Q 2aad || Dhiigga Daadanaya iyo waxa Dawada u ah || Sh Maxamed Cabdi Umal

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024
  • 2:40 Waa in laga noqdaa Dambiyadii keenay cuquubada
    6:51 Asbaabta keenta dilka waa 2 Qaybood
    7:39 Haddii dhiigga daadanaya uu yahay mid diineed
    8:20 Qodobka 1aad xalka dhiigga daadanaya
    9:38 Dawada waxaa kamida kuwa aaminsan fahamka diineed ee qaldan in lala doodo
    10:39 khawaarijtu waa qolyihii ugu horeeyay ee magac diineed dhiig ku daadiya
    11:13 Dooddii dhexmartay Cabdullahi bin cabbaas iyo khawaarijta
    27:16 Khawaarijta uma ogo ardadooda inay ruuxkale dhagaystaan
    28:09 Qodobka 2aad ee Dawada u ah dhiigga daadanaya
    30:03 way bannaantahay in lala dagaalamo kuwa dhiigga ku bannaystay magac diineed
    32:15 Xalka - dhiigga daadanaya haddii uu keenay qabiil
    36:51 Bulshooyinka wakhtigaa badala
    37:46 Ummad hadday gumaysi ku hoos korto dullibay aqbashaa
    43:20 Xalka waxaa kamida in Ummadda laga waaniyo dhibaatada qabyaaladda
    50:44 Xalku waa in lahelaa isku xirnaan Diineed
    53:07 Xalku waa in lakala saaraa siyaasadda iyo qabyaaladda
    56:13 Xalka waxaa kamida in lahagaajiyo hoggaanka dhaqanka
    58:02 Xalku waa in wax lagabadalo xeerarka odayaashu dejiyeen
    1:01:08 Xalka Haddii dhiigga daadanaya sababtiisu tahay Siyaasad
    1:02:53 Nidaamxun wuxuu dhaamaa Nidaam la aan
    1:07:29 In xilka loo dhiibo kuwa ugu fiican ama ugu roon
    1:11:04 Ilaahay markuu ummad halaagayo madaxda ayaa lagasoo galaa
    1:12:13 Tusaalayaasha wanaagsan ee rwanda iyo turki iyo malesiya
    1:14:18 xalku waa inaan qabiil wax lagu dooran ee axsaab ama urur wax lagu doorto
    1:16:12 xalku waa in muddada madaxweynaha wax laga badalo
    1:17:37 xalku waa inaysan is dhexgelin hey aadka amniga iyo siyaasadda
    1:19:37 Aafada waxaa kamida Qaadka
    1:21:23 Abukar Cawaale halagu taageero joojinta qaadka
    1:22:06 Ummaddu waxay ubaahantahay wacyi gelin
    1:22:32 kala duwanaanshaha qaadka kenya iyo somaliya

Komentáře • 30

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 Před 27 dny +8

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا شيخنا الفاضل الله يحفظك من كل شر يارب العالمين

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 Před 19 dny

    Maanshaa Allah Alle swt Ha ku xiftyo Sh Umal Barakallahu

  • @farahrage5304
    @farahrage5304 Před 27 dny +5

    ما شاء الله تبارك الله
    الله يحفظك شيخنا

  • @AbdulkadirDaahir
    @AbdulkadirDaahir Před 24 dny

    كثر الله امثالك يا فصيلة الشيء محمد

  • @mukhtarhassan4964
    @mukhtarhassan4964 Před 27 dny +2

    Mansha.allah ayantan culimadii xitaa waa aamuseeen muxadaradka nuucan ah bulshadu way u bahan tahay Mansha.allah

  • @Awraali
    @Awraali Před 27 dny +1

    بارك الله فيكم شيخنا الإمام

  • @MohamedSaid-ey8jf
    @MohamedSaid-ey8jf Před 27 dny +1

    جزاك الله خير الجزاء واحسنك الله كما احسنتنا ياشيخنا الفاضل ❤

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 Před 25 dny

    Masha Allah masha Allah sheekh Alle cimriga iyo caafimaadka hakuu siyaadiyo.

  • @armyman5751
    @armyman5751 Před 27 dny +1

    Sh maxamed cabdi umal sheekhul ummah allah yaxfadka❤

  • @IsmaciilXasan-fw6kr
    @IsmaciilXasan-fw6kr Před 21 dnem

    الله يبارك فيك وجزيت خيرا يا شيخنا الفاضل ❤❤

  • @AbdullahialiMiinka
    @AbdullahialiMiinka Před 26 dny +1

    Allh ku xafido shiiqunaa 🎉

  • @SucadAbdirizak-u2z
    @SucadAbdirizak-u2z Před 27 dny +1

    Illhow somali qalpigooda modee o diinta fahansii dhakinyaradii wadanka baa qabyalad iyi qurun kabuuxaa haddaer😢

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 Před 27 dny +2

    1: Culimoy is uruursada utaga shabaab lasoo hadla ladooda qanciya sidii cabdilaahi binu cabaas uu uqanciyay khawaarijtii
    Intoodii badnayd wadadaasi mara
    2: dawladana runta usheega wixii munkaraatee jira eekeenaya xagjirnimada silooga hortago ucadeeya in diinta laisgu dhaqo si mushkiladaha balaadhan ee ina haystaa ay meesha uga bixilahaayeen taasi halagudadaalo sidii falawgeeda loo galihaaa

  • @ubaxxasan4294
    @ubaxxasan4294 Před 27 dny +1

    ❤❤❤

  • @zeytunSalat
    @zeytunSalat Před 27 dny +2

    ❤❤❤ ilahey dembigisa hadafo sheekhena

    • @MohamedSaid-ey8jf
      @MohamedSaid-ey8jf Před 27 dny

      اللهم آمين يارب العالمين وإياكم

  • @17jirchannel86
    @17jirchannel86 Před 27 dny +1

    Sheekhoow midaan dawada qabiilka Dawo sax ah maadan sheegin ee wadanka taga kadib fadwooda

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle Před 27 dny +1

    41:45 jiilka yaryar ayaaba lagu beeray qabyaalad oo hadda ah qabyaalad miiran .

