NATAASHA || MAXAA IGA GALAY HA MASEERE….

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • #YAHYE_HUNTER
    Waa kan channel kayga: • Video
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yayaviv1
    Last subscribers: 332,417

Komentáře • 408

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter  Před 3 lety +236

    Waa kan channell Ka kashka..czcams.com/channels/-PQlBzTAyAZaHYmA5gyWoQ.html
    Waa kan channell Ka dhaanteeye ..czcams.com/video/BgvaBTtQncc/video.html

  • @nazliimohamed8754
    @nazliimohamed8754 Před 3 lety +264

    Hadad nabiga jeceshahay comment like sar اللهم صل على سيدنا محمد 🥰🥰

  • @daldhiscompany733
    @daldhiscompany733 Před 3 lety +50

    Hadalkiinna sxb xad ha lahaado Yacni Markaad gabar ka hadlaysaan xakamayn yeesha Erey kasta oo idinku soo dhaca lama adeegsado Maskaxdiina Fura wax kaftan Gali kara Normalna ah ku ekeeya hadalkiina .
    Gabdhaha Rag baa la dhashay adinkana kuwaa idin la dhashay maadan jeclaateen walaashaa inuu nin si khaldan ula kaftamo
    Waa iga nasteexo iyo wax sheeg ujeedkaygu.

    • @muqtaarmuhudiin7493
      @muqtaarmuhudiin7493 Před 3 lety

      Runtaa ka hadshay wllhi inkastoy nimankaan iska kaftamaan hadana wax yaabaha qaar kaftan ma galaan in qof ku uu ka fiirsado waxa uu dhihi rabyo ne waa muhiim anway waan kugu raacsanahay taladaan aad u soo jeedisay nimankaan wlleheyn ah

    • @nimcuush3497
      @nimcuush3497 Před 2 lety

      qofkan waxy kahadashay wx xaqiiqaa

  • @quenazuu8670
    @quenazuu8670 Před 3 lety +63

    Team Abdullah kashka 🌹👍

  • @siciidsaafi5921
    @siciidsaafi5921 Před 3 lety +80

    Team sharma boy ismujiya ❤❤

  • @caadilcali9838
    @caadilcali9838 Před 3 lety +12

    Team yahye iyo kashka ismuujiya👍👍

  • @filsandiamond2668
    @filsandiamond2668 Před 3 lety +26

    Yaya io kashka walaha farxada tihin keep going brothers wlhi qosolkina iska jclhy ❤❤❤🙏🙏

  • @ifraahapdullahiali8338
    @ifraahapdullahiali8338 Před 3 lety +69

    Kashka io hunter😂wani xiznay😂bastirinti waweyna😂
    Tagero bani ahay🤗

  • @queennasta3306
    @queennasta3306 Před 3 lety +19

    Intayar e ad meqneden waxy no tahy wax weyn wlhi wala idin xisy keep going my brothers 🙏💯🔥

  • @faaisaaxmednuur7286
    @faaisaaxmednuur7286 Před 3 lety +2

    Ani wllhy waad ifarxd galisaan thnkz wllhey qli💯❤❤❤

  • @miskimohamed9255
    @miskimohamed9255 Před 3 lety +2

    Waani tageeraa wllhi keep going 💋💋

  • @maahir__lucky2234
    @maahir__lucky2234 Před 3 lety +30

    Inta xayesiinta tabtey Like ii saara _😂✌

    • @ruweeydaabdirizak3201
      @ruweeydaabdirizak3201 Před 3 lety

      Iyaa 🤣😂🤣 max iga galy aadi hamasere mahir inta ku arke malin io lel inta ka muuqo 🤣 Hampplyo

  • @amiinhaaji630
    @amiinhaaji630 Před 3 lety +27

    walashena marish raligilin buuxda kasoo bixi walipa video kaliya ralingilinteda kusabsan inta ila rabto like dhac igu siiya🙏✌

  • @jamalrashid9710
    @jamalrashid9710 Před 3 lety +11

    Love you brothers I always feel happy watching your videos manshallah WA bashal qosolkisa wata always🙏💙😂😂😂😂😂

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 Před rokem

      0000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 Před rokem

      0000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 Před rokem

      00000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

  • @miino__family__offical9731
    @miino__family__offical9731 Před 3 lety +20

    Miss you hadda soo lapteen farxdiina seded ha ahaato prothers

  • @dhacdhacchannel2174
    @dhacdhacchannel2174 Před 3 lety +11

    Team qosolka nio aniga ninkaa cabdulaahi kashkaa wllhi wawataa kal iyo laab horay usoco qosolkaga kujoog social media

