TAXANAHA DARISKA | XALQADDA 9-AAD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • TAXANAHA DARISKA | XALQADDA 9-AAD
    DIRECTED BY:
    MAHAD QALAX
    WRITERS:
    XUSEEN X.DAAHIR
    ABDISIYAAD
    XAMARAAWI
    XASAN YUFLE
    SCRIPT SUPERVISOR:
    RAMAS YUSUF
    CASTING:
    GULLED - HABIB CAABI
    MISKI - TIRIK YUSUF
    ISTAAHIL - NAWAL MUSTAFAH
    HOODO - MARYAN HUSSEIN
    CARWO - NACIMA AHMED
    GURXAN - ABDISHUKRI MOHAMED
    BILOOW - ABDULLAHI MOHAMED
    MARYAN - AMAL MOHAMED
    KHAALID - ABDISATAR AHMED
    YOONIS - MAHDI MOHAMUD
    SABRIYE - MAHAD AWEYS
    KEYSE - JINI ISHUMI
    PRODUCED:
    AYUB HAJI
    DIRECTOR OF PHOTOGRAPHY:
    WILFRED MUTONGA
    MAHAD QALAX
    EDITED BY:
    ISMAEL ISKA
    COLOUR GRADED BY:
    ABDIRIZAK GACMA
    CASTING DIRECTOR:
    ABDIRIZAK TALL
    ASSISTANT DIRECTOR:
    ZUBEIR NOOR
    1ST ASSISTANT CAMERA:
    ADNAN RAGE
    IBRAHIM IBROKEY
    2ST ASSISTANT CAMERA:
    MO LIBAN
    CIILTIRE PRO
    SOUND MIXER:
    BILAL HAMISI
    SOUND ASSISTANT:
    MAHDI MOHAMUD
    NUUNE
    FINAL SOUND MIXER:
    BILAL
    NUUNE
    GAFFER:
    MAHAD KULANI
    GRIPS:
    CIILTIRE PRO
    MAKE UP ARTIST:
    FATUMA HASSAN
    WARDROBE:
    FATUMA HASSAN
    RADOL ELEYNE
    TRANSLATOR:
    SAMIR ABDI
    EXECUTIVE PRODUCER:
    ASTAAN MEDIA
    #dariska #dariskaseries #taxanahadariska
    / astaantv
    / astaantv
    / astaan_tv
    / astaan_tv

Komentáře • 1,1K

  • @astaanmedia
    @astaanmedia  Před 10 měsíci +182

    📌 For english subtitles turn on CC.

  • @khadarking429
    @khadarking429 Před 10 měsíci +235

    ilahayow falastiin u gargaar rapow 😢😢😢

  • @HudaMaxamad
    @HudaMaxamad Před 10 měsíci +294

    Inta jiif ka kudawa naysa waan idiin salaamay😂

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Před 10 měsíci +59

    Wow calankeyga qurux badan iyo xaflad qurux badan Thanks Team Astaan from Somaliland💚🤍❤

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 Před 10 měsíci +78

    ku sali xabiibkena Mohammed (scw) ❤

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 Před 10 měsíci +257

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋❤❤❤

  • @mohamedabdishakur144
    @mohamedabdishakur144 Před 10 měsíci +197

    Qof walboo fariintaydaan akhrinaayaa si sharaf iyo karaamo leh baan kuu salaamay wlle 🙏❤💯

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 10 měsíci +71

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤

  • @yj_lak
    @yj_lak Před 10 měsíci +136

    Ku Sali xabiibkena Mohammed (scw)

  • @TheOmaani
    @TheOmaani Před 10 měsíci +40

    Ma isku raacney in filinka kaga dhigo wiigii laba xalqadood. 😢😢

  • @updaleosman8387
    @updaleosman8387 Před 10 měsíci +33

    Wlahi qosla.intq danbe
    Nabiga kuwada salaimo wahbeen jimca. Scw scw scw

  • @amiiryarechannel8172
    @amiiryarechannel8172 Před 10 měsíci +59

    Allaah is one ☝️ ❤❤❤

  • @khaalidabdi3680
    @khaalidabdi3680 Před 10 měsíci +14

    انا حياتي بدونك كلها ملل وحشه تعب اكتب الحرف الاول من كل كلمه؟ ياليت لواهديك قلبي لكنه ملك ربي فهل يكفيك حبي؟❤❤❤❤

