BIYOXIDHEENKA BALCAD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024
  • Biyoxidheenka Balcad: Bulshada faa'iido badan ayay ku qabtaa laakiin wuxuu u baahanyahay dayactir.

Komentáře • 221

  • @raphaelgonzalez5032
    @raphaelgonzalez5032 Před 6 lety +28

    1975 ilaa hada. Walahi ninkaa. Aamin waaye, waa in la taageera. God bless you uncle

  • @xaalixalane2317
    @xaalixalane2317 Před 6 lety +16

    Illaahay haydiin fududeeyo adeer Qalbi wanaagsan iyo dowlad jacayl iyo dalkii noo dhisataan ayaad taqaanaan reer balcad noolaada thanks

  • @ninismood123
    @ninismood123 Před 6 lety +9

    Masha allah walahi abahan somaliyeed dhiira galin ayuu uu baahan yahay allaha kuu xafido ader 👏👏

  • @Mrreporter258
    @Mrreporter258 Před 6 lety +37

    Anuu waxan ahay reer somaliland,niyadaan somalia kanahay ilahay madaxda baadilka ah ha inaga qabto inagana ha isukeen keno maxa anigoo balcad tegi kara kismayo udhixi kara maxa anigoo wajale iyo jigjiga dalxisikara maxa anigo cerigabo iyo badhan buurti daalo tegi kara igu xidhay meelqudha

    • @xogbaar
      @xogbaar Před 4 lety

      Walalkay cidna kuma xidhi karto Insha Allah way hagaagi waxaani waswadayaasha marbaa laga raysan

    • @user-xw9hr6kh3c
      @user-xw9hr6kh3c Před 3 lety

      Allah hku dhowro wan jeclahay inaan arko dhalinyaro arki karto hagardaamada hogaamiyeyaasha hda jiro

    • @nasiimcaydaruus1970
      @nasiimcaydaruus1970 Před rokem

      Qiiro Japan

  • @abdullahiaden5169
    @abdullahiaden5169 Před 5 lety +5

    Mnshllh reeer balcad waa dad dowlad jecel oo hantidoodi dowladu uga tagty xifdiyey waana hanti umada somaliyeed ka dhaxaysay
    Ninkasta oo bulshada wax u qabta taariikhda qoraysa

  • @ismailaweys4730
    @ismailaweys4730 Před 6 lety +73

    Aniga dhulkaan kama soo jeedo lakiin odaygan niyadaan uga duceyay wuu iga farxiyay EE somaliyeey aan kacnoo gacanta ku qabano before ay to late noqon

    • @farhanahmed6135
      @farhanahmed6135 Před 6 lety +2

      ismail aweys inaa kaso jedid muhuum mahan.. sxb

    • @abshircalimaxamuud7081
      @abshircalimaxamuud7081 Před 6 lety +2

      ismail aweys dhullka waa soomaali la isla malaha

    • @ismailaweys4730
      @ismailaweys4730 Před 6 lety +2

      Aniga lahansho kama hadlin mida kale somaliya somali baa iskaleh ma qabo tako dhul somaliyeed ah layga xigo wadinaya waxay tahay baan aqaan qoti adoo kale ah oo afka somaliga bartay iigama turjumanayo madankayga EE dadku yuusan ku qadinaa ka hadaaf

    • @arligiiudgoonka4772
      @arligiiudgoonka4772 Před 6 lety +1

      ismail aweys Dhulkee kasoo jeedaa bal noo sheeg madama aad kan kasoo jeedin🤔

    • @ismailaweys4730
      @ismailaweys4730 Před 6 lety +1

      Ariligii ama dhulkiyoow hadalakaya dadaka somaliga yaqaana way fahmeen fadiraad uma bahana hadaad tahay qof afkan u bahan fasiridisa dee waxa meesha ku qoran kuma quseyane
      Ordoo qotidaadi 🇪🇹ku noqo dadka afkan u dhashay way I fahmeen

  • @zeinabbarud5579
    @zeinabbarud5579 Před 6 lety +12

    Waa nin qiimo badan leh aamin ah garanaya faa’iidada uu u leehay biyo xireenkaan umada Soomaaliyeed iyo bulshada uu la noolyahay Allaha barakeeyo isaga iyo dhammaan umaddeena meelkasta oo ay joogaan. Aamiin

  • @ayanlehussein1600
    @ayanlehussein1600 Před 6 lety +62

    Odaygaan dhiirigelin iyo ammaan wayn ayuu naga mudan yahay.

