Safarkaygii Ugu Adkaa | Bosaso to Murcanyo: A 62-Hour Lorry Ride

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024
  • Waa mid kamid ha socodaalladii ugu adkaa ee aan waayadan galay. Safar wuxuu ahaa si fiican indhaha iigu furay, wax badanna aan ka bartay.
    Fadlan wixii talo ama toosin ah noogu soo hagaaji:
    xaajidirir@gmail.com
    +252906791122
    Follow soo dheh page-ka Xaaji Dirir
    Facebook.com/xaajidirirka
    Subscribe | Like | Comment | Share

Komentáře • 341

  • @qoralehechanel3026
    @qoralehechanel3026 Před měsícem +46

    62 saacadood oo amni ah oo aad socoto waxa laga helaa puntland Alxm ilaahay ayaa mahad leh noogu deeqay amnigas

    • @cabdiraxmanlarane345
      @cabdiraxmanlarane345 Před 27 dny +5

      dadka deegaanka udhashay kaliyahaa kusafri kara somaali kale kuma safri karto nabadna lamadhihi karo waxaas ilahey nabad nawada deeqda hanasiiyo somaaliyey

    • @sharmakeali5248
      @sharmakeali5248 Před 26 dny +5

      ​@@cabdiraxmanlarane345wlh been bad sheegtay inta aad puntland joogtid meesha aad doontid ka soo jeed cid si gooniya ama qabyaalad kale ku qabsanaysa majidho bal mar booqo adoo aan khalad naga aaminin boowe puntland booqo 😅😅

    • @MohamedYousuf-zo2mt
      @MohamedYousuf-zo2mt Před 23 dny +1

      Anigoo Somalilander ahi ma iman karaa Puntland?😂​@@sharmakeali5248

    • @mahmoudhersi4603
      @mahmoudhersi4603 Před 22 dny +1

      ​@@cabdiraxmanlarane345
      Dadka kalena waa ku safri karaan hadduusan qofku asagu wax ka bi'in.

    • @ishowspace1
      @ishowspace1 Před 22 dny +1

      Wa runtaa gobolada badana wasidaas ​@@cabdiraxmanlarane345

  • @moawil3013
    @moawil3013 Před měsícem +38

    MuuQaL ka Qurux badan dhawaanahan ma arag.
    Ilaahay hakaa abaal mariyo walal Sad Quruxda dalka u muujisay❤

  • @abdulkariimibrahim1075
    @abdulkariimibrahim1075 Před měsícem +54

    Dhul weyn ayaa meeshaas ku jiro. Allow wadanaka noo hagaaji.😊

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 Před měsícem +20

    Maashaa Allaah
    Waa safar qiimo leh
    Waa loo baahanyahay in dhulkaaga SOOMAALI lagu socdo oo dadka la baro dhulkooda baaxadda weyn leh iyo khayraadka Allaah nasiiyey

  • @EngAbdirahmanHaji
    @EngAbdirahmanHaji Před měsícem +18

    Maashaa Allaah barnaamij qurux badan, aad baan u bogaadinayaa safarkaas dhibta iyo caqabadaha badan ee aad sida farshaxanka leh inoogu soo gudbisay boowe.

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 Před měsícem +15

    USTAAD xaaji dirir wixiino meysan aheyn safar ee dalxiis iyo deegan barasho ayaad ahedeyn

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 Před měsícem +7

    اللهم يا مقلب آلقلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲🕌

  • @iidleahmed7310
    @iidleahmed7310 Před měsícem +15

    Aad ayaan jeclahay dhulka in shaa allah narkast wan jeclahay in wax laga qabto caqabadaha ka jira anigu reer nugaaeed ayaan ahay balse dawlada puntland waxaan ka codsanaya 5 sano wax qabadka haloo wareejiyo gobalka raasi casayr

    • @sallowadam5982
      @sallowadam5982 Před měsícem +2

      Mansha Allah Mr Haji Dirir Program kani caadi maha dal kaad ba na bartay oo ileelin puntland xagaas bay jirtaaba dalku xagaas buu u wayn yahay 🎉🎉🎉🎉 Hore u soco bro weriyuhu wakaas dhul ka aan la gaadhin soo bara dadka🎉

  • @salmansamir5570
    @salmansamir5570 Před měsícem +8

    Mahadsanid walaal Xaaji Dirir. Niyahow muuqaalada quruxda badan ee gobolka Bari noosoo badi. Dhulka inuu qarfe yahay aan nolali kajirin bay badi Somaalidu u haystaane. Meelaha Durdurada iyo ilaha qulqula leh nooga soo duub ina adeer. Muuqaalka iyo Codkaagu waa waxaan laga dhargi karin.

