DEG DEG Midowga Afrika oo Cagaha dhulka ugu dhuftay Abiye Kadib

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 72

  • @user-tu6qp4zt1v
    @user-tu6qp4zt1v Před 26 dny +9

    Waa guul somaliya insha allah waan ka guulesenana unka waxaan rajenaya inoo kuraco midowaga afrika mowqifa midowiga africa waa soo dhawenaya

    • @TmmmChcc
      @TmmmChcc Před 25 dny

      Waryaa munaafaq yohow munaafaqu dhalay itoobiyaanka ah kadhex bax soomaali anigu meel kasta oo aad gashid baan kaasoo saarayaa eeyohow jaasuuska ah sirdoon itoobiyaanah baatahay soomaali baad iska dhigaysaa waa lagu soo qabanayaa waxba magacyada habad badalin tuug

  • @ironboy436
    @ironboy436 Před 26 dny +7

    Hooyo soomalya. Furso weyn ayaan haysanaa itobiyanka soomaaliya waa inayka baxaan ❤❤❤❤ somaliya hanoolato ❤❤❤.

    • @TmmmChcc
      @TmmmChcc Před 25 dny

      Waryaa tuugyohow jaasuuska ah kadhamoow soomaali iyo arimohooda tuug waa lagu ogaaday

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa Před 25 dny +5

    Saxan sheeq waa inuu ku marti qaado mucaaradka itoobiyo ku kacsan si uu ugu cadaadiyo abii axmad

  • @lionman6813
    @lionman6813 Před 25 dny +2

    I am with great Egypt 🇪🇬 and I am from Somalia 🇸🇴 ❤🎉

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 Před 17 dny +1

    Asc XasabunAllah wanicmalwakiil.Abey Axmed sharkiisa Alle ha ku celsho Amiin yaa Rabi.xasbunAllah wanicmalwakiil kuli dalimiin .cadowga umada somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabi

  • @MahamedSubagle
    @MahamedSubagle Před 25 dny +4

    Jiroo. Joog. Somalia.

  • @FaadumoFaarax-f9g
    @FaadumoFaarax-f9g Před 25 dny +1

    Soomaaliya guul inshaalaah❤

  • @ironboy436
    @ironboy436 Před 25 dny +3

    Bismillahi.r.r.x. madaxweynaha.soomalya xasasan.sh.m. adigaa hogaamiye ah waana kula jirnaa soomaaliyoodhan maanta qabiilma jiro ❤ soomaliyay a hanoolato ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

    • @TmmmChcc
      @TmmmChcc Před 25 dny

      Jaasuus itoobiyaanah waad fashilantihiin eeyahay itoobiyaanka ah adeer soomaali way toostay wakhtigiinii waa dhamaaday

  • @abdikhadarabdikhadar-gv1ri

    Somaliya guuuul

  • @FaadumoFaarax-f9g
    @FaadumoFaarax-f9g Před 25 dny +1

    Somaliya guul inshaalaah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @sahramohmed3409
      @sahramohmed3409 Před 16 dny

      S0malia.guuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @minursa02
    @minursa02 Před 25 dny +2

    Ciidamaada masaar hauul adaag ayaa utaal wa hadii cagaaha so digaan Somalia, Duulalkaa Ku cusuub iyo cadoow usaan garaneen dinaac ay uga soo dulayaan, hoog iyo balaambal beey la kuulmi, hubaal na khawaarij aaya lagu hubeen.

