Yarta waala helay 50 jir taajir ah calafdoon nin lacag leh ma duqoobo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 09. 2023

Komentáře • 30

  • @naimahassan9393
    @naimahassan9393 Před 9 měsíci

    Wow wow mansha alaah

  • @Qaali12
    @Qaali12 Před 2 měsíci

    Su’aal fican waye Wllhi. ”lacag mahaysata”

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring Před 8 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 Před 9 měsíci +1

    At ingiriskaas Iyo money isma laha Saxib. 30 million kulaha . Wa bila sharci😂

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring Před 8 měsíci

    i need that 50 year old man somalilander with money ❤❤❤

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 7 měsíci

    Sacad ma dad ba agacanta ku xidha a maney aheyn 2023 wadanka joogo hadaan illahey ka baqado ma arag qof sacad xidhan calaf doon waxa jooga dad hore miya a 1980

  • @mohamedosman909
    @mohamedosman909 Před 9 měsíci

    Lacag Lacagow bey qabtaa xabadaan!
    Naa aniga Lacag maheysto
    Lkn waxaan heystaa wax ku qanciyo...

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring Před 8 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Před 9 měsíci

    Lacagtiisa maxaa ka galay waa naag wareersan

  • @AhmedmohamedNur-cr7su
    @AhmedmohamedNur-cr7su Před 8 měsíci

    Hunguri weinaa yahuuuu

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring Před 8 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 9 měsíci

    Yarta Lacagbaa Kacarartaye Bisinka 😂😂

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 Před 9 měsíci

    Gabadhaan waxay readin nin lacgleh Naima saartan

  • @HafsaMohamed-us7kk
    @HafsaMohamed-us7kk Před 7 měsíci

    lacag uun maa laysku doorta gabadha maxa ka siya waa yaabe

  • @malunyaydid9928
    @malunyaydid9928 Před 9 měsíci +1

    Asc naiima wan ahay gabara 45jir donayso nin Wayne oo wax ka dhefo 55 ama50 ah

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 Před 9 měsíci

    TANYARI WAATUGO LACAGTDOONTA AYAA XANUUNAY

  • @cumarxasan8358
    @cumarxasan8358 Před 9 měsíci +1

    Jir ahaan iyo waji ahaanba ma,ugadmeeyso lcgna wey rabtaa

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Před 9 měsíci

      hhhh, wali maan guursan, waxbaan soo qori lahaaye, billuu nabsi ku helaa ayaan kabbaqay. bal iska ilaali adna bahalka.

  • @namelos2963
    @namelos2963 Před 9 měsíci

    Zucker dady bay raadineesa😂😂

  • @khadrmohamoud3324
    @khadrmohamoud3324 Před 9 měsíci

    Taaka daa

  • @user-uh9so6ny8o
    @user-uh9so6ny8o Před 9 měsíci

    😂😂😂😂

  • @user-bp7fc2pk6w
    @user-bp7fc2pk6w Před 9 měsíci

    Oo korso koro kakkakaka

  • @siradhali9291
    @siradhali9291 Před 9 měsíci

    Mareexaanad beenbadan

    • @salaadocali9381
      @salaadocali9381 Před 9 měsíci

      Lacaga maficano Quruxa iyo dhalina yaro Ninah odacada h

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 Před 9 měsíci

    Je besoin ❤❤❤❤❤

  • @hanad4974
    @hanad4974 Před 4 měsíci

    She gold digger