  • @ckaafiosmaan7677
    @ckaafiosmaan7677 Před 29 dny +5

    Degaankaasi waa degaankii aan ku soobar baaray yaraanteydii, waa dad iyo deegaan qiimo weyn Alle haa xafido.❤

  • @AbdirahmanMohumed-sj6uw
    @AbdirahmanMohumed-sj6uw Před měsícem +22

    Masha allah

  • @Hmmmm501
    @Hmmmm501 Před 28 dny +3

    Dirirow walal waxaan kaa codsanayaa inaad Falfalax, Qundheed, Suuj, Garmaal, Gabaal, Maraaye, Gabac, Jiifle oo ah xeebaha nugaal aad aadid oo si fiican kor iyo hoosba iyo durdurada ku yaala noogu soo duubtid siiba durdurada iyo waadiyada Falfalax iyo Qundheed ku yaala fadlan waa iga codsi walal🙏 mahadsanidna quruxda dhulalkeena ee aad nala wadaageysis wallahi we are proud of you lipaax baad tahay❤️

  • @AbdifataahAlii-zh3nk
    @AbdifataahAlii-zh3nk Před měsícem +6

    Waaw anigoo kenya joogo ayan kala arkaya waliba muuqaal qurux badan Masha Allah

  • @ibrahimjama3579
    @ibrahimjama3579 Před měsícem +8

    Maasha allah waa duruus dalbarasho/ baarliin adoon tagin ama boon ka sheekayn barashada dhulkaaga baryo la isku howlaa” waad mahadsantahay wariye sare❤

  • @maxamedbariise2204
    @maxamedbariise2204 Před měsícem +10

    Lagend dirir golden voice

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare Před měsícem +8

    Masha Allah Awoow dhul badan iyaad nabartay oo qadiima, Soona badi insh Allah,From Ciisaha jabuuti.

  • @sahaldawiil
    @sahaldawiil Před měsícem +7

    MashaAllah waa muuqaal si fiican loo duubay wax badana aan ka barannay. Xitaa aniga oo reer Bari ah ayaa ka bartay tuulooyin aanan waligay maqal. Well done guys👏

  • @munamohamed7160
    @munamohamed7160 Před měsícem +5

    Masha Allah Brother!!! I am a huge fan of your work! May Allah Grand you Khair in this world and Hereafter, ameen, and May Allah Grand you a long life! Ameen

  • @AbdiqaniBurhaan-vv4ip
    @AbdiqaniBurhaan-vv4ip Před 29 dny +3

    Ilaahey Dhul intaas la eg uu na siiyey hadane wali dad naga mida Nasiibdaro dhul bey isku dilayaan Ilaah baa Mahad leh.

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. Před měsícem +5

    Muuqaal qurux badan lakiin dhib faro badan loo maray weeye runtii, mahadsanid sxp muqaalada aad soo bandhigtid heerkooda lama qiyaasi karo halkaa ka wad halyeey ❗

  • @ayaanlesoraan
    @ayaanlesoraan Před měsícem +7

    Wlhi runti waad ka muuqal iyo decomenty fiican tahay kuwayaw kle waxaana jira isna wiil sadaada oo kle u duuba video yada marwaan somali ayaa layidhaah video gadaal bay ka ogaan donaan dadku in aad ufiican yahay waxaa lku leeyahay go forward 🎉🎉 af Somali hodan tinada ku sii dhirinaw 🔥🔥

  • @AhmedFarah-cm1cu
    @AhmedFarah-cm1cu Před měsícem +4

    Dowladda Puntland dhul ayay haysata allaha u barakeeyo

  • @zahraabdullahi3294
    @zahraabdullahi3294 Před 22 dny +2

    Masha Allah tabarkallah ilaahay amaniga ha idiin seyaadiyo waa dhul qurux badan laakiin jidkii baa rafa in jidadka ladayaco baa fiican oo gagma walba iskaa waxa u qabsa sameeayan takalee aku xigta sidoo kala markaa jidakii wax dhiba ma yeelanahayo guulaysat oo isku tashada dadku ayagaa dhulkooda hagaajisto

