Anwar & Hawa`s Family| Dhibka Aan Kala Kulmay Cirbada Ilmaha Kala Dheereyso😣

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • asxaabey videoga inuu idin cajabiyo ayaan rajeynaa plz share dhaha like saara Subscribe saarv chanelka lana wadaag asxaabtaada love you guys
    social mediaha naga so radin kartiin
    instagramka anwar| / kinganwarofficial
    Instagramkeyga | / queenhawaof. .
    Snapchat | Queenhawaadam
    Tiktok | vm.tiktok.com/5...

Komentáře • 473

  • @layladaaud5811
    @layladaaud5811 Před 3 lety +68

    Ani isooduceya 1sno io wax lajiraa leyqabaa caruurna mahelin allow adankaa sugaaa 😭😭😭🤲🤲🤲

    • @leilahayir1420
      @leilahayir1420 Před 3 lety +2

      Wad helaysa insha allah abayo ilah sow xarir waxbo ku shegaya

    • @fathibotan2367
      @fathibotan2367 Před 3 lety +4

      Alaha kusahlo kuwa qeyr qabo inshallah

    • @nawalabdilahi2908
      @nawalabdilahi2908 Před 3 lety +3

      Ilaahay haku siiyo abayo sida ugu dhaqsiyaha badan insha allaaah

    • @mohamudjamma5537
      @mohamudjamma5537 Před 3 lety +3

      Allah wax kheyr haku siiyo.ana guur weli maguursan Allow iisahal

    • @suwara863
      @suwara863 Před 3 lety +6

      Dhib mle qali ilahay wxbh kuma ahn inuu matano xta ku xiso lkn Samirkagah ayaa firinayah samir duceyso halsano waqti dheer maha
      Gabadh an jaar nahay waqti bdn ee ay sugeysay hadanah wey iska qanacsaned
      Xamar ayey ka timid borama ayeynah ila jogtey markan ilmo ka mqasho ilahyow aniganah ii sahal ay dhihi jirtey anah amiin
      Baan u dhihi jirey hadah uuur 6 bil ah ayey ledahay inta ay usamirtey waa waqti dheer ILAHAY AWLAAD WANAAGSAN HA KU SIIYOH WALLSHEY
      INSHA ALLAH ADIGUNA SMIR DUCANADAH BADI 🤲🤲🤲🤲🤲🥀

  • @dooyaticade8771
    @dooyaticade8771 Před 3 lety +2

    Aniga waxaan joogaa German lama ogola qofka markuu dhalo in horey cirbad ama waxyaabo ilmaha lagu celinaayo lasiiyo ilaa 6bilood igu yaraan 3bil marka ma aqaan somaliya dhaqsi sida loogu ogolaado dumarka cilbada dhaqaatiirta jarmalka ma ogala ilaa 6 ama kan ugu dhow 3bil teeda kale badanaa waalagu xanun sadaa cirbada qof qof ayaa nasiib u leh wuu ku fiicnaadaa weyna sheegaan dhaqaatirta jarmalka in ay nahay qofba si qof wey u fiicnaaney qofna wuu ku xanunsadaa lkn badanaa walagu xanun sadaa cirbada dad dhartarkanah wuu kuu sheegaa nasiib ineey tahay masha Allah abayo xaawo nasiib wacan ilaahey dhib kuguma tuso xbbti 🤲👍❤

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 Před 3 lety +67

    Aniga 2mar aan istacmaalay cirbada garabka min 3sano AlhamuliAllah .
    it was the best protection, now after7 year's I'm pregnant 7 months AlhamuliAllah sooduceeya

    • @hamdamunira5448
      @hamdamunira5448 Před 3 lety

      Mxy taraysa

    • @Ladanabdullahi3845
      @Ladanabdullahi3845 Před 3 lety +1

      Masha allah allaha kufududeeyo abaayo ana hadaan tijaabinayaa waxey igu jirtaa afar maalin waqtigey howsha bilaabeysa. Sugayaa insha allah

    • @Ladanabdullahi3845
      @Ladanabdullahi3845 Před 3 lety +1

      @@hamdamunira5448 ilamaha ayey kala dhereysaa qofku alle uqoro

    • @nadiifochanel9550
      @nadiifochanel9550 Před 3 lety

      @@Ladanabdullahi3845 subscribe isar abayo

    • @nadiifochanel9550
      @nadiifochanel9550 Před 3 lety +1

      @@Ladanabdullahi3845 subscribe isar abayo

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 Před 3 lety +9

    dhibka aa kala kulmay aa soqortay hadana waxa ledahay wax dhib kala ma kulmin youtube ley title ka beenta kaga yaabay

  • @nuurazz9670
    @nuurazz9670 Před 3 lety +6

    Abaayo qaali caadi noola hadal sida jini jini cartoon cmlaa no ciyaarsinoysaa waxaan oo yaah iyo oky ah Naga kala yareey, thnk u xbbti keep going

  • @maimunamohamed9308
    @maimunamohamed9308 Před 3 lety +5

    Xawo qurux abayo aniga xta cirbada wan gashtay wilkayga 3 isbuuc marku jiray alxm hada 5 bil buu jira wax dibata kumarkin... dadka qaar way diig baxan qaar caadho wareer baay kaqadhaan aniga waxba kumaarkin... ila hada dhiig igumadicin for 5 months... mida 5 saaano baaa qaba anigaa ❤❤❤❤

  • @aishaosman9657
    @aishaosman9657 Před 3 lety +6

    Xaawo muqdisho aan uso socdaa inaa is aragno aan rabnaa markii imaado intee kaala so hadlaa abaayo 😊🥰

  • @sacdiyasharaf173
    @sacdiyasharaf173 Před 3 lety +5

    Walashey ayaa laba sano u xirneed wax dhibaato ahna kalama kulmin alx, dhawan bey iska soo bixisay Alle baa marka kalena owlaad ugu deeqay inkastoo ay kasoo bexeen.

