RAALI GILIN USO LABTAY LAKIN GABADHA.... LAKULAN EX Pt12

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • #SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Komentáře • 3,5K

  • @liibaancabdi2174
    @liibaancabdi2174 Před rokem +1508

    Raali galinta in gabadha qaadato iyo in anagoo daawayaasha ah qaadano waxay ku xiran tahay in muuqaalkii hore horta laga saaro inta igu raacsan farta taag 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼ismuuji sidaa kii horaba 3k iyo above u gaarsiiseen 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

    • @yusufabdi3855
      @yusufabdi3855 Před rokem +17

      Facbook yaala waxba masoo ordinary in CZcamsr laga saaro

    • @razmi4568
      @razmi4568 Před rokem +8

      Maxaa loo saaraa iyadaa fasaxday

    • @kiincumar7568
      @kiincumar7568 Před rokem +9

      anaa kugu raacsan in lasaaro meelwalbo ow yaalo video

    • @kiincumar7568
      @kiincumar7568 Před rokem +1

      @@razmi4568 ayada marka horaaba lagu shardinaa in lafasixi doono waxey duubto soma ogid hasheeskaaba saas ah wax yaabahaanoo kalena waawa waxyaabaha ugu daawashada badan mana lagabixinaayo hadow kabaxsho kan ridwaan waxaan u oqoon sanandoona gob gobdhashay aan kun aheen

    • @rahmoabdi6667
      @rahmoabdi6667 Před rokem +3

      Lacag buu kafikiraya oma sarayo

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Před rokem +952

    Hadaa ujeedo magaca nebigeena Muhammad صلي الله عليه وسلم ❤❤😍😍

  • @faliselmi
    @faliselmi Před rokem +182

    Quruxda booskaan ku ogeen malaga raray😂😂😂😂😂.
    be strong sis, and never beg for love❤

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki Před rokem +796

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed Scw ❤ﷺﷺ

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe Před rokem +199

    The best berson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad salalaahu calayhi wasalm

    • @maryamaabdikadir7029
      @maryamaabdikadir7029 Před rokem +3

      Salallahu caleyhi wasallam

    • @rodadawuud852
      @rodadawuud852 Před rokem

      Asc Radwanow doqonada dhfoorka laga gartaaye ha wareysan kan camal mardanbe plz

    • @fatxilady638
      @fatxilady638 Před rokem +1

      Doqonnimo iyo foolxumo uu isku darsaray. Hka qaadanin xeexwaanka. Wali kibir aa Ka muuqdo xeeywaan

    • @iloveyouallahalhamdulillah4742
      @iloveyouallahalhamdulillah4742 Před rokem +1

      SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤

    • @emiratesfurniture453
      @emiratesfurniture453 Před rokem +1

      Haduu asi garan laha gawadha ma cayeen ani hadan ahaan laha iskada inan gawar somali aad xarir la sameso kuwa shaqalaha ka shaqeyaan modowga kuma quri laheen xaywan xaywenkiis wax aad qurux aad lehdahay male ben aya isku shektay doqon yohow dayuskaah nacas waxa aya u egtahay dhiqada islii uuuuuf

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Před rokem +73

    Gabadha waa mid qalbi fcn
    Aniga kaas mar kale uma so noqdeen😂
    Qof wax jcyl Damiir leh ba maqli jiray 😢 wy soo laabatay
    Waa ku Dareemin sis gabar fcn baathy guulayso ✊❤️

  • @angel75395
    @angel75395 Před rokem +241

    This girl is amazing Masha Allah. Don’t worry sister you get someone who love you respect you and care for you aamiin ya rabil.

  • @faysalmedia85
    @faysalmedia85 Před rokem +108

    Xabiibkeenii muhumed adoo arkaya inaan iska dhaafto ma kuu sharfbaa ( S..C.W)❤❤

  • @sakariyecabdulaahi9068
    @sakariyecabdulaahi9068 Před rokem +97

    Walhi wali kibir baa ku jira eyga☹
    Wax lacafiyo ma astahilo 🤫
    Wayna ku sugtay gabadh masha allah
    Horay usoco walashey 😘

    • @zamzammuhumad9820
      @zamzammuhumad9820 Před rokem

      Sax wlhi

    • @90media44
      @90media44 Před rokem

      War waxa waaba doqon siduu u calaacalayaa laga gartaa mida kale maxaaba raali galinta keentay waa foolxuntay iima qalantid buu ku dhahay ma dembi baa intaas
      War waxan jilicsanaa nin rag ah maahan miyaa uf

  • @cunnokaris516
    @cunnokaris516 Před rokem +157

    Gabadha waaba quruxleey e indha deeraleey. Masha Allaah🥰

  • @saabirosca2627
    @saabirosca2627 Před rokem +314

    War kan doqon wye wllhi nacaska gabadhaha miyaa sidan loola hadalaa waa masakiin gabdhaha somaliyed allow noo dhoor aad baan u jeclhy wllhi😢😢