  • @iglaanahmed4112
    @iglaanahmed4112 Před 5 lety +4

    Maasha alaah reer balcad waa dad waxoodi Ku dadaalay

  • @elmirajackson693
    @elmirajackson693 Před 5 lety +5

    Wlhi nin kartileh waaye wlhi 💛 ilhey hakuxifdiyo adi iyo somalia 💚

  • @omarmohamoud380
    @omarmohamoud380 Před 6 lety +14

    Ilaahow khayr ku sii rabiyow. hantideenii ayaad noo xafiday.

  • @nassirato5574
    @nassirato5574 Před 6 lety +4

    Masha Allh wax weyn baad qabatay wax kuuma awoodee Allaha dambigaaga dhaaafo

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 Před 6 lety +4

    Manshaa allaah Wey dadalen Alaha ka abaal mariyo Inshaa allaah

  • @mohamedomarawale6144
    @mohamedomarawale6144 Před 6 lety +4

    Adeer Allah haku xafido waxa aad ilaaalisay oo waqtigaagi ku bixisay dhowrista hantida qaranka.

  • @fudumomohamed3330
    @fudumomohamed3330 Před 5 lety +2

    Maa shaa allaah. Allaah haku xafido adeero Cimri dheer iyo Caafimaad allaah haku siiyo aamiin yaa rabi wallee saad sheegtay ammaanadii ummadda waad ku guntateye waa in Soomaalinimo wax laguula qabtaa Anigoo Hargeisa ku dhashey waxaan dareemayaa inaan biyo xidhkaa wax ku leeyahay waayo waan qiiroodey markaan hadalkaaga dhegeystay waar Soomaaliyey fadhiga ka kaca oo aayaha ubadka dhalan doona ka fikira allaah xaqa haynagu sugo aamiin yaa allaah.

  • @yonisadan3562
    @yonisadan3562 Před 6 lety +24

    reer balcad waay mahadsanyhin in aay hatida dalka oo layahay aay dhoowran.

  • @aaadan8662
    @aaadan8662 Před 6 lety +10

    Ninkan cml markan arko ayan raja cusub yesha wali Somali waxa ku danbeya dad damir leh
    Rer Balcad mahadsanidin

  • @deeqoowmuqtaar4950
    @deeqoowmuqtaar4950 Před 6 lety +7

    Masha Allah Dalsoor shaqo fiican ayaad umadda u heysaane Allaha idinka abaal mariyo, halkaa kasii wada shaqada fcn aad umadda u heysiin oo tuso Dowladda iyo NGO da calamiga ee daneeya arimaha Bulshada mahadsanidiin.

  • @Hero-te7qg
    @Hero-te7qg Před 6 lety +6

    adeerkan aad ayaan ugu riyaaqay geesinimadiisa iyo dadnimadiisa waa geesi qaran

  • @siciidjava4216
    @siciidjava4216 Před 5 lety +2

    Geesi wadani ah weeye
    Aniga magaaladi aan kudhashay tukaraq gobolka sool magaaladoo dhan waxa waraabiya sollar system xilligii dawladii lasameyey xitaa beerta ayaan kuwaraabsanjirnay. Dadku waa dawlad jecelyahay balse geesi daacad ah oo hoggaamiyay rabaan Allah idankii.

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 Před 6 lety +4

    Walaal ha iigin qabiikiisa waa nin soomaaliyeed oo jecel wadankiisa iyo dadkiisa anaguna waan jecelnahay wadani asagoo kale wuxuu mudan yahay bilad geesinimo in lagu sharfo.

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 Před 6 lety +9

    Reer Balcad waa dad ilbax ah. Degmada Balcad waxaa kale oo ku taal warshaddii dharka ee Somaltex oo si fiican loo dhowray.

