Wararkii u Danbeeyey Garaadkii dhulbahante oo sheegay in garxajiskii ay Wateen dagaal kusoo qaadayo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 06. 2024

Komentáře • 98

  • @NejlaMohmeth
    @NejlaMohmeth Před 27 dny +1

    Soomalind guul❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 27 dny +3

    DHULBAHANTE ISAAQA MAA RAABO MAXA LAAGAGA TIIGLE WAXAN ISLAA BAAYE

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 27 dny +2

    WAARYAHE RUNTE SHEEG KUWA WARSHDA LEEYDHKA LAAH WAA XIIRSI INAA KAALF INAADERKI OODYSHA TUUGTE EE CIISE MUUSE EE SHEERKA KUWAADA LEEHE WARSHADU WAA PRAIVIT RAAGA KUU DHEEG SHIILAN

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 27 dny +5

    Gabilay waa kulmiye.laabsaalax luga.dheere Iyo kan.kale ee ee bahabar aadan Gabilay ma matalaan.

    • @ahmedismail201
      @ahmedismail201 Před 27 dny

      Kii heesi jirey, laab dilaac.

    • @hamzehusein5697
      @hamzehusein5697 Před 25 dny

      Mohamed abdilahi omar wxuu xoraynayaa gabiley iyo jbda muuse haysto ee adoomaha noqday inaader.

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 Před 27 dny +1

    Waa beenalayal dhuni raacyal kuwa reer Gabiley ee wadani raacay 😢😢😊

  • @Fessi_happy
    @Fessi_happy Před 27 dny +6

    LAAKIN GARXAJIS. WAA. BADAN YAHAYAY EE GARXAJIS KEE
    ANAKUBA GARXAJIS BANU NAHAYOO. WAXBA NAGAMA KHUSAYSO. WAXA KASOO BAXAY. GARADLAWAYASHA.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 27 dny

    TaarTv Wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Před 27 dny +4

    Waar kaa laab saalax waxad tidahad tuugo aa mo kaa tima jilicisan waxad tidahada oro taga xamar not Somaliland wadani waa faqash waa cadowga Somaliland no cod guul Somaliland

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob Před 27 dny +1

    Subxaanalaah taar TV nimankan isu jawaabaya waanu Ka daalay umada waa inla mideeyo hanoogu imanina taar TV.

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 Před 27 dny +1

    Alle kuma geeyo madaxtoyada somaaaliland cirroy

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    Ilaahay reer somalilandoow cadawgiin ha jabee kooxdan habaarka qabtee wardani sharkeeda haydinka nabad galiyo insh tcaalaa,,, for ever Somaliland rep,,,

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 Před 27 dny +1

    Soomalilnd ❤

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 Před 27 dny +1

    Aslaamucaleykum welee, inaan wadani Gabiley iyo Hargeysa laga Dooran maayo, Muqdisho tegi meyno abid Dabadhilif huwan ,Doonimeyno, shaley Kuwii la toogtey am sacad muuse nimo loo Daldaley waa shaley tii hore ee afweyne inkii xamar doonaayo wadani muu Tage, umada Reer soomaaliland ayaanu iibinayaa ma ah ,mana waala,

    • @AadanMaxamed-yy4dn
      @AadanMaxamed-yy4dn Před 22 dny

      Ana waa somaliland car muuse hasoo noqdo waaķase wadani haduuu kusoo bixi waayo xoogbuu ķusoo baxaya

  • @khalidali-tn3pw
    @khalidali-tn3pw Před 27 dny +1

    Kan Reermiyga Ah Muxuu ahaa Ee taar tv 📺 laba nin ugu kala hiilinaya ,,,, furaha uu na Tusayo ayaaa Muujinysa in uu Yahay Nin Hada magaalo ugu horeeyso hhhh

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 Před 27 dny +1

    Hunguriga aya kugeeyay wadani 😂😂😂😂

  • @alijama3401
    @alijama3401 Před 27 dny +1

    QOLADAADAA HOOSE. HARGAYSA LAGAMA YAQAAN LAAKIIN HABAR JECLO. DHEH OO KU DHEX GABO. HARGAYSA LAGAA GARAN MAAYO JILIBKAAGAA HOOSE. WALAAHI MASNTAA IIGU HORAYSA

  • @asjaahme4985
    @asjaahme4985 Před 27 dny +1

    Taar TV mahadsanid weriye dhexdhexaad ah

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh Před 27 dny

    Mudane Xinf libaax hambalyo Hambalyo Hambalyo ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤😂

  • @manalcadey2688
    @manalcadey2688 Před 27 dny +1

    Wada hadalkan ay wadani wadaan waa maxay????
    Dalkan aqoonsigii baa inyar u jira hadalna uma baahna

  • @engosmanabdilahiali5056

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa xukuumaddu waxay ku shaqasataa dhagooleyn ay waxkasta dhegaha ka fureysto. 2.0. Waxan dhahayaa madaxweynaha iyo kaahin iyo sacad cali shire waxa dhegahooda buuxiyey dhukay waanay dhago beelleen.
    3.0. Waxan dhahayaa dawladda somalia iyo djibouti maxay ugu tallagaleen xisbiga waddani si ay ugu burburiyaan kulmiye.

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Před 27 dny

    Waa nacaskii wariye ku sheega aha ee munaafaqa aha tuug tuug dhalay

  • @alijama3401
    @alijama3401 Před 27 dny +1

    KKKK KAN SNM KA SHEEKAYNAYAA WAA NIN MADHAN TAAR NOOCANA MA KEENTAY

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 Před 27 dny

    Wadankeyga qaaliga ah ee Somaliland, noqon maayo meel huwanta iyo kuwa la socda ay maryo cas cas u soo huwadaan (wadani)waanu la socona. Meeqaam sarena waa la yaqana marki isaga iyo aabihi ka tuugsan jireen Baydhabo.

  • @bushraismail9277
    @bushraismail9277 Před 21 dnem

    Oo maxamadow mar hadaad mar wasiir noqatay ma waxaad doonaysay in aad waligaaba aad wasiir ahaatid xilku waa wareegto ilayn rag kale ayaa ku su gaayee waan ka xumahay

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Před 27 dny

    C/raxmaan JIIR iyo Xirsi BARAAR waa UGAADH u daban cadowga Somaliland

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 Před 27 dny +2

    No wadani wadani waa xisbi qadaadwayne

  • @user-eo8ic7bw7r
    @user-eo8ic7bw7r Před 27 dny

    yaa

  • @zaynabibrahim4477
    @zaynabibrahim4477 Před 27 dny +1

    Waar kala xishooda cadowgiin ujabee

  • @SamsamKhan-xw3eq
    @SamsamKhan-xw3eq Před 27 dny +1

    Mar xawado taata 🎉🎉

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 Před 27 dny +1

    Benaleyel badhyoculusta

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 27 dny

    maxamed cumar sowki tegay ee somalia u shaqanayay miyaa la cafiyaay waa waxa uu u tega kuwaas

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Před 27 dny +6

    Sanadka jarxajiis hadal ima eega wa ceeboobeey Yusuf harti bay la baxeen marki dagalka qarxay hhhhh

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Před 27 dny

    WARAR MAAHA WAA QQASHAARO

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t Před 27 dny

    Maantay ugudaranaayeen reer wadani wadahadaladii somalilaan iyo somaaliya waxaa codku helimaysaan

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e Před 27 dny

    Timir laf baa ku jirto maxaa laga wadaa heshiiska,taasi noqon mayso Olole lagu hanto dadka,ilaahay ka cabsada waxna walaalayn maysaane,

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před 27 dny

    Mr gala af libax ayuu kudhacy wlee Slnd WA qabta

  • @Sheekoside
    @Sheekoside Před 27 dny

    INTA AYNU KU MASHQUULSAN NAHAY QABYAALADA WAXA KA GAADHAY HEER KANOOCO INALOO KEENO OO DAD KA LAYNAYSA IYO WALIBA XANUUNO BADANOO WLLHI DOQONIIMO AYEYNU KU MADHANAYNO

  • @Sirad47
    @Sirad47 Před 27 dny

    Ninkàn waar ha buunbuunin xumad darani ma jirtee .

  • @baroafkahooyo6091
    @baroafkahooyo6091 Před 27 dny

    Cabdikhalaq wuxuu yidhi... Inanyahow gun baad tahayna, gole lagama odhan karo. Hadal gobi ku haasawdoo la gartana namaad odhan. Wixii intaa ka dambeeya muddugaa lagu wada gadlayaa. Dictoorkaan u maahmaahayoow garo dabuubtayda. Wiil hoog.

