Xogta Jabuuti & Somalia oo Go,doon Giliyay S/Land, & Midnimadii oo sii kala fogaatay, Gelle & Xasan.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Komentáře • 72

  • @FouliehAdenali
    @FouliehAdenali Před 18 dny +4

    Message direct au président de la république de Somalie son excellence Mr Hassan bien vouloir éliminer à l'assemblée les tribus issack

  • @user-ym8de1jc6g
    @user-ym8de1jc6g Před 19 dny +2

    Waa in dawlada ey amarkeda maqlan soomaliya ha nolato

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 19 dny +1

    war sxb shacabka Soomalilnd cidina Ma godobin karto Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ awood uma lahaa cagta ayaan Marin doona

  • @husseinosman1871
    @husseinosman1871 Před 18 dny

    Topic faida leh keen oo ka hadal.

  • @Maxamadyusur
    @Maxamadyusur Před 18 dny

    Inagumeed xabashi.ah.oo kasoohorleeda dawlada soomaaliya

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 Před 18 dny

    It is very important federal government of Somalia and Jubuti government to take decisive action against Muse Bixi and administration
    Therfore Suldana TV seems that have not understand the idea behind agenda Somalia and Jubuti sovereignty and dignity and integrate in danger

  • @MohaAfrah
    @MohaAfrah Před 19 dny

    Suldanka tv,
    Ma wariy mase waa siyaasi waa in su,aal laga waydiiya halkan waana in loo fura tababar ma laxiro sababto ah kan wariye maha hadow yahana qibrad laha.

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Před 19 dny +1

    Shacbka waaye edebdarada oo muuse juudaan garb siiya oo u hadlo oromo soo wado waa la qabanaa waana la go,doominaa

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 Před 18 dny +1

    Hadaysan muuse Handaraab iska qaban shacabka Waa la godoomaayaa
    Kkkkk ee ogoow sxb somaliya Waa dal qura dadkeeduna Waa midwura
    Ee adigu yaa ku sir saday

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 Před 18 dny

    That's is Suldana TV idea
    34 years Somalia government and Somalia people was very sympathy and have love with the Ishaq clans searching for secession
    But not acceptable Muse Bixi to sale and sea and land to Ormo
    Therefore is very important and essential Federale government of Somalia and government of Jubuti to put on sanation and embargo on the administration of Hargesia special Muse Bixi and its cabinet

  • @jibriljimcoidow4740
    @jibriljimcoidow4740 Před 19 dny

    Adeer shirkadahu waa ineey dhowraan shirciga midnimada. Leexleexad kale ma jiro

  • @faadumamohamed4130
    @faadumamohamed4130 Před 18 dny

    Waryaa shacabka waxaan uu muuse sameynayo raali bey ka yihiin.Shirkadaha waa la mid ee wax aad ogtahay hana weydiinin suldaan.

  • @AxmedGaagaale
    @AxmedGaagaale Před 18 dny

    Waar anaga ciid naga soojeedaa majirto haadii ladoono laaya oo dila anaguna waxaanu laynaynaa cidkasta oo kasoojeeda soomaaliya

  • @injalxajarialxajari3515

    Dawladaha ka dhisma Soomaalya ma aha kuwo Ehel u ah midnimo Soomaaliyeed,ummadnimo iyo jiritaan qoomiyadeed
    Midnimadii hireba waxa sameeyey Dadka reer Soomaalilaand
    Ee dawkaddoodii geeyey xamar shuruud la'aan
    Kala tagana waxa sababay dadkii madaxda moqday oo dhammaantood ahaa dadka k/furta

  • @AhmedAhmed-ge9zi
    @AhmedAhmed-ge9zi Před 19 dny

    Adeer adiga dhibka wada ee jooji benta aad sheegeyso mida kale midnimada Somalia waa muqadis.

  • @aminoosman8652
    @aminoosman8652 Před 18 dny

    Shacabka.taso.taagan.amxaaro.aya.Soomaali.iga.xegto.miya.sax.ah.