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Před 6 lety +3

    Maashaa Allaah, Allaah kaa ajarsiiyo wanaagaaga

  • @user-rn3zk7tb1t
    @user-rn3zk7tb1t Před 6 lety +2

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍🙌 madaax.. Good job Mr dalsoor iyo deer balcad on the dam

  • @marianloran3705
    @marianloran3705 Před 5 lety +3

    Masha Allah magaladeedi anjeecla illaw ku nabad yeel waxa ruunah in aad goob tiihijn

  • @hassanjuba9624
    @hassanjuba9624 Před 5 lety +1

    Balcad qabiil ahaan Kama soo jeedo waxaan ka soo jeedaa Somaligalbed lkn Balcad waan ku dhashay beero iyo guryo baan ku leenahay waan ku faanaa dhul barwaaqo ah oo qurux badan guuleysta dadkeyga

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 Před 6 lety +5

    Maasha allaah reer balcad waa dad sharaf leh

  • @mr.brownney1787
    @mr.brownney1787 Před 6 lety +3

    “Waa kufnay in nala kiciyo ayaa rabnaa”👌🏽
    Inshaa Allah Somalia guul ayee gaaridoontaa 🇸🇴🇸🇴

  • @slimnazri6788
    @slimnazri6788 Před 5 lety +3

    Ilaahay umada ha u ilaaliyo hantidoda

  • @ibrahimwarsame3488
    @ibrahimwarsame3488 Před 6 lety +5

    Masha allah aad buu ii dhiira galiyay wllh. SomalaY aynu kacno!

  • @mohamedaweys5138
    @mohamedaweys5138 Před 6 lety +3

    Mahadsanidiin ugu danbeyntii waa timaadeen balcad meelaha taariikhiga ah waxaa kamid ah warshada dharka Ee somali tax halagu soo daro

  • @minaahassan4127
    @minaahassan4127 Před 6 lety +9

    Balcad 👑❣️😘❣️ #Dalsoor Mahadsanidiin 👍

  • @abdirahmanaar1950
    @abdirahmanaar1950 Před 6 lety +3

    Wlhi way iga farxiyeen reer balcad
    Dhulku waa dhulkiina ee sidaa unoogu xifdiya

  • @mohamedhassanabdi9734
    @mohamedhassanabdi9734 Před 6 lety +4

    masha Allah way dadaalayn heer balcad

  • @zahrabaar7414
    @zahrabaar7414 Před 6 lety +11

    Mashaa.alla.reer.balcad.waxey.mudan.yihiin.noobal.baras.abaal.marinta.soomaliya.degmooyinka.gaar.ahha.konfurta.qaasatan.nin.kan.abaal.marin.allaha.ku.amaan.sado.adeer.qaliyow

    • @maxameddhaanto2788
      @maxameddhaanto2788 Před 6 lety

      Sxb beentaada maahan wlhi xubintiisa xataa wuu ku waayay
      Muwaadin hadaad noqoneyso naftaada uhur diintaada iyo dadkaada iyo dalkaadaba

    • @zahrabaar7414
      @zahrabaar7414 Před 6 lety

      MAXAMED DHAANTO Bashiir cabdi soomali.mawada.xuma.oo.qaar.dalka.iyo.diinta.iyo.dadnimo.ku.weytshay.baa.bulshada.kunool.oo.kudayadho.mudan.dida.ninkan.qaaliga.ah.oo.kale

  • @qalax123
    @qalax123 Před 6 lety +2

    ALLAHA AJAR KA SIIYO, WAAD KU MAHADSAN TAHAY 100% HAWSHA AAD U SO TAGNAYD INTAAS.

  • @awootokutubey78
    @awootokutubey78 Před 6 lety +3

    Masha Allah wan jeclahay dhulgeeyga

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 Před 6 lety +14

    Ninkaasi madaxweyne inuu nodo buu istaahilaa

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Před 4 lety +1

    Mansha allah reer balcad amaan iyo sharaf baad mudan tihiin❤

  • @hassanbintiki5157
    @hassanbintiki5157 Před 6 lety +2

    M.a Dalsoor.Really you have done a good job.Keep it up.

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Před 2 lety

    Balcad dad wadani ah gaar ahaan aabo wadani guuleyso1❤❤❤❤❤❤❤👌🙏👌🖐❤👌❤👌🙏❤👌💕👌💕

  • @maogtahay.
    @maogtahay. Před 5 lety +3

    Odaygan halyeey weeye.