  • @dahaboahmed2398
    @dahaboahmed2398 Před 3 lety +14

    Waraa yahye mariish ma raali galisay

  • @yaasmiincabdalla558
    @yaasmiincabdalla558 Před 3 lety +6

    Masha allaah wallhy💕

  • @umumanaal8557
    @umumanaal8557 Před 3 lety +5

    Hhhhyhh war ilmahn yar ee qosolka badan yaa ii keena caruurta ha ii ciyaarsiiye 😀😀 keep going brothers

  • @aasiyaibrahim5469
    @aasiyaibrahim5469 Před 3 lety +8

    لا تيأس أبداً never give up😘

  • @Anzaliita
    @Anzaliita Před 3 lety +3

    Sax iyo khalad waankutageera Yahye hunter 🥰🥰🤗🥰🥰Farxada noowada Kashka qosolkiisaba kuqosla ani😂😂😂

  • @maxamedsalax6928
    @maxamedsalax6928 Před 3 lety +6

    Allaha kuxafido keep going kuleeyahay sxb sare nolow intay nolol

  • @mariammumin5229
    @mariammumin5229 Před 3 lety +2

    I'm first😍 hore u soco

  • @shuumohamedmohamud1342
    @shuumohamedmohamud1342 Před 3 lety +5

    I like ur reaction 😉 videos guyz 💕 keep going 🌹

  • @caaliyocuud2554
    @caaliyocuud2554 Před 3 lety +6

    Yes like haila dhaafin maanta anaa ugu horeeyo🇸🇴🇸🇴

  • @xanaanmaxamed1043
    @xanaanmaxamed1043 Před 3 lety +15

    legend's🥰✊wiilasheena keep gonig❤✊

  • @hanachannel3300
    @hanachannel3300 Před 3 lety +2

    Never give up لا تستسلم

  • @nastexomaxamad5880
    @nastexomaxamad5880 Před 3 lety +11

    Legend yahye hunter😍

  • @maxamedcabdul6612
    @maxamedcabdul6612 Před 3 lety +11

    Yahye lpx keep going pro iyo kashka 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nimcoxasan7359
    @nimcoxasan7359 Před 3 lety +6

    Yahye hanter waan ku tageeraa💖 wlhi uumac💋💋

  • @raxmaaxmed9469
    @raxmaaxmed9469 Před 3 lety +28

    Yahye hanterowww mid kaaa afwayn maaaalmahan kugu lamaaaaneH😂

  • @niimuuppe2004
    @niimuuppe2004 Před 3 lety +1

    Pooweh day anigu Team Private aan Ahy hda duupo xta ma arkeysid😂😁
    Any way wni jeclhy wllhey kashka iyo yahye iyo dhanteye love you❤🙏

  • @xamdushmohamed9170
    @xamdushmohamed9170 Před 3 lety +2

    Masha.alaah walaleyga inolada wn idin jecelahy masha.alaah wlhi farxadina wn jecelahy

  • @xaliimomaxamedshidne775
    @xaliimomaxamedshidne775 Před 3 lety +3

    Yaxaye walalow marish sorali gali

  • @queensukayna2174
    @queensukayna2174 Před 3 lety +5

    Natasha My queen 👑👑🔥❤️

  • @awaleyare4893
    @awaleyare4893 Před 3 lety +5

    Legend's keep going ayaan idin leeyahay 💯💔

  • @queen___riduush587
    @queen___riduush587 Před 3 lety +2

    Our boys Kashka io hunter 🖤Dhaanteye🤍 Wa idin salamay wllaha

  • @wehelkamedia406
    @wehelkamedia406 Před 3 lety +3

    Keep going my brother yahye hunter

  • @shirhaanabdulahmed3479
    @shirhaanabdulahmed3479 Před 3 lety +6

    wlalahena anagani waa iidinla faraxsanhy_____❤❤❤❤❤

  • @queenbella2973
    @queenbella2973 Před 3 lety +1

    Farxadiina waa farxadeyna hunter kashka ✊

  • @cabdiqaadir7219
    @cabdiqaadir7219 Před rokem

    aboowe mahadsanida keen going

  • @khaddarahmed5594
    @khaddarahmed5594 Před 3 lety +18

    Manshaallah 👑💞💞💞💞💞🥰🥰🥰

  • @asmaabdi1952
    @asmaabdi1952 Před 3 lety +6

    Team yahye hunter majabaan m.a keep going pro

  • @mohamedjacelow8727
    @mohamedjacelow8727 Před 3 lety +5

    Heesta abeeso ee sharma maxa reaction uga so bixin weysen funny song waye wlhi san u sugaaye wan daale runti hhh yahye maxa saan

