XASUUSTII HOBOLADA WAABERI MAADEEYS/GOOGOOS (XIDHIIDHKII FARAACIINTII HORE & SOOMAALIDII HORE PART 3

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • XASUUSTII HOBOLADA WAABERI MAADEEYS/GOOGOOS (XIDHIIDHKII FARAACIINTII HORE & SOOMAALIDII HORE PART 3

Komentáře • 8

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 Před 5 lety +2

    WUXUU YIRI NINKA CARABIGAKU HADLAAYA WAA MAHAD ISKALEH
    ILLAAHII WAAQ AHAA IYO KII QORAXDA

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 Před 5 lety +3

    WAAQOO WAAQOO TAQEEBALEE
    QOREXEE QOREXEE TAQEE BALEE
    WAA ILLAAHYADII SOMALI CAABUDI JIRTAY
    WADANKA SOMALIYANA WAXAA LAORANJIRAY
    (PUUT) MEESHA HADA MAJEERTEENIA BES LAGA DHOHO PUTLAND
    WAXAYNA KADHIGANTAHAY
    DALKII UDKOONKA
    AMA DALKII CUDUURTA
    (UDKOON)
    WAXAASE YAABLE
    ILLAHA AYSOMALDU CAABUDIJIREEN HADA DAD KENYAN AH BAA CAABUDA
    SOOMAALEEY U EGYIHIIN WAXAY UBADANYIHIIN GEEL DHAQATO IYO REER GUURAA
    WAADAD MARTIDA KUWANAAGSAN
    OOO AAD NOOGU EG
    WAXAA LAYIRAAHDAA
    RUNDINLE OO KADHIGAN REER DIDAY
    WAXAA KALOO JIRA IN
    MAGAALADA CAABUDWAAQ AY AHEEYD
    MEEL AY UCIBAADO TAGAAN
    IYADOO AY U ARKAAN MAGAALADII
    CIBAADADA EE ALLE
    SIDOO KALE
    CEELWAAQ WAXAY AHAD MAGAALO KALOO CEELKII ILLAAHAY KUYAAL
    CEELWAAQ= CEELKII ALLE
    CAABUDWAAQ= MAGAALADII ALLE EE CIBAADADA
    ALLAH MAXAA SOOMAALI TAARIIKH BADANI KALUNTAY
    ALLOW ALLE

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  Před 5 lety +3

      Maasha allah Amina Mire aad baan ugu mahadsan tahey sidaad Taariikhda u sharaxdey waa sideey tahey walalal Aad baan kaaga Mahad naqayaa aqoonta aad nala wadaagtey

    • @aishakuus60
      @aishakuus60 Před 5 lety +4

      @@SOMALIMUSICCULTURE
      ADAA MUDAN WALLAAKEEY
      ILLAAHA WAAQ NAGA HADEEYAY ISLAAMKA NAGA DHIGAY BAA MAHADLEH
      ADNA AAD BAAD UGU MAHADSANTAHAY TAARIIKHDAAD NOO URUURINAYSID
      MAHADSANID
      GUULEEYSO

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  Před 5 lety

      Adaa Mudan walaal sidoo kale AMINA MIRE. Maasha allah Islamnimada waa inaan ku dhukrinaa Alhamdulilaah, berigaa dadkuba iska cawaan oo kale ayuu ahaa, qaarbaan xitaa qoraxna aan caabudi jirin oo iska noolaa, Waa nolosha iyo isbedbedelkeedii ibna Adan ku soo marey. Mahadsanid walaal aad baan kuu salaamaya Amina Mire

    • @user-jd1ds5di9c
      @user-jd1ds5di9c Před 5 lety +1

      @@SOMALIMUSICCULTURE fdln heesihi kacanka iyo wadanka ayaan ubahanahaye sxb nooken jeceel Lee haku ekeenin

    • @alahayowarligeygukiiisraac4225
      @alahayowarligeygukiiisraac4225 Před 5 lety +1

      SOMALI MUSIC & CULTURE aad baad u mahadsantahay waa arin xusuus mudan

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 Před 5 lety +1

    Somali Qorax Caabudi Jirtay Ma Maqlin lkn Ruwaayadaan baaba ah Wax Aduunka Lagu Mathalayey Taarikhihiisa