Caqli Celinta Cabdi GOOD - Xuseen Shire Jaamac 2014

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 205

  • @kibilowgaswedan6479
    @kibilowgaswedan6479 Před 10 lety

    marka hore waan ku salaamay abwaan al fanaan xuseen shire marka xiga odagaan marqaansan waxaan leyahay horta darooga hakaa soo baxdo makaas kadib naftaaada waani wayo adigaaba qaldan see maraka dad wax ugu sheegee cabdi darooga quraan waxba kama taaqnid adi ha isku dambaawin qandha af xun shiiiiiiiiiiiit waxaan cabsan naga qabta qandha ilkaha xun

  • @rentokil2
    @rentokil2 Před 10 lety

    Viva Xuseen Shire, walaalkeey haku dayan ninkaan aflagaada tviyada lawareegaya waan kunaqaana sharafta ala kusiiyay

  • @ak.0-010
    @ak.0-010 Před 4 lety

    jabuuti waa loo riyaqay fanaanintaa jecel

  • @adendavid91
    @adendavid91 Před 4 lety

    Abdi good walaahi waa kala xaadhay

  • @zakariyemohamed7793
    @zakariyemohamed7793 Před 9 lety

    Ninka dhahaya

  • @gobonimo1
    @gobonimo1 Před 10 lety +1

    Ninka gartey ayaan ahay Xuseen Shire inaanu fahmey af-soomaaliga uu ku hadlaayey Ina Goox kkkkkkkk waa ciyaalkii hore Cabdi Goox, uu ugu tala galey inuu ku dhaga-barjoobo.........

  • @khadr4238
    @khadr4238 Před 8 lety

    wuu sax sanyhy abdigood

  • @abdiasishubse996
    @abdiasishubse996 Před 10 lety

    Cabtoooy waa Cabtoooy heesaaa laga hadlaaa qur.aan aa la aqrinaaa reer waqooyi diin ma fahmayaan waligoood soo kuwii mahan xalfad show ah qur.aan ku furaayay fooool beela

  • @dosantosdosha8113
    @dosantosdosha8113 Před 10 lety

    xawayaan waye abdi good waan u jednaa isaaq ahaan in uu u dagalamayaa

  • @daahiribraahim2360
    @daahiribraahim2360 Před 10 lety

    Waa runta xuseen shire hdlkada cabdi goodna waxa leyahy adeer wa isku dhex yaacday heesaha wax ka shegeyso anagu wa jecelnahy wana ku heeysana wlhi agwaan jeylaani iyo al fanaan BK halka kasii wado wa jeclaanay wlhi heesta nolosha cusub so dhaweey

  • @Somtales
    @Somtales Před 10 lety +1

    Yac, Xuseen waa qof aqyaar ah oo degen, hayeeshee wuxuu qaldamay markii uu si kedis ugu jawaabey ruux afsoomaligiiba dhameeyey oo qabiir ah, cabdi good barnaamijyadiisa mudaan ku soo taxnaa waana ruux waxbadan umadda afsoomaliga ku hadasha u faa,iideeyey.

  • @cunaayecade2034
    @cunaayecade2034 Před 10 lety

    walee abdi good dadkii waa dhibay ee yaa ka qabta

  • @arralleabdi6410
    @arralleabdi6410 Před 9 lety

    NINKAN XUSEEN WAA INUU GABAY SUUGAAN IYO AFSOMALI KA HADLO ANIGA WAA ILA QALAD, UGAAR LA SOO DILO SAGAARA LA DABTO IYO WAXAAS INUU KA HADLAY AHAYD AB IYO SINJI UMALAHA SUUGAAN

  • @mawlidahmed4852
    @mawlidahmed4852 Před 10 lety

    sxb waaan kaa qaaadny abwaaanaka

  • @qalax123
    @qalax123 Před 10 lety

    Mingiska qabiilka in laga tumo waaye dadka qaar. Illahay ha u naxaristo intii dhimatay, Amiin Amiin cuqdadana ha la iska saaro!!!!