  • @user-sh6kp4dc9y
    @user-sh6kp4dc9y Před 18 dny

    Waxba kumaad handling adee

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 Před 19 dny

    Kkk waa sax hadalka ( dube Lkn muuse iyo maamulkiisu may dadkooda u naxaan? Oo dadka noqonaya markay noqdaan Itoobiya iyo imaaraadka la xaalaan ileyn iyagaa ka shaqeynaya in soomaalidu madaxa isla gashee?)

  • @abdirizakxaaji
    @abdirizakxaaji Před 18 dny

    Weriye suldaan tF
    Waa isku dire
    Isdhegayso
    Waysaamaynaysaa
    ShCabka dalkooda
    Laysku haysataa

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 Před 19 dny

    Sidee xeego ku xagmataa ilkanah ku nabad galaan.

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 Před 18 dny

    Muse Bixi u sheega isaga cunaqabataynaya shacabka somaliland. Arrinkana Muse Bixi aya ka mas'uula .

  • @HalimoMuuse-c6n
    @HalimoMuuse-c6n Před 18 dny

    Waxan ku qabaayey ruux wax fahmay wll hada run sheegee maa muuse bixi u sheegtid dowlada waxa loo dhaariyey in ee wadankan masuul ka tihiin ee axmaaro in laga iibiya dhulka iyo bada maa raali ka tahay adigu

  • @user-re5ie1dt7u
    @user-re5ie1dt7u Před 19 dny

    Akhiradada u cabso waxad war ka hayn ha ka hadlin

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 Před 18 dny

    Adeer Somaliland wax la dhhaho ma jirteee isaaaQ Please 🙏 Runta u kalaaya. 1991 ayow IsaaQ sameeye Qalad weyn oo ahay Danbi isaaqow 2023 meeshii aaad joogtiin ma joogtiin

  • @abdihakimibrahim9506
    @abdihakimibrahim9506 Před 19 dny

    Cunaqabatayn ku yee adeer anagay sidaa nugu badin anagu dahabshiil uun baa nagaga jira isaguna waa somalander caawa xidha waa shirkad uk 🇬🇧 laga leeyahy maxkamad islagala hoyadiin ayu wasayaa e
    Lkn somtel bermerbank salaama bank Amal taaj waxaas oo dhani waa qadaad wayn hana dhaafan Walhi halkaan rabey haday tahy
    Bank dhexe ee ethobia hargaysa burco borama berbera iyo meel walbo hala geeyo xawaaladahana dahabshiil halo xidho Shati ethobia halo xidho warku wakaa telesom in badan baan rabey in la xidho Walhi
    Dahabshiil somaland baa ka badan iyo aduunka inta kale
    Qadaad wayn iyaga is malgay

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y Před 18 dny

    TALO HALA GO,DOOMIYO DHINACWALBA ILAA AY JAAJUUS DHIIGYACAB MUUSE BIIXI ISKA TUURAAN SOOMAALIWEYNA KHASAB UGU BIIRAAN

  • @faysalahmed9622
    @faysalahmed9622 Před 18 dny

    Khaaakh tuuuuf
    Adeer halkay ka talisa dawlada
    Somalia amarkeedu waa 4 km
    Oo kaliya ayay baxbus ku tahaye ma maxbuusba amar
    Bixin kara

  • @mahdiaadan
    @mahdiaadan Před 18 dny

    Waar.somaliland.waxba.kamalumayaan.laxeey.Waar.kuwa.iskadaa.cidna.waynoo.xigaan.waxaykusuganyihiina.waanu.ognahay

  • @fadumoabtidon3586
    @fadumoabtidon3586 Před 19 dny

    War. Jooji. Beenta. Wey. Mahad. Santahey. Qolada. Joojisey. Burburinta. Somaliya. Yaa. Dulmiyey. Shacabka. Aad. Sheegeyso. Runta. Sheeg. Hargeysa. 33 sano. Ayey. Sheeganeysey. Madax. Banaani. Xumeeyey.