    • @riyaamuzamil9606
      @riyaamuzamil9606 Před rokem +2

      JaH waa Saaas🥰

    • @saabirosca2627
      @saabirosca2627 Před rokem +6

      @@riyaamuzamil9606 wllhi ciil ayuu igu dilay kan doqonka ragba inuu shegyo maahn 😢😢 sbbto ah gabdhaha maskiin wye wllhi allaha noo dhooro

    • @riyaamuzamil9606
      @riyaamuzamil9606 Před rokem +4

      @@saabirosca2627 Wlhi waa saas aamin aamin🥺 nin Qurux ku fanayo nin rag mba ahan

    • @saabirosca2627
      @saabirosca2627 Před rokem +2

      @@riyaamuzamil9606 sax

    • @KaLigizoCoD
      @KaLigizoCoD Před rokem +1

      @@riyaamuzamil9606 Ragu laguma qiimeyo qurux badan waayo ...waa astaan kamid ah astaamaha dumarka lagu xusho ☺️
      Marka ani ahaan Kan rag ma dhihi Karo...
      Wyo qofka soo uyaal lamaqiimeeyee dadnimadiisa laqiimeeyaa.... quruxey quruxdaada kufaan baan kuleeyahy koley waxqabd kuma faaneesid😂

  • @Shoebillbird9
    @Shoebillbird9 Před rokem +11

    I really love your channel and how it’s so different of other Somali channels which is why I enjoy 😊

  • @libanbulshaawi
    @libanbulshaawi Před rokem +291

    Wali waxa uu tagan yahay waa qurux badanahay😂 Walahi midkan waa naceebeyey naga raali noqda gabdho🙏

    • @hafsahayaati6841
      @hafsahayaati6841 Před rokem +2

      😂😂😂😂😂

    • @najmoadam2250
      @najmoadam2250 Před rokem +1

      😂😂😂😂😂

    • @quenfardows148
      @quenfardows148 Před rokem +4

      War kan nin maahan naagna mahan ee waa ka dhexeeye waayo nin raga oo damiir iyo dhiig leh saan ulama hadleen gabadha walaahiis ah oo somaliyeed

    • @samsamahmed3906
      @samsamahmed3906 Před rokem +2

      Waxbaa u dhiman ban is le yahay duligan qurux bu ku waashay e😎😁

    • @najmokushkush7365
      @najmokushkush7365 Před rokem +2

      @@samsamahmed3906 wee kusaxan tahiy waxabo hacafin nin mahan naagan mahan wasax walhiy😄😄😄

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Před rokem +416

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad صلي الله عليه وسلم 😍😍❤❤

  • @samiiramohamedabuubakar8759

    Waaba isla qumanyahy ilaa hda waan quruxbdnhy kulahaa😂 . Quruxda lagushegayo waa akhlaada iyo xushmada .gabadhana maashlh dabecadeeda kahly dhabtiii gabar dagan qrxsan hdalkeda mesaman hore usoco abaa marnabi qof bil aadan madaxada ha hoos geeynin🥰

  • @yusufhassanshekh7125
    @yusufhassanshekh7125 Před rokem +116

    Gabdhaha soomaaliyeed meell walbo ee jogaan allaha inoo xafido insha allah 🤲🤲🤲🤲waxaan k u faanno waa gabdhaha gabar la aan waa abaar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹

  • @mohamedhassansaney2575
    @mohamedhassansaney2575 Před rokem +165

    Kan cml aya rag nala ah wllh wuu naceebeeyay gabdho naga raali noqda🙏 wllh gabdha heena waa gob masaakiin ah

  • @nimoabdille7765
    @nimoabdille7765 Před rokem +15

    ManshaAllah waa gabadh aad u aqlibadan oo samirbadan❤❤❤❤

  • @leaderkumaando5232
    @leaderkumaando5232 Před rokem +173

    Ku sali Nabi Maxamed ﷺ ﷺ

  • @abdikariimhussein3921
    @abdikariimhussein3921 Před rokem +85

    Xiriir wax jiro ma,aha ee noloshiina kala raacda, mida kle waqtiga waa shey qaali ah Marka qof aan uqalmin hasiinin ee naftaada sii 🥰💯

    • @najahahmet2266
      @najahahmet2266 Před rokem +2

      Saass waaaye wlhi

    • @qwnlady5580
      @qwnlady5580 Před rokem +2

      Haa runti nafsadhadha kalsoni siii nloshadha qofnah haku xirin raag iyo dumar ba

    • @abdikariimhussein3921
      @abdikariimhussein3921 Před rokem

      Siwangsan 🙏💯

    • @ummulkhairahmed8336
      @ummulkhairahmed8336 Před rokem

      Absolutely 💯🤗

    • @kafiayousuf4587
      @kafiayousuf4587 Před rokem +1

      @@abdikariimhussein3921 waa runta nio dadkan waqti ayunbay iska luminayan qof kuleh guur diyaar uma ahi hadana xariir ku jirad arkaysa😄

  • @hayathussein6894
    @hayathussein6894 Před rokem +17

    ABAAYO AM VERY HAPPY FOR YOU MASHAALLAH 😊. TELL HIM NOOOOO. TO LATE. InshaAllah abaayo you will get someone who deserves and respect you.

