DEG DEG:- Reer Borama oo si adag u difaacay Xil.Maxamed Abiib..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024

Komentáře • 47

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Před měsícem +4

    Abiib runta ayuu ku qarxiyaa waana sababta uu dembiile ku noqday

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem

    Guuuuuuul somaliland somaliland guuuuul

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Před měsícem +2

    Maamo laandheeraysana maasha Allah

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      Ma guda biirsi laandheera ah baad aqagtay laandheeraysan waa maxay kkkkkkkkkkkkkk adeer isaaq baa soo saaray laan dheere oo keligood baa odhan jiray qaxa ka hor anigu dadkii hore baan ahay ee jiray 88kii haduun baan maqlayaa dadkii oo laandheeradaa wada hay reer Soomaliyana kintirkay u yaqaanaan laan kkkkkkkkkkk

  • @abdisalamelmi55
    @abdisalamelmi55 Před měsícem

    Mashallah guuuuuuul Mohamed Abiib Guuuuuul Somaliland waydhaqaaday Somaliland ilaahay habarakeeyo hailaayo hadhowro Qaranka Somaliland noolaada reer Boorama iyo dhamaan dadka reer Somaliland

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w Před měsícem

    Waar waa cibaaro aduun
    Waar ragii samaroon
    Meeye

  • @hassan-mp1pk
    @hassan-mp1pk Před měsícem +1

    Viva ina biib

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Před měsícem +1

    Masha Allah

  • @randomin8390
    @randomin8390 Před měsícem

    wow qabiil halag baxoo
    qofka afkiisa ku caytamayah😮😮😮😮

  • @randomin8390
    @randomin8390 Před měsícem

    midkastaa oo sheeganay xildhiiban halak tuuro wow wow qabiil shaadh la xiidhimayah😮😮😮😮

  • @user-gp7if6cu6e
    @user-gp7if6cu6e Před měsícem

    Loo joojin maayo waala xidhayaa waliba liinta ayuu cabayaa

  • @saalaxy
    @saalaxy Před měsícem

    Halyey Qaran Abiib ❤

  • @FadumoMaxamed-yh9en
    @FadumoMaxamed-yh9en Před měsícem

    Guul reer booramo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 Před měsícem

    Usbuurkaan mersha Alladjagiiyo

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p Před měsícem

    Wada hadalba haadkaas ayaa ka hadhay

  • @Ahmed-ds9qx
    @Ahmed-ds9qx Před měsícem

    Inanyari'kutumanmaanyo'soomaaliland'xagee'laydinku'gumaysan'jiray''??

  • @mulkimahdi9385
    @mulkimahdi9385 Před měsícem

    Muuse wakaligii taliye cidii kahoryimaada wuu xidhaa

  • @Subeyra
    @Subeyra Před měsícem

    Xishooda ooqabsada wax usheega qofkan

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o Před měsícem

    Runtiibaa xabad kaga darnaatay

  • @yonismahamoud5245
    @yonismahamoud5245 Před měsícem +1

    Cadawga somaliland wa SNM iyo jeganta inta aminsan
    Hargesa haday far sarti Abib wa kagur iyo Awdal State of Somaliya 😂

  • @ConfusedFox-yr1er
    @ConfusedFox-yr1er Před měsícem

    Ree.awdal.maxay.laaamusayihiin

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před měsícem

    afkiisa eryeyi maxmed abiib dadka uu udoodo ha u tago ama xamar qabo jabuuti

  • @sacadismacil1834
    @sacadismacil1834 Před měsícem

    Xildhibaanku ma sharciguu ka weyn yhy

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 Před měsícem

    HUUSHLAAD AWALBA WAXBA MA AHEEYNE IDINKA KA DHEX MUUQASHADIINAA MACNA U YEELAY EE ISKAGA BAXA

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 Před měsícem

    Waxn wa wax hore😢

  • @FaysalQurbaawi
    @FaysalQurbaawi Před měsícem

    Aan isku xaaro..oo yaan la ila hadlin..ma shaqaynayso..
    Qaran dumintu ma aha Run sheegnimo

  • @XuseenAwcabdi
    @XuseenAwcabdi Před měsícem

    Maraadinaayo qarandumisweeye

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 Před měsícem

      MAXAMED WAA QUDHUN DUMIS IYO QABEEL LIITA OO BEEN KU NOOL

    • @SaadaGasle
      @SaadaGasle Před měsícem

      ​@@nadiamohammed5330Runtu ma fantaa ina abiib kuma dhacdaan wirkee 😊

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 Před měsícem

    INA ABIIB WAAN KUGU FARSANA HAY REER AWDAK GABILEEY ILAA SALAL DHAMAAN BEESHAADU WAXAAN KU LEENAHAY ISKA KAALAY QASHINAAN

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed3639 Před měsícem

    Samaroonow kolba haldoorkina isaaq anigu hor gowraco?
    War kaca o iska xooreya reerkan madaxa nikaga jooga,wani sidee samaronow?
    Dhiigini meedey?
    Ma waxa ka naqan tihin

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 Před měsícem

    Sharci ayaa jira hadii lagu eedeeyo lagu kala baxo af ximo iyo cay looma soo dooran ilaahay ayaa kashifay sharaftana lka xayuubiyey qof nac iyo calool xumo ku jirto meel ma gaadho daalam oo dha ilaahaw qabo m.b.c. and som laa guul

  • @johnyou4036
    @johnyou4036 Před měsícem

    Waxaas oo buuqa waa kulmiye, sii uu doorashada u khalkhal galiyo.
    Halayska fahmo reer booramoow.
    Kulmiye waa dhacayaa in lalawada dhaco ayuu rabaa.

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez Před měsícem

    Abib sharcigaa makaa waynyahay ????

  • @MindfulMedia07
    @MindfulMedia07 Před měsícem

    Abib shatcig ka ma weeyno ee Qabyaala iska daaya

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Sharciga kama wayna ina Abiib Xildhibaan kasta oo ku dad gudubta Jiritaanka qaranka waa jibkiisa Ayaa laga marayaa xoriyada sland Dhayal kuma iman dhiig baa.loo Shubay.cid kasta oo loo arko inuu uxaglinayo Faqash waa jibkiisa Ayaa lamarinayaa

  • @nourianeima4636
    @nourianeima4636 Před měsícem

    Muxuu ka dooney safarada Somalia ? Kuligin waad qaldan tihin ee bilaaba dagaal , bal cida u futo xun ha la arke

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Před měsícem

    Ee shut up habar yahay ooyaaya isag dibad iskaney waxu ku dabanay igariya waa cadowga gudah qof na Kama sarayo sharciga so rer awdal don’t worry sharciga ayaa la marinay guul Somaliland ❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

    Xildh ooyaaye Sharciga kama.wayna.waxaad u qaban kartaana ma jirto digniino cara hadana waa lasiiyay Idinku nabadaad ku hurudaa hawaayina

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Maa dhadiga isaaq xidhay

    • @EngasadAxmed
      @EngasadAxmed Před měsícem

      Xildhiban cali qaran xilka ha ha laga xayuubiyo

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      @@EngasadAxmed maa adiga oo aha dhadiga isaaq kaa qaday