  • @samiirosamaaraa5529
    @samiirosamaaraa5529 Před 3 lety +1

    First one
    Keep goin

  • @ummurayaanumuurayaan6510
    @ummurayaanumuurayaan6510 Před 3 lety +9

    Waryaa inanta maariish soo raali gali hadaaba dhagahadal wadaaye walhi maskiin ayaad ahaanjirtay baryahan waad kibirtay xataa inaad magaceeda sheegto miyaad iskalawayntahay

    • @bigscourty6468
      @bigscourty6468 Před 3 lety

      Xaakaagallay

    • @deeqocali7112
      @deeqocali7112 Před 3 lety

      @@bigscourty6468 adi miyey kula jadshey adna mxa ka galey😁

    • @ummurayaanumuurayaan6510
      @ummurayaanumuurayaan6510 Před 3 lety

      @@deeqocali7112 🤣👍👍

    • @arliininacabdi6643
      @arliininacabdi6643 Před 3 lety

      dEe mayE wLal iyaDu raaLi GaLin Zo maYy raPin Ama maGaceeDa ha La zheeko Ama Yaan La zheekinE muHiimaDu waa in La raaLi GaLiyO waNa La raaLi GaLiyey ma Wx inta ka paDan tOnayza

  • @deeqsaneabdi5344
    @deeqsaneabdi5344 Před 3 lety +10

    Guleysata Wllo Qli 👏🏻

  • @abdirisaqcaliadow9597
    @abdirisaqcaliadow9597 Před 3 lety

    Bismilaah qosolka beenta ah nagadaaya yahye walalkeygiyow markii hore sifiican ayaa kugu hirnaa bales labadan beri inta uu wiilkan yimaadey waaba kacaajisey yutubkaaga pro

  • @miskiismaaciilaadan5117
    @miskiismaaciilaadan5117 Před 3 lety +3

    walaalaha farxada
    naga farxiya farxadna ku noolaada
    one love my brothers 😍😍🥰🥰🥰🥰😍😍

  • @vatushaupdlla6783
    @vatushaupdlla6783 Před 3 lety +4

    First coment👍🇸🇴💯

  • @deqoali5101
    @deqoali5101 Před 3 lety

    Yaxye marku rali galinta bixi nayay inuu shaka oo Isla wayna oo sanka tagay inta ila aragty like😂✌

  • @Farhaan-qb6zt
    @Farhaan-qb6zt Před 3 lety +6

    Waraaa hanter first ahy cwa lkn nio gabadhihi waa kaceene laxanka qosolka ah ka yareeyoh

  • @siciidcabdi6409
    @siciidcabdi6409 Před 3 lety +10

    Aar neefaw hablaha ka xishood inta hablaha somaliyed sharaftoda ilalisa like isara

    • @zoyaofficial9586
      @zoyaofficial9586 Před 3 lety

      Really yaxye wuu isbadaly sidan ma moodyn illa labo sano ayan dawanayey lkn maanta subcer xita wan kala labty wtf😢

  • @abshiroabdi9415
    @abshiroabdi9415 Před 3 lety +1

    Kkkkk kashaka qosolkiisa jeclhy hory usoco prank miyaa mise run kulahaa Isha kudhufo kadib maaxaa iga galy haxanuunsadeee kkkk kashka illhy amarkiis

  • @cabdulqaadircaafi6337
    @cabdulqaadircaafi6337 Před 3 lety +3

    Wll yaxye hanter and abdulahi kashaka legends waan idin wataa

  • @deekhamohamed6411
    @deekhamohamed6411 Před 3 lety +1

    Happy waligin iska ahada zxp inshallah wll

  • @hamdamanal125
    @hamdamanal125 Před 2 lety

    Wlhi wilkas dhanteye wn wataa keep going brother's

  • @hshedvwlhiqosolwaayo356

    M a waa idin salaamay wiilasha kaliya ee tagero

  • @ayaandaahir1898
    @ayaandaahir1898 Před 3 lety +2

    Keep going my brother hanter kashka fani wlhi😁😁😁😁🙏🙏

  • @daauudcabdicj8949
    @daauudcabdicj8949 Před 3 lety +6

    Hantar waan kuwataa pro

  • @cagacadecalishire873
    @cagacadecalishire873 Před 3 lety +15

    Libx wn ku wata sxb turki igu soo dhawey hadan tolnhy 🤣

  • @kiincadeey5667
    @kiincadeey5667 Před 3 lety +2

    Kaso sameey video mariish ayada baas ralii galiin ah saan mahan ralii galiin waxa nahay faniiskada