  • @mohamedamiinhidig3193
    @mohamedamiinhidig3193 Před rokem +133

    Soo Gawar makula dhalan side Gawar walsha cml ah Social media ah ugu bahdishay gabdhaha Somaliyed sharaf aye leyihiin allh ino xafido ❤❤

    • @sahraabdi8280
      @sahraabdi8280 Před rokem +1

      Gabadha hada lasocoto tusaala tan hakuu ahaato iskaaga har hada tala guglu gadbootahay

    • @sahraabdi8280
      @sahraabdi8280 Před rokem +1

      Wuu iscajibiyey nin isfaanshi waa ri isnuugtay

    • @khadijaahmedgmlcm
      @khadijaahmedgmlcm Před rokem

      Amiin 🤲

  • @nasratogdheer2273
    @nasratogdheer2273 Před rokem +174

    Well done 👏 my sister this is a Somali women be strong 💪 don't let any man to destroy you. Get on with your life and don't ever see him again there's plenty of better men's in the world ♥ ❤.

  • @hibomahamed944
    @hibomahamed944 Před rokem +8

    Waan qurux badan ahay miyuu yidhi?😂😂😂ninkan waa another level haddii falcelinta loogu damqan gabadha maba raali galiyeen

    • @diishomega3194
      @diishomega3194 Před rokem

      Ado Naag Eh Miyaa LeedahY DreenKi DhabtA Ee RaggA 👌🙏

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g Před rokem +78

    Waxan saqajanka baL eeg asago raali galin buxinaya buu is kibrinaaaya akhas kan naagti nin ka dhigata ba’dey ✊🏻

  • @abdihamiidhussein5214
    @abdihamiidhussein5214 Před rokem +90

    💪💪💪💪Quruxdiisa meel mey geen weesey dhaaf horta hacafin bilooyin hagubtee cabaar ku adkeey😂😂😂

  • @Abdifatah773
    @Abdifatah773 Před rokem +4

    MNSHA ALLAH
    Gabadhu si fcn ayay yeeshay
    Wali cunugan yar kibir iyo isla wayni ayaa ku jirta
    Kulahaa hal.eray ayaa ku idhi gabadha waxaan leeyahay keep going wllahy

  • @Rahma-mahamoud
    @Rahma-mahamoud Před rokem +110

    Wllhi waa naag adag ilaahy wuu ku jecel yahy waayo kan Xoolaha ah ayuu noloshaada ka saarey alhm dheh💗

    • @cali230
      @cali230 Před rokem

      Hal khalad Bay gashay waayo waxaan waa wax yar nabiga scw waxa uu cafin jiray kuwa dhiig kadaadiyee caay iska daayee qofkii qof muslima 3 maalin kabadan hadey cuqdad isku haayaan acmaashooda lama koryeelo oo madaxooda madhaafto

    • @Rahma-mahamoud
      @Rahma-mahamoud Před rokem

      @@cali230 wll bal videoga dhameyso sbabta ay raalida u qaadan weyday ayaa ah in hdana uu qof kle ku sameeyo uuna raali ahow ku dhaho

    • @qalbisaleen6327
      @qalbisaleen6327 Před rokem

      @@Rahma-mahamoud sheekadu waa fool xuntahay oo kali ma ahayn, Bahdilaad yasid, xaqirid, liidid, jeesjees, intaba wuu isku daray

    • @naalayedawlad5232
      @naalayedawlad5232 Před rokem

      @@qalbisaleen6327 waaruntaa quruxey waa bahan yuslisa

  • @inacabdi-f8g
    @inacabdi-f8g Před rokem +45

    maan gaab waye apyo hada qoralkayga argto alx dheh ilhybaa kan kaa leexiyay oo ku jecelee🥺❤️🕊️⛓️

    • @najuuapdi8801
      @najuuapdi8801 Před rokem +1

      Ha wlh alle ku shugriso kan allle ayaa dhinac ka mariyay subxanalah

    • @salmaanmohamed737
      @salmaanmohamed737 Před rokem +1

      Fariid comenti fcnaa soo qorty

  • @pedriupdy3821
    @pedriupdy3821 Před rokem +13

    Doqon always doqon nabsi baxaaga waa helayzaa wlsha i.a 😭 waligaana ha cafin dhaandhaanka 😁

  • @hodadarood4560
    @hodadarood4560 Před rokem +107

    Nin raga kula lahaa war niicda kala tag gabadha .. Strong 💪woman walahi naag fariida oo dul qaad badan baa tahay ... ibnu Aadamka ayu ka baqanayaa allah kagama baqanaayo waa lagu soo qasbay inu ku raali galiyo maha wax iskaga ka yimid uu DABEEXAD XUNYAHAY kani nolol kulama wadaagayo .. nin ku ixtiraama ayaad helaysa walashay we are all with you ♥❤