  • @hibo1936
    @hibo1936 Před 10 měsíci +7

    Mansha allaah 🟢⚪🔴💚🤍❤💋mahadsanidin wllo qofwaliba calankisa wuu jecelyahay Anna markaan arkay calankayga reernorobi waan idinjecladay mahad sanidiin asxaabta filinka matelaysa iyo intii soqaban gabisay🎉😊

  • @maxamedukaash6657
    @maxamedukaash6657 Před 10 měsíci +112

    Xalqaddii ugu fiicnayd intaan daawanaayey 😂

    • @Mo_Haa
      @Mo_Haa Před 10 měsíci +8

      Hhhhh lkn qaar badan ayaa caawa dhiig karku ku kacay 😂😂😂

  • @Møhamę-b7d
    @Møhamę-b7d Před 10 měsíci +32

    Macquul maha 7 days ee soo gabiya 3 days kasoo dhiga yaa igu raacay

  • @sabahstar4297
    @sabahstar4297 Před 10 měsíci +17

    Wawe miski ayada wax shukaasanaysa 😮from somaliland my dhiiga💚💬❤

  • @abdishakourmahamoud1888
    @abdishakourmahamoud1888 Před 10 měsíci +28

    I can't wait for next.
    Daqiiqadaha in la yara kordhiyo ayaanu codsan lahayn.

  • @nadamaxummud8880
    @nadamaxummud8880 Před 10 měsíci +24

    Guled iyo miski way isku so baxayan .m.a❤

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq Před 10 měsíci +21

    Miski iyo Guuleed❤️❤️❤️❤️😂 waan isla jeclaaday labadan❤

  • @user-zn8bx1sd2r
    @user-zn8bx1sd2r Před 10 měsíci +24

    Filinka saday ilah tahay gabdhaha dhan wuh khiyamayah wayna isku qabsan donan cidi ilah qabta like

    • @hanisaciid9655
      @hanisaciid9655 Před 10 měsíci +4

      Gabdhaha wey wada jecelyihiin tan ugu yar ma ehee😂

  • @ubaxmohamed7812
    @ubaxmohamed7812 Před 10 měsíci +39

    Ay somaliland dhiiga from borama tanks Astana TV 💚🤍❤

  • @sabirindahir
    @sabirindahir Před 10 měsíci +52

    Inta miski iyo guuleed isla rabta like saar ❤

  • @khadarking429
    @khadarking429 Před 10 měsíci +82

    marka aan shaqada kaso baxo daawan doona insha alah ❤❤❤ idina cafimad ku daawda😊😊

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir Před 10 měsíci +3

      Goorkasta masidas unbaad soqortaa😂😂😂😂

    • @NajuuPpe-xe2cd
      @NajuuPpe-xe2cd Před 10 měsíci

      ​@@khadiijaabdqadirka qaleey yrei mar walipo waan aragnaa😂😂

    • @mucaadibrahin3220
      @mucaadibrahin3220 Před 10 měsíci +1

      Inader naga xishoode marwalba manoo sheege inaad tagaysid shaqo 😅

    • @dagandaacad5812
      @dagandaacad5812 Před 10 měsíci +1

      Hada maka soo baxdayna😂

    • @khadarking429
      @khadarking429 Před 10 měsíci

      @@mucaadibrahin3220 oo xishoodka maan kugu so guday saad ila hadli hada maxa ka qaldan waryaahe teeda kle kuma odhan de shaqan adiya marka aan shaqada kaso baxo ayan idhi wax akhri horta hhhh

  • @somalifilms631
    @somalifilms631 Před 10 měsíci +57

    Thanks reer astan ❤from somaliland 💚🤍❤️

  • @israSaleeban-qf8fc
    @israSaleeban-qf8fc Před 10 měsíci +18

    Aan ku salino xabib keene muxamed

    • @saidbinmohamed5493
      @saidbinmohamed5493 Před 10 měsíci

      اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @hilaalyusuf8242
    @hilaalyusuf8242 Před 10 měsíci +42

