SAMAROONEEY WAXA IDINKA MAQANI WAA BALAAYEE HOOYA SOMALILANDNA WIXI AY GOBOLKA SOOL UGA TUDHAY HOOYA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 06. 2024

Komentáře • 81

  • @Xasmas
    @Xasmas Před 2 dny +10

    Geesi ❤ DULDUL❤ Gobanimo Somaliland ❤ NO COD XISBI OFFWAREEN HUWAN KALKAL NO XAMAR

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn Před 2 dny +5

    VIVI HARARJEOCLOY POWER SSB GUUUL❤❤❤❤❤❤❤❤VIVI KULIMYE..

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc Před 2 dny +6

    ❤❤❤somaliland Guuuuuuul ❤❤❤❤somaliland Guuuuuuul ❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 2 dny +5

    Guul jam huuriyada sland❤❤❤❤❤sland

  • @sakariyeCabdi-yu6bo
    @sakariyeCabdi-yu6bo Před 2 dny +5

    Masha Allah guul S/Land

  • @baashe09
    @baashe09 Před 2 dny +3

    Allow Daa Abwaanka , Ina Aaddan ku Mutaxanaa Abwaanka, Weriyahan danbaa Mahadsan

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w Před 2 dny +1

    Madax wayne heena Muse Bixi Allah ha daayo Guul somaliland ❤❤❤❤❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 2 dny +2

    Geelaha jabuuti iyo gurguurha xamar waanu ka adagnahay

  • @omermahamoud
    @omermahamoud Před dnem

    Cali waan ku salaamay waxaanan indha ku kala qaadaa wararkaaga.mahadsanid cumar

  • @cabdibile-ch9zt
    @cabdibile-ch9zt Před dnem

    Abwaan cali duulduul run sheeg baad tahay cadawgagu ha jabo cadawga soomaaliland ha jabo

  • @saciid_iid
    @saciid_iid Před 2 dny +1

    Geelaha jabuuti intuu soomaalind iska dhicin waayo ayuu samaroon adeegsanayaa 😂😂😂😂 subxaanallaah

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 Před dnem +1

      Maa adigsaan kaaro deeb jeerynte homless kaa baa geele doofar aaga faadhiste

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 Před 2 dny +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdixuseen2686
    @cabdixuseen2686 Před 2 dny +1

    ❤❤❤❤maansha allaah waan ku salaamayaa muj cali ❤❤❤❤❤❤

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Před 2 dny +2

    Allah ma Muse Bixi dabi ka roganayan Akhiro xisaab la. Madaxweyni hina ka xhishoda oo Allah ka cabsada. Niinka shabab nimadisi uu hibeeyay dadkisa ma isago cimriga jooga ayu akhira disa ku seegi ma idin la tahay

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 Před 2 dny

    Salaare Abwaan Cali 😍

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 Před dnem

    ALI BAXAR WAA WAA NIN JABOUTIYAAN AH INA CUMAR GEELLAA SAMEEUEY

  • @kalamaantv
    @kalamaantv Před 2 dny

    Abwaan Cali Duulduul haka lagu furay waa inaad macalin ama maamule buuxa ka noqotaz yacnii mulkiilaha goobtaa waa in laguso magacaabaa

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 2 dny

    WERIYE CALI GUUUUL...

  • @CaliGuray-ot7pp
    @CaliGuray-ot7pp Před 2 dny +1

    Ninkii dalka difaaciisa kula qosla cadawgeena waxaynu u arkaynaa cadaw Djibouti waxay noqotay cadawga koobaad ninkii taageera tooshka halagu shido

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 Před 2 dny +1

    Mr cali duulduulow kan ku waraysanaaya badal wa mid qudhaca oo qaab badow nimo kuu waraysanaaye 😂😂😂

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Před 2 dny +1

    Cali waa runtii balaayo ayaa ka maqan ee malaa in ay u qaxaan Itoobiya iyo kaamam ka caydha oo Kamercommissie iyo dukhsi waaweyn soo gumaado ayey u baahan yihiin nimco ayey ku jiraan mana Laha Alxamdulilah keliya niiiq niiq ayey hayaan.