    • @umcasuus894
      @umcasuus894 Před rokem

      aaduu isu cajabiyey runtii waanka yaabay

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o Před rokem

      Ragnimada uu qaladkafahmey

    • @habibamursal3942
      @habibamursal3942 Před rokem +1

      Ma ahan ayada waxuu raali galinayo ee waa dadka soo cayay kibirka wajigiisa ka muuqda

    • @abdirahmanyakub1253
      @abdirahmanyakub1253 Před rokem

      Nin rag ah waaye ugu dambeyn maxaa ka badalee

    • @hindaducaale5249
      @hindaducaale5249 Před rokem

      @@habibamursal3942
      Walhi haa maarkay wali kibiraa kamuqda
      Kula haa waan qurux badanahay quruxdii maa wax laga badlay teeda kale waad fool xuntahay kaliya may ahayn waxaaylo badm yasitaan sowkii laha bal beentiisa fiiriya🙄

  • @Amiin1208
    @Amiin1208 Před rokem +230

    Ninkaan Muraayduu isku fiiriyay noocee bay ahayd, Wan Qurxanahay Kulahaa😂😂

  • @boqorodaabomcn6880
    @boqorodaabomcn6880 Před rokem +5

    What a strong woman keep on siz , don't make yourself down🥰🥰🥰

  • @abdullahiabdirahman6011
    @abdullahiabdirahman6011 Před rokem +101

    Micnaha dhakhsi suuqa ayaa ka xirmey... intii wanaag u garanaysey wajigiisa dhabta ah ayay arkeen hadda🤣🤣🤣

    • @shukrisharafsharaf1238
      @shukrisharafsharaf1238 Před rokem +13

      Tii waan jeclhy uu lahaa koley weey tashatay dabacan kilibkan uu gaaray

    • @abdullahiabdirahman6011
      @abdullahiabdirahman6011 Před rokem +5

      @@shukrisharafsharaf1238 Tukale xita iskuma dhiibi doonto wiilkan quruxda badan... .. ( Nin qurux laguma raaco ayan maqli jirrey lkn aniga mafahmin)

    • @sabriinahmed1041
      @sabriinahmed1041 Před rokem +4

      @@abdullahiabdirahman6011 Subxanallaah noocan waa noocii naagahooda gowrici jiray markey xanaaqaan waa axmaq aan edeb iyo insaanimo toona laheyn ano wax igala dhexeeninaa ka niyad jabay aragiisa iyo naxariis daridiisaa tan u lahaa wa jeclahay weyna ijeceshahay maxaa u maleyn karnaa allaha so hadeeyo asaga iyo inta lamidka ah

    • @Haffyy
      @Haffyy Před rokem +2

      Doqonimadisa ayaa bananka usobaxday koronka xun 😂😂

    • @Haffyy
      @Haffyy Před rokem +2

      @@shukrisharafsharaf1238 qaasaab waye midas

  • @aminaoziil3494
    @aminaoziil3494 Před rokem +82

    Nabsii in u kaso baxayo miyad ilawday 😂Ina so labaneso waan ogaa waji kaaabyow 😜😜😜

  • @suudimam3571
    @suudimam3571 Před rokem +3

    Kaz hadu nin kunoqolaha ilamahaga nocaz Nqon laha Alx dheh Wllshy nazib aledahy🥰

  • @nuuradiincade6877
    @nuuradiincade6877 Před rokem +42

    Wiilkan yarow Hal.mid baan ku dhihi lahaa gabdhaha sidaa foosha xun eed ula dhaqmayso badal oo si wanaagsan ula dhaqan waa la is jeclaadaa ceeb maaha lkn waxa ceeb ah inad qof ku jecel aad bahdisho waliba iyadoo gabadh ah ma ogtahay hadaladii aad ku dhahday inay nabsi ahaan kugu yaalaan gabdhaha aad dhali doonto iyo gabadhaha aad la dhalatay nabsi ha u soo jeedin bro wa talo walaltinimo🖐

  • @saabirosca2627
    @saabirosca2627 Před rokem +46

    Qurux lasheego neh maleh wllhi asigaa ka fool xun gabadha doqonka😢😢😢

  • @mulkiaden3550
    @mulkiaden3550 Před rokem +3

    Naa Allah u mahadnaq Allahi kaareebay

  • @sagaljamal4999
    @sagaljamal4999 Před rokem +88

    Waan qurux badany ku ye😂😂😂
    War ileen tanoo kale yaab😂

  • @leaderkumaando5232
    @leaderkumaando5232 Před rokem +47

    Wllhi gabdha Somalia 🇸🇴 waa galbi wanaagsan m.a Allah mahadsanid iskale
    Waan idin salaamey inta single ah