    Wow dhulkii hooyo somaliland 💚🤍❤

  • @hadiamustaphe3561
    @hadiamustaphe3561 Před 10 měsíci +29

    Filmkuba caawu ugu shidanyey 😂❤☁️💚

  • @mabzuud9478
    @mabzuud9478 Před 10 měsíci +27

    Waaaw flimku caadi mhee ma rer Somaliland aya flimka ku Jura😹😹❤️

    • @KhaliifHusseinnoor
      @KhaliifHusseinnoor Před 10 měsíci +2

      Waa been iyo jilliin kulligood waa daarood iyo faqash 😂😂

    • @mabzuud9478
      @mabzuud9478 Před 10 měsíci +1

      @@KhaliifHusseinnoor ceeb don’t say faqash wll waa walalaheen al muslimuna ikhwatun😮‍💨❤️🥺🤭

    • @KhaliifHusseinnoor
      @KhaliifHusseinnoor Před 10 měsíci

      @@mabzuud9478 anigaaba ah nin mareexaan ah oo re gedo oo re luuq ganane ah,
      Waxan nahay rag kaftanka yaqaan ceeba oma arko sida re shiiq isxaaq ay ceeb ugu arag iidoor🤣🤣❤🙏

    • @yuusufkeenadiid5828
      @yuusufkeenadiid5828 Před 10 měsíci +1

      Darood waye dhamantod qof iidoor ah miaa Nairobi ku noolan kara

    • @Habonali-fu6cn
      @Habonali-fu6cn Před 10 měsíci

      @@yuusufkeenadiid5828 miski waa isaaq lahjadeda doqon yhy qanjaha wayn😂😂😂

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 Před 10 měsíci +30

    Allah is one ❤❤

  • @yusufawil6883
    @yusufawil6883 Před 10 měsíci +10

    Qofka qalbigisa markuu meel kalo jiro dhib badnaa gabrna wixii qalbigeeda kujiray ka hadlysaa gabarna qalbiga lagu hayaa oo waa laga baqaya imaatankeda qalbigaa wax go'aamiya qalbiga bash 😅❤😊

  • @sacdiyaahmedmohamed9755
    @sacdiyaahmedmohamed9755 Před 9 měsíci +2

    Miski best actress🎉❤

  • @user-kk6cw6yz7n
    @user-kk6cw6yz7n Před 10 měsíci +35

    Somaaliland❤❤❤❤❤❤ milgahaaga ruuxnacebi marna hoos udhigimaayooo💚🤍❤️

  • @kaldeeqa2363
    @kaldeeqa2363 Před 10 měsíci +9

    Ooof Calankaygii Cawaale ayan halka ka arkaya thnk u team Astaan❤

  • @sumayaaliabdi4583
    @sumayaaliabdi4583 Před 10 měsíci +8

    Cawa another level waaye oof calek laso dhakhsada guled iyo miski bn isla rabaa❤ istahil kama helin😂

  • @iqracabdi8755
    @iqracabdi8755 Před 10 měsíci +9

    reer somalilan is muujiya xalQadan❤

  • @iloveyoumum2922
    @iloveyoumum2922 Před 10 měsíci +7

    Maasha alaah daraktarka filinka si wanaagsan ayaa filinka loo jilay ha no qoto hadalka labiska iyo akshanka quruxda badan ee dareenka xanbaarsan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 Před 10 měsíci +35

    Wow i like qaybta celebrationka 💚🤍❤️ thnkz Astaan team 🥰

  • @qadanfaarax5886
    @qadanfaarax5886 Před 10 měsíci +336

    Somaliland is not easy 😊😊😊

    • @hudaabdirizak3265
      @hudaabdirizak3265 Před 10 měsíci +9

      Naa cawa dagal dhacy ma ogtahy somaliland lene😊😂😂😂😂😂

    • @AnfacApdihodan
      @AnfacApdihodan Před 10 měsíci

      ​@@hudaabdirizak3265yaa isdagalayna😮

    • @Abdala-gamer
      @Abdala-gamer Před 10 měsíci

      ​@@hudaabdirizak3265😂😂😂😂😂wala layayyyyy😂😂😂😂😂

    • @sabrinamuhum7396
      @sabrinamuhum7396 Před 10 měsíci

      Waxay daga ka 😂

    • @EXLIICAATO-gt1fu
      @EXLIICAATO-gt1fu Před 10 měsíci

      Somaliland maxaa kadhacey

  • @Nuurabilan1234
    @Nuurabilan1234 Před 10 měsíci +21

    Proud of my country soomalland❤❤❤❤

  • @khadarking429
    @khadarking429 Před 10 měsíci +12

    asc walalahayga aan halkan ku walalownay

  • @asmayusuf5167
    @asmayusuf5167 Před 10 měsíci +3

    Dhiiga I dhaqaaqay markan arkay calankayaga Thanks astan tv iyo group ka filmka jilaayaba 🟩⬜️🟥✨