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 Před 18 dny

    Suldaanow hadad afocato u tahay somaliland u sheeg Muse Bixi inu kadaayo beenta u ku maawelinayo shacabka 34 sano isago garanen dariiqa lomaro aqoonsiga.
    Hadi ay dhabkatahay Bixi ictiraaf raadistu, ha tago jaamacada cilmiga ictiraafga ee ku taala " villa somaliya " mudo 10 sanadood ah.

  • @AxmedmaxamedGarbo
    @AxmedmaxamedGarbo Před 18 dny

    Laakin kaamaradi waa fushay.

  • @aminoosman8652
    @aminoosman8652 Před 18 dny

    War.itoopiya.aya.isxan.naga.dhexeeya.shacabka.wa.walalahayn.laakin.muse.yey.ku.taageer.in.ay.itropical.la.siiyo.dadda.iyo.bErica.Soomasliya.

  • @abidell4173
    @abidell4173 Před 19 dny

    Beeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeenlooooooow baad taageeraysaa.

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy Před 18 dny

    Adeer IsaaqLand waxa wax ka dhigay waa Xawaaladaha. Iyaga oon sharciga la marin wadanka Soomaaliya ma dagayso.

  • @trof234
    @trof234 Před 18 dny

    Jooi isku dirka Dowlada waxeey masuul ka tahay qaranka NoooSomaliland

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 Před 19 dny

    33 sano ayaa beesha isaaq loo samrayey oo waliba dulmi ay ku hayeen ( ciise , godabiirsay , dhulbahante, fiqishini , warsangeli, gabooye iyo waliba garxajis iwm), Adeer qiil ha u sameyn dulmiga ay kooxda yar ku hayaan shacabka gobolada woqooyi , aaway xuquuqdoodii?

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 Před 19 dny

    Waa in la godomiyo lacagaha la siinayo laga joojiyo waayo way kibren markii faraha laga qaday waxay bilaben inay dhul iyo badd iibiyan marka danbe maxay samayn sow dadka iibin mayan cuna qabatayn waa in la saaro maamulka hargeysa

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay

    Sharciyadba kama qadan talyaniga sharcigi somaliland bay haystan besha calamka iyo qaramada midobey dacwad haloga gudbiyo dunyo iska dayo walahi hadan qof dunida nagaga hadhayn konfur dib umidobi mayno

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Před 18 dny

    Caqli awey??

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex Před 19 dny

    SIDA RUNTA AH LAMA DHIHI KARO ARIN MUDO BADAN SOCOTEY OO QALAD AHAA
    HADII MAANTA LA SAXO MA XUMA
    SOOMAALIYA WAA HAL DAWLAD
    MEEL KASTA MAGACAADI WAA IN LAGU SHAQEEYA
    TUSAALE HADAAN U DHOOFO DUBIA
    WAXAAN DHAHAYAA WAXAAN DOONAYAS TIKIT DUBAI AH
    WAXAA LA LEEYAHAY TO DUBIA UAE
    HADAAN DOONAYO INAAN U DUULP SHAARIKHA WAXAA LA LEEYAHAY TO SHAARIKHA UAE
    INDHA YAAN LA ISKA DIRIN SHARCIGA DUNIDA KU DHAQANTO HA LOO SOONOQDO
    DAWLAD GOBOLEED DEWLAD KALE HISHIIS LA GALI KARTO MA JIRTO
    MAGAC ASN AHEEYN QARANKEEDI MOOYEE MAGAC KALE MA QAADAN KARTO
    YAAN DADKA AQLIGOODI LAGU CIYAARIN
    33 SANADOOD BAA WAXAA LA LEEYAHAY SOOMAALILAND WAA QALAD OO WRLI AAD IYO AAD U WEEYN

  • @user-yz7gy5pm8g
    @user-yz7gy5pm8g Před 19 dny

    Waar dabka iyo dhibaatada waxa kow ka ah waa maamulkaa xamar oo doonaysa inay xaq iyo xuquuq uu leeyahay qaranka j.somaliland iyo bulshadooduba ayay doonaysaa maamulkaa fashilmay ee xamar ee ay iskaga dambeeyeen farmaajo iyo xasan sh.maxamuudka hada jooga oo doonaya inay dawlada madaxa banaan ee j.somaliland leedahay inay awood aanay lahayn inay ku maamusho iyagoo toodiiba aan maamuli karin?waxaasina nagama qabato inay dawlada somaliland maamuli karto mana soo hawaysan karto?