  • @nimcoabdi8822
    @nimcoabdi8822 Před 3 lety +55

    Anigo America jooga somaliga sifican ugu hadla reer somalia ciyaarta ka daaya luuqaddeena yaa ila mid ah dadka qurbaha ku nool ee sifican somaliga ugu hadla gacanta so taaga🖐🖐🖐🤣

    • @zahroshawaar8918
      @zahroshawaar8918 Před 3 lety +1

      Aniga tan ana ka afsomali badan 13 sano qurbo joogaa 😁

    • @suleikahajji3188
      @suleikahajji3188 Před 3 lety +3

      Anigu europei yar baan imiid caruurna waan kuu dhalay afsomaliga aniga iska dhaaf caruurtayda xita inay wadanki kaa imaden baa moodsa

    • @ruqiyoruun18
      @ruqiyoruun18 Před 3 lety

      @@suleikahajji3188 maasha allah

    • @lamayaqaan1280
      @lamayaqaan1280 Před 3 lety +1

      Anaaa yaabay😂 10sano joogaa wali umm yea iyo dhaqancelis iskadhig igumasoo dhicin kkkkkkkkk

    • @cambaraluul2251
      @cambaraluul2251 Před 3 lety

      Gbdhu af barawe ku hadashaa maxaa tiriga xogaa waa ku adagyahya

  • @umumanaal8557
    @umumanaal8557 Před 3 lety +11

    Abayo alx dheh xanuun bdan ayaa leedahay anigaa arkay 2sano ayey igu jirtay xittaa waxey leedahay caano yari cayil ama caato zaa'id aniga cayil zaa id ah ayaan ku arkay markaan iska bixiyeyna waan shuuqay madax xanuunki iyo xanaaqi iyo caado wareeki waanka reystay alx kadib uur ayaan qaaday hadana qaliin ayan ku dhalay mana gashan kaniini ayaan bilaabay isagana waan joojiyay coz waxan ku arkay caano yari waxaana go'aan ku qaatay inan daawo dhan isticmaalin oo aan naaska si fiican unuujiyo canugteyda

  • @suubansaxan4865
    @suubansaxan4865 Před 3 lety +3

    Asc walal talo aan ku siiyo irbada aad shegayso waxa laga qadaa dhalmo la aan dhig furan adon isticmalin irbad baa kala dherayn kartaa ilmaha farsomooyin badan ba jira please iska bixi xitaa waxay kenta Dilan badan.

  • @hayfaladan8165
    @hayfaladan8165 Před 3 lety +3

    Caafimadka ilahay haku siyaadiyo sister adiga iyo Dhamman familyga ga💫❤🙈

  • @qadraabdi6305
    @qadraabdi6305 Před 3 lety +5

    Asc abaaayo aniga ayaa xiran labo sano waxayna ku xiranthay hormonkaada qofba si bay uqabata alx aniga dhib weyn Kalama kulmin hadda jirkeyga weyla qabsatay Dhibna kuma qabo mida kale waxyaabo culus haku qaadin gacanta ay kugu jirto mahadsanid

  • @umumanaal8557
    @umumanaal8557 Před 3 lety +45

    Midakle muhiim ma ahan cirbada abayo kal kaal anigaa ilmihii hore la igu qalay dr haysam aa igu qalay hadii aad doonto gasho hadiikalena iska dhaaf uu igu dhahay lkn waan gishtay coz ilmahayga mataano ayey ahaayeen waana ku xanuunsaday uurkooda waxaan rabay iney si fiican iigu koraan weyna iigu koreen alx lkn hada marabo daawo ilmo lagu kala dheereyo hadii aad si fiican u nuujiso caado kuguma dhaceyso hadii ay kugu dhacdana wey yartahy sida aad uur ku qaadid waa hadii aad sameysid exclusive breast feeding

    • @ramsqeuncali7721
      @ramsqeuncali7721 Před 3 lety +2

      Abayo dadka isku mid ma ahan aniga aad ayaa u nuujiyaa ilaa 7bil dhiig igu ma dhaco lkn uur waan yeeshaa markaan gaaro 7bil xitaa hadaan nuujinaayo asago dhiig igu dhicin

    • @umumanaal8557
      @umumanaal8557 Před 3 lety

      @@ramsqeuncali7721 wllhi dhib waaye markas lkn hadii uu ilaah ku siinayo iska dhal dhal xbibt

    • @nimcamohamud7774
      @nimcamohamud7774 Před 3 lety

      Wa sax exclusive breast feeding 12 times malinti hda siso ma qadeysid uur inta bdan sas sameya

    • @aasiakhadar5444
      @aasiakhadar5444 Před 3 lety

      Abayo aniga wali caado ma helin 7bil ayay dhamysaty cunugtyda wana la igu qaly ma iska qaata tolow cirbada

    • @hannymohamed2805
      @hannymohamed2805 Před rokem

      ​@@ramsqeuncali7721 h

  • @hodanadan4686
    @hodanadan4686 Před 3 lety +1

    Ana ugu horeyo manta abyo farxad kunolow illah ha kudesto familkada quruxda badan

  • @lusi3592
    @lusi3592 Před 3 lety

    Waan isticmaalay 9 sano wadanka Sweden marka waxey ku xirantyhay qof kasoto sida jirkiisa uqabilo , marka hawa goaan ayaada ledahay 👍👍

  • @najaxnuura3822
    @najaxnuura3822 Před 3 lety +2

    Horta all contraceptive waxay leeyihiin side effect marka waxaa wngsan inaad iskadayso hadii aad awoodo ama aysan duruufi kugu khasbin sida inaad Breastfeeding usamayso ilmahaaga 3hours kiiba mar sidoo kale waxaad iska ilaalin kartaa maalmaha ovulation days kaaga hdaad taqaano inaad clenderka isticmaasho sidoo kale implanonka/irbada gacanta lageliyo dad aan qaadan karin baa jira ooy contraindicated kutahay
    1: hooya uterus cancer qabta
    2:heart disease/wadna xanuun
    3: liver disease/beer xanuun
    4: iyo dadka daawooyinka suuxdinta qaata
    Intuba ma isticmaali karaan implanonka ama noroplantiga