  • @maxamadcade2234
    @maxamadcade2234 Před měsícem +6

    Mahadsanid sxp.
    Dhul aan aqoon baan kaa barty

  • @KINGQABIL
    @KINGQABIL Před měsícem +5

    Aad Baad U mahadsantahay
    Waayo waxaad tahay CZcamsr kaliyaad ee soomaaliyeed ee Afsoomaali Sax ku Soo tabiya muuqaaladiisa

  • @AliKhan-Somali
    @AliKhan-Somali Před měsícem +3

    Mansha allah Aniga naftirkaygu waa marey wadadaas 2021 xili aan Bosaso ka safray ilaa bareeda caluula wadadaas ayaan maray.
    Mansha allah walalaha Video gaas soo duubey aad baan ugu Mahadnaqayaa waxaana jeclaan laha in ay . Waxa fiican ay wadaan sii wadaan Mansha allah.
    Waan baraarujinayaa thanks

  • @user-sf5sc1gf6t
    @user-sf5sc1gf6t Před měsícem +5

    Aad baan kuu salaamay xaaji dirirow, gacanta alle haku barakeeyo❤🎉waxid reer bariyo turkiga kaso salamy😂

  • @salebanmohamedmahmoud2483

    maasha allaah illaahayow barakee puntland

  • @MohamedmohamudNor-qt3vn
    @MohamedmohamudNor-qt3vn Před 29 dny +3

    62 saacadood oo 500km loosocday waa murugo iyo dib udhac aad uweyn 5 hours loogutalogalay amakayar gaari 100km/h kusocdo lagumaro

  • @HindaHappy-s6u
    @HindaHappy-s6u Před 28 dny +3

    Durdura iyo dharinbaar e degmada Dhudhub mar soogaar insha allah waa xeeb iyo dhul qurux badan

  • @zaytum
    @zaytum Před měsícem +3

    Manshaalaah muqaal qurux ilaahey ku maneestey ayaa soo duubtey❤❤❤❤❤❤ waligeyna ma Arag muqaal ka qurux badan kan alaha ka siiyo ajar iyo xasanaad waxaad taheey wadani dhulkiisda ku Iman qaba aad ayaana u jecladeey gobolka ras❤❤ cadeyr❤ shukran xaaji dirrir

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před 24 dny +2

    Dhul aad u qurux badan waaye Mashaa allah ilahay ha barakeeyo oo Dadkeena Mid Qura hanoga dhigo.. Dal baa haynaa lakin dad ma hayno ka faaideysan Mahadsanid walale!

  • @isra3638
    @isra3638 Před 24 dny +2

    Masha’Allah master of editing wallah.

  • @Sadiqyaree
    @Sadiqyaree Před měsícem +4

    Best somali CZcamsr 👏👏👏👏👏👏👏

  • @buraale134
    @buraale134 Před měsícem +6

    Mashallah wll sobadi beeraha iyo waraysiyada daganada aad maraysid inshallah

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow Před měsícem +7

    Masha Allah mahadsanid Xaaji

  • @muslimah-001
    @muslimah-001 Před 19 dny +2

    Walaal u r doing an amazing job. As someone who loves travelling, your videos bring me so much joy and i encourage u to continue documenting the beauty of our country as there are not a lot of people doing that. Mahadsanid

  • @hilaac075
    @hilaac075 Před 29 dny +1

    Mahadsanid Xaaji Dirir,
    Aad ayaan ugu Mabsuday uuqaladada aad soo gudbisid marwalba,

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Před měsícem +3

    Waxu aha safar qimo badan
    Xaji dirir guleyso
    Waxa kula hadlaya
    Jabir dirir
    🎉🎉🎉🎉🎉
    Rag wa safar

  • @abdikhadarhassan3713
    @abdikhadarhassan3713 Před 9 dny +1

    Safar kaliya lama dhihi karo waa dal barasho iyo la qabatin dhibaatoyinka safarka uu leeyahay, muqaalkaana dhib badan ayaa ka martay masha allah

