MUSALSALKA DHAQAN MIYI IYO DHAL MAGAALO XALQADDA 36AAD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 05. 2020

Komentáře • 2,2K

  • @MohamedMaax
    @MohamedMaax Před 4 lety +62

    Filimku waxuu marayaa marxalad kulul | Foosiya Gaabo iyo Iskufilan oo isku dhacay iyo Niciimo Gaabo oo ka faa'iideysatay
    instagram.com/mohamad.maax

  • @sabdirahman58sabdirahman76
    @sabdirahman58sabdirahman76 Před 4 lety +322

    Ilaahay habeenka laylatul qadriga hynaku beego ducada iyo soonta salaada rabi hynaka aqbalo like ta igu dhacsiiya dadkygi ❤❤

  • @halgan.media.5
    @halgan.media.5 Před 4 lety +136

    *QORAALKEYGA HADAAD ARAGTO ILAAHAY NAARTA HAKAA XOREEYO, SOONKANA HAKAA AQBALO RAMADAN KAREEM👉**#LIKE** II SAAR👍*
    *INTA DAR ALLE II JECEL **#SUBSCRIBE** II SAARA🙏*

  • @rahmohassan5862
    @rahmohassan5862 Před 4 lety +233

    Hamblyo reer somaliland from walalihn reer muqdisha💚💬❤

  • @farhaan9020
    @farhaan9020 Před 4 lety +64

    Inta nebiga jecel like ta dhac kuzii 💋

  • @sapriinapdiqani8794
    @sapriinapdiqani8794 Před 4 lety +214

    Ilhy Haku Sharfo sidaa adigu liketa igu sharfty🙇‍♀️😢🥀

  • @munitaahmed7273
    @munitaahmed7273 Před 4 lety +512

    Inta sugaysa arooskii muna io adeer xbbi like isara

  • @fadxicali3660
    @fadxicali3660 Před 4 lety +63

    Inta iyadoo filimka daawanaysa hadana comentiga akhrinaysa like ta 👋😁
    Hipaaq dahabkii way ka xanaaqaysaah 😅😅

  • @lakimoha2827
    @lakimoha2827 Před 4 lety +248

    Reer soomaliland sanad guuro wacan from gabar puntlander like haila dhaafin

  • @abdikarimomer2732
    @abdikarimomer2732 Před 4 lety +127

    Hambalyo reer somaliland bahdii fanka iyo caqliga ilahay ha idiin siyadiyo duriyada sheekh isaxaq

  • @bashiirsaciid8221
    @bashiirsaciid8221 Před 4 lety +149

    Ma aqaano qofka akhrinaya qoraalkyga lkn waxaan ilaahay kaaga baryayaaa inuu waalidka jannadiisa ku casuumo hadii aad susbcribe ii saarto walal

  • @hodanali5163
    @hodanali5163 Před 4 lety +38

    Sanad guuro wacan walaalahena qaaliga ah Reer somaliland from OG✌️

  • @calanlemediaproduction9187
    @calanlemediaproduction9187 Před 4 lety +219

    Cawa waa haben ku qaaliya reer soomalilnd oo dhan like saar inta somalilnd jecel

    • @munayasin1960
      @munayasin1960 Před 4 lety

      Kkkkk asa ku rida.

    • @hanadmo1098
      @hanadmo1098 Před 4 lety

      Aduunka dadka aan u necbahay wlhi hadan madaxweyne somalia noqon lahaa hal isaaq aduunka maku noladen malin walbo qadad weyn iyo cay idinka nasan la,nahay oo adinka afkiina iyo qadad kiinaba jaad ku dhameyo aa waxas dad ku canaysaa allah idin qaade nacalaa ........ wraa soonka idunku furin
      #hate somaliland
      #respect umada somaliyed
      CAYAYAANKA ISAAQ EE SOO HADLAYAN
      WTF
      wan hubaa am dad xalasha ee waqooyi leh ee xooga lagu maquuninaayo inaysan soo hadleen
      Well malinta qashinka aduunka reer awdal sool iyo sanaag

