KAWNAYN MEDIA OO SOMALIDA CANADA UGADIGEYSA HALISTA SOMALI GAALA AH OO DIINTA CHRISTANKA AH FIDISA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 01. 2024
  • KAWNAYN MEDIA OO SOMALIDA CANADA UGADIGEYSA HALISTA SOMALI GAALA AH OO DIINTA CHRISTANKA AH FIDISA
    WALAL NAGUSOO BIIR , LAWADAAG ASXAABTAADA,
    MAHADSANID

Komentáře • 57

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před 6 dny +6

    Maasha allaah tabaaraka allaah taageera warkiisa isagana ajar iyo xasanaad allaah ha ka siiyo

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 Před 3 dny +1

    Jazakalah walaal.ilahay hakaqabto walaalahayga musliminta kufriga ay lawareegayaan qaar somali sheegayaa oo murtadina.allahu akbar

  • @user-xo1jq1rj8x
    @user-xo1jq1rj8x Před 5 měsíci +15

    1989 aniga oo jooga Germany 2naagood cadaan ah oo faafinaya diinta gaalada ila kulmeen.iswaraysi ka dib muslim inaan ahay ayaan u sheegay. ka dib waxay dheheen waxaan kuu haynaa bible afsoomaali ku qoran oo la daabacay 1974 canada lagu qoray afsomali.markaas ayaan ogaaday canada inay khatar ku tahay bulshada soomaaliyeed.halaga digtoonaado

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 Před 8 dny +1

      Sabtidii hore ee bisha ahayd Juun 15keeda ayaa anigoo gaariga mashiin dhaqay tirtiraayo ayaa laba yar yar caddaan ah diintooda Mormon oo Kiristaanka ka mid ah ii imaaday. Waa Toronto meeshaan. Waa aqaan oo filinkooda waaba la socday.
      Ani Muslim ahay iri, markaas iyaga ku kala fireeyey oo dhahay horta diinta Islaamka maxaa ka taqaaniin. Inay Ciise Nabi yahay iyo Qur'aan aaminsantihiin ognahay dhaheen. Markaas iri diintiina waa aqaan, waaba tan ugu roon oo Islaamka ugu dhow maadaama ee qamri cabin iyo balwo dhan xaaraan ka tahay. Sidoo kale nimankooda dhowr dumar guursan karaan loo ogolyahay. Markaas dhaheen hadda taas lama ogola. Markaas iri buugiina ku qorantahay ee marka ma buugiina beenineysiin. Wey iska qosleen.

  • @ahmedsheikh3723
    @ahmedsheikh3723 Před 3 dny

    Ilaahey ha badbaadiyo

  • @user-rl9zo2xj3z
    @user-rl9zo2xj3z Před 5 dny +1

    Maashaa allaah is Laanta waa geesiyad

  • @mohammedawil1041
    @mohammedawil1041 Před 26 dny +1

    Thank you bro. You have done good job.

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Před 4 dny +1

    Nasiibkooda islaam bay u dhasheen. Caddaankii ayaa muslimaya, xaggey ka waalanyihiin.

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před 5 dny +2

    XasbunaLah.Wanicma..WakiiLan

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 29 dny +1

    my brother u k allaha ku xafido shaqo culus aa u heysaa somalida

  • @hagiohaji7937
    @hagiohaji7937 Před 5 měsíci +1

    Jazaakallahu kheyran

  • @mhassan9288
    @mhassan9288 Před 5 měsíci

    thank you Kawneyn Media iyo Yusuf waa barnaamij loo baahan yahay..Well Done

  • @abdihakinfaisal
    @abdihakinfaisal Před 5 dny

    Jasakumulah khayr wll thanks

  • @mahmoudhersi4603
    @mahmoudhersi4603 Před 20 dny

    جزاك الله خيرا

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Před měsícem +4

    Ciyaalkina anaka dayacnay and all our kids are under attack from drug dealers and all funky groups ! Ciyalka hala dhiso

  • @hhassan5588
    @hhassan5588 Před 5 měsíci

    Bismilaah Aloow Naga qabo shartooda .waamahadsan tahay uk

  • @roobdaydayroob8439
    @roobdaydayroob8439 Před měsícem +2

    Qofka haddii diintiisa si fiican u barto, waxna ka fahmo Kirishtanka iyo diin laawayasha (Athiest) isagaaba diinta islaamka si fiican u faafin kara oo bad-baadin kara masaakiintan dhunsan. Waxba yaan laga cararin Caddaan & Madoow intaba waa dadkii nalaga rabay in diinta Islaamka gaarsiino. Mahadsanidiin.

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 Před měsícem +1

    Since beginning 1990’s Dixon rd buildings was a target for Christians, normally they focus teenagers and younger ones,

  • @SHOOKAAR_ALI
    @SHOOKAAR_ALI Před měsícem

    Masha allah kawnayn media

  • @husseinjamac4757
    @husseinjamac4757 Před 4 dny

    Ali dheere still alive? I used to live in Dexon Apartment in 1983. I was one of the few Somalis who settled 340 complex building

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před 5 dny

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @user-gh7dv2df5t
    @user-gh7dv2df5t Před 5 měsíci

    😮😮😮

  • @AyannaLovelyy
    @AyannaLovelyy Před měsícem

    What is the company name?