  • @ayanaliahmed6904
    @ayanaliahmed6904 Před 3 lety +2

    Wali waye xanuunkeeda midakale waa cayileysa oo balbalaarka aya noqoneysa cuntada iska ilaali cirbada waxey sababta inu jirka fido oo fat galo so take care 🙂

  • @maryanali9301
    @maryanali9301 Před 3 lety +5

    Mash allah Abyo sidaa noola wadagtay ani 2 sano ka hor ayan qatay cirbada wax dhibana kuma arag alxm

  • @zahrahassanasc2984
    @zahrahassanasc2984 Před 3 lety +2

    Aniga kaniini isticmaalaa Alhamdulillah inkasto aan lalabo zaaid dareemey isbuuuc 😊

  • @umuakram4418
    @umuakram4418 Před 3 lety +3

    Wlhi Aniga sanad ayee iigu jirtay abayo Wax badan ayaan kala kulmay sida madax xanuun aan xad laheen Iyo dhiig Aan meel aadeen isbuuc kadib 2malin oo igu dhacaa hadane xanuun aan xad laheen alle haku Saqiro abayo dadoo dhiig bax ku rido xataa wan arkay Xanaqana waa run Alx dheh marka abayo aniga wan walan garay wan iska baxshay wan adkesan waye

  • @nasiinabdi2250
    @nasiinabdi2250 Před 3 lety +1

    Qaliin wax dhibmalaha cirbada halis ayey leedahay oo kamid ah inaad ilmo dambe xataa dhalin,,dad badan baa aragnay oo 12 ka badan ilmo la aan ah cz of cirbadaas marka Allahu waclam

  • @najmonuura3290
    @najmonuura3290 Před 3 lety +4

    soomaalideena cabsi cabsi aan Jirin ee sameestaan bisinka aniga waan kashtay weena i anfacday

  • @mudanahmed3826
    @mudanahmed3826 Před 3 lety +44

    Abyo ani yurub aan joogaa waana laiqalay cirbadna magashan kaniinina maisticmaslin lin waxaa jirso sikale oo laisku xaliyo intii fahmeeyso aafahmeeyso abyo

    • @hersielmi8998
      @hersielmi8998 Před 3 lety +2

      Abyo ninka ma is habeyey watalo fcn
      Wayo nag hada nag nahnay waxaas noma ficna mustaqbalka danbe kinini lacuno ama cirbad wlh ani ma qadan waxba sedex bil dhalanahay normal aya u dhalay

    • @umumanaal8557
      @umumanaal8557 Před 3 lety +1

      Haa wallahi cirbada iyo kiniiniba ma fiicna isticmaalkoda

    • @fardowsafarabadane6759
      @fardowsafarabadane6759 Před 3 lety +11

      Abyo ani wa lay qaly cirbad iyo kanini tona ma isticmali alx cunugeygana hada wa sanad 9 bil jir alx urki labadban hada walac ahy dadka cirbad bas ayay yaqnan siyabo badno laska ilalsha jirto

    • @umumanaal8557
      @umumanaal8557 Před 3 lety +34

      Beentaa ma ahan xal aan daawo aheyn ayaa jiro ee gabdhow iska dhaafa daawada kiniin ama cirbad 2daba side efect wey leeyihiin ee xaajiga banaanka ku matag hala dhaho

    • @asiosiciid5633
      @asiosiciid5633 Před 3 lety

      @@fardowsafarabadane6759 waxan ku weydiyey hda imisa bilaa tahy maxase laguu qalay ma maskahaaga yar iso jawaab wll

  • @umqaasim8423
    @umqaasim8423 Před 3 lety +2

    Wallhey iso ducey waxa le qaba 6sano inu illhey olad bari isiyo weli waxa ilmo madhalin hoyo inan noqdo raba😫😫😫🥺🥺😫😫😫🤲🤲🤲🤲🤲

  • @miskiahmed9760
    @miskiahmed9760 Před 3 lety +3

    Abyo aniga 5bil ee iigu jirtaa mada xanuun joogto ah ilaa hdda woo ihaaya wxaa kloo ku arkay xanaaq joogta ah lablabo marmar iqabato dhibka ugu ween iheesto wxaa weeye caado wareer laba bil sadax bil iska maqnaahe alx lkn hdda madaxanunka iga yaraday🥰🥰

    • @umumanaal8557
      @umumanaal8557 Před 3 lety

      Wallahi waa runtaa xanuuno badan ay leedahy cayil zaa'id ah ama caato daran ayaad isku arkee aniga caado bishii 3mar ee igu dhici jirtay lkn hada ma gashan mar 2aad ayaan qaliin galay mana gashan rabo

    • @myrumeyzaahmed3486
      @myrumeyzaahmed3486 Před 3 lety

      Intu jirkaga laqabsanaayo waye xanunka kadib caadi aaa noqonee anigaba waa igu jirtaa waana u adkaystay xanuunada dareemaye hadaa waaa fiicnaaday mana iska saarayo waxay noqotaba becouse sadax maraa la iqalay qalin dabo diyaar uma ihi insha allah caruurta naftaydaa ka muhiimsan

    • @miskiahmed9760
      @miskiahmed9760 Před 3 lety

      @@myrumeyzaahmed3486 ilaahey hkuu dhib yreeyo abayoy aniga laba cunugaa dhalay lkn cadiya u dhaly foosha waaku rafaady sadex mlin io sadax hbn foolanayay xanuun kaas inaa kanasto u kashtay ilaahey hnoo dhib yareyo abooy

  • @naciimoxasan5233
    @naciimoxasan5233 Před 3 lety

    Apyo mahadsanid wlh wx badan ka faiiday aniga 5biilod qalanahay hadana cirbada wan kabaqayay o wx figured ah kamaheysan thank you xppti jisaka allaha qeery qali😍😍😍😍

  • @drsqamarqaali9686
    @drsqamarqaali9686 Před 3 lety +1

    Maashaa allah dr waaseem allah qeyr ha siiyo wllh waa dhaqtar aad iyo aad u fiican

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 Před 3 lety +2

    Iso boqda gabdhaheena muqalo quruxbadan ayaan soo wadaa haley soo dhaweeyo

  • @nuramohamed4647
    @nuramohamed4647 Před 3 lety +4

    You just had.wait for couple of months, you will see how it's work. I have one ,can't wait to take it out.