  • @najeepjabriil5262
    @najeepjabriil5262 Před 25 dny +1

    Ninki sojoglaga waye sojog aya lagahelaa boqol kun oo sarari ah aalakenaa in sha allah

  • @user-gf8ju6hw8x
    @user-gf8ju6hw8x Před 25 dny

    Suldan tv marka hore waan nii saalamay ururka afrika waa jiibkiisii u guutaay siidii caadaladi ayay u haadleen haalkana haaka siiwaadan

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 Před 26 dny +8

    Ciidamada Masaarida Saylac hala dhoobo 50kun

  • @TmmmChcc
    @TmmmChcc Před 25 dny +2

    Ogeeysiis ogaysiis dhamaan soomaali oo dhan waxaa soobadatay sirdoonkii itoobiyaanka oo afsoomaaligii bartay iyo balo kale iyagoo qabaa,ilada iyo madaxda soomaaliyeed marba mid caayayaan oo aflagaa deeynayaan war iskajira jaasuu siin badan oo soomaali iska dhigaysa baa inagu soo batay xitaa iyagoo soomali iskadhigayah oromadah bay caayayaan hala feejignaado

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Před 25 dny +1

    Asc suldanka wad mahad San tahay warkada wuu sugan yahay thenkes

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Před 25 dny +1

    Waa sax doowlada soomaaliya cid eeysan ciidankeeda rabin lama keeni karo soomaaliya

  • @user-ws6hn8wl7z
    @user-ws6hn8wl7z Před 25 dny

    Allah namidheyya aamiin

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 Před 25 dny +1

    Amxaaro Anagaa ku filan ee Madaxweyne Xassan ha keeno Hubkii Wadanka lagu difaaci lahaaa qaasatan Drones fara badan.

  • @IbrahimHoussein-z2i
    @IbrahimHoussein-z2i Před 25 dny

    Benaaley, benaaley, benaaley ! Xassiid !

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 Před 25 dny +1

    Caalamka waxaa ka taliya maraykanka haduu masar taageero ethiopia way u dhammaatay tan kalle sharciga un waa kamamnuuc ciidamada safka hore in lakeeno wadan dagaal sakooye ka dhaco markii horeba in kenya jabuti ethiopia markii horeba sharciga caalamka ayuu ka baxsanaa

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Před 25 dny +1

    Abi waa nin doqon ah hadana edeb daran waa gumeysi cusub hadalkiisa .abi illaaheey ha ku dhaafiyo umada waayo waxa tahay dabuur nasiib xun balo ha ku dhacdo aakhrio iyo aduunba

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Před 25 dny +1

    Atmis*- Bax bax bax basaasiin weeye,fadhiya Villa soo. Bax qarax bay sameeyaan, la ogaa la ogaa,.

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Před 25 dny +1

    Waxaa uu gatay qaranimada soomaaliya mar hadday ethiopia leedahay ciidanka imaanayavsoomaaliya waa in wax nagala warsadaa macnaheeda uu yahay anaga ayaa go,aansanayna cida imaanayso taasi waa soomaaliya xor ma aha cajiib tolow soomaaliya maxaa heerkaas gaarsiiyey cajiib.

  • @najeepjabriil5262
    @najeepjabriil5262 Před 25 dny +1

    Ssc hala iga garsiyo tigtonan in eey galan isaq oromo ayey sowatan ee difacmujiya

  • @abdirashidshikh3205
    @abdirashidshikh3205 Před 25 dny +1

    Suldanka wxa ka dhaadhacsan in masar sagaal i gelayso. Ha li riyoon taas falastiin bay u mixi lahayd!!!!!

  • @user-le9lw3nb2w
    @user-le9lw3nb2w Před 25 dny

    Guushii ay khatumo gadhey waa guul ay soomali gaadhey

  • @zamzamabokor7705
    @zamzamabokor7705 Před 25 dny +1

    Borobagaadada dadka ad ushegaysan jooji itoobiya heshiiskii lagashay somaliland cid hor istagi karta majirto

  • @Cismaancilmi-l9k
    @Cismaancilmi-l9k Před 25 dny

    I
    Jasoira carabiya qadsr the

  • @jamacadan2200
    @jamacadan2200 Před 25 dny +1

    Guuleysta somaaliya waxaa layab leh itopia abiy ahmed oo boob u rabo inu boobo bada somaalìeeð laakiin wuu hurdaya abiy ahmed wuu og yahay inaan weligeen itopia darling u dhigi jirney ee maanta diyaar ayaan u nahay dagaalka ey ina rabno itopia

  • @Yuusufdahirmaxamed
    @Yuusufdahirmaxamed Před 25 dny +1

    Caqli maleh.oromogu xun maser soomaaliyaa kadaran

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 Před 26 dny +1

    BADOOWGII GEELJIRKAA MUSE BIXII USHEEGA. ADUNKUU XEER AYAA KAALA SAARAA.