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH Před 8 dny +1

    Aad baan u taageera wariyaahan waa nin xirfadeeda leh oo aad afsomaligiisa loo fahmayo. Guuleyso soo badi documentary badan sxb aan uga nasano kuwa gaalada

  • @safiyoaaden9541
    @safiyoaaden9541 Před 27 dny +1

    Maasha Allaah illaahay muxuu dhul nasiyey laakiin kuwa ka faaiidaysata ma aha soomaali

  • @DrMurzal
    @DrMurzal Před měsícem +4

    Safar taariikhi ah guulayso Haji❤ Dhulkeena khayraad baa ka buuxa ilahow kuwo ka faidaysta naga dhig

  • @MohamedAmin-qj8mx
    @MohamedAmin-qj8mx Před 29 dny +1

    Am from your Facebook friend, I watched this video on Facebook but I never get bored because I like it a lot and I admire you for the good work you are doing for the community. Keep up my brother mohamed salad haajji dirir❤

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  Před 29 dny

      Thank you so much 😀 Sharaf bay ii tahay saaxiib. Mahadsanid mar kale.

  • @Tiimbare
    @Tiimbare Před měsícem +1

    Maasha Allaah si fiican baad u maareysay balse safarka balse waa iga su'aale dab ama koronto aad charger ka dhigato.

    • @Tiimbare
      @Tiimbare Před měsícem

      Xaajir Dirir intaa kaliya bal jwb iga sii

  • @mohammedabdirashid7053
    @mohammedabdirashid7053 Před měsícem +5

    You deserve more subscribes 😮

  • @Muscabeid1
    @Muscabeid1 Před 29 dny +1

    Mahadsanid xaaji dirir wakhtiga badan ee galisey

  • @ciisaha
    @ciisaha Před měsícem +1

    Sxb ALLAHA ku barakeyo wadani aya tahay waxa ino so bandhigtay nimcada ilahay ina siyay an ka qadsanahay ALLAHA naga dhigo kuwi ka fa'idesta o dalkoda dhista

  • @SumayaShoole2015
    @SumayaShoole2015 Před měsícem +2

    wallahi waa cabsi cabsi wadaan, I really enjoy it>

  • @hanad6666
    @hanad6666 Před měsícem +3

    Al-ustaadi xaji diriir❤🫶 wanu kuwadana hadanahay rer (rasi-cazeyr adi ka horow dhUlkan cidna kama warhayn lkn manta walagu bararugay mshlh wana dhUlka Ugu quruxda badan pUntaland cilada haysato aya ah wada xUmo dadkena wxay uyaqanan (Gaari-waa😢💔) wa dhulki awowayashey kasojeden wan dagilaha hadi an helayo wado an umarOh🙇🏻🤦🏻‍♂️

  • @GelleBashir
    @GelleBashir Před měsícem +4

    amazing

  • @Sigma_male0000
    @Sigma_male0000 Před 27 dny +2

    Dhulka soomaaliyeed waa Dhul aad u balaadhaan kumaan kun km❤

  • @shoodheshoodhe7903
    @shoodheshoodhe7903 Před 28 dny +1

    Hab tapin cajiiba oo ay kudheehantahay xirfad saraysa I'm enjoying to watch

  • @hussainfarah8870
    @hussainfarah8870 Před měsícem +1

    Ma sha Allah .. alla wadanka iyo dadka no barakee ...
    A lot of love all the way from Burco ...

  • @nafisaali8689
    @nafisaali8689 Před měsícem +5

    MAANSHAALAAH MAALIN DHOW WAAN SOO ARKI DOONAA BOOSAASO ILAA BARI HALKA U DANBAYSA. RABI RABI HA IDIN XIFTIYO ❤️AAMIIN 🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤

  • @Hamda6
    @Hamda6 Před měsícem +1

    Mashallah runti waa muqaal aad uqimaban ana ku farxay war halagu baraarigo nimcada dalkena taal ❤

  • @ahmedabdirizak516
    @ahmedabdirizak516 Před 28 dny +1

    M.a hanbalyo Sxp alllah hku xifdiyo

  • @Abdirizakmrashid
    @Abdirizakmrashid Před 29 dny +1

    Masha'allah horay u soco walal ilaah hakula garab galo dadaalkada

  • @MohammedFooh
    @MohammedFooh Před 28 dny +1

    Mansha allah alle amniga hano siyaadiyo from buhoodle ssc khaatumo

  • @moapdikarem144
    @moapdikarem144 Před měsícem +2

    Msha alla allow nabad noga dhig dhaman dhulkaygaya 🫶🇸🇴🤲

  • @Shuhuura
    @Shuhuura Před měsícem +1

    Masha Allah 👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼

  • @abdikadirfarey
    @abdikadirfarey Před měsícem +3

    Waa DHUL NOLAL ADAG AH WALHI. waan booqan doonaa mar insha allah.