  • @Nimcozaynab
    @Nimcozaynab Před 3 lety +2

    Wll ani ilmo shan bila hysta bacda dhalowga xalad adag ayaan ku jiraa oo ah fikir cadho stares maxn sameya se maxa u dawa abyo wx yar xitaa wn dhipsana inkasto dhanka ninkana dhip iga hysato plz iso jwb

  • @hodanahmed378
    @hodanahmed378 Před 3 lety

    thanks Abayo wan rab inan qato irbad wadano faidayisay lab carur laigu qalay hada umul banahay inshalah wan qadanay

  • @amranahmed63
    @amranahmed63 Před 3 lety +1

    Asc wll is ka ilaali wey so codaa cirbada garab ka

  • @mushtaqcabdirahman5956
    @mushtaqcabdirahman5956 Před 3 lety +5

    Abayo wlhi incha allah bari isa so gali ayan islahaa lkn wabay iga baqad siyeen comment yadan 😥😥🥰

  • @saabriinqalbi2582
    @saabriinqalbi2582 Před 3 lety

    Waan isticmalay cirbada garabka 9 sano kahor aya gashtay kadibna wan dhalay alxamdulilah korkaga inte kala qabsaneso wa ina udulqadata dhiig badan ledahay

  • @isteelka165
    @isteelka165 Před 3 lety +2

    Abayo wa run wey ledahay dhaman xanundas lkn sanad cml markay kugu jirto wa ficnane insha allah

  • @bishaarorshe2145
    @bishaarorshe2145 Před 3 lety +8

    Qabka u shekaysan ka hela xawo xbti faraxd igu nlow

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 Před 3 lety +5

    aniga 6bil cml ay igu jirtaa galabta islahaa dhakhtarka aad iska soo bixi sababatoo ah dhiig aan joogsanayn baa ia socda mdo 2bil ah

    • @halishhalish5660
      @halishhalish5660 Před 3 lety +2

      Db Wyo wlh ilhy hakucfyo anig hd uur ahna leyhy cunug 2 in Ana sogashto ayn rb

    • @dhamaystiran8342
      @dhamaystiran8342 Před 3 lety +2

      @@halishhalish5660 abayo hasoo gashan ayada waxaa laiishegay kinini yaasmin la dhaho oo aad u fiican

    • @halishhalish5660
      @halishhalish5660 Před 3 lety

      @@dhamaystiran8342 aby wxn jog South Africa

    • @halishhalish5660
      @halishhalish5660 Před 3 lety

      Kaninka mishna yelana wa mid malinkasto lacunyo iyo waqti ad bilawdey iyo sac Wain ad kunugta

    • @nimcomaxamed3282
      @nimcomaxamed3282 Před 3 lety

      Bahjo anaa kula mida hada waxay igu jirtaa 2sano dhiigbax badan bay leedahay dhakhtarka ayaan usheegay wuxuu isoo siiyay kiniin dhiiga joojinaaya oo sadex bilood lacunaayo alxamdulilaah hada waan kaladanahy waxa soo dhiba waxaan ugu adkaysanayey mataano ayaa ligu qalay waxan islaha caruurtu hakuu koraan wayo isku nuuga qurbuhu waadhib hada 1sano aa iidhiman waan usamraya wayo dhibkale oon dhiiga ahayn kalaamaan kulmin

  • @fardowsasacidhalane8307

    Xaawa shafar waan ku salaamay kow dheh fadhi cusub soo gad oo boqoradaada lagu fariisiyo marka ay 5 bilood gaarto insha Allah

  • @hibao9569
    @hibao9569 Před 3 lety +1

    Ala cirbida kafiirsada gabdhaheena side affect hadhow ado uxinyahay

  • @dahaboaweysabukar3309
    @dahaboaweysabukar3309 Před 3 lety +1

    Asc markey nuu nada guronato ama santa sooqado cel celis garto ayaa istarees iyo madax xanun kudhaca Allah hano dhafo ubad ka

  • @AsiaAbdalle
    @AsiaAbdalle Před 5 měsíci

    Abayo gawar an waxa wali dhali ma isti mali karta plz iso jawaba🙏🙏

  • @ilhaanitaqaali3512
    @ilhaanitaqaali3512 Před 3 lety +4

    Walashiin oo nika bahan inaa cawisaan plz subscriber like shar isara adinkoo mahadsan😭😭

  • @fatimanor1170
    @fatimanor1170 Před 3 lety +3

    Wlhi ani xadee waa moodaye balse wax dhibaataa makala kulmin

  • @nafisonalka3785
    @nafisonalka3785 Před 3 lety

    Aboyo masha allha ilahaya hanaasaku kina barakayo adiga iyo sagaya iyo ilamahaya waxa ku wadana maraka ilmaha wada maxa isatacamashaya fitamanadaka

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 Před 3 lety +3

    aniga waxaan gashaty bishii 4aad markii hore way isoo dhawaysay waxba kuma arag 2bil dhiig iguma dhicin lkn ka dib wxaaa iska kay socda dhiig ilaa 2bil waxaan ka gashtay isbitaal banaadir