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 Před 4 lety +1

      @@hanadmo1098😂😂😂funny ayaa thy wlhi af nool waa hadla ayna waa ciyaaa marka inaad iska hadasho waan Ku ogolahay lkn sorry waxba ma samayn kartid miskiin dafiic ah oo cadifadaysan ayaa thy xor iska qunuud wax kale ma awoidide duriyada al isaaqia waa boqortooyo dawlad leh iyo Calan oo aduunku laga yaqaan wana
      Kuwan aad dawanaysid libaaxyo layrta jiifa✌️✌️💪💪💪💪💪💪❤️😂😂😂😂

    • @soowdookhanacaskirajonaawi9431
      @soowdookhanacaskirajonaawi9431 Před 4 lety +1

      @@hanuush6787 gabadh adag iga dheh

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 Před 4 lety

      @@soowdookhanacaskirajonaawi9431 thank you sister cayayaanka yar yar iyo qadaaadwaynta cuqdadaysan hadalkooda qiimo agteena kama laha because awoowayashood ayaa caadifada ku dhalay 😂😂👈

  • @mustafe7147
    @mustafe7147 Před 4 lety +102

    Sanadkan sanadkiisa alleh khayr iyo wanaag haynagu kulmiye bahda ku xidhan Universal tv Qaybta musalsalkan insha allah💚💕

  • @abdishakurhassan8277
    @abdishakurhassan8277 Před 4 lety +62

    Ilaahay bisha ramadaan khairkeeda ha ina siiyoo, layltu qadrigana ha ina kulan siiyo aamiin like dhac ku sii

  • @abdifatahyusuf504
    @abdifatahyusuf504 Před 4 lety +70

    From jigjiga sanad guurawacan wllaheen somalilan one love

    • @hanadmo1098
      @hanadmo1098 Před 4 lety

      Aduunka dadka aan u necbahay wlhi hadan madaxweyne somalia noqon lahaa hal isaaq aduunka maku noladen malin walbo qadad weyn iyo cay idinka nasan la,nahay oo adinka afkiina iyo qadad kiinaba jaad ku dhameyo aa waxas dad ku canaysaa allah idin qaade nacalaa ........ wraa soonka idunku furin
      #hate somaliland
      #respect umada somaliyed
      CAYAYAANKA ISAAQ EE SOO HADLAYAN
      WTF
      wan hubaa am dad xalasha ee waqooyi leh ee xooga lagu maquuninaayo inaysan soo hadleen
      Well malinta qashinka aduunka reer awdal sool iyo sanaag

    • @soowdookhanacaskirajonaawi9431
      @soowdookhanacaskirajonaawi9431 Před 4 lety

      @@hanadmo1098 nabada aan hysano bad no quudhi weydeen masad hdlka macna darada ku hdlysa qaadad weyn cuqdadeysan meel hydin gayso madaxweyne yaka dhiganaya kabtada cidi kma taqane

  • @beerlulab9008
    @beerlulab9008 Před 4 lety +92

    Hanbalyo cawa waa aas aaskii jamhuriyada Somaliland hanbalyo walalaha aan jaarka nahay farxad ku waara💚🤍❤️....from Puntiland ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hirsiabdi9741
    @hirsiabdi9741 Před 4 lety +94

    Skapullo ayaan ahay hada ayaan
    Kaliday cunto karsanaya
    Waa 10kii danbe ee Ramadan
    Ii soo duceeya in ilahay qof
    Wcn inoo sahlo dhaman
    Intii Single ah amiin

  • @a.rahmanmomar7773
    @a.rahmanmomar7773 Před 4 lety +54

    "Sidii naag i doonaysa ha iila hadline naag illa talinaysa iila hadal,,
    C/qani isku filin waa waali socota