  • @Foolge
    @Foolge Před 10 lety

    war wasidee sowtan odaygii cadi good ahaa kadhamatay uasaasaqan umalaynayaa

  • @NaasirDheere
    @NaasirDheere Před 10 lety

    abwan allfanaan hussein shire waa nin aqlaaqleh waana sax sanyahay abdi good ciyaarta jooji abwaankana raali gali

  • @somalilandhnolato835
    @somalilandhnolato835 Před 10 lety

    abdi shiraw wadigaa af libaax galay ma filayo inaad ninkan hadaad is hor fadhisataan inaad fahmi af somaliga uu ku hadlayo

  • @abdikaniosman732
    @abdikaniosman732 Před 10 lety

    Kaas sharafta ayuu iska qaadey ee waxbo hala tirsan waa qof marqaansan oo wuxuu doono iskaga hadlaayo adigana kuma gaaro. Inkastoon aqoon kuu laheyn hadana aad baan kuu xushmeeyaa abwaan hussein shire waayo qof wadani ah ayaa tahay good luck bro halkaas kasii wad.

  • @yacoubjama2535
    @yacoubjama2535 Před 10 lety

    Marka hore salaan soomaalaay, meesha ma waxay noqotay east coast iyo west coast, waan ka xumahay in ay meeshaan gaarto sheekadaan,lkn aniga labada nin midkood ma aqaan shaqona iskuma lihin xigaal haday noqoto, waxaan qabaa argtideyda, ninka tvga ka shaqeeya macluumaadkiisa aad bey u yaryihiin, maanta meesha sheekadiisu ka qaldantahay waa cilmi ama maado uuna shaqo ku laheyn ayuu yiri anaaba caalamka keenay, with all my respect sxb macluumaadkaaga hawshaan aa ka hadasho aad ayey u yartahay laga yaabee in hawlo kale aad taqaano. Fanaankana waxaan dhihi lahaa cari nabad iyo wada hadal aan joognaayee ee handadaada waa laga fiicanyahay

  • @shukrisahal6108
    @shukrisahal6108 Před 10 lety

    yaab badanaaaa

  • @waddaniga
    @waddaniga Před 10 lety

    war waxaan cabsan ama qaadan hadana waalan inaad ujawaabto maahan, kuwa shaqada u dhiibtay ayaase kawaalan, war naga aamusiyaa waxaan afka duleela alihiin hadaan alle tihiin

  • @najmamohamed2345
    @najmamohamed2345 Před 10 lety

    Xusen shire run ayaa sheegty waan kugo racsanhy cabdi goot gormee soo baxy maxaa dadka ku imtixaany aniga ehaan udagan wan necy walhi xusen shire waligaa geysi ahaaw walala gull

  • @abdifitahibrahimomarxusaan246

    qaaluu samicnaa innaa qur aanan cajaban kulahaa ar cabdi goodaa waa waalanyahay

  • @axmedyasinmaxamed5238
    @axmedyasinmaxamed5238 Před 6 lety

    Waa laba jaahil quranka maya qaanin adr malcaamaddi quranka dib ugu noqda

  • @mohamedabdi3601
    @mohamedabdi3601 Před 10 lety

    dad waalan iga dheh

  • @mohamedadam1546
    @mohamedadam1546 Před 10 lety

    viva cabdi gooood cabdi shirre hadalkiisa hala dhuuxo plse cabdi shire wuxu dhahay samada ayaa lagu sameeyay samada iyo sabca samaawat sowma kala sar sareeyan ee samadee ayuu jeedaa walhi funny

  • @issackaden595
    @issackaden595 Před 9 lety

    Wan kusalaamay cabdi gaajo cabdi jiir haku mash quulin hussein wadani marqnanka hadad waysay Wad isku dhaxyaacday Waxan muraayad isku fiiri lama kalxanaaqan erdaal

  • @queenofafrica9137
    @queenofafrica9137 Před 10 lety

    duqan dhamadka ah muxuu la af lyrinaa melaha wa asugaan bilaa xushmad noqdeintu islahaa wax hagaji dadka dhumisaa tuug bidaar wayn abdi good xishoo ilka uskak batahayee iska daay qaadka shttttt viv husean shira my abwaankayga allaha ku daayo kana ha u joojin waa mid cabsan bilaa ilka ah ufff dheh

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 Před 4 lety

    Aad iyo aad baan uga xumay wllkayo saxiix magafine cilmibaan baranayay🤝🤣aar shafati shilinbaan siitay

  • @kidstoysfactory9888
    @kidstoysfactory9888 Před 10 lety

    samawaadka dushooda ayaa lagu sameeyey baa tiri heesta NOLOSHA CUSUB, ka towbad keen oo istaaqfurulaah dheh xuseen.

  • @souschef6480
    @souschef6480 Před 10 lety

    Xussien sherow idoorkaan saar qaansaan , haa ujawaabin , maar danbaa, ilaan qof aqligisu taamil yahaay , baa loo jaawabayaa

  • @axmedyare4096
    @axmedyare4096 Před 10 lety

    Ninkaan mirqaansan kusii TV in uu umada ka caayo fursada u siiyay ayaa khaladka leh.