    • @aaminocabdikafi5174
      @aaminocabdikafi5174 Před rokem +1

      Wan ka qadany anoo ah af hayeenka marwoyinka singleka 😂😂

    • @happyhjmc1975
      @happyhjmc1975 Před rokem +1

      Allah xifdiyo gabdha Soomaaliyed 💙💙🇸🇴🇸🇴🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @inasanyare3998
      @inasanyare3998 Před rokem

      Ma ah ee waa gabadha go'an leh waan naag fariida

  • @shamhadisak2269
    @shamhadisak2269 Před rokem +16

    Wan qurxanahaaay kulahaaaa🤣😅😅 xuruxeey xaal qadooooo, be strong abayooo kaan cml you don't deserve

  • @abdullahisheikh1096
    @abdullahisheikh1096 Před rokem +84

    It is usually easy to utter something negative about someone but the psychological damage that utterance causes is immense

  • @alikaahiye4168
    @alikaahiye4168 Před rokem +35

    Kan wajigiisa masugayn markale,balse gabadha ayaa iga farxisay, waa soomaaliyad dhab ah, masha allah

  • @umawladha
    @umawladha Před rokem +68

    You can tell he doesn’t have any remorse for what he said to her. He just feels bad about the backlash. The people on social media gave him.

  • @mukhtarmahat4131
    @mukhtarmahat4131 Před rokem +77

    When trust is lost
    sorry 😔😔
    Means nothing ☺️. Life taught him

  • @fatinabdirahmanabdirahman8012

    waaa ninkii ugu doqonsanaa ciilka habeenka iga qabtay 😢😢😢

  • @Munayo12
    @Munayo12 Před rokem +8

    Waji ayu dadka ka raba don’t let any saqajan destroy your life sis👏🏾

  • @fatimam5239
    @fatimam5239 Před rokem +115

    😂😂😂😂 dadku ka cabsanaya u waji karaba raalidisa uma baahna waxba yanu nin wngsan iska dhigin waa xooolo neef weeyan ilhay iyadana nolosheda waxkasto ku haminyso hasiiyo ninkaso hoos jooga rabiyow na tus 🤲🤲🤲🤲

    • @inasanyare3998
      @inasanyare3998 Před rokem

      Dad kama cabsanayo rudwan ayaa ku dhahaye raali galinta bix waayo rudwan ayaa u sahalaye in gabadha la bahadilo isagan soo celiyey ka yar

    • @هنادي-12
      @هنادي-12 Před rokem

      Wale wad ila fahamtay

    • @sucaadxuseensucaad3777
      @sucaadxuseensucaad3777 Před rokem

      Amiin Amiin

    • @mariyanmariyan874
      @mariyanmariyan874 Před rokem

      Qofka insaanka wuu qaldamaa qaladkiisa qofkii qirtaana asakoo danbi laheen ay lamidtahay xataa hadalka dafka haduukusoolaabto wali damiir ayuu leeyahay ee wiilka kaleexo anaka illaahey na amuuray aan danbi kagalnaa hadana in nalacafiyo aan rabnaa ee inkaarta jooji؍.َِ😻 َِ❤ َِ🔐ۥَِ،!

    • @abdideeq1843
      @abdideeq1843 Před rokem

      Haa sas weye

  • @ashuu669
    @ashuu669 Před rokem +16

    That's my girl 👧
    Don't accept his stupid apology,,
    Keep going my beautiful sister we love you

  • @ahmadalphathepilot71
    @ahmadalphathepilot71 Před rokem +9

    Ba’aye kan naagsanaa!!😂😂
    Nin nag qurux ugu faanaya hortiis ma’arag
    Axmaqsanaa qofka

  • @abdinasirshallow246
    @abdinasirshallow246 Před rokem +82

    I’m not worried for this girl, this girl is lucky and blessed not to have him as her husband but my prayer and thoughts are with the one he is dating now. Waa doqon aqli yar indeed!

    • @nimcosiyad4858
      @nimcosiyad4858 Před rokem +1

      Wlhi tasa Ben aheyn

    • @anisnoor4413
      @anisnoor4413 Před rokem +1

      Exactly bro
      😍

    • @lubex3486
      @lubex3486 Před rokem

      He said one word and he didn't mean it, He apologized and people when they are angry, they by accident say bad words!!