  • @senyoritashushu5703
    @senyoritashushu5703 Před 4 lety +54

    Happy 18 may reer somaliland 💚💭❤ from puntland

  • @aynaashechannel1762
    @aynaashechannel1762 Před 4 lety +38

    CegaaG actor ka film ka inUu yahaY Yaa Ila ArkaY 👍😍

  • @ducomaal8564
    @ducomaal8564 Před 4 lety +28

    Allah laylatu qadriga hayna und waafajiyo 🤲🏻, liketa i saara fadlan ❤️🙏

  • @saynabhaji711
    @saynabhaji711 Před 4 lety +241

    Inta xyysiska isdhafisa liketa isku muujiya
    Sido kle ddkygi somaliland happy 18 may♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ikraamqulateyn9596
    @ikraamqulateyn9596 Před 4 lety +39

    Hamblyo jamuuriyda barkaysan soomalind from putland dadkaygii idin jecliya❤💋

  • @adiyamursaldualle4467
    @adiyamursaldualle4467 Před 4 lety +22

    Happy 18 May to all my somalilander people ❤️from puntland🙏

  • @sayidhashi9600
    @sayidhashi9600 Před 4 lety +154

    2:52 inta bilicda hargeisa ka heshaY is muujiYa😘

    • @cidijaremedia5297
      @cidijaremedia5297 Před 4 lety

      Waa tuulo

    • @sayidhashi9600
      @sayidhashi9600 Před 4 lety

      @@cidijaremedia5297 Aragtidaada xor bd u tahaY zxp

    • @cidijaremedia5297
      @cidijaremedia5297 Před 4 lety

      @@sayidhashi9600 waakulakaftamayey zxb dareenkaagan eegayey

    • @sayidhashi9600
      @sayidhashi9600 Před 4 lety

      @@cidijaremedia5297 ok bro ramadan karem

    • @mousaosman8264
      @mousaosman8264 Před 4 lety +1

      @@cidijaremedia5297 .masha allah maad odhan kari wayday magalo ay dagaan dad somaliyeed.xasidnimo u dhimo.intuu xasidkaso kale somli ku dhex jiro hagaagi mayso

  • @ikramqalbihooyo1323
    @ikramqalbihooyo1323 Před 4 lety +136

    Muno Waa qof qalbi wacan Masha allah🌷waa runtii Walahi Qof waqtigiisa kuu hura wax ka qaalisan malaha😢 ceegaag iyo Hibaaq Markaan daawado wax jacayl u eg baan dar-dareemaa🤣❤

  • @hafzahared6248
    @hafzahared6248 Před 4 lety +44

    Iskufilan inuu shabeelka hablaha gagabn yahay inte ila argty

  • @kingmuzze2125
    @kingmuzze2125 Před 4 lety +62

    Inta cwa ku faraxzan sandguuradii 29 naad ee jamuuryada barkayzan ee somaliland happy 18th May 🇮🇹🇮🇹 like ta ii Saara

  • @mesutmustafe6130
    @mesutmustafe6130 Před 4 lety +42

    Eid da Caafimaad ku ciida insha allah meelkastood aduunka ka joogtaan Acmaasha bishan barakaysana alleh haynaga Aqbalo Amiin💛

  • @ahmedollaaad2690
    @ahmedollaaad2690 Před 4 lety +93

    Sanad guuro wacan rer somaliland ❤️ nabad waarta ban idin rajaynaya ❤️ wa wllkin qadad weyn oo idin leh somaliland hanolaato ❤️ love u all

  • @marwoqadaneedaame3064
    @marwoqadaneedaame3064 Před 4 lety +64

    Gobonimada taal geyigeena wacan somaliland happy independence day 18may waa maalintaan mugdigii ka baydhnay waa maalintaan mar labaad xorowney may baa xasuus mudan