  • @liibaanjaambiir
    @liibaanjaambiir Před 10 lety

    Abdi good hadalyaqan maha alla yaqana maaha waxuu inta badan ka been dheegaa odhada bulshada waxaan kula talinlaa inuu marka hire dhaga furto wanjalkana joojiyo xuseen shire waa abwan xikmadi ka muqato gadalkiisa

  • @hamdafarah9127
    @hamdafarah9127 Před 6 lety

    Wax sharaf leh maaha odaygan doqonka ah ee ilka tufka ah eedoqonka ah

  • @wizamir6493
    @wizamir6493 Před 10 lety

    waaar kani afka qudhunka ah wata ader afkaaga soo nadiifi bal faruuurihiibaaba ku dhuxulow ba huuro somali chanel danbi buu ka galey umada markuu ninkan afka daasadaa wata aad siiseen barnaaminka dad nadiifa usoo bandhiga umada

  • @hamdafarah9127
    @hamdafarah9127 Před 6 lety

    Gabi ahaanba wuxuuu ku tuntay afka somaliga. Odaygaan ina good ee murqaansann ka tv ga u furay baa ugu daran

  • @khuuriye571
    @khuuriye571 Před 10 lety

    adeerow cabdi good intaad meelaha gabayada lagu keydiyo interneka iwm,aad soo xuuraantay oo hal geeraar ah falkaabka bararaq ah ayaad xuseen Shire waab satay,xuseen Shire maalibnkii uu ku hor fadhiyayacabdi goodo somaalicannal hadal waa kaa xidhnaa saan u arkaayay,

  • @xudunxagrin5497
    @xudunxagrin5497 Před 10 lety

    quraankiibuu xataa kadhigty suugaan war waxan wax usheega away dadkii tuuladooda daganaaa

  • @indhouroonindhodeeraaleey6608

    Kkkk waan ubaahanay WAx aan dhagaysano oo isu jawaabayeee soo badiya fidyawyada loool suuq ayaabay yeelatee

    • @burcoduurray
      @burcoduurray Před 10 lety +3

      Xuseen Wuxuu Ku dhego barjoobay Afsomaligii ina Good Gadgadoonka Maansada Hiniishta Hanaashta Hidiri Wadada kkkkkkkkkkkkkk
      Wuu Fahmi Waayay Kulaha Afsomaliga Waaweyn Xaafadihiina Lagaga Hadlo Hanoola Imaan Kkkkkkkkkkkkkkkk

    • @Abdi-Mohamed
      @Abdi-Mohamed Před 8 lety

      reer burco soomali meedhan

  • @aamiinhassan5241
    @aamiinhassan5241 Před 10 lety

    kkkkkkkkkk Wlhi wan qoslay Ninkan Xuseen SI wanaagsan buu u Hadlayaa oo waxgaradnimo leh lkn Cabdi good waa iska Cadho hadlayaa

  • @mohamedadam1546
    @mohamedadam1546 Před 10 lety

    halayla dhagaysto labada cabdi iyo sida loogu mashquulay waa duni akhuru sabaan walhi waa sidii uu dhahay boon xirsi oo uu dhahay waa duni akhru sabaanee walee
    XUSEEN VS CABDI GOOD 2014 HD

  • @abdishakurabdulahimohamed8735

    ayada qur aan ka ah ayuu qalday cabdi good subxanallah

  • @SihaamMohaa
    @SihaamMohaa Před 10 lety

    Wlh wa runta hussein shiire odaygan muxu ka yaqana heeso iyo waxas isakaba faqsuus ah o ilkihi daroogo ka dhamaysay dofarka wa idooor xun o cuqdad hayso eyga fosha xun leh darood wa gob ee dadka gunta ah edeb yeesha uf dheh ciil qabow cadabta gal viva darood

    • @somalillandpure1423
      @somalillandpure1423 Před 10 lety +2

      Qabyaaladi Ma Taalo Halkaana Yaan La Gaadhsiin Hooy ...Anuu Xuseen Baan Imika Iyo Awalba Taageersanaa Ina Good Baana I Xiga Haday Qabiil Noqoto Markaa Joojiya Qabiil Qabiil Maaha Sheekaduye Hadiise Aad Ina Good Qabiil Ku Maagtaan Nin Tol Leh Buu Noqon Xishoodkuna Jiri Maaye Ilkahaa Dismis La Iskaga Soo Guri ....Hana Kalifina .