  • @ismailmahirsamajecel4957
    @ismailmahirsamajecel4957 Před měsícem +1

    Masha Allah waa muuqaal quruxdiisa wata. Waxaan kaso salamaaya Degmada Celdas, Wajir Kenya.

  • @Fatma12120
    @Fatma12120 Před měsícem +1

    Masha allaah dhul qurux badan oo dhawaan aana arkin weeye Allaha Barakeeyo dhul udug 💚🤍💙 Bosaso deeqa maxan u xiisay 🥰

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 Před měsícem +3

    Masha alh. Baargaal waa mesha an ku soo korey. Maxaan ku da baa shey xeebta Baargaal. Kubad ku cayaa rey . Qubo iyo kaluun macaan ku cu ney. Masha alh. Asxaab tey da an la soo korey. Halkaan ayaan ka salaa mayaa. Cabdi weli khalid lugo degef . Sharmaarke . 🙏🙏🙏🇸🇪🇸🇪🇸🇪

  • @MahamedAhmed-ih5ru
    @MahamedAhmed-ih5ru Před měsícem +2

    Horay u soco wllo ❤

  • @ibraahimmaxamed131
    @ibraahimmaxamed131 Před měsícem +2

    Masha Allah waa muqaal aad uqurux badan

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 Před měsícem +2

    Weldone sxb from hargeisa

  • @dahabilyrics
    @dahabilyrics Před 25 dny +2

    LEGEND🦅 go forward thanks for shering this amazing video🎬👍👌

  • @Ahmed_alta
    @Ahmed_alta Před měsícem +3

    Sababta uu gaarigu u xumaanayo waa in la saaray tankiisii mid ka badan iyo isagoo maraya dhul qarfe ah, hodhowna gaariga isagoon wax badan la wadan buu xumaanayaa.

  • @user-fe9hy8cl8v
    @user-fe9hy8cl8v Před měsícem +4

    Illahay ha ku barakeeyo wll
    Muuqaaladaada aad bayufiicanyihii
    Inaad ukicisid salaadda fajarka bay ahayd
    Mahadsanid

  • @morganaden705
    @morganaden705 Před měsícem

    masha allaah waa video qiima badna time iyo dadaal dheeri ah aad galisay runtii waad ku mahadsanthy

  • @keynaanhajjidirir
    @keynaanhajjidirir Před měsícem +3

    Caajiib cajiib mhdsanid wll xaaji dirir

  • @Atarax32
    @Atarax32 Před měsícem +2

    Mashallah, Wanaga aad samysay allah haka abal mariyo.

  • @CUMARXAASHIHIRAABE
    @CUMARXAASHIHIRAABE Před 29 dny +1

    Bismilaahi war waa silacdeen walahi.

  • @Baariyowjunior
    @Baariyowjunior Před měsícem +1

    BEST wllhi prother ilaahey meel sareeso hakugaarsiiyo ❤

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 Před měsícem +1

    Maasha Allaah, saaxiib aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay barnaajudkaas quruxda badan oo dalbarashada ah oo aad noo soo diyaarisay.
    Mahadsanid wll

  • @TaariikhKasta
    @TaariikhKasta Před měsícem +3

    Masha allah Dhul fiican weeye lkn waddo la'aan ah

  • @ilyazmaow
    @ilyazmaow Před měsícem +3

    Sharaf iyo
    Karaamo ustaad wxa farxad i ah in aan ka
    Mid ah ardaydada ❤❤

  • @Najma-id2xt
    @Najma-id2xt Před 22 dny +1

    Really I like gobolada iyo baadiyaha somalia wallaall gul ban ku rajeynayaa insha Allah

  • @Hassan_haji.
    @Hassan_haji. Před měsícem +1

    Exactly 💯
    Shaqo wacan ayaad dadka u haysaa
    Halkaa ka sii wad🎉🎉🎉

  • @abdullahidaad2062
    @abdullahidaad2062 Před měsícem +1

    Waa safar dhib badan laakiin ku kala baraya Dhulka Illaahay Soomaali siiyey cajiibkiisa iyo waynaantiisa.
    Waxaan rajeynayaa maalin maalmaha ka mida in Laami laga dhigo si safarku waqti yar u qaato laakiin waa markii Soomaali maryooley dhulkeeda qiimihiisa fahanto

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Před měsícem +2

    Watching From Jigjiga. Si xirfadaysan ayaad u duubtay Video ga 👍. Wax badan baan ka bartay and I subscribed to the Channel.