  • @amsanaragsan7494
    @amsanaragsan7494 Před 4 lety +20

    inantan muuna hadalkeeda iyo walaltinimadeeda caadi maha I love her ❤❤❤❤❤

  • @amrannoor604
    @amrannoor604 Před 4 lety +148

    Inta doonayza inay maruun arkaan xildhipaan ceegaag like izaara ana waan doonaya inaan arko xildhipaanka ☝️☝️☝️❤🗯💚

    • @shariifahmed868
      @shariifahmed868 Před 4 lety +2

      Anuuu koxdoo dhanba walhi😍

    • @amrannoor604
      @amrannoor604 Před 4 lety

      Hye Ahmed zhariivoow

    • @seedyahye6635
      @seedyahye6635 Před 4 lety +1

      @@amrannoor604 wllhi cwa arkyy lkn anu hibaaq arageda rajeynya huno

    • @balqiismuxumed7871
      @balqiismuxumed7871 Před 4 lety

      Fosiya isku filan hibaq cegag intaba wan arkay ikran iyo midhan yare nimco gabo labada iga haysaa aragoda🤣🤣

    • @shariifahmed868
      @shariifahmed868 Před 4 lety

      @@balqiismuxumed7871 fosiya wll malin walba wan arkaaye iyo iskufilan lkn inta kle waligy ma arag😂

  • @zaalimyare4995
    @zaalimyare4995 Před 4 lety +245

    *inta xaysiiska isdhaafisay like iisaara*

  • @mattanahasweden9251
    @mattanahasweden9251 Před 4 lety +61

    Reer Hargeisa inta ah like dhac igu siiyaa😂😂🙈🥰❣️🥀✨

  • @wardamustafe2157
    @wardamustafe2157 Před 4 lety +8

    Happy independence day allsomalilander SOMALILAND DADKAYGA SOMALILAND DALKAYGA SOMALILAND
    💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🗯🗯🗯🗯🗯🗯🗯🗯🗯🗯🗯🗯🗯❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 sanadka sanadkiisa alle haynagu gadhsiyo bash bash iyo barwaqo iyo horumara intaa ka badan😍🌹🌹🌹

  • @anfasalad7448
    @anfasalad7448 Před 4 lety +223

    Filmkan inta ceygag iyo hibaq iyo ina adeerteed udaawata farta taaga✌️✌️

  • @Geedi143
    @Geedi143 Před 4 lety +60

    Nimaan hoy lahayn habeenna u dumey
    hargaysa maxay u haysaa
    Ceegaag hoy buu ka galay magaalada 🤣🤣🤣🤣

  • @abdeek_.othman
    @abdeek_.othman Před 4 lety +18

    Happy 18 may my lovely country somaliland 💚💭❤,
    Alleha si nabada io kheir qabta ha inogu dhameyO sanadkan io sanadkisa.❤🌍
    hanbalyO hanbalyO hanbalyO Dalka somaliland io zhacbi weynihisaba ameeen AmeeN 🥰💚💭❤🤲

  • @yaqubabdi9532
    @yaqubabdi9532 Před 4 lety +41

    Asc. Jilayasha filimkan waxan ugu baqaya , Ilahey ka cabsada oo dharashada oo "Wallahi" oo benta akhiiro wa lisku qabsana

  • @samyhassan249
    @samyhassan249 Před 4 lety +100

    Sanad guuro wanagsan Jaarkeena Somaliand💚🤍❤️ Happy Independence Day .....18 May wa malintiini🎈 from puntland . We love you !!!!🎉🎊

  • @gabarsomaliyeed5301
    @gabarsomaliyeed5301 Před 4 lety +140

    From Bosaso deeqa lkn walalaha reer somalilnd happy 18 may

  • @aragsan1888
    @aragsan1888 Před 4 lety +40

    war heedhe musalsalkaba muna gobonimadeeda baan u daawadaa🥰

  • @ifrahhussein3133
    @ifrahhussein3133 Před 4 lety +15

    Allow usiyaadi nabadoo barwaaqo kusoor somaliland💚❤️🤍

  • @nadadiriye608
    @nadadiriye608 Před 4 lety +132

    Adoo daawanayo hada coment aqris hore ka bilawday like ta🤣👍🏿👍🏿👍🏿

  • @ahmedribbery7210
    @ahmedribbery7210 Před 4 lety +147

    Isku filan mid sadexaad o gaaban haloo raadiyo 😂

  • @abukarmuse2531
    @abukarmuse2531 Před 4 lety +9

    Hambalyo ayaan leeyahay kuli meel kasta oo ay joogaan reer somaliland. From muqdishu.