    • @umumucaadyare4372
      @umumucaadyare4372 Před 3 lety +1

      abyo ani bishaan 9 iiah wali dhiig iguma dhicin waaba yaabanahay

    • @user-lv3ou2xr6q
      @user-lv3ou2xr6q Před 3 lety

      @@umumucaadyare4372 aniga 40 markn sidaa ug baxy ayuu igu dhacy lkn wlo adiga 9 pil kugum dhicin miyaaa dhakhtr la xidhiidh

    • @dhamaystiran8342
      @dhamaystiran8342 Před 3 lety

      @@umumucaadyare4372 war inusan kugu dhicin baa fiican kwran bahal iska jooga hhh

    • @malaakaskar3135
      @malaakaskar3135 Před rokem

      Ma iska sartay marka abyo

  • @beerluula2390
    @beerluula2390 Před 3 lety +1

    Hada leeba koow tehee goormaad ilmo kala dheereysani subxanallah

    • @ayanahassan2432
      @ayanahassan2432 Před 3 lety +1

      Way saxan tahay abyo wayo iyada waa lagu qalay hadii ay horay ka qado mid labaad dhibka hda ay kla kulmeyso kuwa danba ka daran wana gabar yar so waa umuhiim in ay khadato lkn hdey cadi u dhali leheed wan la yabi lahaaa anbo

    • @beerluula2390
      @beerluula2390 Před 3 lety

      @@ayanahassan2432 abaayo anigaba hooyaday ayaa mardhow lasoo qalay lama gilinin wax dhib ahna ma qabto alx. Gabar waxaan arkay inta lagiliyay ayku dhex luntay oo jirkeedi meelkasta inta laga jeexay laga waayay waa halis mararka qaar marka gabadha Iyada ayaan unaxay ee xumaan igama aha haday xitaa sadex iyo afar ay dhashay wexey ahaani lahayd lkn good luck aan leeyahay

    • @qaalimukhtar635
      @qaalimukhtar635 Před 3 lety

      @@beerluula2390
      oldf

    • @ayanahassan2432
      @ayanahassan2432 Před 3 lety

      @@beerluula2390 hooyo allaha no xafido abyo xawana nasiib keeda allaha u wanaajiyo🤲🤲laba daran mid doro waye wlhi

    • @beerluula2390
      @beerluula2390 Před 3 lety

      @@ayanahassan2432 inshllh aamiin abaayo qaali

  • @jamaaluddiintv4052
    @jamaaluddiintv4052 Před 3 lety

    Haawa abaayo gabara ahy magac wil aigu qoran mugdisho majogta iga soo jawaab

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 Před 3 lety

    Kaniinigaba waa sidoo kale hadba waa siduu kuu naasibo aniga cirbada iyo kaniinigaba wey anfaceen cirbaduhuna waa isku wada mid quruxey

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 Před 3 lety +3

    markay dhawr bilodd kugu jirto waxay keenaysa xanun sa id ah billa dulqaadbay la dhigaysa qof markasta madax xanun haysto

  • @luulomar1467
    @luulomar1467 Před 3 lety

    Wazan kuwaydiyey abayo inte sano qadatay aniga 6 biod qatay aad ban ugu xanunsaday hada 1sano bay iga maqantahay walina marka inte jirka ku jirta issheg iso jawab qalliyey

  • @umuabubakar3142
    @umuabubakar3142 Před 3 lety

    Abayo meshaan jogo gacanta waa lajexaa Kadibna waalagaliyaa markas baa latolaaa ambo wxn ahay qof mardhow ĺaqalay cirbadana waan kabaqay wllhi

  • @fatmaabdulkadir9254
    @fatmaabdulkadir9254 Před 3 lety +2

    abaayo wax fcn ma ahan aniga qalin ku dhalay mana is ticmalin swedan jogaa wana iska dayay

    • @faatmahassan4728
      @faatmahassan4728 Před 3 lety

      Aniga iswedn kula joga abayo kan hoosta lagu xiro ayan xirtay lkn qaliin kuma dhalin hada gabadheyda 2sano ayey jirtaa wali wuu igu jira

  • @anisosharifabdullahi3601
    @anisosharifabdullahi3601 Před 3 lety +8

    lkn abaayo, hadii aad cunug nuujineysid naas ma isticmaali karbid cirbadaas, cunuga ayey calool xanuun iyo shuban kuridee

  • @sucdisiman4294
    @sucdisiman4294 Před 3 lety +4

    Hawo xabibty maxad kufali waxaas dhib ayuu keena ayan maqli gabar ayan kamaqle intey gashate ayey uur yeelan weyday aniga weligee magashan mana gashan dooni In shaa Allah wayo laba mar ayey caruur iha halaabeen hada Allah ayan kabarya inuu caruur baari isiiyo adinkana ii sooduceeya walaaha muslimiinta ah dhamaan waa iga codsi

  • @axlaamxasan1446
    @axlaamxasan1446 Před 3 lety +2

    abayo hakala dheereyn ilaaheyaa kusiiyay dadaan heysan

    • @farxiyoxuseen4269
      @farxiyoxuseen4269 Před 2 lety

      Qalin haday ku dhashay wa qasab kala dhereynta wayo meshi dhawaca aya hadhow furmeysa minkana qarxaa

  • @Ladanabdullahi3845
    @Ladanabdullahi3845 Před 3 lety +2

    Aniga hada dhow ayaan gashtay afar maalin ayey igu jirtaa lkn dhaqtarka wuxuu dhalay after two week ayey bilaabeysa howsha madax xanuun maleh ayuu dhahy lkn dhiiga dadka qaar isku arkaan waan sugayaa insha allah ilaahow ifududee

    • @asiosiciid5633
      @asiosiciid5633 Před 3 lety

      Dhiig seeya byo qli isojwab

    • @Ladanabdullahi3845
      @Ladanabdullahi3845 Před 3 lety +1

      @@asiosiciid5633 abyo wa dhiig iska socda ama caado wareer ayey leyihiin cirbadaha ama taxaa midka minka lagu xiro wa kasimanyihiin kuli cunugaan cunugi kahoreyay ayaan isku duray cirbada 3 bilood ah waxaana kaqaaday caado wareer lkn mida garabka lasurayo wey karoontahy ayuu dhahay dhaqtarka waan tijaabinayaa ana markaan waayo dadka isku mid maaha qasabna maaha qof wuxu dareemay ama sey uqabatay iney adna kuqabato 🙏