  • @aliismael585
    @aliismael585 Před 18 dny

    Jabuuti waxba godon ma geli karto somaliland ciidda guryaha lagu dhiso somaliland ayey ka qaataan

  • @abidell4173
    @abidell4173 Před 19 dny

    Beeeeeeeeeeeeeeeennnloooooow

  • @abidell4173
    @abidell4173 Před 19 dny

    Nacasnimada jooji ¡!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!¡!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @abidell4173
    @abidell4173 Před 19 dny

    Adiga waa in lagaa xiro shabakada. waxaa ka mid tahay muusa biixi......Soomaalia is one nation under one God.

  • @FaizaNalayeh-fs7em
    @FaizaNalayeh-fs7em Před 18 dny

    Kkkk waxa layir labadii xagdaro ku hashiiya xaga bay isku dilaan xasan sh ,Muuse iyo Galle waxa ay u hashiiyaan reer Laascaanood but illahay waxa uu siiyay guuul but may filan in ay ssc guulaysanayaan but way guulaysadaan danbigii ay ka gaystaan ssc xag Dara dii loo haysta baa soo dilaacday kkkk

  • @kaysemaxamuud-gj1cm
    @kaysemaxamuud-gj1cm Před 18 dny

    wariye somalilnd ma dhibaatay qabtaa maxaad ka waramaysaa soomaaliyana ale how gargaaro adiguse waxad tahay war xume hadaad is dhageysato waad khajili lahayd neefoow

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 Před 19 dny +1

    Beenale hadaa ma Hassan baa kuheeli bilado maya.

  • @maryancabdulaahi6144
    @maryancabdulaahi6144 Před 19 dny

    Madax Wayne xasan guul gunigus taqlos guul

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 Před 19 dny

    First of all Xil Cismaan dubbe mamatalo Soomaalilad ee wuxuu ku matalaa beesha Isaaq tusaale.dhulbahant iyo warsan gali waxay ku matalaan neesha daarood

  • @abdikarimfarah8284
    @abdikarimfarah8284 Před 19 dny

    Dawlada Soomaaliyeed wax cunaqabatayn ah oo ay waqooyiga Soomaaliya ku soorogtay ama ay ku soorogaysaayi ma jirto..Dawladu waxa kaliyah ee ay soorogtay waa Badala magaca Soomaaliland...diyaaradaha ma ayna joojin...baangina ma,ayna joojin....
    Halkaas waxa ka cad..inaad ujeedo kale aad leedahay...beena aad sheegayso..

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y Před 18 dny

    MAANTA NIICNIIC IYO BEER JILEEC BAAD BILOWDAYE JOOJI
    YAANAAN UNSBESCRIBE KAALA DAALINE
    WAA LA GO, DOOMIN ILAA AY SOOMAALI RAACAAN JAAJUUSKA ITOOBIYANA ISKA CAYRIYAAN MAXAA AAMUSIYEY MEY KU MUDAHARAADAAN DABAQOODHIGA YUHUUDA MADOW PO RABA INUU IYAGA FALASTIIN KA DHIGO

  • @user-le9lw3nb2w
    @user-le9lw3nb2w Před 19 dny

    Digniin Kanalka Sultan ahow dhexdhexaad dhinac ayaad u badantahay,hadii kale waa in lagaa xidha kanalka,wax walba ka hor mari danta dawladnimada,wadajirka DFS,ahow muwaadin u adeega dalkiisa ,sida BBc,CNN

  • @maryancabdulaahi6144
    @maryancabdulaahi6144 Před 19 dny

    Haa Adiga magoni goni somaliyad adrabta.mase wriye washey

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr Před 18 dny

    Nacalad baa tahay uf uf

  • @user-re5ie1dt7u
    @user-re5ie1dt7u Před 19 dny

    Beenale