  • @tyzonmogabi4195
    @tyzonmogabi4195 Před 4 lety +75

    Happy 18may All Somalilanders through out the world.

  • @richhome3678
    @richhome3678 Před 4 lety +78

    Film Qurux io xikmad leh sido waxan fursada uga faaidaysanayaa
    Hampalyada walaalaha reer Somaliland la isma xaqiro oo walalkaa farxadiisa waa lagu farxaa✌🔴⚪💚

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 Před 4 lety +50

    Team Cegaag iyo Hibaaq Gobaad
    #like saar comment kan

  • @aminocali816
    @aminocali816 Před 4 lety +14

    Rer somaliland sanad guuro wacan❤❤❤ ano ah 🇸🇱

  • @faysalbakaal
    @faysalbakaal Před 4 lety +65

    Happy independence Day my dear brothers Somaliland.

  • @hayaanofficial6575
    @hayaanofficial6575 Před 4 lety +248

    reer laascaNodkeyGa like🙋‍♂️🥰ciid mubarik 🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @sacdiaali4730
    @sacdiaali4730 Před 4 lety +153

    Mnta ana kugu horeyo inta qeyb cusub ila sugeyso like isaara

  • @ustaadclraxmaanofficial4602

    Reer hargeysa gobtii soomaliyeed like saara please

  • @hamze5225
    @hamze5225 Před 4 lety +8

    Dadkaygii iyo dalkaygii waan idin salamaya happy 18 may idinleeyahay alle ta danba bashbashiyo barwaaqo iyo caafimad qab haynagu gaadhsiiyo frome Oslo

  • @bahjaoofle5375
    @bahjaoofle5375 Před 4 lety +102

    Inta jacaylka Abdiqani iskufilan beentiisa arka inuu qamar suugaani yahay

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Před 4 lety +116

    Shalay wixii idinku dhacay noo sheega inta ilaa shalay ila sugaysaay like isiiya

  • @susum9099
    @susum9099 Před 4 lety +15

    Allah soonka ha inaga aqblo like saar inta weli afurin sidaa aniga oo kale❤

  • @user-br5nh1ox7w
    @user-br5nh1ox7w Před 4 lety +19

    Happy 18may 💚🔳❤️💪 my beautiful people Mnshallah wadankyga horumarkisa alleh hanosiyaadiyo 💚💚💚🔳❤️❤️❤️❤️💐🎆🌇

  • @inacumar170
    @inacumar170 Před 4 lety +62

    Inta guryaha ku dhex dabal dagysa 18my farta taga jidhkygi 💚💭❤

  • @zakiismail6177
    @zakiismail6177 Před 4 lety +51

    Cafimad qab haddi ku dawanayso allah ha ku barakeeyo cafinadka inta xanusan ha daweeyo #Subscribe ta ha ilo dhaafin sxpta qali ❤❤❤❤👇👇👇❤❤

  • @AbdiOsman-fg1cx
    @AbdiOsman-fg1cx Před 4 lety +38

    Asc WALAAAALO somalilan 🇮🇹💖
    18 may mansha alllah 💖 Mansha alllah 💖 Mansha alllah 💖 hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo dadkii quruxda fanka hibada 💋👏👏👏💋💋👏💋💋💋👏👏👏👏👏👏💋💋💋🇮🇹💖💖🇮🇹🇮🇹💋💋💋👏👏👏💋🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹💖💖💖💖💖💋💋💋💋💋🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹💖💖💖💖💖🇮🇹💋💋💋 xaasidku hajabo saaaxiiibayaaaal guuleesta 💖💋🇮🇹💋💖💋💖💋💖💋👏💋👏💋🇮🇹💖🇮🇹💖🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹💋💋💋💋👏💋👏💋👏👏💋👏💋👏💋💖