    • @asiosiciid5633
      @asiosiciid5633 Před 3 lety

      @@Ladanabdullahi3845 wa mhdsanthy abyo ani curdkyga baa ley qaley waxna ma istcmlin ilmo kla dhereya hdana kii 2 baa qadey kii kowaad oo 1sano io 3 bil jira mrka qliin kle baa ka cabsanaya iso duceya in aan leyqalin inti friintan aragto

    • @Ladanabdullahi3845
      @Ladanabdullahi3845 Před 3 lety

      @@asiosiciid5633 adaa mudan qaali allaha ku fududeeyo hacabsan abyo alle tallo saaro wlhi markastoon alle tallo saarto waan kufaidaa cunugeygi 4aad ayaan hada dhalay waxaana joga USA marka sidaasba igu qasabtay inaan kla dhereyo hadaan somaliya joogi lahaa maraadsadeen cirbad

  • @zaynabmohamud945
    @zaynabmohamud945 Před 3 lety

    Masha Allah rabi Haku xiftiyo qali Adiga iyo familkaaga

  • @asiyamohamed4153
    @asiyamohamed4153 Před 3 lety +1

    Aniga weligey maisticmalin caruurteyda dhan sedex saney kala weynyihiiin wax family planning weligey maisticmalin

  • @SuhaybasayidSuhaybasayid
    @SuhaybasayidSuhaybasayid Před 5 měsíci

    Aniga walay qalay wanbq cabsanaya wali 40ki kamabixin yaan maxa igulatalinaysan cirbadan wad kacabsatem dhamantin wlo dadka khibradq ule wax ishega

  • @malyunundishe1689
    @malyunundishe1689 Před 3 lety +1

    Ani wey igu jirtaa 2sano 3 bil alxmd wax dhip ah kuma qabo lacag lan aya la igu galiyy jowhar ayan jogaa rabjar aya iga dhcy minka

  • @sucaadcismaan6082
    @sucaadcismaan6082 Před 3 lety +9

    Xaawo xppti bishii hore markaad amiira yar so talaaleysay bn ku arkay ana cunageygan waday ilahy amarkii markaa so baxday bn iska hor imaanay runti kadis bey ahayd marka zxpey bishaana ku gaadayay wn ku waayay wlhi naziip xumo😪😪

    • @AnwarAndHawasFamily
      @AnwarAndHawasFamily  Před 3 lety

      Next time insha allah ❤ 1da

    • @sucaadcismaan6082
      @sucaadcismaan6082 Před 3 lety

      @@AnwarAndHawasFamily insha allah quen inaan is dhaafnana wn ka cabsanaya🤔🤔

    • @nalkamohamed2242
      @nalkamohamed2242 Před 3 lety

      @@AnwarAndHawasFamily xppti talalka ilmaha noga soo hadla aniga gabdh ban heysta 35 bari dhalan talalka waan ka baqa wYo gabadheyda waa premature hadey isoo kobocday amay ka xanunsata is leyhy plz kaso hadal inshalah mhdsnid

    • @ramlaruun2553
      @ramlaruun2553 Před 3 lety

      @@nalkamohamed2242 abaayo tilaalka waa uu fcn yhy xanuun waa uu jiraa laakin waa habeenka ugu horeeyo oo kaliya waxaadna siineysaa shoroobada qandhada jabineysa waayo tilaalka qandho ayuu leeyahay gabar anaan eedo u ahay ayaan sidax bil soo tilaalay marka abaayo waxba haka cabsanin

  • @najmaaxmed5343
    @najmaaxmed5343 Před 3 lety +3

    Abaaayo ani 2bil ayeey iigu jirtaaa wax dhib ma ahan ma arkin alxm

    • @najmaaxmed5343
      @najmaaxmed5343 Před 3 lety

      Lkn cayil aan dareeemoyaa

    • @umumanaal8557
      @umumanaal8557 Před 3 lety

      @@najmaaxmed5343 hhh cayil howsheeda waaye si fiican aa ubararee ee iska bixi abayo wado kale raadso oo aad ilma kukala dheereysid

  • @hawamaridadi7798
    @hawamaridadi7798 Před 3 lety

    Masha alh aniga waan istigmala aad ayan ugu cayili

  • @suleeqas.d468
    @suleeqas.d468 Před 3 lety +3

    Mesha in la jexayo an modaa😁🤣durow le miyaa mida kale xawo maxad iskaga dhigta nag Somaliga ku dhiban yahay Somalia jigta somalina nadif ma ugu hadli aqano kama aqrisanene afkaga ku faan anago qurbaha jogna ka somali fcn miyaa ha shac 🤣 showga yaree

  • @bebettertoday8444
    @bebettertoday8444 Před 3 lety

    Geberto ilmo isku wada nuug ah dhashay, kaniniga uurka ey qadatay si ukala fogeyso uur ey ku yelataya, marke dhashay ey hadane cirbada gashatay ayan ka dib hadane mantaano ey uurkoda yelatay

  • @ayanjama2841
    @ayanjama2841 Před 3 lety +2

    Abaayo iska fur cunugii kowaad wayay ilaaa 4 ka gaariysid sug markaas xiro because waxaa laka yabaa inaa uur tanbo qaadi wayso lacag waxay tareyso maleh iska fur nin somali haduu caruur waayo waa kaa cararaa gabadhaadane wax la cayaaro rabtaaa walashey dhib ha ii arkin waa kula talinooyaa please please qaado walashay labo gabar ey dhashay kadib wax danbe waa dhali waysay wax kasto illahay ayaa hayo lakin waxaa ku dhihi lahaa cunigii gobaad lee ayaa dhashay sikale jirto inlees kaga ilaaliyo adooo wax cunin cirbadna kashay talo walal mar bey wanagsan tahay gabar yer ayaa tahay iska ilaali ma xumo waa wax fiican carurta laka dheereyo lakin tan iska bixi

