Vlog xafadaha iyo wabiga jubathat ee somalidu dagto@hanni hannan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • #canada #hargaysa #america #hargeysa #muqdisho #nairobi #socialmedia #somali #somaliamerican #somaliland

Komentáře • 105

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 Před 3 měsíci +16

    Hani HABO hore u soco adiga iyo ilmahaga mesha tagtaba noloshu kuma ciisho dadkana abo iyo hooyo illahay swt hakaga dhigo. Allahuma amiin allahuma amiin❤️🌹❤️

  • @Ashasheikh996
    @Ashasheikh996 Před 3 měsíci +21

    Abaay muuqaal ka soo samee imisoow qofku kutagi karaa imisoow kunoolaanka raa qarash ahaan ilmaha waxba rasho makahelaan iisoo jawaab insha Allah ❤❤

    • @Reema11235
      @Reema11235 Před 3 měsíci +5

      Meeshan xaga qaxoontiga ugu fiican wye lacag baa lagu qaata waana laga dhoofa siiba dumarka iyo caruurta fudayd wye

    • @shugriosman1652
      @shugriosman1652 Před 2 měsíci

      ​@@Reema11235adi mesha ma jogta nolosheda wa se abayo

    • @Reema11235
      @Reema11235 Před 2 měsíci

      @@shugriosman1652 may islaan ka dhooftay baan aqaanay hppti sadex sano jogtay bishi lacag 100$ udhow ba la siin jiray taandho dajiyen canaha xafayada waa lasiin jiray sabtida xerada laga saari jiray dalxiis camal okle 2022 baa la qaaday

  • @user-uu4zl3zu4k
    @user-uu4zl3zu4k Před 3 měsíci +22

    Tolow reerkii weelka utirin jiray ma daawanayaan😂 masha allah

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 Před 3 měsíci +10

    Teem.hani walhi cunugaan waxan ku jecellahay daacad nimada mnshallaah weliga sidaas ahow teem hani pealse 1k iga farxiyaa ❤❤❤😢😢😢😢😢

  • @adooontiallaaaaah668
    @adooontiallaaaaah668 Před 3 měsíci +4

    Habo ilmaha iyo adiga ilaahey ha idin ka xifdiyo sharta

  • @Zagal-mu4eg
    @Zagal-mu4eg Před 3 měsíci +6

    Haniyee ma jakarta iigu timi runtii wan ku darxsanahy inaan ku arkona waan rajaynayaa marhaddaa jubataad dagtay xaafadda kilibaata noogu kaalay qali❤

    • @MuxuboShikhxusen
      @MuxuboShikhxusen Před 3 měsíci +4

      Rer Jakarta Gabadha iyo caruurteeda noo soo dhaweeya

    • @faadumocali1544
      @faadumocali1544 Před 3 měsíci +2

      Utag gabdhaha so booqo ikalay layne in aysan garanaynin ba surta gale

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc Před 3 měsíci +3

    Masha Allah sister ❤

  • @sahrashmxmd1323
    @sahrashmxmd1323 Před 3 měsíci +3

    Naa hani quruxeey abaayo runtii ani waxan kamid ahaa dadkii qisadaadii la ilmeeyey ilaahayna kuubaryey inad nabsi bax heshaa ee meeshan waxad kadoontey maad noogadhacdid ama meel qaas ah oon kaasoowacno noosheegtid xbbti

    • @Aaamina12
      @Aaamina12 Před 2 měsíci

      Qisadeda xage ka dawada

  • @user-vs3bc5ij6z
    @user-vs3bc5ij6z Před 3 měsíci +3

    M.a hani qurux adiga ciyalkga nolsha ima ciisho❤❤❤❤❤

  • @dhehasabriye4703
    @dhehasabriye4703 Před 3 měsíci +2

    Masha Allah hanaay

  • @ahmedalisaalim
    @ahmedalisaalim Před 2 měsíci

    Masha Allah Allaha kugu amaansado walalshay

  • @fardowsomahamud-pt9mq
    @fardowsomahamud-pt9mq Před 3 měsíci +3

    Haniyey ilmaha abayo ka ilaali wabiyada aniga anoo kudaqanaya aanba ilmaha ucabsaday qlkataxadar siz plz ilmaha kaligood hasiday waa io waay kucararikaran