    • @muhsinhilal7009
      @muhsinhilal7009 Před 10 lety +1

      rayi aya la isku diiday qabyaladi ma jirto balse anigu rayiga hussein aya marwalba ila saxna wiliba iyagoo heshiyay oo aan dawanay ayuu hadana soo caytamay waxa la rabay oo sharaftu ku jirtay malintii ay wada fadhiyeen inuu wuxu rabo dhoho balse marka la heshiiyo dib looma soo caytamo aad ayuu ugu khaldanyahay taa

    • @SihaamMohaa
      @SihaamMohaa Před 10 lety

      Inaa good ninka la leyahay wa oday isku dhex yacay coz hadal laku kala baxay inu gadal kaso cesho ma ahan.marka isakaba odaykas alkolayste xun ah o fananinta ku mashqulaya dantisa ha racdo heesaha dad bay shaqadoda tahay haka dhamado faqsuuska uf dheh

    • @somalillandpure1423
      @somalillandpure1423 Před 10 lety +7

      Young Pink Ina Good Abaar Oo Dhaliil Laakiin Mar Dambe Iidoor Iyo Isaaq Yaanan Lagaa Maqlin Ok? Maxaa Isaaq Keenaya Meesha Jaylaaniga Heestiisana La Isku Haystaa Maanu Nin Isaaqa Ahayn? Shakhsiga Wax Ka Sheeg Laakiin Qabiilka Adeer Afaarahiisa Ha Galin .

    • @isxaaqsacad4500
      @isxaaqsacad4500 Před 10 lety

      Young Pink Alledooriga gado ama xamar daga weeye cuqdada reer shaykh Isxaaq lagu goriyey.kkkk

  • @asmaabdulahi3872
    @asmaabdulahi3872 Před 9 lety

    Abti husenoow
    Allah dartiis iskaga daa
    Ninkan isagoo Sarqaansan Tv ga so fadiisanayo o waxa u ku hadlayo iyo wax kalle kalla ogeen
    Cabdi good waano yar yan ku siinaya
    horta wllaahi caro alle ya ka muqatta
    waxba subhana allaah haku heenin
    qamrida ilkaha ku tirtayna iska daaf
    oo qof wayn oo intuu jiro u qalmana iska dig dagaahagu iyo afkaagu ha ismaqlaan

  • @hawd13
    @hawd13 Před 10 lety

    samada wa la yaqaan ina Shire wuu khaldamay markuu yidhi heesta samadaa lagu alifay oo laga soo dejiyay subxanallah ibna aadanku samada ma gaadho ee cirka oogadiisa hoose ayuu gaadha bes afsomaliga ayaa ku yar ina shire

  • @jeeymac5356
    @jeeymac5356 Před 10 lety +1

    qaali inaa samicna intee uga taalaa qul uxiye .. Subhana Allah faqaaluu inaa samicnaa waaye ma ahan qaalu Inaa samicnaa. Quraanka hadaadan aqoon haku cayaarin cabdi good mida kale ayadaha sabaxa bir Ku jira hoos buu ka soo bilaabay ilaa kor ayadii hooseysay ayuu dbamaadka ka bilaabay markaasu Ku qabtay tii ka koreeysay subhanalah

  • @alijama619
    @alijama619 Před 10 lety +1

    ASC. Dhamaantiina, tan kale waxan aad uga xumahay in Somali Channel maamulkiisa ay ogolaadaan in arintu meeshan gaarto ama aydan fiirin barnaamijka u weriyuhu ka hadlayo aysan (checking)ku sameyn ama ayba ogolaaden waa haddii ay og yihiin waxa uu ka hadlayo Abdi good " ninkan abdi good ah waxa wanaagsanaan lahayd in haddii uu doonayo heesta micnaheeda inu weydiiyo abwaankii sameeyay sida dadkuba ay sameeyán in uu waraysto abwáankii sameeyay heesta si uu u ogaado waxa ku kelifey inu sameeyo iyo micnaha heesta "Hadal ninna si u yiri Ninna si u qaadey"

  • @cumardaahir1875
    @cumardaahir1875 Před 10 lety

    Aniga doodan Xuseen baa gar igula leh, Laakiin, Good ammaan iyo dhaliilba waa leeyahay, Good waa ninka ka yaqyaqsooday heesaha KU HAY iyo HADAADAN TUMAYN, sidoo kale toosh ku ifiyey heesta NOLOSHA CUSUB SOO DHOWEE oo ah hees ku socota laba xaraf oo kala ah (N) iyo (C) waana xaaraan in maanso ama hees ku wada socoto laba xaraf, taas oo caddayneysa in ninka sameeyey oo yahay Abwaanka Xaafaddaha ee Casriga ah!, waxase Good loo yaabaa markuu afka la galo abwaanno taariikhda galay oo suugaan culus lagu bartay sida Cabdulqaadir Xirsi Yam-Yam. Geelow daaq markaadse ciin daaqdo baa laguu yaabaa.