  • @aslihaannalka1178
    @aslihaannalka1178 Před 3 lety +2

    Masha Allah walalayaal faraxad igula noolada

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 Před 3 lety +12

    Muuqaal raali galin ah soo sameeya 💯🗣😡

  • @zagalxasancali8651
    @zagalxasancali8651 Před 3 lety +5

    www qofkii ugu horeeyay like isaar ❤

  • @masbal9180
    @masbal9180 Před 3 lety +6

    Yaxye iyo kasha soo raligaliya @marish beauti plse way idinka carootay waana gabar walashin oo kale ah

  • @najmaqurux1919
    @najmaqurux1919 Před 3 lety +10

    Walee kuwanaa qoslaye iyo hantar wan ni salame 😂qoslaye 😂😂😂markan ku arkaba wan iska qoslaa 😂😂😂😂

  • @sucdiabdi6347
    @sucdiabdi6347 Před 3 lety +13

    Farxad ha idin warto prothers muqdisho niga so salmya

  • @munamohamed7823
    @munamohamed7823 Před 3 lety

    yaxye Huntar 💘💘 kashka wan idinsalamay

  • @cmktiger4086
    @cmktiger4086 Před 3 lety +2

    2.8k ado iga dhex Arkey sharafy ii thy 😘❤

  • @abdulakadirhassan1041
    @abdulakadirhassan1041 Před 3 lety +2

    Walaha farxada waaa idinwataa 💪

  • @abshiroabdi9415
    @abshiroabdi9415 Před 3 lety

    Kkk Isha mrba hadaad katuurty nagtana weytuuureee kkk abdullahi kshaka dhib badanaa allow yanan uwaayin

  • @nasteexocabdi6448
    @nasteexocabdi6448 Před 3 lety

    Hh wa iga qoslisan walahey💉 m.a idin taaa❤🥰

  • @foosiyoaxmed2006
    @foosiyoaxmed2006 Před 3 lety +1

    wcs wll

  • @mohameddeck7728
    @mohameddeck7728 Před 3 lety +6

    Keep going legends

  • @abdulkadirmaxamed3251
    @abdulkadirmaxamed3251 Před 3 lety

    Qosolkiina waakahelaa m.a gib goin

  • @princesssabnaa8951
    @princesssabnaa8951 Před 3 lety

    Hunter kashka wax qald kuma lihidiin only wxa so qadaden dad aan waxba ka garanen kaftanka waxana waa challeng wxan idin leyhy iska ilaliya mardanbo iney dhacdo wxn cml hana so qadanima dadka is dhahesan sidas cml noqayan one love

  • @amuunmohamed4737
    @amuunmohamed4737 Před 3 lety +2

    Bismilah manta ada ugu soo horeya is dhahaye waxan dad iga horeyo shaydaamo amaay yihiin dadka isku diraayo😅😂😂😂😂😂

  • @queennasta3306
    @queennasta3306 Před 3 lety +1

    Horey uu socta wlshena sax iyo qaldba wan idin wadan

  • @boqoradasomaliland7841
    @boqoradasomaliland7841 Před 3 lety +1

    kashka iyo yaxye wan idin jeclahey 🥰♥️

  • @hafsoabdikariim1781
    @hafsoabdikariim1781 Před 3 lety +1

    Anaa uu harEeYo like lkn yahaye mopil ii soo dhiip😢😢

  • @mrrespectofficial6067
    @mrrespectofficial6067 Před 3 lety

    Yahye and Kashka asxaabey dadku iskumid ma ahan aqyaarey gabdhaha jafitaanka ka daaya waayo maanta qof majeclo in walaashiis sidaas la dhaho walaashaa hortaada hadiiagu dhaho kwrn saqiirahee ka qaraabataa wee saqiir suujisaa WLHI isla markiiba wad xanaaqee xanaaqee iska daaye gacan qaad horay ka bilaabee marka xarfaaney Ragga jafa Dumarka ka leexda waa codsi.