  • @user-lf3qn6zb3g
    @user-lf3qn6zb3g Před 3 měsíci +2

    Somaliyey waxaan gbdha laba carur haysto waxaan rabaa inaan wadan uga baxo nairobi wa nolol qaali ah marka indonisiya iyo turki iyo qubris intaa tee tagaaa oo qaxoonti leh oo nolol jaban hana hanaan wllo ma baasbor somali bad ku tagtay mise 😢plz wxii information indonisa hayow isheega bal😢😢😢

  • @user-ts4xe2qr8l
    @user-ts4xe2qr8l Před 3 měsíci +1

    Wll hadan kugu so biray alle haku barakeyo if iyo akhiroba allow wax dhiba ha tusin 😢❤

  • @raxmocabdi8116
    @raxmocabdi8116 Před 3 měsíci +1

    Masha alah mcnto wan kujecel nhy wllhi horey usoco❤❤❤😢😢

  • @shukrisaidhassan8830
    @shukrisaidhassan8830 Před 3 měsíci

    Maasha Allaah haniyeey habo keep going

  • @user-cm1ms8nf9n
    @user-cm1ms8nf9n Před 3 měsíci +1

    Habaryar.nolosha.kuma.ciisho.horay.usoco.hadaad.wax.hesho.haba.kuu.yaraadaane.ha.moogaan.hooyadaa.iyo.ducadeeda..hortaada.qeyr

  • @seynoonosman-ze2cg
    @seynoonosman-ze2cg Před 3 měsíci

    Masha Allah farxad ku noolaada adiga iyo awlaadada ❤❤❤

  • @israchanell4296
    @israchanell4296 Před 3 měsíci +2

    somalidu wadanwalba xaafada ugufosha xun kadagan

  • @user-td9eb4hy4h
    @user-td9eb4hy4h Před 3 měsíci

    Manshallah abyo melsha inaan so ado rabaye kawarn nololsheda

  • @maxamedcarabCilmi
    @maxamedcarabCilmi Před 3 měsíci

    W'll qofqalbi wanaagsan ayaad tahay runtii E allaha riyadaada kurumeeyo

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 Před 2 měsíci

    Hiniyeey meesha nooga soo waran somaliyey gabadhan wlhy 1m way u qalantaa ee gaadhsiiya

  • @rawanahmad560
    @rawanahmad560 Před 2 měsíci

    Music wa xaran bayo danbi jaari bu ku noqon allaha ka cabso mcnto❤

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 Před 3 měsíci

    Masha ALLAAH dalxiis wanagsan adiga iyo carurtada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-rm4cq3qc8k
    @user-rm4cq3qc8k Před 3 měsíci +1

    Mash alaha wll horay usoco

  • @ayaandarwiish
    @ayaandarwiish Před 3 měsíci +1

    Hani qaali meel ankalso hadlo ii sheeg❤❤

  • @BahjoCadey-db5yz
    @BahjoCadey-db5yz Před 3 měsíci

    M.a keep going my sister

  • @amiramuxumed4565
    @amiramuxumed4565 Před 3 měsíci

    Masha Alha walshy nulashu ku ma xumayso❤

  • @SamirSaid11
    @SamirSaid11 Před 3 měsíci

    Masha allah tabarakallah guuleyso wll

  • @faadumocali1544
    @faadumocali1544 Před 3 měsíci

    Aduunka wa noocyo badanyyy heerka ad jogto m.a kuwi shaly ku dhibayey meshi ad ka tagtay bay dhafiyaan horumar wacan

  • @foosomaromar3036
    @foosomaromar3036 Před 3 měsíci

    Masha Allah

  • @queensoomaali1713
    @queensoomaali1713 Před 3 měsíci

    Aalle haydin kuxifdiyo meshiina

  • @FarhialuckyChannel9810
    @FarhialuckyChannel9810 Před 3 měsíci +4

    Abaayo please ka soo hadal process ka aad ku tagtay maleshiya iyo qarashka kaaga bxay