  • @nasroahmed9591
    @nasroahmed9591 Před 10 lety

    Odayga good maxaa afka ka galay Balo war ileen balaayo afkii baa fuq fuqaye subhanalaah

  • @cherrylipsdaisy5118
    @cherrylipsdaisy5118 Před 10 lety

    Xuseen Shire mida kaliya ee aad ku qaldantey waa usoo jawaabka Cabdi Good! Waayo waa nin cadeystay inuuba diin aqoon. Nin kalimaadkii Alle ku xad gudbey oo sixi waayay haduu murtidaada soo faragashadey inaad iskaga aamusta habooneed.

  • @xudunxagrin5497
    @xudunxagrin5497 Před 10 lety

    walhy duqaaan murqaansan waa washy kkkkkkk waxan filayaa maisagoo badhgo ah buuu soo hadlaaa waxan filayaaa inay dadkoodu wax wax usheegaaan ninkan

  • @warendifala9902
    @warendifala9902 Před 10 lety +1

    sheekada qabyalada ka daaya meel walbo hala dhex rafaninee.....labada nina fikradooda wax halaga sheego lkn yaanan shaqsiyadooda la weerarin
    teeda yaa garanaya ereyadaa uu isticmalay ina Good: Huntinimayn, Tawaxan Bujubugtaamin, Hiijo, Madiix, Dhasiig, Dhambasuus,,,waa san u qoray haday saxantahay erey bixin aa loo baahanyahee

  • @deeqbasha8936
    @deeqbasha8936 Před 10 lety

    horta abdi good isagu arinka ma bilaabin hees ayuu ka hadlay iyo heeso kaleba barnaamujkiisuna waa mid af somaaliga ka hadla xusseen shire isagu hadi uu khibrad u leyahay rayigiisa dadka ha u bandhigo lkn ta dadka ha u dhaafo barnaamujkooda kkkk xussen shire waabad heestaaye maxaad salaad iyo soon kaga faani kkkkkk

  • @habiibadualeh580
    @habiibadualeh580 Před 5 lety +1

    Xuseen shire. IDAADI abihiis

  • @nimcanali4945
    @nimcanali4945 Před 9 lety

    cadi good. kaan ilkuhu damaden oo golhayaha burco ka ahaanjiray fuck. cadi good xuseen shire. pests abwaan

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo Před 10 lety

    Xuseen, luuqadda Soomaaliga waa mid. Fadlan, doodaada ku salee cilmi, waxaada oo dhan waxey u egtahay iska hadal. Cabdi Good eray kasta oo uu dhaho wuxuu ku saleeyaa shuruucda alifaadda. Waxaad Xuseenoow u muuqataa nin rabo attention ama in la eeggo oo iska hadlaya.

  • @tayaritayari7338
    @tayaritayari7338 Před 10 lety

    iska daa nagaha qawan ad la qadeeyso hesaha iyo melaha fisqiga

  • @somalillandpure1423
    @somalillandpure1423 Před 10 lety +8

    Qabiil Anigoon Dhinaca Saarayn Waliba Ina Good I Xigo Hadii Hadalkaa Uu Xuseen Shire Sheegayo Ee Ah Inay Is Gacan Qaadeen Waliba Gaadhigiisa Uu Ku Qaaday Markhaatiyaalna Ay Joogeen Inuu Ina Good Ka Daba Qaato Oo Tvga So Fadhiisto Maan Jeclaysan Ina Goodna Waa Ku Khaldan Yahay WAA HADII SIDA XUSEEN SHEEGAYO DHAB TAHAY ....Xataa Heesta La Isku Haystay Ee Nolosha Cusub Xuseen Siduu U Sharaxay Baan Ku Taageersanaa .

  • @sacadadan4255
    @sacadadan4255 Před 10 lety

    Waxa waxwalba kadaran Quraanka siduu ugu ciyaaray Good.waxa haboon inuu musuliyinta somali chanel ninka maskixiyan caadi uma ahaan umalaynayaaye. inay kajoojiyaan programka.