    • @KaskeyDahir
      @KaskeyDahir Před rokem

      Exectly bad boy

  • @natazhamanga633
    @natazhamanga633 Před rokem +37

    Ninkaan nin ka laxsan waligay ma arkin hadana illhy ima tuso😞😢

  • @apdywahapali1174
    @apdywahapali1174 Před rokem +7

    Dadka qaar in ay ku raali geliyaan in laga aqbalo ma ahn waayo ficladoodi horeba ayaa runta ka hadly 🤗🤗
    Salaam ✌🤞

  • @lulgane4654
    @lulgane4654 Před rokem +11

    Abayo iska ilaali ninkan yusan daawo kusiin o Cajalad kaaduubin kanokale waxwalba kafilo. We love you stay strong 💪♥️🥰

  • @abdihamiidhussein5214
    @abdihamiidhussein5214 Před rokem +19

    💪💪💪💪Shacabkena waa Dowlo wlh plz qofwalboo ladulmiyo saan aan ugarab taagnano💯💯💯

    • @AnfacD
      @AnfacD Před rokem +2

      Waan garab istagenaa insha Allah

  • @SuhaybXasanmahad
    @SuhaybXasanmahad Před 2 měsíci +1

    MA yes waa hooyadaa xaraan yahoo waa lagaa Jara yaa maalinuun

  • @mohamudmursal1670
    @mohamudmursal1670 Před rokem +71

    I believe you sister you don’t deserve this asshole guy Sister you deserve more than a man keep going and never broke your heart ❤️ you’re amazing lady the calm , politeness WE LOVE YOU ❤ you don’t have a problem but the lady he loves or loved him will face the consequences ✅✅

    • @fatumaahmed1616
      @fatumaahmed1616 Před rokem

      M.a very true 💯

    • @lubex3486
      @lubex3486 Před rokem

      He said one word and he didn't mean it, He apologized and people when they are angry, they by accident say bad words!!

    • @mohamudmursal1670
      @mohamudmursal1670 Před rokem

      @@lubex3486 when you’re angry or upset you don’t need to say bad things or make decisions or anything else try to control yourself but if you can’t control yourself then you’re nothing that was already explained by Our prophet Muhammad S.A.W

    • @lubex3486
      @lubex3486 Před rokem +1

      @@mohamudmursal1670 Sorry, brother i didn't watch part one of the story, i saw it now, and to be honest, He had no right to behave the way he did, it was very childish!!

  • @herkukushanow9143
    @herkukushanow9143 Před rokem +51

    Ilahay xaq soore waaye wlhi seddex malin gudahooda waye❤️🌹

    • @hindaosman4491
      @hindaosman4491 Před rokem +2

      Walhi mlinta firsday waxn si niyad ah u dhhy ilhow maalmo gudahoda I tusi ninkan asgo gbdha tuugayo alx ilhey ducadeydii wuu I aqbaly alx mntna wan arkaa hdna waxn ilhey ka baryaa inuu jeclki nabsigisa kaso saro 🤲🤲

    • @makiyamakiya3762
      @makiyamakiya3762 Před rokem +1

      ♥♥♥♥♥♥♥♥♥

  • @mohakobrachannel2594
    @mohakobrachannel2594 Před rokem +6

    Inaad shacab leedahay waan ogaaday kuma lahoo🤣🤣🤣🤣

  • @sidramrk
    @sidramrk Před rokem +61

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 Před rokem +24

    Ilahoow Dumarkena somaliyeed inoo dhawr waa kuwa wx ku naheee😢❤

  • @sports8069
    @sports8069 Před rokem +1

    WAA ADIGII SHALE BOSS CML U HADLEESE BALSE MANTANA KHALAD KAGA AAD KA SOO LABATE "BARI SHALENA MEY NOQON"

  • @cabdiraxmancarab329
    @cabdiraxmancarab329 Před rokem +34

    horaa loo yiri aduunku waa harka labadiisa galin
    nabsigii uu kaagalay baa so celiyey yaa igu raacsan asxabey😜

    • @inacabdi-f8g
      @inacabdi-f8g Před rokem +1

      me birina aso jacaylu uqabo lacalaacalaya filo🤟😂

    • @nimofarah8193
      @nimofarah8193 Před rokem +4

      Waxan u malaynayaa in ay gabadhii
      Uu kufaanayey intay daawatay ay xidhiidhka u jartay

  • @user-kr5vd9bi8e
    @user-kr5vd9bi8e Před rokem +10

    Wxs wax ka xun ma laha dhawaca jismiga kan qalbiga ka xun🥺🥺🥺

  • @ahmeddayib3075
    @ahmeddayib3075 Před rokem +1

    Khaldku hory ugaly waa kasolabty wana wax alle yiri iyo nabiga waxa dadka igu fican waadad ka khalad aygalan garta oo kasolabta
    Iskacafi waxan wa adunyo ajerkeda inshalah wahele wa wllshy iska sabur hadal weeye hadalna hoosku wadmaleh 😎

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913 Před rokem +25

    MASHALLAH GABADHU WA GESIYAD WANA KU SAXNTAHAY INEY TIMADANE MA EHEEYN MIDKAME WA MID ISKA RER MIYI EH E AQLI BADNEYN MAGALO SO GALAY WAXAA U DHIMAN NABSIGIII JACEYLKEDA WANA SUGEYNAAAAAAAA INSHALLAH

  • @nashaadbihi8902
    @nashaadbihi8902 Před rokem +34

    Fariiid gabdho kale ayaad badbaadisay mahadsanid quruxey alle garabkaaga ha ahaado guulayso geesiyad baadtahay walee

  • @NM-lo3jv
    @NM-lo3jv Před rokem +12

    Waxaa maqli jiray danyeer dabadisa ma arke dabo dadow oo arkaa 😂😂😂😂😂😂 he doesn’t see himself thank GOD if he’s not my bf or husband 😢

  • @muxsincilmi1531
    @muxsincilmi1531 Před rokem +38

    What goes rounds comes round, in this world pride won't makes yuh anything.