  • @user-hv9dh8jm2o
    @user-hv9dh8jm2o Před 10 měsíci +28

    Jah dhiiga somaliland💚💪

  • @MinaAthein
    @MinaAthein Před 10 měsíci +6

    Ayyyy may dhiiga❤somaliland 😊

  • @mabsuudmahamed-of3bo
    @mabsuudmahamed-of3bo Před 10 měsíci +26

    Soomaliland isn’t easy 😂❤

  • @nuurawarsame8272
    @nuurawarsame8272 Před 10 měsíci +15

    Woow somalilnd ❤

  • @yaxyeaqli1496
    @yaxyeaqli1496 Před 10 měsíci +34

    Miski jacaylkedu xoog miyaa anigu yaabaye gabadha askari maa dhalay 😂😂😂 indho adaka 😂 ilaa amar danbe kulaha

  • @asiayuusuf2002
    @asiayuusuf2002 Před 10 měsíci +16

    Miski hadakeeda waa ku haysta😂❤

  • @FaadumoYusuf-ir8zo
    @FaadumoYusuf-ir8zo Před 10 měsíci +10

    Wow cawa xalqadan cadi mahan guuleed wan ku wataa ku soco 😂

  • @Aarkalaasgeel
    @Aarkalaasgeel Před 10 měsíci +6

    Ilaahey dartiii igu caawiya walaalaheyga muslimiintaaa

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před 10 měsíci +31

    Astaan best somali series films interests of the people's i can't wait prt 10 coming soon insha allah ❤💯♥️💯❤😍⚽️

  • @zafiaahmed6060
    @zafiaahmed6060 Před 10 měsíci +2

    Ku Sali nabigeena scw❤
    wll waxa jira maalin aad naad awoodine

  • @user-mr8ir1db8r
    @user-mr8ir1db8r Před 10 měsíci +15

    Kusali Nabikeena❤❤❤❤❤❤❤

  • @muniiraar3407
    @muniiraar3407 Před měsícem

    Wllhi waa romati guled axyaa jecayl miski ❤ weye 🎉 qabka lo hadlayo
    Rurkigi ayan xasusta casi cidmiya ka madax adkayd wa may ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sucaadsiciid9092
    @sucaadsiciid9092 Před 10 měsíci +16

    Somaliland wadankayga aan aduunka ugu jeclahay

  • @amiircaamir8380
    @amiircaamir8380 Před 10 měsíci +8

    Woow soomaliland ❤ thanks astaan tv

  • @nimcocabdilahi5435
    @nimcocabdilahi5435 Před 10 měsíci +52

    Somaliland ❤❤❤ alla dhiiga from hargeisa

  • @ciiseinashiikh1574
    @ciiseinashiikh1574 Před 10 měsíci +1

    3 da hablood ee walaalaha ah ayaa reer somalinad ah yaa igu raacsan

  • @user-ty1hk8zy4r
    @user-ty1hk8zy4r Před 10 měsíci +7

    Wooow qeebtii ugu shidneed musalsalka lkn qof walbo guuleed ayuu ka helay asna wuu isku dul wadaa😢😢❤😅😅😅

    • @Siciid12
      @Siciid12 Před 9 měsíci

      Sida aniga ka helo lama rabin in qof walba jeclaado inta kale mucaarad in ay ku noqdaan ayaa la rabay ee miski kali jeclaato ka dib na ay dhahdo wiilka ii daaya 😂😂😂

  • @asmadeeq1245
    @asmadeeq1245 Před 10 měsíci +2

    18 may iyo xiliganaaa😂😂😂

  • @muxyadin548
    @muxyadin548 Před 10 měsíci +16

    Qof wngsan nazariis badan ❤❤

  • @hibaaqcabdi9523
    @hibaaqcabdi9523 Před 10 měsíci

    Marna qaranka ha uu baqin happy 18may

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 Před 10 měsíci +5

    warkii hore war soo dhaaf caawa xiise gaara ayuu leeyahay

  • @kabadisanadkaesomaliyed1047
    @kabadisanadkaesomaliyed1047 Před 10 měsíci +7