  • @Mohamedukun
    @Mohamedukun Před 5 lety +3

    Odagaaa waa in la abaal mRiyA wa qaf daacad ah

  • @abbas26
    @abbas26 Před 6 lety +1

    Masha allah dowlada jamhuuriyada somalia waxan usheegaya inay soo celiso

  • @rashiid187
    @rashiid187 Před 6 lety +4

    Nin wadani somaliyeed waakaa guulayso

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 Před 4 lety

    Kuwii Gacanta kajebiyey aabahan somaaliyeed ee dalkiisa iyo dadkiisaba jecel in dowladu daba gasho oo lasoo xirxiro ayaan kufarxi lahayn.. Dalsoorna waxaan kacodsanlahaa in aabahan somaaliyeed numburkiiso usoo gudbisaan dadka somaaliyeed ee jecel in ay taageraan dalkooda iyo dadkoodaba. Thanks 💝🙏

  • @abdirahmanmahmud5316
    @abdirahmanmahmud5316 Před 4 lety +1

    Mashallah nice one

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 3 lety +1

    Mashruuca biya xireenka Balcad
    masha allah

  • @suleiman1537
    @suleiman1537 Před 6 lety +1

    Dalsoor aad ayad ugu mahadsantihiin soo bandhigidda barnaamijyada waxtarka u leh bulshada
    waddaniga dhabta ah ilaahey ha xifdiyo.

  • @maxamedbulshomaxamedbulsho8148

    Masha allaah dadkeyga walhi balcad cadeey alloow iidaa

  • @xafsacise1517
    @xafsacise1517 Před 6 lety +2

    Jasaakallaah ader

  • @cashiromuhiimah9217
    @cashiromuhiimah9217 Před 6 lety +10

    Great job DALSOOR

    • @karasay__01
      @karasay__01 Před 6 lety +1

      Hindi Af somali 2018 channel waaan kuguraac sannahay sxb

  • @abdelhakimbeshir1045
    @abdelhakimbeshir1045 Před 6 lety +2

    Masha allah odaygani waa xalal maal Wadani ah

  • @abdiselamhajinur6938
    @abdiselamhajinur6938 Před 6 lety +2

    Maa shaa allaah waan kugu farxay adeer waxaad t as hay nin aamina wadani waa kaa soo kale ,wuuna ka faa ii day isaga iyo bulshada balcad

  • @mahadarte8850
    @mahadarte8850 Před 2 lety

    ManshaAllah
    Ajair Allaha kasiiyo wuu dadaalay
    Wadani dhab ah

  • @Ahmedahmed-me7hl
    @Ahmedahmed-me7hl Před 6 lety +3

    Walaahi niyadan kaaga duceeyey aniguna waxaad tahay wadani somaliyeey ku dayda

  • @arligiiudgoonka4772
    @arligiiudgoonka4772 Před 6 lety +10

    Ninkaan telkiisa sooqor Dalsoor sababtoo ah umad inay taageero siiso rabto ayaa jirto. Mahadsanid

    • @arligiiudgoonka4772
      @arligiiudgoonka4772 Před 6 lety

      Moha Amip Channel waa sidaas bro dalsoor kaligiis noole camal filimka lee u daran asi🤔.

    • @jamaalyare5268
      @jamaalyare5268 Před 4 lety

      Waa walbj wanaagsantahay sxb lkin ninkaan taageeero dhawqaale uma baahna janadiii aduunka uu joogaa beerana waa leeyahay

    • @abdallejama7086
      @abdallejama7086 Před 4 lety +1

      Waa mawadin somaliyed

  • @KEYFLIPKeykeyFlip
    @KEYFLIPKeykeyFlip Před 6 lety +3

    Masha Allah Waa Wax An Waligay Kufikirin Inay Somaliya Kajiran Wana U Duceye Duqa Somalinimada ay ku Weyn Tahay

  • @cashiromuhiimah9217
    @cashiromuhiimah9217 Před 6 lety +23

    DALSOOR waxaan idinka codsanaa inaad soo gudbisaan taariiqahaan ookale

  • @osmanali4696
    @osmanali4696 Před 6 lety +4

    Muwadin somaliyeed alle ha kula qabto

  • @nuurcade9662
    @nuurcade9662 Před rokem

    Allow ku naxariiiso adeerkey ibraahim xaamud hasan Dhalfe khabriga allow ku waasici