  • @kingabsame2525
    @kingabsame2525 Před rokem +111

    Ninka raggaa hadii aad rabto inaad ogaato gadalkiisa fiiri. Sidan oo kle ulama hadlo hablaha 🥺 Sorry abyo mid ka wanaagsan alle haku siiyo kana sharaf badan 😊

  • @emanjanno7149
    @emanjanno7149 Před rokem +4

    absolutely 💯 ha cafin abaayo 🙏🙏🙏 xanuunkii aa shalay dareentay Isna ha dareemo xanuunkeed

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 Před rokem +11

    Allah ha kabaqa iska daa gafaka wayo gabadha wada ka khaladantahy waa gabadha qurxu badan qalabiya fican

    • @zaliim__252
      @zaliim__252 Před rokem

      War nio Kan waa na ceebayay wlhi ku adkey dheh

  • @cabdulaahimaxamed7176
    @cabdulaahimaxamed7176 Před rokem +46

    "Ugu dambayn dameerkii wuu qirtay inuu qaldamay"🐴🐴 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nacimohassan1393
    @nacimohassan1393 Před rokem

    Mcnto qalpiga Allah hakuqaboojiyo wlllhi waan kuso duceyey i...A waad na helay qof kheir qabo ooo ku jcl waaa arkey

  • @abdirisaqhappy5554
    @abdirisaqhappy5554 Před rokem +11

    War kan nin raga ma lagu tilmami karo Gabadhan wa gabar aad u qurux badan😢❤❤❤

  • @anhaarahmed4361
    @anhaarahmed4361 Před rokem +22

    Waa qurx badanahy kulahaa quruxda saa u naqany malaga badaly😂

  • @beautifulquranrecitation43

    Miyey is aburtay...subxannallah..din malahann

  • @miss-niiha5170
    @miss-niiha5170 Před rokem +18

    Wllhi gabdh adag waye mnsha allh
    Waan ku raacsanhay in ayna cafin ninkii habeenka sida jees jeeska ah ku bahdilay keep going sister kan camal looma joojiyo💕👸🥀

  • @dayibabdi2934
    @dayibabdi2934 Před rokem +13

    Dadka ayuu raligalinayaa mahee inoo adi kuraligeliyo kama ahaan abayo

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 Před rokem +2

    Wllhi gabadhan waa geesiyad caqli badan.😘😘
    Hore u soco xbbti.kana ka fogow🧐

  • @shaakirboss4185
    @shaakirboss4185 Před rokem +23

    Legend
    Waa fhnty sida somalida vedioska looka helo
    Keep going

  • @duniyobadalaanod9686
    @duniyobadalaanod9686 Před rokem +9

    Week kama sowaregin walhi nabsigi soqabtay nacaska gabadha kadhamow😝

  • @rahmabishar5531
    @rahmabishar5531 Před rokem +7

    Don't let him to destroy you sister....be strong 💪 💯

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 Před rokem +6

    Gooood waaad laheshey walaaashayeeey haka aqbalin niicriiiza haduudareewmayaaa xanuuunkan

  • @badriakhadar7014
    @badriakhadar7014 Před rokem +11

    Gabdh adag wye hore uga zoco qof kan iyo noloshiiza Insha Allah nolol qurux bdn Ayn urajynyaa

  • @mahadmahamed409
    @mahadmahamed409 Před rokem +1

    gabar dhiig leh ban tahy gabar kaste saa u gashay mid kaste oo xoolo ah dumarka sharaf bey naga mudan yihin oo dhamanteyn💯

  • @kowthermaxamed3883
    @kowthermaxamed3883 Před rokem +29

    Mid owal raby inuu caan noqdo oo janis gad ahaa Bay wacatay🤕😭🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂

  • @Farhan-dd7mh
    @Farhan-dd7mh Před rokem +18

    Marka wa inu isagane tookadiisa darema xanunka uu leyahay bahdilka iyo aflagaada walibo in gabar Somaliyed sidas public loogu bahdilo wana wasaq aana uqalmin il jeceel iskadaye neceeb xita aan looquurin gabdhasne waxan lehay abayo hore usoco mid kujecel aadna laquruxdahay badalka bahdilka laguugestayne naxariis iyo jecel aad kaheleso wad helesa insha allh qof adag noqo sida wadkeyga ayan uhubay maalin uun inu soo calaacalidono weyna dhacde xanaq walbo kuhayane hada kadambe faraxsanaw waku qasbantehe good girl!