    • @hanadmo1098
      @hanadmo1098 Před 4 lety

      Aduunka dadka aan u necbahay wlhi hadan madaxweyne somalia noqon lahaa hal isaaq aduunka maku noladen malin walbo qadad weyn iyo cay idinka nasan la,nahay oo adinka afkiina iyo qadad kiinaba jaad ku dhameyo aa waxas dad ku canaysaa allah idin qaade nacalaa ........ wraa soonka idunku furin
      #hate somaliland
      #respect umada somaliyed
      CAYAYAANKA ISAAQ EE SOO HADLAYAN
      WTF
      wan hubaa am dad xalasha ee waqooyi leh ee xooga lagu maquuninaayo inaysan soo hadleen
      Well malinta qashinka aduunka reer awdal sool iyo sanaag

    • @AbdiOsman-fg1cx
      @AbdiOsman-fg1cx Před 4 lety

      Cay badanaaa uf uf uf 🤮 🤧 illahow madaxwene hanooga dhigin iska aamusan waaa dhimatay 18may
      Maalinta farxada somalilan 🇮🇹 💋💋💋💖 dadka noocaasa baa.aduunka jooga

  • @Jamadeeble5665
    @Jamadeeble5665 Před 4 lety +18

    Illeen marxuum cidi wax u diran mayso 😂😂😂😂
    War nio like ta ha ila dhaafin dee 👌👌👌

  • @khadarmohumet5653
    @khadarmohumet5653 Před 4 lety +91

    HAPPY INDEPENDENCE DAY ALL SOMALILAND PEOPLE 🇮🇷🇮🇷🇮🇷
    WAA WALALDIN QADAD,......? FROM MOGDISHO 🇸🇴🇸🇴

  • @abdurahmaanmahmuud3136
    @abdurahmaanmahmuud3136 Před 4 lety +41

    Maanta anaaa u horeeyo like dhac iigu siiyay ❤❤❤❤❤

  • @husseinmoallimsuleiman5175
    @husseinmoallimsuleiman5175 Před 4 lety +12

    Dhisnow waliga dhisnow dhisnow Somaliland wadankan jaarku nahay❤

  • @iladalxisbarbecueDjibouti
    @iladalxisbarbecueDjibouti Před 4 lety +31

    Reer djibouti like saara.

    • @susum9099
      @susum9099 Před 4 lety

      🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @abdirahmaanantos1378
      @abdirahmaanantos1378 Před 4 lety

      Nii jclnhy willheen 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @abdikarimhalabeey7154
    @abdikarimhalabeey7154 Před 4 lety +63

    Arooska muno iyo adeer xabiib inta sugi la.a 👍 isku mujiya🤣🤣🤣

  • @zuldaansadaqzakinta5000
    @zuldaansadaqzakinta5000 Před 4 lety +57

    Farst comment dadkaa ilaah dartii usoomni haligu sacido bal aa nila arkeee

  • @kingbaashi4097
    @kingbaashi4097 Před 4 lety +17

    Waxaan halkan HAMBALYO balaaran oga dirayaa walalhay an aadka ujeclahay ee ree Somaliland oo an ugu Hambalyenayo 18 MAY congratulations from jubbaland ❤💭💚

  • @sidramoha1646
    @sidramoha1646 Před 4 lety +6

    Reer somaliland congratulate 18 may guul iyo gobanimo ❤🌷🍀
    From baydhabo janaaay

