u hadleysid dheh shiicada laftirkeedaan iskumid eheen shiicu loola jeeda cali ayuu ka fadiley cuthman iyo shiico leh cali waa ilaaheen iyo ahlubeedka oodhan . Marka kalafahn culimada waxa ay ka hadleyaan wadaad isku sheegow

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 Před 2 měsíci

    Berberaawi wxn ka quustey mrkuu yiri... Mowliidka Nabiga nin qoomu Luud ah baa alifey oo looga deydey😢😢 maantana isagaa kabaha lala dulmarey❤🎉😂😂

    • @alfikir1412
      @alfikir1412  Před 2 měsíci +1

      Abayo Videogas Ila wadaag fadlan.

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 Před 2 měsíci

      @@alfikir1412 Waa muxaadaro channel kiisa CZcams ka ku jirtey, waad ka heli kartaa bn fili hda haduusan ka saarin... Anigu 2016kii bn ka arkey meeshiisa.

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix Před 2 měsíci

    Soomaaliyeey indhaha fura 👁👁👁 Soomaalida shiicadaa ka carara sida libaax waa eluhu naar haday ku dhintaan

  • @NiciimaHassan-fh7wp
    @NiciimaHassan-fh7wp Před měsícem

    Shiicada waxma nagama galin hatagan halka ay daganyihin

  • @AhmedCoomey
    @AhmedCoomey Před 2 měsíci

    Duul culumo rogtay isku ilaah swt manihin yaaab

  • @jabiye8593
    @jabiye8593 Před 2 měsíci

    waa runtii wadadka wan ku taagersanahy car wakaase wahabiye america iyo israyil cadawadeysaneyso hala arko weyba lashaqeysanayan musliminta quwadooda iney daciifiyan oy tafaraaruqeyan bey raban , allaha jabiyo cadawga musliminta ku jira ee muslim iskaga dhigaya

  • @majid2968
    @majid2968 Před 2 měsíci

    Bukaari ha ugafin shiico ma ahayn
    Shiicada saxabada iyo xaasaskiin nabiga caayaya see isku diin unahay

  • @user-bn6ox2lb1f
    @user-bn6ox2lb1f Před 2 měsíci

    Hadee nin ad isku reer tihiin unbaad keentay maxad wax kale u raadin wayday

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 Před 2 měsíci

    SHIQOW MA WAXAD NOKEENTAY SHIICO AYAA DIFAACAYSAA WAR ISKA AAMUS ADIGAA JAAHIL AH SUUFI SHIICO WAXBA ISMA DHAAMAAN CAISHO AYAY CAYAYAAN CUMAR SIDOO KALE CISMAA SIDOO KALE MUXUU SHEGAYAA QOFKAAN CALI MOOYAANE

  • @Maxdheg
    @Maxdheg Před 2 měsíci

    Maxaa suufiya la gaalaysiiyaa balaayo ayaa ka soo dagdagtay wanana shiicada

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 Před 2 měsíci

    Kan iska caytamaya ninka caynaya cumar iyo saxxbada badankooda cali u yaqaana inuu waxyiga lahaa
    In quraanka aan haysannaa uu San dhamayn qayb?x
    Mise ninkani shiici ma yaqaan ama asagaa shiici ah

  • @thewayoflife..-be4bl
    @thewayoflife..-be4bl Před 2 měsíci

    Sheikh cabdullahi barbarawii miyaad wax kasheegeysa horta adigu yaad tahay. Iska aamus nion haa isceebey
    قال سيبحانه إنما يفرى الكذب الذين لا يؤمنون

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 Před 2 měsíci

    Shiicadu waa muslim

  • @user-wc1sb6wu6t
    @user-wc1sb6wu6t Před 2 měsíci +1

    يا مسكين أسكت

  • @ahirsi3991
    @ahirsi3991 Před 2 měsíci

    War midkaan caamada tashwiishka kufuraya yaan maaqaam lasiinin, oo hala karantiilo, shubuho ayaa kabuuxda, qaraaooyinka sabcada kuligood waxaa lagawariyaa dad salaf ah, oo kunoolaa , tusaale حفصه wuxuu kunoolaa kuffa, ma ayna ahayn magaalo shiico khilaafkuna masoodaahirin ee mardambe ayuu yimid oo sidaam usoo batay, bukhaari wuxuu noolaa 200 hijra , taabici taabiciyiintii ayuu kawariyaa oo isaga iyo nabiga waxaa udhaxaysa 4 ilaa 6 qof, haddii hadithku uu kusoo orooray nin latuhmayo, dariiqkale oo dad thiqa ثقه leh ayaa laga keenikaraa, ninkaan haddii uu kuqancay شيعه school of thought, ummadda halaga illaaliya si uuna ummadda uga wasakheyn, haddii uu cagaha soodhigo geyiga soomaaliweyn, cagaha dhulka halooga qaado oo police judiciary haweydiiyo suaalo in uu shaqeeyo Jamhuuriyyada Iran.