  • @user-oq3tv7iv3r
    @user-oq3tv7iv3r Před 27 dny

    Wixi furaya wad hadalad Somali iyo Somaliland nama quseyo waxaan aan qusey cidi Somaliland dentey Somaliland wad

  • @abdihirsi5596
    @abdihirsi5596 Před 27 dny

    Mujaahidka Somaliland ma aha mujaahidnimadii Janada lagu tagayaye waa qabiilka isaaq oo keliya

  • @safia5954
    @safia5954 Před 27 dny

    Walal kaneeco hargeysa masoo risp waayo waa buuraley ee hala raadiyo waxa sababtu tahay waxa muuqda in dalkan aanay jirin cid fekerta oo caqli leh

  • @user-wv5dr6id1n
    @user-wv5dr6id1n Před 27 dny

    Siyaasadu ma aha waxaasaan ahay.jiray iyo hadaad waxaa ahaan jirtay waxaasi waa maxay?...siyaasadu waxa weeyaan..waxaasan ahay..iyo waxaasaan. qabanayaa iyo waxaasaan. Idiin hayaa iyo waxaasaan dhisayaa.......iwm.

  • @user-wv5dr6id1n
    @user-wv5dr6id1n Před 27 dny

    Mr: wadani.. siyaasada miyaydaan u bislaanin....Siyaasadu ma aha waxaasaan ahaan jiray...Siyaasadu waxa weeyaan..maxad tahay? maxaad tartaa?iyo maxaad qabanaysaa.....

  • @user-lb4ub5nd3b
    @user-lb4ub5nd3b Před 27 dny

    Alayleha s.laan way baabaday bal waxa sku haysta eega ee bilaa aayaha ah gabalkeediibaa dhacay cadaw baa isku haysta

  • @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399

    Doqon ayaad tahey ee food iyo xinif isudaa food habar jeclo waxba kamuu sheegin fataal xinif soodirey looma baahna

  • @user-fe8gy9mh3n
    @user-fe8gy9mh3n Před 25 dny

    WAAR DADKA YAAN LAKALA FOGAYNIN TOLOOW

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 Před 27 dny

    Wadani riyaada ha ku noolaado faqash faqash dhalay weeye wadani hal cod ah kuuma hayo

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 Před 25 dny

    War orod xinif waa nadel la adeegsado oo caada qaate ah

  • @sama_kaabmohamed176
    @sama_kaabmohamed176 Před 27 dny

    Taar tv ma kulmiyuu gslay umanaan aqoon meel dadkA loogu jawaabo taar dabe hada nagu argtan

  • @amalhussein5132
    @amalhussein5132 Před 27 dny

    Taar Tv wuu kasii daray.
    Amaantii baa idiinka dartay.

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Před 27 dny

    Wr mahaysid ee shib dheh nacasyahow xinif waa ragii faqashtii u shaqayn jirey

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Před 26 dny

    DILAAG KADTAAB

  • @nimca_nyusuf
    @nimca_nyusuf Před 27 dny

    Manta waxaguwabee 😅

  • @deeqrashiid842
    @deeqrashiid842 Před 27 dny

    Ninkan is leh xinif maydh?

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 Před 27 dny

    taar tv qabyaalad buu bilaabay laba nin baa wada hadlayee

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 Před 26 dny

    Snm maxay tahy waabay naweerisay ee hadii lacararo nin dagaal kujira ma ceebay kutahy 😗😗😗

  • @aishabarakalaafikummahadss1670

    Maxaa wax matare wadani ku ururay kii xilwaayaaba wuu galay hadaba siday xilka ugu heshiinayaanhaduu wadani helo

  • @abdirizakcumar1272
    @abdirizakcumar1272 Před 27 dny

    Ina Dirir habaar bay kaga hadhtay iyo underestimate
    Khaldan kkkk.

  • @IsmaGaba.
    @IsmaGaba. Před 27 dny

    War baga ayad taariikhdiisa u sheegtay dadka bahalkan

  • @user-zv2vj6fd9p
    @user-zv2vj6fd9p Před 27 dny

    Waar xinif waxba ha difaacine waa la yaqaana xinife waa bilaa taarikh xabaal qoda

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před 27 dny

    Waar.nimankaa somalia wadahadalka la furaya ha dooranina waa faqashe

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Před 27 dny

    Iska hadlo xildhibaan food nin buu la hadlay xageed ka socota?
    Ma heel baa tahay?

