WAXAAN U SAFRAY MAGAALADA KAJIADO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 05. 2023
  • #unoloow #naftaada #

Komentáře • 41

  • @jamilabashi4324
    @jamilabashi4324 Před rokem +4

    Biyo la,aanta kenya dhan ayey ka jirtaa inta badan masha,Allah waad ku mahadsan tahay.Nakuru information keedana waan kaa sugeynaa hadii Allaha yiraah

  • @abdulnashville2020
    @abdulnashville2020 Před rokem +2

    Qofki Zaxmad neceb oo asal ahaana tuulo kasoojedo jawidegan raba mshlh waye jzklh sister Sacdio

  • @aliarale9067
    @aliarale9067 Před 5 dny

    Thanks Walal

  • @anabali5745
    @anabali5745 Před rokem +3

    Thank you qaali noo soo sahmi meel kasto aad baad noo dhiirri galisaa haddaa nahay qurba joogto kkk aniga iyo adigaa isku aragti ah aad baan ujeclahay inaan magaalo aan waynayn Oo yar Oo ilmaha bananka ii ciyaari karaan waxan ka baqayaa jirin sidi aan aniga kusoo koray ayaan marwalbo niyada ku hayaa waaba nacay caasimadaha iyo saxmada hadday danta ii saamaxayso tuuladan kusoo koray baan dagi lahaa laakiin soomaalia markan ka fakaro waan ka walaacaa bal nukuuro noo sooo duub abaayo khayr allaha ku siiyee

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před rokem +2

    Love kaijado ❤

  • @Maankey_pro
    @Maankey_pro Před rokem +1

    Mama share out ii same wiilkaga camal ahaye inaa hormar sameyo rabaa mama

  • @ayuubmahamoud1834
    @ayuubmahamoud1834 Před rokem

    Maansha Allah thank you sis

  • @rufaiahmed8641
    @rufaiahmed8641 Před rokem

    Shukran wlshy

  • @allowikaalmeyofficialchane4488

    Asc. Mahadsanid abaayo.

  • @user-em7di7xe5s
    @user-em7di7xe5s Před rokem +1

    Thanks .

  • @abdizack3357
    @abdizack3357 Před 10 měsíci

    Wow Mashallah sister I miss Kajiado Kenya

  • @deqawarsame9018
    @deqawarsame9018 Před rokem

    Mashaslah waa u baah neyn kajiado information keeda. Mahadsanid abaayo waqtigaada aad noo hurtey

  • @aminaadan1891
    @aminaadan1891 Před rokem +1

    Mansh allah ❤❤❤❤

  • @aminasharif7701
    @aminasharif7701 Před rokem +1

    Mansha allah aniga xafadada guri igasoo eeg aan deris kula noqde gabadh fican aya tahay Norge waa ka socda

  • @ibnusalahmohamud9367
    @ibnusalahmohamud9367 Před rokem

    Mansha Allah dadaal kada wanaagsan

  • @umuxudayfa1945
    @umuxudayfa1945 Před rokem +1

    Masha allah sad nolosocodsido meelaha
    Abyo sibaaki tag meshas

  • @suldaanaxmed689
    @suldaanaxmed689 Před měsícem

    My home ahaa waa 8 sano igu danbeysay thnks

  • @maryamamohamed1495
    @maryamamohamed1495 Před rokem

    Maasha Allaah biyo la'aanta necebahay

  • @umusumaya8186
    @umusumaya8186 Před rokem +1

    Maashalh.sacdiyo.waamadsantahay.habo.dadaalkada.hore.usoco.isteed.baan.maqlay.in.uudhisay.shiiq.umal.ma.arkin.miyaa

  • @abdulnashville2020
    @abdulnashville2020 Před rokem +1

    Waxan jeclanlhyn inad boarding live utagto ood ugasoo warbixiso but next time inshlh jzklh walayiri waakanaa iladawo nooga dhig jzklh??

  • @sahrasalah3392
    @sahrasalah3392 Před rokem +1

    Abayo meelaha aad tagayso qaybaha ganacsigana noogu soodar

  • @zamzamhassan4148
    @zamzamhassan4148 Před rokem

    Meyshan badiyo waayeh

  • @ayanabdirahman827
    @ayanabdirahman827 Před rokem

    Kijaado waaye

  • @sucdiabdirahman9049
    @sucdiabdirahman9049 Před 2 měsíci

    30kun 3qol iyo fadhi waba qaali runtii

  • @dakansaney1552
    @dakansaney1552 Před rokem

    Wa kajiado, biya wey ledhahay

  • @Qalikhadro
    @Qalikhadro Před rokem

    Asc abaayo dhul iib ah nairobi syokimo noo sheeg

  • @AbdirahmanAOsman
    @AbdirahmanAOsman Před rokem

    salaam alaikum walaal waxaad iiga warranta xagga visaha deganaanshaha dadka haysta baasaboorada Reer galbeedka sida Canada iyo Europe, ma heli karaan visa deganaansho? sidoo kale suurtogal ma tahay in aad hesho WORK permit ama ogolaansho shaqo oo kale, oo degnaanshaha la socota, mise shaqo laguuma ogola. Waxaad kaloo iiga warrantaa dastuurka Kenya waxaa ku qoran qofku haddu deganaado dalka kenya muddo 7 sanno ah wuxuu xaq u yeelanayaa inuu dalbado jinsiyadda Kenyana oo baasaboorkoodi inaad qaadato, markaa walaal gacaliso warkaas na soo sii, Allah khayr ha ku siiyo adiga iyo family gaagaba.

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Před rokem +1

    Kajaadho

  • @user-hf6pd7sk4h
    @user-hf6pd7sk4h Před 10 měsíci

    Mahada tuloyin kiniyati adeen somali wa duloben

  • @nafisaCrashiid-wm1ds
    @nafisaCrashiid-wm1ds Před rokem +1

    Abaayo nakuru tag Marar badan baad kaa codeeyay pls😢

  • @maryamamohamed1495
    @maryamamohamed1495 Před rokem

    wiil yaro xasaasiyad qabona waa wataa

  • @ayanledirie8971
    @ayanledirie8971 Před rokem +1

    Nolol qurbe qof bartay meshan kuma geli karo kolay anigu kama helin dhul wasakh ah iyo dhoobo iyo kaneeco iyo biyo qaraar

  • @daidibrahimadam482
    @daidibrahimadam482 Před rokem

    THIKA AYAN NAIROBI KODAW KASOWARAN

  • @daidibrahimadam482
    @daidibrahimadam482 Před rokem

    KIJIADO COUNTY

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před 6 měsíci

    Kajadoo maha tulo marka dadka hau sheehin wax anad hubin

  • @abdifatah8838
    @abdifatah8838 Před rokem

    Asc abaayo magaca ma kijaadho baa mise waa jakaadho