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 Před 26 dny +1

    Wsriye caalamiya sidaad wax usoo tabineeyso aadna u sharaxeeyso waa sidda wariyeyaasha caalimaa oo kale

  • @AgdegPro
    @AgdegPro Před měsícem +1

    Thanks masuul

  • @tuunka
    @tuunka Před měsícem +2

    Very nice vedio Xaaji Dirir hore u soco

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 Před 13 dny +1

    Alla dhulku qurux badanaa sxb noo soo badi gobolada oo dhan waa master decomentry intaan gayiga somali oo dhan.

  • @ShaamilFaraj
    @ShaamilFaraj Před měsícem +1

    Waxaan wax ilahay lagu mahdiyo ah masaafa intaa leg oo an laheyn wax ku dhibaaya bahalo iyo bini,aadam labadaba. isbaaro aadan arkeyn iyo wax kaloo ku dhiba ilaahow wadankeena soomaliyed noo hagaaji umadeenana ka dhig kuwo midooba oo walaalooba oo qabyalada iyo liidnaanta ka kora.
    Dhulkaas waa dhul an jeclahay wax badana an ka shaqeeyey dhanka bada iyo xijiga soomali allow mideey

  • @mustg4891
    @mustg4891 Před měsícem +1

    Bagaa Magacii G badeed uga badeshey, Qajaar badeed baa laqaatey xaga ethics saxaafada , anshaxa saxaafada waa muhiim, anyway mahadsanid xaaji dirir noolow 👌👍

  • @waamoflims9473
    @waamoflims9473 Před měsícem +2

    Safar Qurux Badan Guulayso Xaaji Dirir 🙏

  • @ck25sword
    @ck25sword Před 23 dny +1

    Kusoco mar labaad iyo mar sadexaadba ku laabo oo sifiican u soo duub .. adigoo mabka lasoconaya kuna cadeenaya meeshaad maraysid ... Guulayso

  • @MaxkamadaMessi-k4h
    @MaxkamadaMessi-k4h Před měsícem +1

    M.a walhi 1M uqalantaa horey usoco ❤

  • @Hubi_haji
    @Hubi_haji Před měsícem +1

    Ma Sha Allah waa dhul qurux badan lakin jid la' an weeye

  • @yaxyekulmiye2572
    @yaxyekulmiye2572 Před měsícem +1

    Amazing horey u soco jaale waxan rajeyn inan mar uun kaala qayb gali doono safaradas quruxda badan wax barana aan kaa baran doono❤

  • @AbdirashidMohamed-dz1qm
    @AbdirashidMohamed-dz1qm Před 27 dny +1

    Masha allah videoga quruxbadn oo waqti qaali ah lugu bixeey anigo rabo ayuy iga dhmteey mahadsanid walaal qaali ah😍🙏

  • @asadlione6766
    @asadlione6766 Před 21 dnem +1

    Wow,runtii waxa aad iiso jiitay diyaarinta,waxan dareemayaa in aad waqti badan aad gelisay si aad u xaqiijiso yoolkaaga ,sii wad bro .

  • @cigesoma5549
    @cigesoma5549 Před 25 dny +1

    Mansha Allah safarkan malaha sadex goor ama ka badan ayan dawaday fadlan safarada noocan ah noo soo badi

  • @qasaaye23
    @qasaaye23 Před měsícem +3

    Excellent program

  • @servant1-1
    @servant1-1 Před měsícem +1

    Dalkayga haddan bartay darta ayaan u bartay ❤sharaf iyo karaamo

  • @faisoyusuf1359
    @faisoyusuf1359 Před 23 dny +1

    Maan sha Allah. Ilhay haydin nabada geeyo