    • @abdillaahiabdirahman7058
      @abdillaahiabdirahman7058 Před 3 lety

      Abyo nin waa cararaya lekujirtin waa cadi bedelkisa lahelaya ilmaha korintoda inagay inoo ficnthy ilmahana wakhti buu helaya adku koriso xumana hay fahmin waa fikirkaga kahdashay

    • @ayanjama2841
      @ayanjama2841 Před 3 lety

      Abdillaahi Abdirahman adiga magac nin waa wada taa sidii naagaha wax qoroysaa xaajiro heee 😀

  • @deeqsan-officiall2462
    @deeqsan-officiall2462 Před 3 lety +1

    Asc walalshey wan ku salamay walashey arin qaas ayan ka le yahay arintaas wa arin muhiim i ah qof kaliyah ifulin karana wa adi please Instagram kaaga ayan kala so hadlay fariinteyda dib ubaar

  • @fathiaaweys3062
    @fathiaaweys3062 Před 3 lety +2

    Don’t you guys have the birth control that is like shut💉 that u use one’s a year not the one they gonna to left in your body sis but alxm if ya doing good I hope u keep going healthy Inashallh we love you 😍

  • @mohamedmuse2751
    @mohamedmuse2751 Před 3 lety

    baal hadaa dib danbo uu dhali wayso kawaran dadka cirbada isku durayo iill adkaa owlada waa hadiyad allh baxsho mida ugu qalisan

  • @carafey3113
    @carafey3113 Před 3 lety

    Abayo pls iso jawaba wxa Raba cirbadan ina isku Duro. Qofki yaqano isbitalka lagu sameyo iyo mesha Ka helayo.iso jawaba qofki yaqano

  • @amaljuju7625
    @amaljuju7625 Před 3 lety

    Aing gabar anaqano wee isk so bixisay cirbida wexe dhahday caruurta Ayaan dilaya

  • @aasiakhadar5444
    @aasiakhadar5444 Před 3 lety +1

    Qali waxad nooso galisa qaliinka jimicsiga u fudud uu samynkaro aniga 7bil aa qalanhy wax kala korinya cirbad ama kiniini ahna ma qaadan talo nasi mcnto

  • @Faadna
    @Faadna Před 3 lety +2

    Hawa isbitalke ku dhashay???

    • @zamzammahamedabdi498
      @zamzammahamedabdi498 Před 3 lety

      Kalkal hospital ayey kudhashy malin ayaan isku argny masha Allah waa malintii igu horeysy

  • @ramlaahmed2894
    @ramlaahmed2894 Před 3 lety

    Sistr waxa ley qalay sax jer isku xigto hada waxn qalanhy 4bilod ilmksto 6 5 jira urkala qaday hada awod dhan cafimdki an qabay ba iga dhamty wali isma xiran waligy isma xirin waxna niyeyda kujirto inan waqti badn qato qalinka wuxu leyhy cafimd la an ilmha isku xiga wxa lga helaa cafimd la an hadii ad ilmhga 9 10 bilod uur qado wa normal waxn kudhi lhaa cirbda iska saar ilmha marku garo 10 bilod

  • @isracabdi4407
    @isracabdi4407 Před 3 lety

    Caafimaad taam ah ayaan ku rajeynaa abyo

  • @sacdiyaibraahim6447
    @sacdiyaibraahim6447 Před 3 lety +6

    Family planning wxaa ugu wanaagsan natural family plannig

  • @ciiltirto9484
    @ciiltirto9484 Před 3 lety +1

    Abayo markii lakuqalo calosha maxirikartid marka maxaad iskaka ilalisay inee kufakan calosha cml jwb ??????? Plz

    • @ifrahiman5086
      @ifrahiman5086 Před 3 lety

      Ciil tirto laysma xidhi karo waa xanuun laakiin shaaha cadayska badan iska ilaali. Anba waa lay qalay ilahay kuwa danbe kuwa caadi u dhala haynaga dhigo.

    • @trainingmotivation8888
      @trainingmotivation8888 Před 3 lety

      Waad isxerijarta walal anaa leegu qalay waana xiranahay

    • @ciiltirto9484
      @ciiltirto9484 Před 3 lety

      @@ifrahiman5086 aamiin abayo hadaba 7 bilood ahay qaliin allaah haika bad baadsho

  • @faadumoabuukar270
    @faadumoabuukar270 Před rokem

    masha allah wll qaali

  • @hidayamohamudmohamed7278
    @hidayamohamudmohamed7278 Před 3 lety +2

    Aniga 2week igu jirtaa alx wax dhib ah kuma arag
    MHC an ka shaqeyo ka gashtay asago free ah mid qayr qabta allaha iga dhigo

    • @hamdamunira5448
      @hamdamunira5448 Před 3 lety

      Jirka miyay ku baxsanayn🤔

    • @hidayamohamudmohamed7278
      @hidayamohamudmohamed7278 Před 3 lety

      @@hamdamunira5448 maya si fudud lagugu galina ado lagu jexin

    • @queenjiija9128
      @queenjiija9128 Před 3 lety

      Hidaya habibti kanini majiraa oo bishii labo mar bis la isticmalayo markii cadada kugu dhaceso iyo markii kaa dhamanayo kanin nocaas ah ayaa maqlay majiraa plz iso jawab qali

    • @hidayamohamudmohamed7278
      @hidayamohamudmohamed7278 Před 3 lety

      @@queenjiija9128 maya qaali ma arkin kaninkas mid aa malinkasta cunesid ayaa jira iyo cirbad 3dii bilod aad halmar qadaneysid