  • @omarmuhudinabdulle6483
    @omarmuhudinabdulle6483 Před 10 lety

    cabdi good waa muqalyin ilka hiisa ayaad ugu jeedaaye haku danbaabin

  • @abdow4104
    @abdow4104 Před 10 lety

    Xuseen shire aad mahadtahay hadalkaaga waa ok . Mid kale odeygii good wax ma yaqaana af somali

  • @rajultube7382
    @rajultube7382 Před 7 lety +1

    viva cabdi good nin jira waye xuseen shire jaahila tahay hees xun ku doodayo

  • @abdibariusman271
    @abdibariusman271 Před 10 lety

    Bisinka Somalida waxaaa ubadan dad wareersan ilaah amarkiisa badanaa. War nin walba haduu dantiisa raacda maxaa halaabaya

  • @DS-fb2vr
    @DS-fb2vr Před 10 lety

    ODAGAAN CABDI GOOD LA DHAYO QURAANKA ILAAHEEY SUUGAAN MAAHA QURAANKA MARKAA AQRINAYSO HAKU CIYAARIN SURATUL MULK IYO SUURATUL JIN BA WAAD KU CIYAARTAY SIDAA U AQRINAYSO SURATUL JIN MARKAA AQRINAYSAY QAALUU SAMICNAA AYAA DHAHDAY MANA AHA EE WAA FAQAALUU INAAA SAMICNAA MIDA KALE HEESO AYAAD ISKU HAYSATAAN ADIGA MID KALE EE QURAANKA KASAARA MEESHA MAXAA YELAY HADAL SHAYDAAN IYO HADAL ILAAHEEY ISKU MEEL MA GALAAN HEESAHANA ISKA DAAYA ADIGA IYO MID KALE WABILAAHI TOWFIIQ

  • @beersalaaxe
    @beersalaaxe Před 10 lety

    XUSEEN SHIRE JAAMAC KAN MARDANBE HA U JAWAABIN WAA QALDANTEY.............. HADA WAA QIIMEYSEY ...... WRONG MOVE AA SUUBISEY.............................
    PLEAAAAAAAAAAAAAAASE IZAAQ WAA QABIIL YAAN LUGU GAFIN ,,,,,,,, ANAGUNA MA AHI ISAAQ LAAKIIN WLHI WAA DAD CULUMO IYO DAD EHEL KHEYR KU BADAN YIHIIN NIN GAFEY YAA LUGU CAYN

  • @xaqbaadil1472
    @xaqbaadil1472 Před 9 lety

    Talo... Run ahaantii horta cabdi good dad badan ayaa dinbaaji doontaa wax kow iyo labo kuuma joogaan lkn waa un qofkii hadalkaga raaco. Hadaa doonto lacag ku qaado hestaa doontana faani ewelba hees ayadaba munkar iska eheed lkn wax dadka qanci karo ku fasir yenaan somalidu kula yaabine

  • @fouadsalad4089
    @fouadsalad4089 Před 10 lety

    Abdi Shire wa ila saxan yahay af somaliga wa tira badan yahay ila kenya iyo Djibouti aya loga hadla,markan kan xafadina kaliya loga hadlo Somali ma aha,odaygan quranka ayu ku ciyaray,labadoda kan saxana shaqsisayisa ka ogan karta

  • @cabdirahmanmohamed6500
    @cabdirahmanmohamed6500 Před 8 lety +2

    doqon cabdi good

  • @abdikadiryounes3283
    @abdikadiryounes3283 Před 9 lety +1

    Cabdi good waxaan farayaa inuuna raga jilicda san uuna ku tacadiyin sida xuseen shire oo kale......runtii waxaan ka xumaaday tawaawiciisa.

  • @jamkasayid6734
    @jamkasayid6734 Před 10 lety

    walahi waa yaab nikaan ma waxuu ku soo caanbaxuu wayay mase waxuu is yiri dulmi iyo gardaro ku soo caan bax hadii dad hortaa caan baxay aad maagto waad soo caan baxaysaa ayuu isyiri malahan odaygaan yare marfashkii ka xirmay,
    qof asigiiba somaliguu ku hadlaayo aan la garanayn ayaa rabo in uu murtidii iyo naxwahii somaliga ku bees gareyo tuuladuu kayimid yaab anagaa aragnay hortabaan aragnay oday xayraan ah sxb
    Translate

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi Před 10 lety

    hahaha yaab badanaa,war umada soomaliyeed labo nin uma gar qaadi karto miyaa ayadoon qabiil la soo galin,ragaan anagaa fiican iyo anagaa laan dheera iskuma haystaan ee waxeey isku haystaan suugaan,maansooyin hore loo tiriyey in micnahoodu waa qalad sida lo dhigay maansadaa iyo waa sax, marka fadlan adinkoon qabaailada wanaagsan ee somalida abaarin ka hadla fikirkiina,waan jeclahay soomali.

