RTN TV: Taariikhda Degmada Buurhakaba iyo Dadka Nool

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 02. 2018

Komentáře • 10

  • @abishuceyb7067
    @abishuceyb7067 Před 3 lety +4

    Adeer meel laga soo tuuray ma JIRTO.
    Waxaan caddaynayaa in FARAACINADI KA HOR LA DEGANAA.
    AWOW EDEN IYO AWOY HAWA BUUR HEYBE BAA DEGAAN U AHAA,BUUR HAKABANA WAA LA DEGANAA.
    HARAR QARNIGII 13aad waa goor aad u dhow.
    Taariikhdan aan kor KU soo tusay CZcams kayga (Abi Shuceyb)kala soco.Adam cs,Xaawa iyo Buur Heybe.

  • @nuurahmed9438
    @nuurahmed9438 Před 6 lety +2

    Maasha alaah

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 Před 5 lety +7

    Afka maygu waa lahjadii soomaalidii hore ku hadli jireen intaan afka carabigu KU milmin afka soomaaliga
    Sababtoo ah weedho badan oo gobolka togdheer lagaga
    hadlo ayaa lahjada mayga ku jira

    • @ahmedali-zk7ud
      @ahmedali-zk7ud Před 4 lety

      Ijo adan sxp aad bd u mahadsantahay arinkaa aad ka dhawaajisay ee waxaan jecelahay inaad ereyada asalkoodu ka soo jeedo lahjada Mayga ee Togdheer laga isticmaalo inaad ii sheegto, si ay iigu noqoto aqoon ii korodhay.

  • @khadiirhakabo826
    @khadiirhakabo826 Před 6 lety +2

    Mnsha allah

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 Před rokem +1

    Hakana iyo habaal may huraaw

  • @garyaqanabdirizakhajiomar912

    taariikhda buur hakabah 6 sano kahor ayaa la aasaasay buur hakabah jabriil ka uu sheegaayo waxaa dhalay sh.yoonis kana soojeeda imaamkii weeynaa ee magaaalada harar gacanta ku haayay
    markii taariikhda buur laga hadlaayo waxaa eey kasoobilaabatay markii ciidamada gumeeysiga eey sooceeyrsadeen sh-dheegle (oowdheegle) soomaali ahaana looyaqaano sheikh dheweeyd oo uu dhalay imaamkii magaalada harar sheikh cali cafiif heeystay magaalada harar halkaas ayeey taariikhda buur kabilaabatay buur waxaa degay mid kamid ah oowlaadii jabriil , jabriilna waxaa dhalay asal ahaan sheikh yuunus sheikh (dheegle )oowdheegle sheikh dhaweeyt sheikh cali fiqi cumar (cali cafiif )

    • @abdisilva3814
      @abdisilva3814 Před 3 lety +1

      Ugaas tarikh habaabinta iska dhaaf cali cafiif wuxu ahaa nin fiqi cumaraa oo sheqaal eh dadka degaanka buurhakaba ku nool wa umad balaaran lkn ragi ugu horeeyay harar ka yimi waa niwan beelaha karanle eh una badan beesha gidir karanle ilaa maanta harar meeji ey kasoo gureen waxa loo yaqaan gidir magalaa

  • @sagaaroyaaye7897
    @sagaaroyaaye7897 Před rokem

    Buur hakabo janaay

  • @mranitoinafarax8610
    @mranitoinafarax8610 Před 5 lety +2

    Afsomali nogu tafsiraa