  • @ip____poi7324
    @ip____poi7324 Před 4 lety +107

    Cawa iyo 18 may inta ku faraxsan like isku mujiya somaliland sanad guradii 29 hanbalyo hanbalyo ↙️↙️↙️↙️↙️💗💗💗🙏

    • @nimcoabdirahman2486
      @nimcoabdirahman2486 Před 4 lety +1

      Hambalyo

    • @cimraanxaashi119
      @cimraanxaashi119 Před 4 lety +2

      Hambalyo jarka xalsha ah 18 may sanad gura wacan from growe

    • @ahmediinyaaas6847
      @ahmediinyaaas6847 Před 4 lety +4

      Dhammaan shacbi weynaha jamhuuriyada somaliland hambalyo, maalintii dib ula soo noqoshada xorriyada somaliland ee 18 MAY 2020 hambalyoo hambalyoo like saara inta jedel 18 may

    • @marwaanmahadsaman3933
      @marwaanmahadsaman3933 Před 4 lety +1

      sandka gura burco iyo hargaysa dheh ader somalindke dhulke la isku dhihe jiray isma wala raacsan

    • @yahyemahamedmedia2664
      @yahyemahamedmedia2664 Před 4 lety

      @@cimraanxaashi119 mhdsnid wllshy

  • @nimcoabdirahman2486
    @nimcoabdirahman2486 Před 4 lety +60

    Happy 18 may all Somalilanders.
    Maalmahani waa kuwo aanu faraxd iyo raynrayn isugu hambalyayno.
    Somalida kale ee ku nool Kenya, Ethiopia , Somalia iyo Djibouti waxaanu leenay walaalnimadii aad sheegi jirteen maantaa laydinka baahanyay ee farxada nala qaybsada

    • @mohameddahir9257
      @mohameddahir9257 Před 4 lety +1

      Happy 18 may ♥️⚪💚💯
      Maalinteena qaran Somaliland ♥️ first allah ha ina tuso inagoo ah isha africanka inkastoon sidanba ku nahay oo halka aynnu gaadhnay ay qaar soo hiigsanayaan wali sida jaarkeena somalia

    • @mucaashak1
      @mucaashak1 Před 4 lety

      nimco apdirahman subscribe isaar wll

    • @nasraissa4982
      @nasraissa4982 Před 4 lety +1

      Happy 18 may dadkeygi from Nairobi nabad kuwaara❤

    • @amranahmed9734
      @amranahmed9734 Před 4 lety

      Dadka hakala saarin walalo

    • @Lisanpoints
      @Lisanpoints Před 4 lety

      Somaliland maanta arinku wuu ka weyn yahay.
      Karoonaha Allaha inaga kor qaado.

  • @abdifatahmahamed1405
    @abdifatahmahamed1405 Před 4 lety +6

    Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo
    Somalilan walalahayga Qaliga waxan idin leeyahay sanad Guuro wacan 18may somalilan viva

  • @nalkahofficial8105
    @nalkahofficial8105 Před 4 lety +12

    Ceegag io hipaaQ Gopad inta wadata
    #like ta dhac kuzii😉

  • @albushrainstitute6608
    @albushrainstitute6608 Před 4 lety +38

    Hampalyo umaddayda somaliland meel walba oo aad dunida kajoogtaan 18 may day
    Like kumuujiya farxadiina🙋‍♂️

  • @rahmaa8394
    @rahmaa8394 Před 4 lety +33

    Allah nabad haynagu dhameeyo soonka ❤️

  • @mohammedosman5749
    @mohammedosman5749 Před 4 lety +83

    Ceegaag:horta xillimaa kugu danbeysey dhirtan iyo shimbirihii
    Hipaaq: dee wadankii 😂😂😂
    Hargeysaa New-York isu badashey miyaa...