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 5 dny

    Hargeysa ayaa sponsorship u diraan biixi dictatorship allaha ka qabto somaliland

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 5 dny

    Sharma Boy maxaad u sheegi weysey oo kanisadaha ay keeneen USA

  • @saidmuktar
    @saidmuktar Před 5 dny

    Shartoda ilahay haaa kagabta

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 5 dny

    Ciyaalkani Somaliland ayaa laga keeney oo Adna Adan ayaa Hargeysa ay furtey school

  • @HamsaAhmed-hv3ph
    @HamsaAhmed-hv3ph Před 27 dny

    Don bosco catholic school na wuu kasoo horjeedaa Dixon

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter1635 Před měsícem

    Asc ....
    Kawnayn media waxaan rabay inaan kula wadaago arin muhiima may dhaafi kartaa meel aan kala soo xidhiidho....mahadsanid

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr Před 26 dny

    Iska ariya oo signing siiya Hanoi imaanina dhaha hadey yimaadaana police ka ugu waca

  • @yaakcon
    @yaakcon Před 28 dny

    Macna ma leh, anagana qabiil ayaan baraynaa.

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 Před 14 hodinami

    waar dila oo iska reeba adinta oo ku eedaynaya inay akhlaaq xumo fidinayaa oo dadka diintooda xoogga ku gelinayaan. Haddaad dharbaaxo kala dul dhici lahaydeene way carari lahaayeen.

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 29 dny

    steve kee dhahaan u s army uu ahaan jiray seattle washington uuka soo guuray af somali uuku hadlaa waa cadaan somalida ha iska ilaaliso nin kaas 2005 aan bartay

  • @Koyama548
    @Koyama548 Před měsícem

    War niyow ninkan baquli boy walalkis miya 😂😂😂😂👍

  • @candehy3808
    @candehy3808 Před měsícem

    Baaquli boy miyaa ninkaan

  • @abdirahmanibrahim4443
    @abdirahmanibrahim4443 Před 29 dny

    Weli madegenyihiin soomalida waa meel bahaladaa degen yihiin Dexon

  • @theruler411
    @theruler411 Před 29 dny +1

    Xooloaha waa la dhaqdaa Somali waa xoolo calibeysteen cambulo aqli ah. Diin islam kuma dhaqantiin. Waxaad iska dhigaysaan inaad diin ku dhaqNtaan

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup Před 5 dny

    CADEYN UKEEN HADII KALE WAA BEEN

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 Před 20 dny

    Waar reer koonfureed ayaa dagan yaa kadaab wada gaalooba

  • @theruler411
    @theruler411 Před 29 dny

    Somali qaxooti saqajan wadankooda uga soo baxa dayeer. Catdha gaalada ba waad cuntaan

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 Před dnem

      Cuntada gaalada ma cunaan ee irsaaqada Ilaahay bay cunaan.
      Ilaahay baa uga soo qaaday oo aan uga mahad celinaynaa.
      Alxamdulilaah Ilaahaygii Muslim naga dhigay ee aan iimaan laawe adoo kale naga dhigin

  • @abdirahmanahmed5093
    @abdirahmanahmed5093 Před 29 dny

    Ina sheeka xariir, adigu is hagaaji.

    • @amalabdi143
      @amalabdi143 Před 5 dny

      adiga hore miyaa laguu gaal
      eeyey.

    • @mohameddayib2894
      @mohameddayib2894 Před 3 dny

      Horay aya kaafir logadhigay kaasi ayan umalaynayaa subxaanalah

  • @aadamabdi6148
    @aadamabdi6148 Před 19 dny

    Maxaa ku geeyay wadan gaalo......iskaga soo tag

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 Před 7 dny

    Diin fidintu wax cusub maaha, waligeedba qolo walba diinyerda way fidisaa, Somali Christian wallahi baanan la yaaabayn say kuwii muslimka ahaa baaba isla noolaan la’. Dadkeena malaha dhibka ugu waynba waa diintii inaan ku khafiifnat casabiyada kaliyaaa ka daran cudur kale oo ka wayn ma jiro..

  • @moh4127
    @moh4127 Před měsícem +1

    Sheeko xun baad la tagteen aduunkii adeer hadday galoobayaan iyo haddii kaleba iyagaa dadku ikhtiyaarka iska lehe dhaafa.

    • @maslahahmed3524
      @maslahahmed3524 Před měsícem +4

      Masaasaa islaam ku tahay walaaal .
      Islaam nimada waa nimco

    • @zayidaliabdi5736
      @zayidaliabdi5736 Před měsícem +5

      BILAASH NAARTA LOOMA SAMAYN 😂😂

    • @KhadarUpdyrahman
      @KhadarUpdyrahman Před měsícem +5

      XAYAWAN BAA THY CARANOW
      ILAHOW KANOO KALE IYO CAQLIGIISA QURUNKA AYAAN KAA MAGAN GALAY

    • @user-kb8fk3rl6w
      @user-kb8fk3rl6w Před dnem

      Waxaan filayaa inaanad muslim ahayn oo aad tahay gaal is qarinaya , mqadaama waa jib kii u waynaa aad sheeko xun ku tilmmayso

  • @maxamedfarax4280
    @maxamedfarax4280 Před 29 dny

    Hadaad gaal necebtahay maxaad kaso doontay dhulkooda munafaqaw 😂