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 Před 27 dny

    Maxala islabxaadan caydii wadani lama ilaawin wali

  • @YaasinMaxamud
    @YaasinMaxamud Před 27 dny

    Xinif miyaanu aflaheyn adeer labada nin isu daa adeer xinif nin iyob laba ku filan e

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 Před 27 dny

    Xaasha may ahayn waxii dhexmaray labadaa nin ee ilmaadeerka in aad soo dhex gasho. Reer burco weligood lixbiximaayaan go'cas iska maydha goyaasha cas.kkkkkk

  • @mohbash8268
    @mohbash8268 Před 26 dny

    Waar maxa ku daax gali labad niin aa ilmadirkah aa saxibakah qabilada xuun iskada xaniif aaf ayu layahya

  • @naasiraxmed4734
    @naasiraxmed4734 Před 27 dny

    Waar ina xinif waa itixaad waa la yaqaanaa waxba ha ku tiigaalin

  • @Rajabdayibordugan
    @Rajabdayibordugan Před 27 dny

    😂😂😂😂 adeer adiga kulaman yabin eewxan la yabay raar iyo halku cawa ciyartay kabilabay sxp l😂😂😂😂😂😂😂

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Před 27 dny +3

    Hadaad aragto siyaasi marka ay dooroshooyinku taagan yihiin kasoo carara xusbigiisa anigu uma arko daacad! Mabdana malaha. Umadu idhaha hakala furto oo nimankan siyaasiyiinta ah ha iska hubsadaan.

  • @AhmedBarre-lz3fn
    @AhmedBarre-lz3fn Před 27 dny

    Waar shilinka aad wadani ka qaadatay yaanu kar kaarka ku waydaarin gabileyna wax go lagu qaado kawayn

  • @haykalchannel3509
    @haykalchannel3509 Před 27 dny

    Waar burco ilaa rabadaan wayi hayisayi EE cidbaanayi lahayin

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před 27 dny +1

    Yusra harti 😂

    • @Fessi_happy
      @Fessi_happy Před 27 dny

      GARXAJIS FACKING HARTI IYO DARAOOD IYO SOMALI WAXAY TAHAY WANU KAHAN SARAYNA

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Před 27 dny +1

    Xisbi wanagsan waaye wadani guuleyso warye munaafaq iga dheh orod jigjiga yar iyo oromiya gaadh

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 Před 27 dny

    adiga maxaa kaa galay xinif haw jawaabee

  • @Hawd74.
    @Hawd74. Před 27 dny

    Taar waad ceebowday caawa qabyalad baad bilowday war kor ugabax local anoo hawd baligubadle ah

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e Před 26 dny

    Reer wadani waa beenalayaal soomaliya u shaqeya

  • @ninilahaywarkii9767
    @ninilahaywarkii9767 Před 27 dny

    Maxaa food iyo xinif waxay is yidhaahdeen
    Nooga shan iyo toban ah

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s Před 27 dny

    Caawa saayid bad ku dartay kkkkkkkkk

  • @ibrahimmahmoud8860
    @ibrahimmahmoud8860 Před 27 dny

    Beel beenta intaa leeg ee Durban. Ayuu doonaya inuu leexiyow Kan reer miga.doonaya inuu u jawaabo nin si cilmeeysan u hadlay ayuu doonaya inuu sireermiyinimo u soo fadhiistay

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 27 dny

    Kolba qaar.laangaab ah ayaa Gabilay iska dhigaya.inay matalaan kkkkkkkkkkkkkkk😊

    • @user-qx9rp5yn5k
      @user-qx9rp5yn5k Před 27 dny

      Walaahi waa laab dilaac Doqonka bilaa damiirka ahi

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh Před 27 dny

    M axaa munaafaq isasoobahaystay duminta qaranimada jamhuriyada somali land Allah yanacalak yaa munaafiqiin 😂😂😂😂bacaac bacaac bacaac munafaqa

  • @roodamahamed6138
    @roodamahamed6138 Před 27 dny

    A)e ku cadaab beenale

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 Před 27 dny

    Waar muu odhan waxarkan waalan bal eega. Waar wuxuu yidhi reer caynaashe oo laftayda hoose ah 4 sarkaal ayaa dagaalka laascaanood kaga dhintey, malaha Magaca CAYNAANSHE oo dad badani SAS ka qaadaan ayaa ku dhibay ee. Xinif reerkooda muu soo qaadin munaafaqyahow ee wuxuu yidhi sidaadii ayaad kafanta mashruuc ka dhigan oo isaguu gaar wax uga sheegay

  • @user-eo8ic7bw7r
    @user-eo8ic7bw7r Před 27 dny

    yaa