  • @mahamedhukun8526
    @mahamedhukun8526 Před 7 lety +1

    Walhy cabdi good danbi Ayuu sidan Ku galaya ee iska dhaaf Adiga waxan wacal cadi Good

  • @cherrylipsdaisy5118
    @cherrylipsdaisy5118 Před 10 lety

    Fernando Torres adigana commentkaaga waxa ka muuqda inaad tahay qaniis maseeray oo maanta meeshu Xuseen Shire taagan yahay ka maseersan! Maxaa kaa galey ragga uu la sxbka yahay...? Ma haysatid nin Xuseen Shire udhigmo e waxba hanoo qaraar oynin

  • @geelraace99
    @geelraace99 Před 10 lety

    ninkan xanaaq baa ka muuqda laakin waxa uu ku hadlayaa waa somali sax ah aanay fahmi karin walaweynta koonfurtu runtii ma aqaano labadooda kii sax ah iyo ka khaldan laakiin somaligan maahan mid lagaga hadlo tuulo somali laakin waa somali aad u baaladhan oo lagu sameeyo gabayada

  • @xiireycaraale4156
    @xiireycaraale4156 Před 9 lety

    Cabdi good waaa dameer

  • @salaadahmed9654
    @salaadahmed9654 Před 10 lety +1

    kkkkk xuseen waad saxantahay

  • @wadanisomaliyd714
    @wadanisomaliyd714 Před 8 lety +2

    cabdi good dadka shrfta leh haku mashqulin qashin land baa thy af somalia so baro duli yahow

  • @curadkareerburco275
    @curadkareerburco275 Před 7 lety

    xuseen shire Nin culus nolow abdi good wixiisa waxba kama jiraan

  • @mohamedfares8442
    @mohamedfares8442 Před 10 lety

    Cabdi good waa nacaas wuxu saan aqoon ayu faraha lagalay adkaysii yeeeloo waraa kkkkkkk

  • @amalali6831
    @amalali6831 Před 10 lety +1

    kk waxan maqli jirey qofkas gocosho badana ma habar jeclaa kk hadana waxan maqlaya Mr Good inuu isaaq yahay ee tolaw ma habar jeclaaa? ani fikir ahan hadi laga hishiiyey sidu xusen shegayo wa qalad Good inu so gocdaa!!! xaga kale sheekadan wa musalsal aad moodo in loo baahanyahay wayo wax lagu mashquulo aya la rabaa waa new page noo furmey ee fadlan hanalooso badiyo sidoo kale chanel lada halaso badiyo i mean Husen,Abwadanada iyo Fananiinta wa iney helaan chanal ay uga jawaaban Mr Good .... loooooooooool

    • @HawrarLyrics
      @HawrarLyrics Před 10 lety

      Amal hj iyo dhulooskaba fudayd baa lagu xantaa,markaa inta badan go,aanka saxda ah ma qaataan marka goobta la jooho ee markay mudo kasoo wareegto ayey xisaabtaman ama GOCDAAN. I am hj i dont mind your jokes, laakiin iga raali ahaw hadaan beri wax gocdo oo reply kacsan kuu soo diro. Kkkkkkk

    • @princemuscab1276
      @princemuscab1276 Před 7 lety

      Yusuf Jama hhhh sidaas ukaftama

  • @timothybrown8716
    @timothybrown8716 Před 10 lety

    Cabdi good waa nin culus

  • @abdihakimabdirahman2300

    ninkan abdi good ah abwan ayu isku tilmama lkni wuxu ka ogayahy abwanimo mlhn afkey aya boqsan ayu u hadlaa aniga wxnba u arka nin mirqanka uso gabiyey in somali chanal shaqo udibtey

  • @MohamedMOhamed-bp4qz
    @MohamedMOhamed-bp4qz Před 10 lety

    abwaan xuseyn shire jaamac hadalkada quruxda badan wan kugu tagersanahay
    dadka nocana afkada ha iskaga wasaqeyn

  • @cabdilahiahmed6024
    @cabdilahiahmed6024 Před 10 lety

    cabdi good sii cilmasaan buu uga hadalay oo uu qodobeyey
    waliba delqaaf ayaa ku jira ayu yidhii heesta waayo waxa uu naa
    'tuusay waxanu ku QANAC no,marka hadii ad dood qabto waa laa qodobeeyaa
    adnaa wax anu ku qanacno naa tuus amaa iskaa amuus oo musanowgaa iskaa daaaa,,,, iyo oohiintaa oo waa lasheegyaa waxii khaalad ku jiro iyo qabacadahaa jabaan ee heesahaa markaa wax lagu qanco la kalay ...hadii halkii hanjabada iskaa dhaaf waaxba kuma saman kartiin cabdi good afsomliga sax daanu wuu ku hadlayaa soo baro adeer ............