  • @asiamusa6539
    @asiamusa6539 Před dnem

    Nimankan ku warsystaa ma oga in madaxwaynaa xagga Rabbi laga doorto.
    Ta kale ma Muuse ayaa wadanka is ka leh.
    Iyaga wadankan myaan xil ka saarayn.
    Allah kariim

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 Před 2 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdillahisalah5872
    @abdillahisalah5872 Před 2 dny

    Kulmiye iyo wadani dadku way karahisteen Ucid ayuunbu ku adbaadi kartaa slnd

  • @mustafeabdirizak1277
    @mustafeabdirizak1277 Před 2 dny

    Maashaa allaa sida aad runta u sheegto ayaa cajiiba ilaahay ha kugu garab galo

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Před 2 dny +1

    Reer Somaliland ma ogyihiin in madexweynuhu halkan madxafka laga furay uu hudheel ku haysan jiray ilaa markii wadanka la xoreeyey, ninkaasi odayaal salaadiin ayuu usoo kaxaystay laakiin wuu ka diiday maantana waynakaa natiijadii maanta hayna. Mahadsanid.

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t Před 2 dny +1

    Ina abiib dan yarta ayuu ku dhuumanayaa

  • @aadammax9534
    @aadammax9534 Před 2 dny

    Waxu Salaan Carrabey yidhi: Duugeeda belo waa helaa nin u deedaalaaye, nimanyohow tolnimo waa dugsiye dunida jeedaalsha.

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 Před 2 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793

    The Rebirth Of Somaliland (2): The Process Of The Union And The Act Of Union

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 Před 2 dny

    Waxbaa naga maqan iyagoo dhul yar deggan halka barigu dhul weyn leeyahay haddana ka dambeeyo awdal.

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 Před 2 dny +1

    Maashaalaah ❤❤❤

  • @user-iu9kd6ze1e
    @user-iu9kd6ze1e Před 2 dny

    Viva jegaanta

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 Před 2 dny

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub

    Diyaarda safarda iyo xadka waa ina sedexdba jibuti laga xidha wlhi nimnka cashar aan u dhigno bal ciday wax noqota aan argni

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před dnem

    YAA KUUGU YEEDH FAYSAL BAA DHACYE XIIRSI IYO CIIRO AAYE DHACAYE

  • @burcaawiilkacase4764
    @burcaawiilkacase4764 Před 2 dny +1

    balaayo hoooya hhhhh

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 2 dny

    WAA RUN FASAL HADII LAGA BADIYO RABAHAD IYO DIIDMO MA KEENO
    LKN XISBIGA HUWANTA IYO CADOWGA LA SOCDAA WUXUU QORSHIGIISU YAHAY IN UU DIIDO HADII LAGA BADIYO XITAA HADII CODOD BADAN LAGAGA BADIYO WUXUU RABAA IN UU QAS BILAABO

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf Před 2 dny

    WAXA U HOREEYA EE LAGU XAFFIDAYAA WAA HEESTII CAANKA NOQOTEY 26 JUN 2024, "Amxaar baa iiga DHOW Xamar"

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 2 dny

    Xildhibaan ooyaaye hala qabto waa huwane

  • @SamaDeri
    @SamaDeri Před 2 dny

    Balan baanu ku qaadney galbeedka haddii uu samaroon iyo ciise far dhaqaajiyo waxa dhaca waa layaabi dila 2. Noqpn mayno harbar yoonis iyo habar. Jeclo oo midna dhulbahante is horfadhiiyaan midka galena yusra harti noqdey

  • @ahmedyesto3458
    @ahmedyesto3458 Před 2 dny

    Caawa kamarada ayaa lulmasaa waa ganaxanyahay kamara manku

  • @aadammax9534
    @aadammax9534 Před 2 dny

    Cali Duul Duul waxbu ka tarikaraa guriga Hindaha & dhaqanka u ku xeel dheeryahay e laga bineeyey Hargeisa.

  • @muxyadiincabdi8570
    @muxyadiincabdi8570 Před 2 dny

    Iguawir
    Aloo

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 Před 2 dny

    Odeyga ma gudoomiya tiyaatarka lo balan qaaday

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye3937 Před 2 dny

    Tuugan waalan ee daciifka ee kolba waxoogay u dhiiba dadka ku diro muxu aha

  • @aadammax9534
    @aadammax9534 Před 2 dny

    ❤❤❤

  • @awgeele
    @awgeele Před 2 dny

    Abwaankii abwaanada

  • @ismaacilsamakaab43
    @ismaacilsamakaab43 Před 2 dny

    Ali duldul geesi geesi dhalay

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 2 dny

    GURIGA HIDAHA IYO DHAQANKA WEEYE

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Před 2 dny

    War odaygan ilkaha usameeya hadalkiisa lama fahmayoba. Fafafafafafafa ku haysa . Yaaaaahuuuuu

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 dny

      anagaa fahmayna adigu waad dhego laadahay dhinacna gudhuubaad ka tahay oo ma fahmi kartid

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf Před 2 dny

    Waxaa la yidhaa HIDDE-SIDE !

