Komentáře •

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před 18 dny +18

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faadumocali-yt9zp
    @faadumocali-yt9zp Před 17 dny +8

    Deni waa ciyaal xamar reer magaal ah😍😍😍😍😍waa nin go'aan leh.

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 Před 18 dny +14

    Qof kasta oo somali ah oo umadiisa wax u qabta wuu mudan yahay in la sheego mudane Dani alle ha ku barajeeyo

  • @sahromohafarah2576
    @sahromohafarah2576 Před 18 dny +8

    Masha allaah tabarakalah abwan sharlawee ilaahay akhiro iyo adunba sheydan insi iyo jin ba kuma tuso

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 Před 17 dny +5

    Manshallah Tabarakallah xaqiiqa ayaa ka sheegtay habaryar Allaha ku daayo

  • @fawsiyaahmed7749
    @fawsiyaahmed7749 Před 17 dny +4

    Masha allah abiiguba waxat tahay halyega dhiira geeliy dadkiis ee guuleso.

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 Před 17 dny +5

    Masha allah waa asiibtay abwaan M/wayne Sicid waa hogaamiye wanaagsan 👍🙏

  • @abdimohammed7522
    @abdimohammed7522 Před 17 dny +3

    Masha Allah, walahi markaan arkay ninka miskii ka iyo waxa loo qabtay waa qiirooday, mida kale intaa ka sheegtay Saciid waa run... waxaana keeni reer magaalnimada iyo fahamka ..waa nin howl wadaag ku dhashay..

  • @zaytum
    @zaytum Před 17 dny +6

    Manshaalaah sulub waa u qalmaa in la cawiye ❤❤❤❤guul Guuleyso deni qurux

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs Před 18 dny +11

    My brother really your true 🙏 thanks

  • @Somali-One
    @Somali-One Před 18 dny +7

    Masha Allah. Deni waa shaqsi wanaagsan

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 Před 18 dny +6

    Dani guul inshallah

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 Před 18 dny +4

    Man Sha Allah guulayso madaxwayne dani somali dhan aday kuu hambalyay nayaan guulayso madaxwayne

  • @heethaat
    @heethaat Před 17 dny +2

    masha alaah allow barakee said dani

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Před 18 dny +6

    Allaha xifdiyo dani qurux kuwa kalana saas allaha kadhigo aamiin yaarabi

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Před 17 dny +4

    Wa humble mana isla wayna. Mr Danni runta

  • @user-xp3oz5mu8q
    @user-xp3oz5mu8q Před 17 dny +2

    masha allah tabarakallaah said dani

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 Před 17 dny +3

    Maanshalaah waa mahadsantahay
    Madaxaweeynaha

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 Před 17 dny +3

    Maanshalaah
    Alaaha ha usakiro
    Waa waajibsaaran

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z Před 18 dny +4

    Siciid waa Siciid ❤ Allaha barakeeyo ❤ waa Nin caqligiisa ku kalsoon .

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 Před 18 dny +5

    siyasi somali intan arksy ninkan aya ugu naxaris badan , waxad akeya aso qof walba lakulnaya dhaliyaro maskinta wu cawiya ,somalia dani ayey ubahan tahay,j✅️

  • @user-kv2wx7en3r
    @user-kv2wx7en3r Před 17 dny +2

    Madaxwyne dani alle hakubarakeeyo

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 Před 17 dny +3

    Aad iyo aad Abwaane halkeedii baad dhigtay

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před 17 dny +2

    Maaaasha alaah ilaahow saciit dani waa ninka ugu somalinimo

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 Před 17 dny +4

    Maasha alaah runtii waan uducaynay Dani siduu ninkaas iyo wiil kahoreeyeyba ugu dadaalay. In madaxdu jaanisyo badan hesho lkn ka faa iidaysan. Jasaakalahu khayr Madaxwayne Dani ❤

  • @user-kn5jf4cn6y
    @user-kn5jf4cn6y Před 18 dny +4

    Masha Allah masha Allah Habalyo ❤❤❤

  • @LailaAhmed-vm8ur
    @LailaAhmed-vm8ur Před 18 dny +6

    mashaallaah dani wow hal adagyahay

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Před 18 dny +7

    Waxuu balan qaado deni waa uu oo fuliyay jidad badan ayuu dhisay

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 Před 17 dny +2

    Dani Allah ha xafido

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před 17 dny +2

    M.A. MWE DANI JAZA KALLA WA JAZAA KHAYREN

  • @CabdixakiimMaxamed-ww1ds
    @CabdixakiimMaxamed-ww1ds Před 18 dny +4

    Waa sax allah ha barakeeyo

  • @AbdisalanSalat
    @AbdisalanSalat Před 18 dny +4

    Mansha Allah ❤❤❤

  • @luulsharib
    @luulsharib Před 16 dny

    Abwaan Sharlaawe waa nin qalbiga ka hadla oo xaqa ku adima sharaf korkaaga ha haaato❤🇸🇴🇸🇴