    Somalilan ❤ marna qaranka ubiqimyno❤🎉

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 Před 10 měsíci +16

    Landers is muujiya ❤ ,
    Guuleed khiyaanuu bilaabay😂

    • @user-tn7hp9cx6z
      @user-tn7hp9cx6z Před 10 měsíci

      Haa miski wuu rabaa istaahil na wuu rabaa😂

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 Před 10 měsíci +9

    Waaaw somalilanad❤❤❤

  • @axlaamaxlaamxuseen5592
    @axlaamaxlaamxuseen5592 Před 10 měsíci +2

    Ayy Calnkii duriyada 😭❤️❤️❤️❤️🥳

  • @mubarakmahadmohamed
    @mubarakmahadmohamed Před 10 měsíci +42

    Calankayga nuurow
    Allahayow ku nabadgeli
    Somaliland ❤❤❤❤❤❤

  • @MutaasAhmed-k2q
    @MutaasAhmed-k2q Před 13 dny

    Wawww somalilan ❤

  • @shayga100
    @shayga100 Před 10 měsíci +25

    Somaliland marna qarka haw biqina ❤️ wan idin wata astaan tv

  • @marwdimohamedmarwadimohame9800

    Wlhi lama filaan ayay igu noqoty somalind mnsha allh aad ayaan ugu farxy

  • @ClqaniJama
    @ClqaniJama Před 10 měsíci +38

    Xalqadkii ugu fiicneyd somaliland ba kala garaac ka dhigtay😂

    • @Aamina970
      @Aamina970 Před 10 měsíci +5

      Waa sababta aan goor hore u daawadeyba calanka dartiii❤

  • @bishaaromohammed321
    @bishaaromohammed321 Před 10 měsíci +35

    Amazing 😻

  • @Caaqilka_
    @Caaqilka_ Před 10 měsíci +30

    Woow somaliland thankz team astaan we love u thankz💯 times

  • @museabdullahi6273
    @museabdullahi6273 Před 10 měsíci +17

    The director of this film is genius.
    I wondered the last scene.!!
    What a film 🎥 it is?

  • @ayanlehjestole6043
    @ayanlehjestole6043 Před 10 měsíci +8

    Wd mahadsantiin for somaliland

  • @Haaruun.macruf1
    @Haaruun.macruf1 Před 10 měsíci +3

    Aad ayaan uga naxay
    Guuleed talo ayaa ku cadaatay guuleed haatan 😮

  • @muxyadin548
    @muxyadin548 Před 10 měsíci +4

    Isagoo meel macaan maraya ayuu dhamaaday ax ax lkn kuwani anigii Bay jcyl igu bereen kama helo hnd ga lkn somaali waaban ka helaa lkn kan jacayl uu dheefay ❤❤ anigii noqday fax fax

  • @user-bilanzara
    @user-bilanzara Před 10 měsíci +123

    Wow Somaliland ❤ another level

    • @qeysmohamed4215
      @qeysmohamed4215 Před 10 měsíci +7

      Wax Soomaaliland la dhahaayo ma jiraan waxaas dhalanyarta ayaa maskaxda looga xadooyaa

    • @user-bilanzara
      @user-bilanzara Před 10 měsíci

      @@qeysmohamed4215 wad ooyi kartaa uun 😢 😢 baaac

    • @fatouzamohmoud5939
      @fatouzamohmoud5939 Před 10 měsíci

      @@qeysmohamed4215😂😂meeshi dadka mrka s/land laso hdl qdo xanuni jirtaa ku xnuunty miyaa