  • @ShukriAbdirahmaanAfjar

    Hhh aniga wa laigu qalay gabar hdna bishi lixad ba ubilawatay cirbad maqaato waxba maqaato qab kala jiro 😂

    • @suwara863
      @suwara863 Před 3 lety +1

      Maxad nogu sheegi weysay hadan hablo.nahay inan aqoon bdn hello wan rabnaah 🤏😔

  • @hawomohamed123
    @hawomohamed123 Před 3 lety

    Ani 3 sano oo mar ah iyo 3 kale isticmaaley cayil maahaa dhib kale kuma arag iyo hurdo caajis

  • @ayaanbadan8782
    @ayaanbadan8782 Před 3 lety +1

    Oh my god waa lagu naax is ilaali sister

  • @sacdiyosimaan3084
    @sacdiyosimaan3084 Před 3 lety +1

    Hadii aad nujineysid cunuga uurma qadeysid lkn hadii aad cunuga goos goos u nujineysid waad qadee cirbad iyo kanini tona loma bahna waxa laga yabaa in eey dhib kuu keento 😡

    • @muniroshafici5315
      @muniroshafici5315 Před 3 lety +1

      benta ma.ahn abyo ani ani wilkeyga o hada 10bil jiro aya leygu qalay wax cirbad iyo kanini mais ticmalin ila hadana uur maqadin cunuga ayan naska sfcn u siyaaa cadadana wey ii imada xiligeda wlhi urna maqadin alx naska ilmaha sfcn lo siyaa

    • @sacdiyosimaan3084
      @sacdiyosimaan3084 Před 3 lety

      @@muniroshafici5315 haa abayo allaha kuu daayo lkn gabdhaheyna wanla yaba wlh

    • @naimaahmedmowlid5310
      @naimaahmedmowlid5310 Před 3 lety

      Abayo May gabdhah qar iyago nas sin uur qada karan dadka isku mid mahn aniga xit aniga cunigeg nas sin yay uur labad qady ilahega Wa isku nuuga sid

  • @willqaalimohammed5256
    @willqaalimohammed5256 Před 3 lety +1

    Acs abaayo mctn inejogtaa igaga sojawad piz

  • @deeqacabdi1373
    @deeqacabdi1373 Před 3 lety +3

    Wlhy xbbty anaba in la jeexo baan umalynaYaay hhhh intaas baan ka cabsadaaa

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 Před 2 lety

    Somali waa negative ayaga dhan abayo ha dhageesan maryoley dhib maleh irbada waa caadi👍🌺

  • @fatushmohamed4200
    @fatushmohamed4200 Před 3 lety +6

    abayo waxyaabaha cunto nososheeg si calooshu ufakan

  • @fardawsajimcale9450
    @fardawsajimcale9450 Před 3 lety

    Thanks alpii

  • @selfawarenesschannel.47
    @selfawarenesschannel.47 Před 3 lety +1

    ASC kusodawada channelkan kafaidesta waxbadan soboqo channelkan wa cilmi nafsi kabaro nolosha waxbadan

  • @hindicolow5515
    @hindicolow5515 Před 3 lety

    Waxa ayleedahy dhagaha ayaakuxanuunaya waana is ka soosaaray

  • @amirajibril2087
    @amirajibril2087 Před 3 lety +1

    yaab badanaa gabdhan maxa ig yabsa xamar ku dhalta ku bar barta dhaq celis ba iska dhigsaa yaab

  • @ayaanabdullahi2735
    @ayaanabdullahi2735 Před 3 lety +1

    Abayo haawa aniga 2laba caruur udhalay qaliin wadada mada carabta joogay marakas 2018 3sano eheed waliba dowlada bixinaysa lacgta inay kala yaradan rabeen dadka lacg laan laigu xiray abayo dhaqatarada waan wareestay waxay igu dhahday dadka dhiig badan kudhaco marka cadada kudhacayso dadna kuma dhaco ilaa laga furo dadka jirkooda kuxirantahay ayey idhahaday dadna kuma xanuun sadan dadna aad ayey ugu xanuunsadan aniga dhiigi iga qaaday madax iwareero aan isku arakay iyo marmar aan shaqa guriga kaahayo gacnta meeshe iga jirto oo gababiyoonayso ila dhabarka 6bil iigu jirtay waan iska saaray alx

    • @aaminoaadan9011
      @aaminoaadan9011 Před 3 lety +1

      Anigaba 6 bil eey igu jirtay waan ku xanuunsaday madax xanun saida kaniini wax wa itari wayay alx wan iska saaray

  • @amiiraali460
    @amiiraali460 Před 2 lety

    Say walahi mise qolqol joog naga hagaaji haawa naag wayn tahee anagiii kudhalanay qurbe hadana san camal uma hadalo

  • @aaminocilmi2431
    @aaminocilmi2431 Před 3 lety

    Abaayo alle haku sharafo

  • @ilhamadam8768
    @ilhamadam8768 Před 3 lety +1

    He is my docter dr

  • @ayaanyusuf5415
    @ayaanyusuf5415 Před 3 lety

    Magaran karo mesha aad joogto lkn plz irbada dhafa waxa jira habab kale oo badan oo ilmaha lagu kale dhereyo

  • @rweydadiriye8729
    @rweydadiriye8729 Před 3 lety

    Abayo ilaahaga nuuji lee ani wiilhada 10bil jira haysta alx walina uur iskadaye cadadi xatta ma helin 10kas bil alx waana mucjisajada canaha u le yahay

    • @faadumofarxaan5155
      @faadumofarxaan5155 Před 3 lety

      Mnsha allah fcnidaa wll maxa samysay ani 10 ilmahygu jiraa lkn bil ka hor ayan uur isku arky wana nuujin jiray walhi maalin iyo habeenba abaayo

  • @xamdabille5367
    @xamdabille5367 Před 3 lety

    Masha Allah tabarakala

  • @hiboxasan4264
    @hiboxasan4264 Před 3 lety

    cirbada hday kugu jirto dhiig mkugu dhaca mise