Taakeeye"gabadhaha waxaa ku dhacaaya dareen, hadaan laga gaarina galma u gariir ayaa ku dhacaaya"..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • ★ ★ ★Channel-ka Maxamed Lakiman kuso biir ★★★
    💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕

Komentáře • 10

  • @fartuunfilsan4607
    @fartuunfilsan4607 Před rokem +1

    Masha Allah waa ra'yi fiican waayo waxaa la arkaa marar badan dad la leyahay waa jaamiciyiin hadane aan waxba ka aqoon diintooda xitaa carabiga aan akhrin karin aaway marka aqoonta intaas la baranaaye waa yaabe tan kale waan ku raacsanahay in laku qoro farta Carabi waayo awalba waa laku qori jiray carabi oo laku hadli jiray balse qorsho baa naloo dagay oo ah in amudaan ee dinteeda ku qorandahay luqada carabiga taas owged hadey sidaan kusii socdaan ee diintooda si fican u fahmayaan aana waxyaabe kale laka dhaadhici karin wuxuu ahaa qorsho xitaa Talyaanika waxa uu diiday laku qoro carabiga .

    • @asiaugas9789
      @asiaugas9789 Před rokem

      Wllo heedhe adigaba diin wax ka aqoon oon war isku hayn saa ninkaan quraanka iyo axadiista sida khaldan u fasiraya mashaa Allah maad dhahdeen Okey ,, Dadkana waxyaabaha looga fa'idaysanayo markuu rabo in shaydaanku uu fikirkiisa foosha xun gud biyo waa saan oo hadalka saad rabtay uun buu kuu dhex galinayaa saad ugu qanacdo. Af-Soomaaliguna waa afka ugu hodansan aduunka buu ku jiraa asaga iyo carabigaba, waagii horana sida loo qori jiray iyo hadalku iskuma habooneen __marka qof kasta wuxuu dhankiisa ka gabay yaan laysku eedeen af intaa soo sano lagu hadlayay ka guura caqli maahee. Teeda kale Ardayda jamacadaha dhigtaa waxa la baro waa cilmi kale ee maahan diin diin iyo carbina meelo lagu bartay leeyihiin , khaladkana meeluhuu ka yimi waanu naqaana ee waxyabaha ninkii soo gudbinayo iinan u fiirsan iyo laab lakaca iska daya. Teeda kale carbigan loo guurayo dadka ku hadlaba diinta ma yaqaanan oo u dhashay gaalo iyo muslimna way leeyihiin ayagana diinta heerkay kama rayaan waan ognahay hadaadan ogeen adi Ilaahay carab iyo cajaba diintiisa wuu ku soo dajiyay ok , carabigan baro waala yiri umada.😇

  • @hanansaid7394
    @hanansaid7394 Před rokem +1

    😡😡☹☹

  • @fcsme
    @fcsme Před rokem

    Gabadha is ilaalisa wey xanuunsantahay miyaa
    Qofkaan day wuxuu ku hadlaayo subxaanallah

  • @amishah2023
    @amishah2023 Před rokem

    Dugaag bilaa iimaan ah oo waalan weeye isagaa dadka dhan iska soo qaadaya

  • @garaadsan.6191
    @garaadsan.6191 Před rokem

    Qofkaan xanuunsan maxaa meesha u keenteen?

  • @user-se2dm4yy4l
    @user-se2dm4yy4l Před 8 měsíci

    Markaad qoriga wadatay ee aad gabdhaha masaakiinta ah muqdisho ku kufsanaysay wax xun ma ahayn miyaa? Yaa munaafaq ibnu xaaraan

  • @Abdiaziz33.
    @Abdiaziz33. Před rokem

    This guy should reason when, stop misleading