  • @Za__channel499
    @Za__channel499 Před 2 měsíci

    Masha allaah❤❤❤❤

  • @user-tz8sx8he3b
    @user-tz8sx8he3b Před 3 měsíci

    Mshlh hani guleeso abyo❤

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 Před 3 měsíci

    MaashaAllah ❤

  • @user-wy3mi8ef1v
    @user-wy3mi8ef1v Před měsícem

    Ish iiiish naaa meeshu qaaab xuma maad malaysia aaadid maxad meshan ka soo doontay 😮

  • @maymunibrahimomar
    @maymunibrahimomar Před 3 měsíci +1

    Apyo imisa lagu tagu kara plz ino sheeg

  • @NasraAbdulahi-wt6ff
    @NasraAbdulahi-wt6ff Před 3 měsíci

    Waa meel quruxbdan

  • @deeqsikirix7958
    @deeqsikirix7958 Před 3 měsíci +1

    First commment

  • @samsamumomarwa1816
    @samsamumomarwa1816 Před 3 měsíci +1

    Haa kaso waran sidi ad ku tagtay iyo qarashka qaali iso jawaab

    • @aminasalad9205
      @aminasalad9205 Před 3 měsíci

      Walaal gabdhu miyay katagtay keniya

    • @safiyanuura2954
      @safiyanuura2954 Před 3 měsíci

      ​@@aminasalad9205haa wll videogan kii ka horeeyey fiirso safarkeeda.

    • @zuhurhassan2881
      @zuhurhassan2881 Před 3 měsíci

      Haa Indonesia ayay aaday muqaalka kan ka horeeyay ku sheegtay​@@aminasalad9205

    • @NaftaUroon-ui1if
      @NaftaUroon-ui1if Před 3 měsíci

      Hl​@@aminasalad9205 haa

  • @nashkaomar
    @nashkaomar Před 3 měsíci

    Sxbay masar hadwalkaaa nololeedkiisaa asxbaabta uga so faiday iyo kuwaa adeegyaadaa dharka dumarkaa raabo iA oo aniigaa one kaa ahaay iA

  • @yaasmiinmaxamuud9452
    @yaasmiinmaxamuud9452 Před 3 měsíci

    Masha alh wlo

  • @FatxiAbdi-ii8oh
    @FatxiAbdi-ii8oh Před 2 měsíci

    Abayo isoo jawab Jakarta maxad kaso dontay

  • @FatxiAbdi-ii8oh
    @FatxiAbdi-ii8oh Před 2 měsíci

    Abayo nosojawab Macaney wadanka kawaran bacishadiisa guryaha. Kiradooda seweye abayo ilmaha waxbarasho mauledahay isoo jawab abni ahan teda se weye macaney

  • @hindahaybe5700
    @hindahaybe5700 Před 3 měsíci

    Xangee aaday abaayo

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 Před 3 měsíci

    Ka so hadal abaayo sida lagu imaan karo

  • @KhadharSalad
    @KhadharSalad Před 3 měsíci

    Challenge samee

  • @user-dv5br6gi4s
    @user-dv5br6gi4s Před 3 měsíci

    Asc wll seethy

  • @user-bj3wu7vb6z
    @user-bj3wu7vb6z Před 3 měsíci

    Apyo indunusia shaqo maledahy

  • @safiyaaxmed
    @safiyaaxmed Před 3 měsíci +2

    Abaayo waligaa taxadarka badi ilmad wadataa hada arag inanka yar wabiga siduu kuyahy inanta yahoo cuskataa kufilan walahi wanaxay qalad na hayfahmin

  • @sideechanel3061
    @sideechanel3061 Před 3 měsíci

    Mcnteydii ❤

  • @ubdykhadir259
    @ubdykhadir259 Před 3 měsíci

    Team Hani Iyo Hani Sigaar Ula Hadlayaa
    wllshey mcn Waxaa Jirto Saa Laguu Soo Caabiyay Oo Rabto In lacaabiyo marka Wllshey Waxaa Rabaa shere Out inaa Sameeneeso Ra Jee I.a❤🙏

  • @user-xm7fi8vs9m
    @user-xm7fi8vs9m Před 3 měsíci +1

    Abaayo.meshas.maxad.utagtay.bal.nososheeg

  • @Qaali786
    @Qaali786 Před 3 měsíci

    Hani abyo kenya ma ka guurtay maxaase ubaxday noso sheeg mcnt meeshaa tagtaba caafimaad ku joogaa adi iyo owlaadaada