  • @zahraabdullahi3220
    @zahraabdullahi3220 Před 16 dny +1

    Masha Allah tabarkallah

  • @mahamedbileyusuf
    @mahamedbileyusuf Před 18 dny +8

    Waana dawaysy hadaan nahy reer puntaland,

    • @Desitions
      @Desitions Před 18 dny +1

      Abwaanku cimaamadeena waa ka fuqay😂

  • @Zurich527
    @Zurich527 Před 17 dny +2

    Dani waa qalbi nadiif runtii

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z Před 18 dny +2

    intaa sheegtey ba waa run 🙏🌹✅

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 Před 18 dny +2

    Asc masha allah tabaraka rahman allaha kuxafido

  • @maryanYussuf-jn6zr
    @maryanYussuf-jn6zr Před 18 dny +4

    ماشاالله👍

  • @Desitions
    @Desitions Před 18 dny +7

    Abwaan waxaad mutaysatay abaalMarin😂

  • @xaawo1
    @xaawo1 Před 17 dny +2

    Siciid cabdulaahi dani inta keliya aan ku jeclaaday waxqabadkiisa ja sokoiw siduu tiktookleeyda u soo dhaweeye like jabra cabdulaahi kashka mursaltiktol iyo fanaaniinta heesta iyo tiktookleey

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 Před 18 dny +3

    Mashallah Mashallah Mashallah 👍 good

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 Před 17 dny +1

    💝🌴ماشاء الله🍀تبارك الرحمن عليك🌴💝
    🌴👑 Saïd Abdillahi Dani 👑🌴

  • @ahmedabdisalad7056
    @ahmedabdisalad7056 Před 17 dny +1

    Maasha Allah waad mahadsan tahay walaal

  • @user-le9lk5fw4y
    @user-le9lk5fw4y Před 16 dny

    Masha allah abwaan waxa tahay nin xalaal ah oo aan qabyaaladi kamuuqan❤❤❤❤❤

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 Před 16 dny +1

    Waxaad sheegta oo dhan waa runtaa 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
    Thank you brother 🙏 💙 ❤ 🙌 💯 💪 🙏 💙 ❤ 🙌 💯 💪 🙏 💙 ❤ 🙌 💯 💪 your say really is true 👍 ♥ 👌 😄 😀 ❤ 👍 ♥ 9ne the

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před 17 dny +2

    Siciid dani waa qof naxariis badan waa nin aan isla wayneyn dhalinyarada waa lashiraa way lacasheeyaan ciyaal tiktok fanaaniin Dariska oo isjiecel

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 Před 18 dny +4

    Nio waa ka bad badisay Dani.
    Malaha ilma caanahooda ayaa kaa galay

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 Před 18 dny

      Haday cuqdad ku hayso, In lagu amaano waa mudan yahay madaxweynaha Puntland from Hargaysa

  • @AHMEDEGALCOEGAL
    @AHMEDEGALCOEGAL Před 16 dny

    Ciyaal Xamarnimo ma ahan Amaan iyo Cay midna ma ahan . Ee waa qofka Shakhsiyadiisa

  • @abdillahiaouledaouled1970

    Anu ku nool djibouti wax le nolow scid cabdillahi dani❤

  • @abdimusse9360
    @abdimusse9360 Před 16 dny

    Deni guulayso

  • @farhiyamohamud157
    @farhiyamohamud157 Před 15 dny

    Say mansha Allah

  • @axmedilkacase6563
    @axmedilkacase6563 Před 17 dny +1

    Mash Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sacdiyoxirsi1509
    @sacdiyoxirsi1509 Před 16 dny

    Masha allaah dani wuu dadaalay

  • @mohamudali9835
    @mohamudali9835 Před 17 dny

    Great job

  • @fardsohussein7136
    @fardsohussein7136 Před 16 dny

    Masha allah

  • @sainabyussuf8252
    @sainabyussuf8252 Před 17 dny

    Manshalah waa geesi waa deeqsi

  • @abdurahmanhersi8357
    @abdurahmanhersi8357 Před 16 dny

    Maashaa Allaah

  • @YacinMoud-km5zp
    @YacinMoud-km5zp Před 16 dny

    Mashallha alha

  • @herbimoha
    @herbimoha Před 17 dny

    nice president

  • @jayjow5165
    @jayjow5165 Před 17 dny

    masha allah

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Před 16 dny

    Absolutely

  • @linklion1274
    @linklion1274 Před 17 dny

    استغفر الله واتوب اليه

  • @abdimusse9360
    @abdimusse9360 Před 16 dny

    Manshallaah manshallash khayralehasiiyo

  • @linklion1274
    @linklion1274 Před 17 dny

    Rabigaaaa Kacabso..