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 Před 26 dny +1

    Ma futadaada ayaa kuu waranta mise nowmu kaaf ayaad ku jirtaa ilaa hada waar waa la kala adkaaday ee libta ii hanee neefyahow

  • @IbrahimJahuur
    @IbrahimJahuur Před 25 dny

    Waxa lajogaa Waqtigii Ithopia la gacan saari lahaaa

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Před 25 dny

    IAM SOMALI. MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND. ??? DAL. KA SOMALIA 🇸🇴 IYO. BADEEDA. CID. IIBIN KARTA. MA JIRT. DAL. KA. SOMALIA 🇸🇴 DADD. KA. KU NOOL. WAA. REERRO. REER. KA. ISAAQA. SHEEGTA. MA. IIBSAN KARAAN. QABIIL KALE. DHUL KIISA. SIYAASADUNA. MAAHA DUKAAN KABAHA. LAGU IIBIYO. KKKKK. WAALIDA. REER. KA. ISAAQA SHEEGTA. WAA. NAC NAC. MA. ABIY. AXMED. KA. DAL. KA. ITOOBIYA. BAA. IIBSAN KARA. DAL KA. SOMALIA 🇸🇴 WAA. NAC NAC. KKKKKKK. IYO. SHEEKO RAQIISA. MA MUUSE. BIIXI. BAA. IIBSAN KARA. GUDABIIRSAY. IYO. CIISE. DHUL KOODA. KKKKKKKKKK. HADII. UU. IIBIN. KARO. YAGANA. HA IIBSADO

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Před 25 dny

    Trump Mar naba Masoo baxaayo Kamala Harris Ayaa Soobaxeso Insha Allah Qaainkan Trump Waku Daayey

  • @muadanas8983
    @muadanas8983 Před 25 dny +1

    Mushoys😢🎉🇪🇹🫡

  • @MuuseRooble-yg1kq
    @MuuseRooble-yg1kq Před 25 dny

    Mkhf

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k Před 26 dny +1

    Qac weyn orom waalan yaa ka amarqadana anaga awood uleh ciidankii imana iyo kan an ceyrineyno nala weydinaya

    • @TmmmChcc
      @TmmmChcc Před 25 dny

      Kkkk itoobiyaan waad fashilantahay kkkkk waryaa kadhamoow soomaalida munaafaq

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Před 25 dny

    Suldanow raska nono iyo raas case inta udhaxaysa waxale umada soomaaliyeed oo cidkasta oo isku dayda carada iyo biyaha soomaaliyeed cashar u dhigaysa balse hada dadkaayi majoogan ka jawaaba

  • @saidjama4108
    @saidjama4108 Před 25 dny

    😂😂 Gooja Cade ayaanu siinaynaa Puntland; waa waalidii dhulbahantaha. Waxaynu sugnaaba waa dhulbahantihii oo ka cabanaya kufsigu uu majeerteen ku hayo hablaha iyo wiilasha dhulbshante.

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 Před 26 dny +2

    ITOOBIYA MALAHA CIIDAN AWOOD LEH SOOMAALIYA WAA ISKA CELIN KARTAA ITOOBIYA. CIIDANKA CIRKA AYEY KISTOOYAR AWOOD KU LEEYIHIIN. HADDII KUWAAS DIFAAC LOOHELO CIIDAN LUG AH MA HEYSATO ITOOBBIYA LAAKIIN XASAN AYAA FULAY AH!!! WAAN ISKA CELIN KARNAA ABII AXMED.

    • @Saajac2024
      @Saajac2024 Před 26 dny

      waa ruuntaa oromkaan abiyee MAREEKAAN AYUU ISMOODEEY.