  • @HadithiAbdulle
    @HadithiAbdulle Před 10 lety

    FARTA IYO MEESHA BUGTAA IS OG!!!! :o

  • @farhiaalihassan2137
    @farhiaalihassan2137 Před 10 lety

    Xusein waxaan ku leyahay jir oo joog odagaana inaad u jawaabto maba aha viiiiva Xuseen shire✅👍

  • @ayaanahmed553
    @ayaanahmed553 Před 10 lety

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh jaafaa jiriq ban maqli jiray labadanaaba ka dhigan .run hadii ladonaayo o qabyalad mesha laga saaro cabdi good waa nin alle baray afsomaali xuseen shirena waa fanaan an ad u jeclay hesihiisa. markaa iyagaa biyo hoostood iska arkay waxa se fican inay gooni u dhamaystaan wixi ka dhexeeya

  • @umumuctazim7032
    @umumuctazim7032 Před 10 lety

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk cabdi good waad ka qaylisiisay dadkiiiiiiiiiiiiiiiiii

  • @istarliinxaaji5730
    @istarliinxaaji5730 Před 10 lety

    Afkaaga caano lagu qabay cabdi good u from tuulo soomaliga soo baro

  • @sahil-hadi
    @sahil-hadi Před 8 lety +1

    cabdi good horta isku kalsonaw ifka somaliga ah sifiican ubaro

  • @xiireycaraale4156
    @xiireycaraale4156 Před 9 lety

    Cabdi good waa xayawaaan

  • @jamaalahmed636
    @jamaalahmed636 Před 10 lety

    dadku xata youtube waa caytamayaan dadkii meel paltalk la a yidhaahdo ayaa akhlaaqdii ka a lumisay

  • @jamaahmed3965
    @jamaahmed3965 Před 7 lety

    Cabdi good iska dhaaf kan sxb Xamar oo dhan ayuu abwaan u yahey oo af somaliga uga wakiil yahey

  • @afnaanhoosh3575
    @afnaanhoosh3575 Před 10 lety

    War oday gaan cabdi goda oo isagoo cabsan mesha sofaristay qarabo iyo ehel malaha miyaa doctor fican ugaystay say u dawaystan oo afkaan uga hagajiyaan uf

  • @vzvsgsahagfacfandbb7926

    War Alle ka baqa hees wax la isku dagaalo ma ahane

  • @kidstoysfactory9888
    @kidstoysfactory9888 Před 10 lety

    xuseen shire heesta aad tiri samada ayaad modaa in lagu sameeyey miya diyaarad u badashay kkkk waa yaab,,, walahi Cabdi Good- isku qabiil ma nihin,, lkn odayaga wax jiruu kahadlay xuseen waxan ku oron lahaa arinkan yaanu shacbiyadaada wax u dhimin.

  • @hamdafarah9127
    @hamdafarah9127 Před 6 lety +1

    Cabdi good waa findhicil findhicilna sheeg sgegiisa ayaa xun

  • @elmikhalid7688
    @elmikhalid7688 Před 10 lety

    As.c hussen ina adeer xaal qaado weeynu kaa xaalmarineynaa hadalada qaar oo aaynu halkaan ka aragno ee uu kahadlayo ina good walal... ina goodne ha cadhoonin dee oo nin ragga ayaad tahy why aad ninkaa walalkaa ah oo aad heshiiseeyn sideed uga daba hadashay

  • @aminajafar2685
    @aminajafar2685 Před 10 lety

    '';MAANSHA-ALLAH-''THANKS'' XUSEEN SHIRE- WALAHAY''ISHAA'KA TUURTAY ''NAAGTII GANBADA TAABATAY EE GACANTA LOO MAYRAY''EE GELISAY MEESHII XUMAYD GABAYGU SOO MAAHA'' KKKKKKKKKKKKK ABWAAN XUSEEN PLS KU JOOJI INTAAS WAAD SOO AF JARTAYE '' GOODNA ALLAHA SOO HANUUNSHO'' WAA LA NOQOTEE'' AAMIIN AAMIIN