DAGAALKA QASA/ISRAAIL + XIISADDA BARIGA DHEXE + DAGAALKA UKRAINE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024
  • DAGAALKA QASA/ISRAAIL + XIISADDA BARIGA DHEXE + DAGAALKA UKRAINE
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #somaliartist
  • Zábava

Komentáře • 37

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle Před 25 dny +7

    waa been iyo khayaano mareykan yahuud burbur iyo masiibo allah kurido kufaarta aamiin illahow ugargaar falastiin xuuti aamiin

  • @user-gl7is7vd3o
    @user-gl7is7vd3o Před 25 dny +1

    Asc walalaha dhamaan waxaan aad ugu amaanayaa HBN iyo weliba watiyaheena weeyn Mowlid sida uu no xasuusiyo TARIIQDA islamka masha allah

  • @aragtidahorumarkabulshada8060

    Allah U gargaaro wallaheen Falastiin Israel iyo Maraykanka Allaha Jabiyo

  • @yaxyecali9466
    @yaxyecali9466 Před 25 dny +5

    Xmas guul,
    ❤HBN TV❤ GUUL INSHAA ALLAAH 300K HAMBALYO

  • @user-yx7kq6nr3v
    @user-yx7kq6nr3v Před 25 dny +1

    Biidni lllaahi baari way gulaysan in shaa allaah

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol Před 25 dny +1

    Asc HBN Online TV mowliid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Yaxyaa Sinwaar haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa Xissbolla haagolestoo Iran Hanjabadeda Hakaa rumeso Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 Před 25 dny +1

    Qaramada Midoobay Waan kayaabay Sawta Fashilantay Yay Usheegaysaa Sheeko Xumada kuwa La Talaalayo Waxay Unoolaynayaan Si Ay Israel Ugu Kordhisato Tada Ay Dilayso Miyaa Allah Swt Ayaa Hore Inoogu Sheegay Inaan Gaal la,aaminin lkn Muslinka Ayaa Maanta Darxumadaa isdhigay And 😭😭😭😭😭

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j Před 25 dny

    Scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 25 dny +2

    REER GALBEEDKA REER QAZA, IN AY CIRIB TIRAAN AYEY DOONAYAAN.

  • @maxamedcalicusmaan8141

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم حتي يروا العذاب الأليم

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 25 dny +1

    SHIRKA QATAR, BEEN LAGU WAREERINAYEY CAALAMKA, SI QAZA LOO GARAACO, IYAGOO LOO ADEEGSANAYA, HUBKA CUSUB U MAREYKANKA SOO DAABULAYO.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Před 25 dny +1

    Rabiyow Mujahidiinta Guusha sii Awooda cadalaad xaqsoore adiga oo kaliya ah midka xukmiya.

  • @osmanmohamed1994
    @osmanmohamed1994 Před 25 dny

    Guuleysta.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 25 dny +1

    IRAN AYEY U QAYILAYAAN, REER GALBEEDKA SI AY ISU WADA DIYARIYAN.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 25 dny +1

    ORSHAHA MAREYKAN IYO REER GALBEEDKA AYA NOQONAYA SIDA KA MUUQATO, IN AY DOONAYAN, IN DHULLALKA CARBED EE SHIDAALKA AY QABSADAAN.

  • @MUKHTAARXASAN-i1f
    @MUKHTAARXASAN-i1f Před 25 dny

    Ilhaay Haa u gargaaro

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v Před 25 dny

    Wa garamada reer galbeedka ee maha garamada midowdey

  • @FarhanHasan-uw7
    @FarhanHasan-uw7 Před 25 dny

  • @abdisalaan5024
    @abdisalaan5024 Před 25 dny

    Jahut oo laburbursanayo arkeysan insha allh

  • @AnfacFaysal-cs4ue
    @AnfacFaysal-cs4ue Před 25 dny

    alow guulee xamaas

  • @AbdirahmanAhmed-i8n
    @AbdirahmanAhmed-i8n Před 25 dny +1

    Nasriga alle wuu imaan doona haba soo daaheee

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he Před 25 dny +1

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 25 dny +1

    RUSHKA, WA LA ISUGU TAGAY, SI LOO MASHQUULIYA UUSAN U ARAG, AMA U BARBAR JOOGSAN, BARIGA DHEXE WAXA KA DHACA.

  • @MollHyman
    @MollHyman Před 19 dny

    Wilson Ruth Martin Kimberly Rodriguez Amy

  • @CawilAbdirahman-ln7kd
    @CawilAbdirahman-ln7kd Před 25 dny

    Allow ugargaar reer falastiin

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e Před 25 dny

    Asc

  • @user-ti3rg7gi6x
    @user-ti3rg7gi6x Před 25 dny

    ASC KURSKI EE RUUSH UKRAN MATAGIN WAYO HUB AAN LA ARAG AA KA DHICI LA HAA WAYO RUUSH MA AMUSEN

  • @AlyssaReynolds-u7i
    @AlyssaReynolds-u7i Před 24 dny

    Clark Barbara Williams Sharon Jones Ruth

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 Před 25 dny

    Cuduradda waxaa abuurah Bill Gates Foundation!!

  • @abdirahmanmohamedmaalingaa4235

    iga qor masar iyada ayaa lagu soo jeesan doonaa yahuud ayan aqan

  • @user-hv6wg5ge6x
    @user-hv6wg5ge6x Před 25 dny

    Illaahaw u gargaar falastiin aaamiiin aaamiiin aaamiiin

  • @user-gc9pg4dh4w
    @user-gc9pg4dh4w Před 25 dny

    Dagaalka Gaza joojintiisa waxa uu ka goaa mareynka, maaha in hadba waxaan jirin ayaa lafu meeraysanayaa oo been ah waana qorshe lagu isir safatnayo reer falastin,

  • @abdullahigelle74
    @abdullahigelle74 Před 25 dny

    Asc HBN TV Trump waa diiriye yaha Meesha ka saaridoona kuwa dulaysan ee madaxda ka ah WADAMADA carabta shucuubta carbeedna way midoobayaan dabadhlif kaduna waa u dhamaanaysa because maraykan hada waa laga wada hoosbaxayaa dhaqaalo ahaan Siyaasadeed ahaanba marka hayimaado SI Runta loo gaaro

  • @KalidMaxmeed
    @KalidMaxmeed Před 25 dny

    Qaramada midobay taaglal iyay hadal hayan iya uunaxaya cruruta gantalaha lau garacayo ayay kay ka jojin lahayen ee bentada weeyi waxay rabaan inaay basasan gododka xamas

  • @user-nn1tn5jr5q
    @user-nn1tn5jr5q Před 25 dny

    tuugo midowday ma iska dhahdid

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he Před 25 dny +1

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️