    • @kunasochannel4006
      @kunasochannel4006 Před 10 měsíci

      ​@@qeysmohamed4215inay meeel ku xanuunyso wa lga dreema

    • @naemaalrahman2632
      @naemaalrahman2632 Před 10 měsíci +1

      ​@@qeysmohamed4215marka gaadhi wydayba Hlkan ka niicaysaa😌

  • @FarahAbdimuhamud
    @FarahAbdimuhamud Před 10 měsíci +4

    Waaw caawa flimka Somalian baa lagu soo darabee❤❤

  • @diyaa14329
    @diyaa14329 Před 9 měsíci +1

    Ayy izaaqoow❤😢🎉

  • @iidodayibiido9764
    @iidodayibiido9764 Před 10 měsíci +13

    Woooow somaliland ❤🤍💚

  • @AsmaAyni
    @AsmaAyni Před 10 měsíci +2

    Naa wad isku egtihin miski iyo inantakle😮

  • @CumarJama-hy9cm
    @CumarJama-hy9cm Před 10 měsíci +3

    Thank you astaan ❤i am from somaliland🇭🇺🇭🇺🇭🇺

  • @mssailen
    @mssailen Před 10 měsíci +1

    Ayyy somalilan is not easy jah inkasto 18 my ahayn

  • @tayazirkhadar3559
    @tayazirkhadar3559 Před 10 měsíci +27

    Wooow somaliland my Dalkaygaaa🥺💚🤍❤

    • @ayaanmahad9054
      @ayaanmahad9054 Před 10 měsíci +7

      Somaliland gormee dal noqatey😅
      Gobol kamid ah gobolada Somaliada
      Aya ku ogaa

    • @idilaxmedibrahimidillaki5829
      @idilaxmedibrahimidillaki5829 Před 10 měsíci

      ​@@ayaanmahad9054naa dhilayahay afka nagala bax

    • @user-kr5vd9bi8e
      @user-kr5vd9bi8e Před 10 měsíci

      ​@@ayaanmahad9054bbe wxn anuu iska dhigan ahay cidna looga daba fadhisanmayo is daji marka😂😂😂

    • @user-rz5rj3ot4b
      @user-rz5rj3ot4b Před 10 měsíci

      ​@@ayaanmahad9054😂😂😂

    • @nucaymabintujaamac5223
      @nucaymabintujaamac5223 Před 10 měsíci

      ​@@ayaanmahad9054adi miyaa ka dhigay ka xuneey 32 years ayay dal ahayd waanay ahaan doontaa💚💬❤

  • @user-zz3rn7xr3n
    @user-zz3rn7xr3n Před 10 měsíci

    Haaa niyaw

  • @fartuunmaxamed3764
    @fartuunmaxamed3764 Před 10 měsíci +5

    Inta wax jecel niyad ku hesto😢❤❤❤❤

  • @NimcooAhmed-d2x
    @NimcooAhmed-d2x Před 10 měsíci +2

    aad ugu faraxay wllahi calankayga😢

  • @MaxamadAmiin-sl4sz
    @MaxamadAmiin-sl4sz Před 10 měsíci +4

    Ilma aderayal filmka waad soo dahisan daqiqado yarna wuu socda sidan wax kabadala😊

  • @Suleiman2
    @Suleiman2 Před 10 měsíci +1

    Gabadh iyadoo sii jeeda in wiil daba istaago isagoo kala hadlayo gadaasheeda dhaqan somaliyed maaha runtii filimku aad ayuu u hufanyahay lkn intaas yar dhaqankeenii suubanaa maahan
    Mahadsanidin bahda Astaan tv

  • @cabdishakuurcumarcismaan3097
    @cabdishakuurcumarcismaan3097 Před 10 měsíci +11

    Soomaaliland guul ❤🎉🎉

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 Před 9 měsíci

    as, yartaanaa tanaa waa klaguu yaqaane. familyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy

  • @cumarmohamed7238
    @cumarmohamed7238 Před 10 měsíci +3

    Cawa guuled waa lagu tagan yahay meel kabixiya😊😊

  • @amowyamin3429
    @amowyamin3429 Před 4 měsíci

    I really love miski

  • @WanagoAbdullahi
    @WanagoAbdullahi Před 10 měsíci +7

    Wow taxanaha wa mid xisa leh😊😊😊

  • @user-cu6st3fg8n
    @user-cu6st3fg8n Před 6 měsíci

    Waaku wataa arwa❤❤❤

  • @Hayattt004
    @Hayattt004 Před 10 měsíci +4

    Waaw Somaliland guul iyo gob nimo MashaAllah

  • @user-rf5yh2so8s
    @user-rf5yh2so8s Před 8 měsíci

    Jecel ikadheh

  • @SabriinMohamed-hm9qh
    @SabriinMohamed-hm9qh Před 10 měsíci +19

    I can’t wait next part