    • @abuhanaan9009
      @abuhanaan9009 Před 2 dny

      Hidde sidde waa DNA
      Matxaf : hiddo dhowr ama hiddo kaydiye ama xarunta kaydinta hiddaha

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 Před 2 dny

    Kaa yaree miskiinka ah ee le maxaa alaabta hidaha iyo dhaqanka lagu falayaa waxaanu ogayn qiimaha iyo quruxda ay aduunka Ka joogaan iyo in malayiin lacaga lagu bixiyo iibsashadooda iyo ilaalintooda ,,, dadku hadaanu sooyaal lahayn waa baa ba’
    Hadaanad adigu garanayn caruurtaada iyo waxay sii dhaleen ayaa daawan doona kuna faani doona

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před 2 dny

    Samaron maxad u marmarinaysan
    Xaarka ina gelle batal calol wayne
    Jabuti ku walaqanayo caliyow kkk

  • @SahalMohamed-iv2pb
    @SahalMohamed-iv2pb Před 2 dny

    Asc

  • @SahalMohamed-iv2pb
    @SahalMohamed-iv2pb Před 2 dny

    Cali nin adag

  • @user-iu9kd6ze1e
    @user-iu9kd6ze1e Před 2 dny

    Caliyow maxaad ugu doodi wayday gobol nimada gabilay taariikhda waad haysa gudomiye

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 Před 2 dny

    Cali duul duul runta shaaca ka qaaday caawa waxan ka shakisana beenta dhex socotay sanadahaas umadda somaliland

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 Před dnem

    Cali ismuujin buu ku jiraa

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4k Před 2 dny

    Cali huwantii waa iskaga hadhay dan baa u rundheegtay

  • @user-xg7wu2fv5j
    @user-xg7wu2fv5j Před 2 dny

    Max abib tuug

  • @gaaradidris5964
    @gaaradidris5964 Před 2 dny

    😂😂😂😂😂

  • @axmedismaacil5716
    @axmedismaacil5716 Před 2 dny

    Samaroon kumayaqaano kuumana baahno nacnacle beenaale hashayadii rooxaa kudhaantee afdulaaqane ceebta qarso

    • @saciid_iid
      @saciid_iid Před 2 dny +1

      Idinka cidwalba mey idinsoo adeegsata 😂😂😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 dny

      faqash faqash dhashay kkkkkkkkkkkkkkk oo gudo birisi iska dhigaaya kkkkkkkkkkkk

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Před 2 dny

    Maxaa libintii Daarood lahaa daba cayuun siiyey.
    Maxaa sinjigii Somaliga Amxaar hilibka ceedhiin cuna siiyey

    • @saciid_iid
      @saciid_iid Před 2 dny +2

      Afweyne godka kala soobax

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 Před 2 dny +1

      Daarood waligee tagaal kuma guulaysan

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 Před 2 dny

      Sorry libinta gooja cade waan ku siiyay walow qaar iga mid aad adagsatay

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 dny

      Maxaa lbintuu isaaq lahaa badhya culus siiyay uff uff uff waalagu nacay badhya culus xaarood xaarood uff itobiyaan kaa jeclahay

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 dny

      @@nuurnuuraan8624 goojacade nin wax kuguulaystay Somaliland

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille Před 2 dny

    somalinimadu waa abtir ee cid ishortagi kartana ma jirto guul somali somalidiidku ha dhaco

    • @cabdibile-ch9zt
      @cabdibile-ch9zt Před dnem

      Yaa kugu yidhi soomaalinimadu waa abtirsiin soomaalinimadaba anagaa idin barnay imikana hadba waxaanu ku dhawaaqno uun Dabo gala soomaaliland guul

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 Před dnem +1

      NAAYE KAALTUN DHIILO HAnbo faaqasha aadiigu siilkaga geele uurye Somalia vive somaliland