  • @raadiyamahamed1168
    @raadiyamahamed1168 Před 4 lety +8

    Hibaaq iyo cegaag inta ilaa taageerta likegta iskumuujiya dhmntiinba one love keep going brothers and sisters ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👸🤴💯💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @izzuuhyatih9741
    @izzuuhyatih9741 Před 4 lety +58

    Sanad Guuro wanagsan Reer somaliLanad♥️⚪💚 Happy 18 may💚⚪♥️ From🇸🇴🇸🇴

  • @hmzemaht7396
    @hmzemaht7396 Před 4 lety +83

    hibaaq iyo yuusuf inata tageerta like.

  • @Ardo270
    @Ardo270 Před 4 lety +12

    Happy 18 May reer somaliland ♥️💬💚

  • @aadangaraani7738
    @aadangaraani7738 Před 4 lety +9

    Inta reer puntland oodaawato like saara♥️

  • @Time_Money.
    @Time_Money. Před 4 lety +41

    Imikaba dahabkaa lagu siiyay markhaati u samayso hibaaqeey😂😂😂😂😂😂

  • @hanadking3183
    @hanadking3183 Před 4 lety +21

    Ramadan karim dadka ku xiran janalka 💖 like isaara walalyl

  • @abdirisaqdalmaroz2803
    @abdirisaqdalmaroz2803 Před 4 lety +12

    Alle naarta hakaa xoreeyo ee subscribe isaar wLaL🔥🔥

  • @mohamedabdilahi7165
    @mohamedabdilahi7165 Před 4 lety +26

    Happy somaliland day 18may💚🗯❤

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 Před 4 lety +25

    😂😂Isku filan Sirtu waa dhadhanka intii fahantay farta taaag

  • @Brobrosissismama
    @Brobrosissismama Před 4 lety +94

    Inta transfer galaxy neceb like ta 😂

  • @goodworld3259
    @goodworld3259 Před 4 lety +18

    Happy 18 mey 💚🗯❤

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 Před 4 lety +54

    Dhamaan WalalaheeN Reer Somaliland Waxan Leeyahey Hambalyo 18 May❤🎉🎊 like Saara Hadaad Ku FaraxsantaHey 👍

  • @salmabila6099
    @salmabila6099 Před 4 lety +165

    Cawa iyo 18 may malintiii inaguh weyneed ee qaranimada somalilaand allow dhowr 👌💚⚪❤💚⚪❤

  • @khalloweeye
    @khalloweeye Před 4 lety +17

    *HADAD EIDA HARGEISA KU CIIDAYSO LIKE IGU QABO*

  • @cumarmxmed7182
    @cumarmxmed7182 Před 4 lety +23

    Reer somaliland hamblyo hamblyo sanda guuradiin Alle anabad hadiinku soo dhameeyo 💚💭❤

  • @goodthings3247
    @goodthings3247 Před 4 lety +13

    Happy 18 may bloody Somaliland 💚❤💛

  • @abdikariimahmed4052
    @abdikariimahmed4052 Před 4 lety +56

    Alle laylul qadriga ha ina waa fajiyo Aamin

  • @Ladyofminister
    @Ladyofminister Před 4 lety +62

    Naa Ha na Walaalsanee ala isku filan dhip Badanaa🤣🤣🤣

    • @mucaashak1
      @mucaashak1 Před 4 lety +1

      Asia wll subscribe isaar

    • @hazardoffical4810
      @hazardoffical4810 Před 4 lety

      @@mucaashak1 adigu subscribe isaar markasan ku saraya

    • @chafeyare
      @chafeyare Před 4 lety

      @@hazardoffical4810 adigu iisaar aanku saaree wllo😅🙏

    • @seedyahye6635
      @seedyahye6635 Před 4 lety

      @@chafeyare aduu iszaar subxanaha wr wxan iska daya

    • @sayidhashi9600
      @sayidhashi9600 Před 4 lety

      @@seedyahye6635 Hhhh iskada haYsla googo,aane😂

  • @axmedcrixmaan3201
    @axmedcrixmaan3201 Před 4 lety +3

    Jamhuuriyada barakaysan hambalyo 18 may from Somalia