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 Před 27 dny

    Sababta diineed ee koowaad ayaa mudan 100% in wax laga qabto
    Inta aan lootagin sababaha kale
    Waayo diig badan oo xaaraan ah ayaa kubaaqanaya oo kubadbaadaya in ladaadiyo

  • @kamaalUsmaan1075
    @kamaalUsmaan1075 Před 27 dny

    Ilkaha ma fayooba,

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle Před 27 dny

    Sheekha dowladda ku wajah kalimad taas oo ah ku dhaqan ka kitaabka qur'aanka ah .
    Ku dheh ( ku dhaqma kitaabka qur'aanka ah ) .
    Ka dib aan aragno sida ay u ajiibaan kitaabka qur'aanka ku dhaqankiisa.

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m Před 27 dny

    Jigjiga balaayo ayaa u bilaw ah

  • @17jirchannel86
    @17jirchannel86 Před 27 dny +2

    Kusto Sheekheenna umal
    Waxaan codsanayaa
    Sheekhoow meelaha aad ka fadwoonaysaan imaada fadlan OO arka waxa kajiro kadib ka fadwooda Somalia waa la qabsaday oo gaalaa qabsatay ee Alle uga baqa OO kaalaya arka OO markaas ka fadwooda OO Jilib iyo Bu'aale imaada OO Shabaab la hadla waa maamulka maanta wadanka kajira kan ugu xoog badane OO waxay rabaan waydiiya OO gaalada wadanka kusoo duushay iyo kuwa lasocda ee Fedraalka ah waydiiya waxay usocdaan kadib fadwooda OO Alle kabaqa Fadlan imaada wadanka OO u kuur gala midka saxan OO kitaab Alle iyo maslaxada dalku ku jirto fadlan fadlan baraha bulsha iyo beenta taallo harumaysanina

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle Před 27 dny

    Sug marka hore qaladka diineed oo ay ku suganyihiin , maxaase la isku hayaa ?
    Ma in laga dhiidhiyo ku dhaqanka penalty cord ka iyo ku bedelashada kitaabka qur'aanka lagu badasho ayaa qalad diineed ah .
    Bal labada dhinac u kala gar qaad .
    Meesha qaladka tilmaan .
    Kadib dad diin qalooc ku jiro si loo saxo aan iskugu nimaado oo aan ku xirno khawaarij iyo kuwa baadiyeysan .

    • @yaasiinibraahim3619
      @yaasiinibraahim3619 Před 27 dny

      Xaqiiqda ayaa sidaaai ah hadii arinta ugu muhiimsan lasixin oo ah
      Fahanka qaloocan ee diimeed xalaalka kale lama gaadhayo

    • @abdulkadirsheikh7671
      @abdulkadirsheikh7671 Před 26 dny

      Ok garanay in dastuur lala dagaalamo ee shacabka la qarxinaya ma dastuur dajiyaal ba

    • @GaraadWaranle
      @GaraadWaranle Před 26 dny

      @@abdulkadirsheikh7671
      Shacabka yaa dhaafay oo aanba waxyeeleyn dowlad shabaab -ba ma cid aan shacab waxyeelo u geysan baa jira ?
      Dhiiga islaamka in ay ilaaliyaan dhamantood haloo jeediyo kaliya hal dhinac dhiig ay baneystaan yaan lagu heynine .

    • @abdulkadirsheikh7671
      @abdulkadirsheikh7671 Před 25 dny

      @@GaraadWaranle ma dowlad baa qarax 1000 qof io ka badan si joogta ah dad ugu disha tan kle dad diin sheeganaya oo raba in dowlada xun badalaan hadana leh dowladuba waa dishaaa inta umada Layaan ma waxaas ba qiil ka dhiiga naysan Alle hortiisa ?

    • @GaraadWaranle
      @GaraadWaranle Před 25 dny

      @@abdulkadirsheikh7671
      Waxaad ku doodaa marka in lagu kala badanyahay dilka shacabka Muslim ka labada dhinacna ay wax dilaan , lakin hal dhinac haku duulin .
      Ma Arag ani meel ay ku dhaheen dowladuba waa dishaa sidaana ay ayaguna in ubanaantahy in ay wax dilaan.
      Aniga hadalkeygu waa cadliga yaan laga tagin .
      Diyaaradaha shisheeye ee Muslimka lagu xasuuqayo oo shacabki iyo maatadi shabaab ay ahaayeen la leeyahay ma aragtay ayaga oo laga hadlayo siiba sheekh umal iyo sh shibli .
      Mise duqeymaha gaalada target keeda ma qaldamo ee Shabaab kaliya ayuu dilaa , dad ka kalena waa gees maraa ?