    • @fahmadhagane6340
      @fahmadhagane6340 Před rokem +1

      Sax walahi mansha allah raga iskumid maahan walal alle hakusharfo❤

    • @Farhan-dd7mh
      @Farhan-dd7mh Před rokem

      Thanks walashey waa sax raga isku mid ma ahan wlh wana udamqaday anigon aqon igala dhexen sidu ugalay iyo sida eena u istaahilin aana idamqisay hadad gabdho somaliyed tihin wad saharfantihine alaha idin siyadsho nucaso kalane jecelka idinka gali lahay adinko guryaha nojogdiina dhanto qerka alaha nawafajiyo ani qofka jecelka dhabta kayhy wanla jira mar walbo

    • @fahmadhagane6340
      @fahmadhagane6340 Před rokem +1

      @@Farhan-dd7mh haa walahi qof qalbi wanagsan ayaa tahay walahi midkan waa bila damiir wilasheena somali iskumid maahan adiga oo kale kujira mansha allah 🥰🥰🥰🥰👌👌

    • @Farhan-dd7mh
      @Farhan-dd7mh Před rokem

      @@fahmadhagane6340 thanks abayo qali adibo wa qalbi wanagsan thy alaha kusharfo🥰👍, markan qoraye massage,kas sikalaa ahaay wlh qalbiga ixanunaye waxaso kale oo gabar walasheya hadana Somali eh lagu samenayo maan dhagesan kara😭🥺

    • @Farhan-dd7mh
      @Farhan-dd7mh Před rokem

      @@fahmadhagane6340 laga yabe raga qaar ine fiiriyan kan nin waaye adne ninaa tahaye isaga lasafo una muuqan gabadhas sharafteda iyo qiimeheda sidas logu tumanayo lkn ani mar walbo gabadha wanagsan ee wax jecel maskinta ah qof uhadashane jirina lajiraa wlh anigon kuu faanen manta gabadhas hadan awodi lahay meshe jogdo inan ugu tagi karo xita inta utagan kaso rali gilin lahay niyada uso dhisi lahay anigo boska walalked matalao iyo inan wil somaliyed ahay kuna dhiiri gilin lahay inesan niyad jabin horane usocoto lkn saa filayo hada wey qancsanthy marke cafiska kadiide kadib

  • @maryamadaud8856
    @maryamadaud8856 Před rokem

    Wuu maskin maskin iska dhigo uf yees wey ku sugtay gabar ad adag lee iga dheh horay usoco abyo

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 Před rokem +15

    Kan marku gurigii tagay ayuu murayada caadi iskugu egay dedna wuxu arkay in anuu qurux lahayn🤣🤣 lama huran waa caws jilaal wllhi 😒 ha ka yeelin wllo Hana so celin dameerkan

  • @aishahasanabshir4034
    @aishahasanabshir4034 Před rokem +16

    Gabdhaan waaba qurux badanthay ee miyey is arag 😢

  • @DAAD-RESPECT
    @DAAD-RESPECT Před rokem +5

    Waa sax abaayo kibir ayaa ka keenay ha cafinin dameerka quruxda uu sheegaayo Ani Uma jeedi wlhi saqajaanka oo geesaha xiir xiiran oo goobada leh🤣🤣🤣😂😂😂🤛🤛👊👊👊

  • @naftayaryaro
    @naftayaryaro Před rokem +38

    It is not worth apologizing for him very good you deserve 👏

  • @Islamicvideos75009
    @Islamicvideos75009 Před rokem +10

    Abayo don't let yourself self down just move on and don't ever listen to someone who is saying that your are not looking good coz remember that someone he is not the one who created you....Allah is the only one who created you and in Sha Allah with time your wll find someone who wll always respect you......and loves your also

  • @bahjoqalbi5276
    @bahjoqalbi5276 Před rokem +1

    Naag adag ayad tahy goy dheh rali galinta waa in ay kaso go’da qalbiga balse mid laso faray hka yellin 💪💪💪💪💪

  • @zamzamadan9654
    @zamzamadan9654 Před rokem +11

    Quruxdow kufanay away yahuu doqon Aya tahay abayo qurux badaney Wan kusalamay Wana kujeclahay hadan nahay dumar waxa tahay gabar adag ❤️❤️❤️💐💐💐🌹🌹🌹💝🤨💝🥰🥰🥰👏

  • @mustaphaaofficial6226
    @mustaphaaofficial6226 Před rokem +9

    Very good sister you teach him what he is?
    We urging our sister to be strong don't let down yourself

  • @deckomuhiyadinmayow614
    @deckomuhiyadinmayow614 Před rokem +1

    Qurux badnaa oo qalbi fiicana Inanta Mashallah🥰🥰🥰

  • @halwehalwa5768
    @halwehalwa5768 Před rokem +34

    Bravo this is what he deserves 👏 Know your worth Sister you are a living hero! We love you ❤ 😍 💖 ❣ 💕