  • @kildhikildhi2949
    @kildhikildhi2949 Před 2 měsíci

    Sumxaana allaaah

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 Před 2 měsíci

    Wadaadkaan shiicada afhayeenka u ah oo imaam masjid sheeganaaya wax baa ka qaldan wuxuu sheegayana lama fahmi karo marba meeluu ku boodaayaa sida rahii

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he Před měsícem

    Hade laqa qate hada shica miyan nahne

  • @hurre_008.
    @hurre_008. Před 2 měsíci

    Shiicadu ayagaa sheegtay inaanay sunniga isku diin ahayn isku ilaah ahayn
    Isku nabi ahayn

  • @Gotthemethod23
    @Gotthemethod23 Před 2 měsíci

    Wataa culimadii umadu

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix Před 2 měsíci

    Suufi ma tihid ee shiico uraayaad tahay taqiyada la tag uf

  • @HooyosareedoCige-wv9fs
    @HooyosareedoCige-wv9fs Před 2 měsíci +1

    Oo adigu ma aragtay

  • @halanenuur128
    @halanenuur128 Před 2 měsíci

    Wax hala barto diintu ma, aha sheeko.

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Před 2 měsíci

    SHEIKHA IMAAMKA 27 SANO AHAAYOOW ADIGU MA AAMINSAN TAHAY IN GAALO CADOWGA ALLAH AH JIRTO ? MA AAMINSAN TAHAY INAY JIRAAN DAD MUSLIM SHEEGANAYA OO AAN MUSLIM AHAYN ?
    JIHAAD WUXUU RASUULKEENA NOOGU SHEEGAY INUU YAHAY UDAGAALAMIDDA KOR AHAANSHAHA KALAAMKA ALLAH, DADKA ARRINKAAS DIIDA OO ISHORTAAGA OO SAFKA KULA JIRA GAALADA IYO KUWA DIIDDAN ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA SIDEE AYEY MUSLIM KU YIHIIN BALNOO SHEEG ?

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Před 2 měsíci

    Beentaa waligey ma arag ayagoon laheyn shico Waa gaalo waana run ,ee caisho iyo abubar iyo cumar dad nacaladaya miyaa leedahay Waa Muslim cidkaa yeeleysa malaha .

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix Před 2 měsíci

    Adaa haahila shiico youtube kay ka buuxaan iyagoo nacladaya saxaabadii rasuulka oo gaaleybayo oo xitaa leh cali waa ilaahay waryaa adaa beenaalaa ee uf

  • @user-by2ll9bz6f
    @user-by2ll9bz6f Před 2 měsíci

    Culumoy shiico ino daya khayr allah siye haday dhunsanyihina ha so hanuniyo shiico wa nimanka kaliya e walalahen reer falistin u hilinaya dhinac walbana lagarab istagan ino daya intey ino hilinayan hadhowna an la dirirno ama an iska cayrine shiico khayr maleh

  • @yasinaden5100
    @yasinaden5100 Před 2 měsíci

    Shiico mataqaanid, jahli baa kuuguwacan.

  • @user-qj2yu4ht8t
    @user-qj2yu4ht8t Před 2 měsíci

    Been taaa shiici is ku diin manihin Suufine waaa gaal cil ma dhihin

  • @hassanwarsama338
    @hassanwarsama338 Před 2 měsíci

    Shiicadu badankooda maaha muslim taa ku biyo cab

  • @AhmedAbdillahi-r6g
    @AhmedAbdillahi-r6g Před 2 měsíci

    Labaduba waxey fulinayaan Dana shiisheye. War alle halaga baqo. Ka daaya ummada jahwareerka.