  • @mahimahi1278
    @mahimahi1278 Před 5 lety +2

    Soomaaliyeey dalkiina yuu faraha kabixin oodin shalaayin cidna haku haleynina

  • @abdiselamhajinur6938
    @abdiselamhajinur6938 Před 6 lety +3

    Adeer taarikhda ayaa ku qori adi iyo qaar kale ba xushmadna waa kuu haynaa

  • @highlightthetruth3291
    @highlightthetruth3291 Před 6 lety +1

    Aabeheen baa dhisay allaha unaxariisto

  • @zakarieissemohamud8506
    @zakarieissemohamud8506 Před 4 lety +1

    wadanigu sidiisaba waa wadani adoo sharaf leh dhimo idinka ILAAHEY adeero

  • @rahmaha1882
    @rahmaha1882 Před 6 lety +1

    MashaLah waidinficneT inaDiLaLsaTin wafaididina

  • @hogsade
    @hogsade Před 6 lety +2

    Dhulkaan Masha ruux fiican buu ubaahantahey dadka dhaqaalaha haysta fadlan iskaasha dhisana dhulkaan tartiib tartiib oo iska ka dhaafa in marwalba lasugu dowlada.

  • @engshaficiahmedqurbaawi9447

    Ilahow ku barakeeey adeerow qalbigaaan kaga duceyne xoolaha umada islamka waad xafiday rabi haka ajirsiiyo manta waxa noo muuqdo qalbi wanagsan inad ku xafiday hantida shacabka

  • @youngfamilycooking2651

    Mansha allah aabe ajar allaha kaa siiyo insha allah

  • @abdallejama7086
    @abdallejama7086 Před 4 lety

    Allah ha idin xifdiyo wxd ilaalisen hanti qaran

  • @ugaasadsumayo509
    @ugaasadsumayo509 Před 6 lety

    Reer balcad hadaanahay waanku fiican nahay inaa hantida dowladda dhowrna Siwacan i love my dadkeyga reer balcad Ader ibrahim dhalfe mahadsanid adna sida wacan u faafaahisay 😍😍

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 Před 2 lety

      Marka ninkan maskiinka gacanta laga jabinayay ree balcad xagee jireen

  • @ahmetabdi8960
    @ahmetabdi8960 Před 5 lety

    Masha allh dad rer Balcad wlh wa dad wax garad ah oo yaqno wada nolasho Dowlada wa kaga cod sana ine galab istaga oo u dayactiran Biya xereenkas

  • @ducoqabe4486
    @ducoqabe4486 Před 5 lety

    Dalsoor mahadsanidiin horo u socda

  • @mustafeAbdiqani
    @mustafeAbdiqani Před 3 lety

    Odaygan Ilaahay Khayr badan ha siiyo.

  • @turxanbixismedia6534
    @turxanbixismedia6534 Před 6 lety +1

    man sha alla in sha allah waye dha allataye dolaade taas aayana wax ka qabanaye saa

  • @cabduqadirdheere1439
    @cabduqadirdheere1439 Před 3 lety

    Allha unaxaristo ibrahim dalfo aya ladhihi jiray qabriga allha uwasiciyo

  • @sameerayousef8047
    @sameerayousef8047 Před 2 lety

    Masha alah waa dadaashen sharaf iyo wadanimo

  • @nasamaale6176
    @nasamaale6176 Před 6 lety +6

    * Soomaaliya & Kuuriyada waqooyi kol bey saaxiibbo ahaayeen oo waa kuwaa gacanta ka geystay dhisidda Biyoxidheenkan ,
    waxan filayaa inay dib usoo noqon doonto saaxiibtinimadii 🇸🇴-🇰🇵

  • @abdiqaniabdullahihassan8472

    Maasha allah waa la idin gacan qaban doonaa insha allah

  • @goldengroupchannel1874

    Masha allah wlhi wa nin qaaliya o la odhan karo wa somali dahab ah alle haku xafido wanaagagana hakugu abaaliyo inta kale somalina sidado kale muwadin wadaniya haka yeelo

  • @Dariiqunajaax
    @Dariiqunajaax Před 3 lety

    Allow ku naxriiso aabo ibrahim xamud

  • @melaninqueen5344
    @melaninqueen5344 Před 6 lety +3

    god bless my people abgaals and somalis🙇🙇💙💙💙

  • @mohamedidiris4380
    @mohamedidiris4380 Před 5 lety

    Masha allah meesha waxay ubahantahay oo keliya dayactir reer balacad mahadsanidiin.