  • @user-yf2xz8wf4l
    @user-yf2xz8wf4l Před 25 dny

    Somaliya.hadaysan.wax qabsan cidna.waxba.uma qabanayso.taas ha oggaato

  • @MadinaBouh-zg4fg
    @MadinaBouh-zg4fg Před 25 dny

    Dalka dadbale somaliya cidaydonto hakento

  • @XuskaCade-o8e
    @XuskaCade-o8e Před 25 dny

    Sxb

  • @MadinaBouh-zg4fg
    @MadinaBouh-zg4fg Před 25 dny

    Amarka kodashaqeyo

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 Před 25 dny

    Waa been, un, anaa jooga Frica ba qaar badan baa ethobiya kula socda

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 Před 25 dny

      Shut up , naayaa ma dad xoolo ahbaad na moodaysaa noocaagaa un uma shaqeeyaan jaahilad yahay

  • @XuskaCade-o8e
    @XuskaCade-o8e Před 25 dny

    Gooje cade see dhahaynaa buskseeda

  • @SiciidGees-ui2re
    @SiciidGees-ui2re Před 25 dny

    Beenta iskadaa itoobiya iyo soomaaliya ismadiidanee masarna ma imanaysee iskahubso

  • @user-hs6ro6so6n
    @user-hs6ro6so6n Před 25 dny

    Beenaale War Run Ah Dadka u Soo Daa

  • @FutoXar
    @FutoXar Před 25 dny +1

    Gooje cade see dhahaynaa buskeeda war dhulkiina haysta oo amaan halaidinka helo dhulbahantow masar dejista gooja cade😂😂😂

  • @user-nb3tz5pr5l
    @user-nb3tz5pr5l Před 25 dny

    You are very far away from the truth

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 Před 25 dny

    Maxaad been ku heshay viws beenale beenale

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Před 25 dny +1

    Abiy Ahmed cid cagaha dhulka ugu dhufan kartaa ma jirto e la soco, Ethiopia soomaaliya dhib uma geysan e soomaaliya iyada ayaa is dhibaysa e la soco, Somaliland waxay dacwo ku soo oogeysaa soomaaliya waxa laguKala baxayaa Maxkabada aduunka e la soco, bal waa cda ay u darantahay

    • @raghedanan3959
      @raghedanan3959 Před 25 dny

      Somaliland wax la yiraahdo uu Aduunka aqoonsan yahay majirto.

    • @Dhawrsan170
      @Dhawrsan170 Před 25 dny

      Abiy axmed ma aabahabaa mose waa walaakaa maxa kaagalay edebyelo dantada garo abiylayne

    • @danabguuled5491
      @danabguuled5491 Před 25 dny

      ​@@Dhawrsan170
      Dr Abiy Ahmed waa LIBAAXA , car talasbo hortiisa u qaad, Abiy Ahmed naftaada iyo maslkaagaba ilaahay Ka sakoow isagaa gacanta ku haya oo' ku ilaaliya ee u Mahad celi

    • @Dhawrsan170
      @Dhawrsan170 Před 25 dny

      إدا نطق السفيه فلا تجبه فخير من إجابته السكوت،،

    • @danabguuled5491
      @danabguuled5491 Před 25 dny

      ​@@raghedanan3959
      Uma qalantid in aan kuu jawaabo balse tusaalaan ku siinaya.
      Gurxantaye maxaad tari, Qaylisaye maxaad qaban, carsaanyada sideedii sowdigan gees walba u cararay, aduunka iride aanad garaacin ma jirto, waxaad a Ka taagan yahay gacmo maran, joogviyo jiifba waad diidey, gurigaaga ololaaya xataa war kama haysid. Waadigan sariigtee, leexadu ku sitee, hadaba laan cuskanayee maxaa luray naftaadii? Koley wax maqashay balse ha degdegi

  • @LacibAxmed
    @LacibAxmed Před 12 dny

    Giohffhghcfyyfd

  • @lionman6813
    @lionman6813 Před 25 dny +1

    Itoobiya ha dhacdo nacalaa dhalee 😂