    • @nuradindahir1613
      @nuradindahir1613 Před 2 měsíci

      Sheekh Barbaraawi runtuu kahadlay waana sheekh Sunni ah xaqana umada Soomaaliyeed usheegaaya

    • @nuradindahir1613
      @nuradindahir1613 Před 2 měsíci

      Ilaahay xaqa hayna garadsiiyo dhammaan wll

  • @hurre_008.
    @hurre_008. Před 2 měsíci

    Beeline
    Shiiciye

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 Před 2 měsíci

    Ma shiico ayaad difaacaysaa oo aad leedahay bukhaari ayaa shiico kitaabkii ugu saxiixsanaa shiico ka wariyey horta bukhaari iyo shiico kee horeeyey yaahuu daliil keen sheeko lama rabee iyo kaftan iyo tororog haddiiba suufi hoos fadhido waxba lama joogtid

    • @bouhahmed5537
      @bouhahmed5537 Před 2 měsíci

      Cher frère une personne qui dit Allah et son prophète Mohamed scw est un musulman mais arrête de dire des choses incroyables dans le Muslim

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 Před 2 měsíci

    Shatiif wax kajaahilsan maleh.
    Shiicada maanta jira daaifooyinka ugu waaweyn waa:
    1.baadiniya sida: calawiya, qaraamida, baabiya, bahaqiya.
    2. Ithnaa cashariya: raafida oo iyana firaq badan ah.
    Labadaas kooxood diinka ay aaminsanyihiin kii nabi maxamed maaha, hadaadan taa ogeyna jaahil ayaad tahay.
    Waxaa sooharay qof caamiya oo shiica iska maqlay lkn caqiidadooda aan aamin sanayan waa laga yaabaa in loo cudur daaro.
    Sidoo kale kooxda
    3. Zeydiya: oo muctazila ah hadana shiicanimo kudarsaday labadi hore in ay yara dhaman aya muuqata lkn iyana kheyrmalaha.

  • @abdiabdulahi4890
    @abdiabdulahi4890 Před 2 měsíci

    Hadanu suni nahay mxanu uga baqana inanu la doodno shiico? Mxaynu u arki waynay axadiis badan oo laga so wariyay faduumo iyo xasan iyo xuseen iyo ehlu baydka dhamantod?shiico haday gaalo tahay maxay gaalo ula tagalnta?shiico haday gaalo tahay mxaa xajka loogu ogaladay oo ay uso xajan?su.alahan jawabtodu waxay tahay shiico waa muslim
    Shiico waa Muslim

  • @user-qz5mz7yl7d
    @user-qz5mz7yl7d Před 2 měsíci

    Suufiyo waa gaalo

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp Před 2 měsíci

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @qardho7720
    @qardho7720 Před 2 měsíci

    Dad Ali rc iyo huseyn rc
    U aminisan ilaaah ama in ay ilaahy la
    Simanyihiin dadkas isku ilaaah iyo isku nabi iyo isku kitaab ma nihin shiicanadana sidaas ayeyu badanyihiin orod baara kutubtoda o dageysta mucamimiintiida aadaa yabayee marka barbaraawi wa nin wax so ogaaday qofkan kalen bilaa cilmi iyo bilaa baxthi ayu iskaga hadlayaa aleele adaa jaahil ka ah shiiico 0:02

    • @noahD1636
      @noahD1636 Před 2 měsíci

      @@qardho7720 waar xajka way TAGAAN, waa muslin

  • @user-fy1qe2ff5e
    @user-fy1qe2ff5e Před 2 měsíci

    Sheekh adigu fariiqee tahy. Waanu idinku dawakhnee.
    Xiligii rasuulkii SWC sii sheegay baa la gaadhoo aniga iyo inta ila midi idinkama qaadanyno wax kale .... Qows dambeedka ayaanu galiney intii yareyd ee macalinmiintii aan is colaadin jirin ee is jeclaa noo dhigeen waalidkayana nagu ogaa. Allaah ha nagu xiftiyo halkaa.
    Idina is ku maraada waligiin. Subxaanka yaa cadiim

  • @nuradindahir1613
    @nuradindahir1613 Před 2 měsíci

    Sheekh Sharrif kafiirso hadalkaaga shiicadu maaha dad muslimiin ah. Cidna kamaqarsano saxaabadana weey caayaan adigaa jaahil ah ee diinta dib ubaro. Shiicana waxba mawadaagno

  • @HooyosareedoCige-wv9fs
    @HooyosareedoCige-wv9fs Před 2 měsíci

    Jahli ciduu boyo dhigay waa adiga

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u Před 2 měsíci

    Waa wahaabiyo loo soo diray in ay muslimiinta kala qaybiyaan waa inkarqabayaal