  • @mucaadmursal4186
    @mucaadmursal4186 Před 3 měsíci

    M.a

  • @naimohussein5086
    @naimohussein5086 Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 Před 3 měsíci

    Waan idiin soo duceynayaa in ilahey wax xun idin tusin

  • @mohamedyassin8204
    @mohamedyassin8204 Před 3 měsíci

    🎉

  • @najuumohamedchanaal
    @najuumohamedchanaal Před 3 měsíci +2

    Maxaa wayy meshan wada mootada badan 1bbabur xita maleh

  • @MuxuboShikhxusen
    @MuxuboShikhxusen Před 3 měsíci

    masha allh
    Wax ku dhiba.
    Alle kuma tuso
    Meshaad tagtaanba
    Khayr iyo barwaaqo

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 Před 3 měsíci

    Waa maxey noloshaan wada motadada ah😂

    • @Qaali786
      @Qaali786 Před 3 měsíci

      Wlhi ani cml tahay waanba la yaabay waxa moto cararaya

  • @ruuney7083
    @ruuney7083 Před 3 měsíci

    abayo gorma guurtay

  • @Dubaiuae-nc1yw
    @Dubaiuae-nc1yw Před 2 měsíci

    Meel folxun weeye

  • @ibnubaaruudcali5960
    @ibnubaaruudcali5960 Před 2 měsíci

    Meeshu mooto badanaa

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 Před 3 měsíci

    Wax badan kasodub haka cajisin

  • @hindahaybe5700
    @hindahaybe5700 Před 3 měsíci +1

    Nooga soo sheekee sbbta aad u tagtay indunuusiya

  • @user-cw2rg3qh3i
    @user-cw2rg3qh3i Před 3 měsíci

    Indonesia 🇮🇩 wadan aan jeclahay 11 sano ayaan ku nolaa

    • @haajaraisse730
      @haajaraisse730 Před 3 měsíci

      Gorm ka tagy ma America ka
      Aday bal iga wrn in ad imada rab 😀

    • @user-cw2rg3qh3i
      @user-cw2rg3qh3i Před 3 měsíci

      @@haajaraisse730 Malaysia 🇲🇾 ❤️ baan aday sxb nolosha ayay kaga jaban tahay magaratey

  • @Hamdacadaani05
    @Hamdacadaani05 Před 3 měsíci +1

    Nairobi uegtahy

  • @Maan3416
    @Maan3416 Před 3 měsíci +1

    Xaafada somalidu folxumaa😢😅

  • @user-zs1mi9go7t
    @user-zs1mi9go7t Před 3 měsíci

    Maxa ku nacadaya inaad waxa soo galiso youtupka

  • @fannywlhimohamed1290
    @fannywlhimohamed1290 Před 3 měsíci

    Ciyaalkuu Yan kidhicin

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI Před 3 měsíci

    Bisinka qof io mooto Maa loo socdaa adineh mooto qaado xabiibati kkk

  • @qararabostd5427
    @qararabostd5427 Před 3 měsíci

    Indunusiya majogta bodhabodho😁

  • @Sacdyodaahir
    @Sacdyodaahir Před 3 měsíci

    Indunisia maxay ka doonty😂😂😂

  • @haladirham7923
    @haladirham7923 Před 3 měsíci

    This is sec3 via jogoo road thru gikomba

    • @SOMSHE-di7hq7xt6f
      @SOMSHE-di7hq7xt6f Před 3 měsíci

      Halkan Nairobi maahan sxp 😂

    • @haladirham7923
      @haladirham7923 Před 3 měsíci

      @@SOMSHE-di7hq7xt6f cool down I know but am talking about the look it’s similar

  • @geenyadamadow292
    @geenyadamadow292 Před 3 měsíci

    Nolosha kufaraxsanow

  • @muniiraqurux77
    @muniiraqurux77 Před měsícem

    Ala somali wadankasto melaha fosha xun mxay oga dagan😂

  • @Munishaabdi
    @Munishaabdi Před 2 měsíci

    Abyo hani whatsappka igalahadal