Kinsi Xaaji, Cadar Axmed, Khadiija Axmed Hiiraan iyo Faaduuma Haldhaa - Hablaha Soomaaliyeed (Haldha

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 04. 2018
  • Kinsi Xaaji, Cadar Axmed, Khadiija Axmed Hiiraan iyo Faaduuma Haldhaa - Hablaha Soomaaliyeed (Haldhaa)
    Ereyadii Abwaan Xasan Ganeey
    Riwaayadii Masiibadu Aduunyadu iyadaa u macalin ah
    Laxankii Axmed Cali Cigaal
  • Zábava

Komentáře • 31

  • @xidigcabdulahi9799
    @xidigcabdulahi9799 Před rokem +5

    Inta ogatey inuu hestaan laxankeda leeyahay Ahmed cali cigaal like sara

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 Před měsícem

    Aduun Horteen waa jiray! Ayagu jiliinbay ka ahayd waxayna hoga Tusaaleynayeen waxa soo socda Maantana way naheysataa 2024🤦‍♂️
    AUN dhamaantood Fanaaniin magac leh👏 But Always Kinsi is my favourite❤💎 ilaahow kuu naxariiso🤲

  • @abdifatah_bashir
    @abdifatah_bashir Před rokem +4

    Heesaheenu dhamaantood waxay ka hadleen wax dhici doona oo hada dhacaya oo wakhti xaadirkan ilbaxnimada wax ay hablaheenu u haystaan waa qaawinada dhaqan waa dhaqankeeni hore 😢

  • @saleebaancabdi4048
    @saleebaancabdi4048 Před rokem +1

    Riwaayadii ugu cajiibsaneyd somaliya masiibada aduunyadu iyadaa u macalin ah
    Abwaan xasan ganey guuleyso

  • @garaadmaxamuudgood5046
    @garaadmaxamuudgood5046 Před rokem +1

    Caawa iyo Muqdisho Tr 15.09.2022 iyo Dag.waaberi Alla ha u naxariisto intii dhimatay

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před rokem +2

    Alle haw naxariisto AHUN kinsi

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 Před rokem +3

    Qadiija hiiraan no 1 yaa igu raacsan

  • @mohamedabdifarah373
    @mohamedabdifarah373 Před rokem

    1986 ayaan ku daawaday riwaayada madiibadu aduunyada iyada u maclin markaas oo arday ahaa oo niyada ku hayay inaan SNM u tago xasuus bay igu leedahay

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem

    Dunidu mabilaban
    وقطعنا هم فى الارض امم

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem

    لمن المسطفين الاخيار

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem

    Adiga ii arkayn ee anigo koma ilaawo igamana .aqnaan kartiid

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem

    Marnaba wax latabankaro 0d ila timid on diiday majirto waxan ahay nin waxna diida waxna ogolada

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 Před rokem +2

    Riwayadan waxa Alif Abwan kii weyne ee xasan ganey magacedun wuxu Ahaa Masiibadu Adunyad iyada u macalina waxan dhigay hoboladii waberi waxan ku dawaday National theater hargeysa

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem

    Gormaan ka haray

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem

    Kolano howl fulin taagan tahay waxan ko dhofanaya lambarka ص markano niraahno ص wa in u yiraahdo ذى الذكر

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii Před 2 měsíci

    GAR waayso

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem

    Aniga banan cidla ah ya la igagatagay waxkasto waxtar habon uu hobaale kowa ujoogan ahay koligin waad iga wada sharmoto deen

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem

    مر حبا

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem

    Ilahay mayiraahden
    وقالت اليهود وقالت النصا رى

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii Před 2 měsíci

    Way iga. Dheex galen

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii Před 3 měsíci

    ABAYAzid

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii Před 3 měsíci

    Wa idaa samiicw ma unzila

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem

    نبينا ادم حوا
    خذو زينتكم عند كل مسجد

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem

    Waxa tirahda wafashilmaya gowraci magaci moslim ed adiguna ad gowracday isaguna aAd siisay saanti

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii Před 2 měsíci

    WAXA. KALE. WAADHOL

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii Před 3 měsíci

    ABAYAzid garwaso

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii Před 2 měsíci

    Anigo ah. Ibnu Loqmaan in an ko iraahdo adonyo igu. ARGE
    In takon yaan aqbalay eE
    IGA. RAALI. AHOW

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem

    Israail daagal magalin bani daauud dabadi iyo horti mana gaalidonto umana aburna
    Hadi ay dagal fulbafula hadi ay galayso