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 Před 17 dny

    Deni 🦁🔥

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel Před 16 dny

    Mash allah❤

  • @safiyofarah-gs9qx
    @safiyofarah-gs9qx Před 16 dny

    Manshaalaah

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 Před 16 dny +1

    Siiciid abdullahi deni makasayo balankabaxa iyo beenta waxay iskumaandhafeen xasan maxamuud balanfuryadii xasan iyo beenta badan

  • @MomoMomo-jl8gt
    @MomoMomo-jl8gt Před 17 dny

    Waa sax

  • @lailakulane9169
    @lailakulane9169 Před 17 dny

    masha allaah

  • @xayichannel6307
    @xayichannel6307 Před 16 dny

    MASHAallh

  • @user-nu6tm4yz6i
    @user-nu6tm4yz6i Před 17 dny

    Qoorqoor baa ugu fiican madaxda dalka joogta hada

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Před 16 dny

    We wadni Somaliyeey

  • @AM-jd2fq
    @AM-jd2fq Před 17 dny

    Ciyaal Waabari waaye

  • @SiyaadAskar
    @SiyaadAskar Před 16 dny

    Hoyar somali wXy tiri magaalo waa marag inta jogta waa marqaati inta jogta nahoy bosaso ayaa jogaa walhi Wan argnay

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Před 17 dny

    Mahadsanid

  • @shcabdiweliofficial9062

    Amaan aan xaqiiqo ahayn kalay puntland adaa indhahaga wax ku arkayee

  • @Idiris17
    @Idiris17 Před 18 dny +2

    Gabadhi yarayd ee indhaha lahayd cidna maxasuusato miyaa oo uu balanka uga baxay
    Burcad baa tirey wuu xaliyey shalay ahayd India 50 wiil kaxaysaty isla isla markaana markab ganacsi ee Balngaldesh 5m laga qaatay
    Amaan maahan inaa madax weyne kasta iaku taagto
    Arinta somaliland iyo khaatumo asaga looma tiiran karo silamida kàalkacyo cabdiladiif sanyaraa ku amaanan hadiiba ay tahay in qof looga mahad celiyo
    Isku soo wada duub deni positive iyo negative ka badanba waa leeyahay lkn laablakaca intaa yar ee shalay sameeyey wax weyn haka dhigin adoo wixi shalay dhacay ama waxa saxda aan xog ka hayn

  • @SiyaadAskar
    @SiyaadAskar Před 16 dny

    Waa runtaa wlhi aniga indhahyga ku arkay

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Před 17 dny

    ABWAAN HORE U SOCO INADEER

  • @bashirismail6825
    @bashirismail6825 Před 7 dny

    I love you I love and it's Adrian Denny a president in Brooklyn I love Abdullah Dre president the autumn escape

  • @cabdallacagey2632
    @cabdallacagey2632 Před 17 dny

    Ilahay ninka wadanka uma dhiipo malintaas waa malinta soomaaliya ugu danbeysa dowladnimo waa igu qabiil lkn wn aqanaa

  • @ruqiyaabdulle4618
    @ruqiyaabdulle4618 Před 15 dny

    Asc abwaan sharlaawe, eedo Allah dartiis baan kuu jeclahay. Adiga oo kale Allah hanoo badiyo si aan uga soo kabano dhibka na gaaray.

  • @hasnoomar9499
    @hasnoomar9499 Před 16 dny

    Imaradka macdant kaguranaayo puntland ha kaceliyo cari macno malahee

  • @seydbillalmucalimnuur3044

    waayo waa macangag ka siyad barre

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 Před 18 dny

    Madaxweyne xasan ha iska dhaafo qabuuraha uu faagto

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Před 18 dny +1

    Dani tuug ka wayn somali kuma ogin marka raali ahow 🦖🦖🦖🦖🦖🦖🦖🦖🦖🦖🦖🦖🦖🦖🦖🦖🦖🦖🦖🦖

  • @MARIAMARIANEWS
    @MARIAMARIANEWS Před 17 dny

    Thanks brother runta manta way yaratay ĺakiin plandr ayn any hal dhaliil ayu leeyahy dani puntuland dhaqtar xumo aya dadkii u baabayan imarad o dalki dhamaysty dhaqr nagama cawiyan xita shacbka akoonn u fur oo dhaqtaro calamiya ka howl galan intu xamar dhaqtr lo adayo walee amanita maayo

  • @hindahoussein3002
    @hindahoussein3002 Před 16 dny

    nin fcnbaad ahayda ha noqonin dhuuni raace

  • @SAM-2004-0
    @SAM-2004-0 Před 13 dny

  • @fawsiyaahmed7749
    @fawsiyaahmed7749 Před 17 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 Před 18 dny

    Dani quurux waah goob iilahay

  • @linklion1274
    @linklion1274 Před 17 dny

    War Rabigaaa Ka Cabso

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před 17 dny

    Walaahi been maadan sheegin

  • @wadanichanal5318
    @wadanichanal5318 Před 16 dny

    War sxb maanta saciid dani aa ii xayeysiisay

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5g Před 17 dny

    Adeerkaa hassan qabriga ka celi

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 Před 17 dny

    Lipax subscription baad iga mudan thy hore soco taliye 💯🤛

  • @SaidYahye-pq8zk
    @SaidYahye-pq8zk Před 17 dny

    Dhilo ayaa dhachay hawiye matahay damer

  • @linklion1274
    @linklion1274 Před 17 dny

    Mindhaaaa Adiguu Jeebka Kuubuuxiyay