  • @abdirizakali9626
    @abdirizakali9626 Před 3 lety

    Nacastii ku dhashay ee guskayga la eked iyo Xoolahan afka wayn labadinaba gabadhaha caydooda talent u malaysan

  • @imanmaxamud471
    @imanmaxamud471 Před 3 lety +2

    Marish raali gali

  • @aslupsanahmed1433
    @aslupsanahmed1433 Před 3 lety +1

    Koley fikrkayga Raaligalin sidan maha hunter iyo kashka Really pig fun idn ahay lkn am sorry sidan wad dhaami jirteen E ilaaliya qulubta dumrka wax wlpa ayy idn yihin mida kale aduunkan lagu waari mayo mida kale wajigu waa passport Qlbiyda iskufura Raali galiyana gadha Oo clip kaso sameeya lana hadla axpapii 🙏 keep going guys aad bn idn salaami 👏

  • @queenmariachannel9704
    @queenmariachannel9704 Před 3 lety +4

    Yahye adi dhan ciyal suq noqotay wlhi gbr le wx ka shegysa aqs

  • @chanal168
    @chanal168 Před 3 lety

    Qosol xumo iyo qaabdaro qaniisin Waaye

  • @mhddacad8114
    @mhddacad8114 Před 3 lety +2

    Hunter wan kutagirsana marki ad islajogten lii cato iyo munir lkn abdulahi kashka qosolkisa usonacay wlh nagada wxan😂😂

  • @axmedcumar9527
    @axmedcumar9527 Před 3 lety +2

    Yaxye hanter hablaha ka ihisise la dhin wllo pls

  • @maxamedaweys6399
    @maxamedaweys6399 Před 3 lety +8

    Yaxaye abowe komantiya ra aka shina kasoo bixi pls🤲😢

  • @sommedia8122
    @sommedia8122 Před 3 lety

    War sxp Yahye Hanter miyaad hablaha soomaaliyeed iska dhaaftid meelo kale oo view ka helayso way jiraane ..Hablo badan caan ah ka cabanaayey ee hablaha dad ba dhalay cidna way leeyiihiin wiilkan kle waa ku walay beryahan .
    Waxa iga talo ah haddii aragto qoraankan hablo sharafta leh ka dhamow sxp Adna kuma fiicnee .
    From hargeisa

  • @akramafifjr1022
    @akramafifjr1022 Před 3 lety +1

    First
    🤞🤞

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty Před 3 lety

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.

  • @ayaanmohamedabdi352
    @ayaanmohamedabdi352 Před 3 lety

    Xayeysiintii dhanteeye maxaa looga so tagay wan u xiisnaye

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 Před 3 lety +6

    Yarkaan kula fadhiya naga dhaaf gabdhaha soomalieed bu ugafaa sxb plz.🙏MHD

    • @idledaud3086
      @idledaud3086 Před 3 lety

      Nio Melwalba ma joogta adigo magac gaal wata iyo sawir gaal

    • @dheymanluul7339
      @dheymanluul7339 Před 3 lety

      walaal waa kaftan kashka waa nin funny ah kashka iyo dhaanteeye waa labo wiil oo qosol miiran

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 Před 3 lety +2

    4:14 😂😂😂adi ex yeesga iskaa wareerey kulahaa alla yahya qosol badanaa

  • @bashirmahat5597
    @bashirmahat5597 Před 3 lety +2

    Respect yourself guys please this is too much 🙏

  • @azlaamali2513
    @azlaamali2513 Před 3 lety +1

    From marish beauty welcome caandoonow

  • @minroozhirsi8531
    @minroozhirsi8531 Před 3 lety +2

    Walaal waxaa so qadataa dadka aan caanka eheeyn

  • @zamfx12
    @zamfx12 Před 3 lety +3

    Kashkow marish mxa ka ledehay😂😂

    • @ramlanuur5378
      @ramlanuur5378 Před 3 lety +1

      Hhhh 32 jirtaa

    • @zamfx12
      @zamfx12 Před 3 lety

      @@ramlanuur5378 kkkkkk wa inad raali galin so bixisa hadii kle😀

    • @ramlanuur5378
      @ramlanuur5378 Před 3 lety +1

      @@zamfx12 hhhh waxs wax iska cadi ahayen dadeeda wax badan kushegen run umaleysay bal ma naagbaa da lagu shegaa iney dhahn ficned 15 jir waaye hubaal soomaqaadaten markan sow ma ahn bbe

    • @zamfx12
      @zamfx12 Před 3 lety

      @@ramlanuur5378 adi hada hadan ku qiyaaso 30ka waxba ku raaca somaha