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol98 Před 6 lety +3

    Balcad😍Hoygii😍Awoowgey iyo aabbo😍 Beerna kulahaa Ayaaya allaha Daysto

  • @maxamuudducaale5502
    @maxamuudducaale5502 Před 6 lety +3

    Wlhy wax lagu farxo weeye maanta keliya waxay ubaahanyihiin dayactir kooban lkn kuwi warshadaha iyo dhismayaasha kale lahaa oo bool bool uqaatay baa kaqoomamaynaaya

  • @mahamedaarxasan8414
    @mahamedaarxasan8414 Před 5 lety +1

    manshaalah laaki kadaaya muuqalka xayeesiinta

  • @mrakjunior
    @mrakjunior Před 6 lety +1

    Ilahoow dadka sidaan o kale u fikiraayo soomaali u badi amiin.

  • @nasamaale6176
    @nasamaale6176 Před 6 lety +3

    Adeer hawshaadi qaran waad gudatay ,waxaad mudan tahay in laguu dhiso taallada ilaalinta hantida Qaran , mahadsanid .

  • @abdikadirahmed9540
    @abdikadirahmed9540 Před rokem

    08/02/ 1975 Masha Allah wadani wadani dhalay, Geesi Geesi dhalay
    Landhere Landhere dhalay
    cimri cafimad iyo sharaf kunolaw

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Před 4 lety

    Aabo somaaliyeed ale ha ku xafido wadani baa tahay

  • @MrFinisha
    @MrFinisha Před 6 lety +1

    Marka hore waad mahadsantihiin banda Dalsoor, sidda wanaagsan ee aad u soo bandhigteen mashruucan qiimaha badan ee ka qarsoonaa umadda inteeda badan. Marka xiga waxaan soo jeedin lahaa odayga qiimaha badan in la dhiira geliyo oo loo sameeyo qaaraan «GoFundMe» ah. Mahadsanidiin.

  • @turxanbixismedia6534
    @turxanbixismedia6534 Před 4 lety

    in sha alla tariikhda ayaa idin xusaysaa

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Před 2 lety

    Mansha allah aabo si fcn baad yeeshay

  • @abdiselamhajinur6938
    @abdiselamhajinur6938 Před 6 lety +2

    Dadka ku nool balcad waxay badbaadiyeen warshadii dharka Ayaan maqlay ayadana in aan arko waan jeclahay

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 Před 6 lety +3

    Wadani dhulkiisa iyo dadkiisa soomaaliyeed 😂waxaan kuu rajeynayaa in uu ilaaheey caafimaad fiican ku siiyo wadani waan jeclahay wax tarkaada kuna sii wad sidaas ilaaheey garabkaa ha galo.

  • @maxamedkhaliif7418
    @maxamedkhaliif7418 Před 6 lety +2

    wadani hadda rabto wakaaz

  • @ferihaahmet1736
    @ferihaahmet1736 Před 4 lety

    Abaaalkga allow jno ka dhig hntida sidaaa udhawrtay allha ku dhowro aaaaabe😍

  • @faraxsanmuuuqsan1075
    @faraxsanmuuuqsan1075 Před 6 lety +3

    Wll plz channel ku shaqo fcn ayuu haya wll dagaal iyo qarax uunbad nooso daysan wann niyad jabnaa nooso badiya hantiyaheena soomaliyed iyo wuxu ilahay hodan ahaan inoo siiyay si ay dhalinyaradu ugu hamidu inay dalkooda hagaajistaan intaas oola daryeeshayba maraykan iyo meelo anku jabnay taala mhdsanidin wll

  • @rahmohassan131
    @rahmohassan131 Před 4 lety

    ILLAAHEEY HAKU HAAFIIDO ADEER

  • @qalimowchannel6706
    @qalimowchannel6706 Před 6 lety

    Mahadsanidiin dalsoor&waaya arag soomaaliyeed