Mudug - Beeraha Deegaanka Godod ee Mudug .

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 12. 2022
  • #Godod #Mudug #Beero
    #Kaadtv #Somalia #Warbixino #Documentry #Waraysiyo #falanqayn #dhacdooyinka #Dunida #Turkiga #USA #Ruushka #China #Europe #india #Paksitan
    #Warar #Sheekooyin #Siyaasada #Arrimahabulshada #Tariikhda #Dhaqanka #Ciyaaraha #Suugaanta #Gabayo #Kaadsomalitv #Sirdoonka #Ciidamada #Puntland #Jubaland #Socialmedia #Villasomalia
    #Djibouti #qurbajoogta #dhalinyarada #wararkacaalamka #Haweenka #Africa #Godod

Komentáře • 43

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 Před rokem +17

    Adeer waa dadaashey ilaaheey ha kuu barakeeyo beertaada iyo xoolahaaga maashaallaah

    • @ymattan
      @ymattan Před 11 měsíci

      Ameen ya Rabbi thuma Ameen

  • @umuraxmi9005
    @umuraxmi9005 Před rokem +5

    Maashallah adeer allaha ku barakeeyo. Anigaba waan jeclahay dhirta iyo xoola dhaqashada

  • @hawaabshir6594
    @hawaabshir6594 Před rokem +4

    Maansha alh alaha brkeyo Beerta

  • @puntlandland2679
    @puntlandland2679 Před rokem +10

    Dawlada Puntland wa inay beralayada gacan weyn ka geysato. Dhinaca qalabka iyo biyaha.

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. Před rokem +3

      Dawlada puntland ha dhihin maamul goboleedka puntland dheh magaca dawlad haku ciyaarine

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 5 měsíci

      @@Cabdiraxman..Mudug. Haku Ciyaarin? Ma Dowladd Aan Puntland Aheeyn baa Soomaaliya Kajirta? Puntland Tii Waxii Naf Ahaa Aannu Kuweeynay Baad Leedahay Magaca Doowladd Haku Ciyaarin? Wallaahi Hadaad I Hor Taagnaan Laheeyd, Kulama Hadleen Ee Ficil Baan Kuutusilahaa Jawaabtaadda. Puntland First!!! Dowladda Puntalnd Guuul. 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

    • @JawaherMohamet-mu9fy
      @JawaherMohamet-mu9fy Před 2 měsíci

      Xoolaha ha Naga nabaad guurinee ninkii beer Raba koorfur dhul haka Gato oo haku beerto

  • @sakariyefigi9625
    @sakariyefigi9625 Před 10 měsíci +1

    Masha allah barakeeyo dhul keena putland godod my home

  • @ama2552
    @ama2552 Před 11 měsíci

    Completely agree with this great uncle. Somalis must make more effort in agriculture and livestock. It is a great blessing from Allah, through livestock Somalis continue to support other countries (Arabia). Our land has so much good to offer and towfiiq is only from Allah. May Allah bless this uncle.

  • @xasanadan573
    @xasanadan573 Před rokem

    Horu mar wanagsan ,duco ban idin hayna alow cimri dheer cafimaad qaba idin ku noolee dal iyo dadba wa qurxiseen, Amin

  • @cabaashashi2668
    @cabaashashi2668 Před rokem +1

    Hamapalyo adeer allha idiin barakeyo wax wangsan oo faido badan leh aya samaysay

  • @ahmedisse7940
    @ahmedisse7940 Před rokem +3

    MaashaaAllah baarakallah very good tourist destination

    • @Abdirahmangacayte
      @Abdirahmangacayte Před rokem +1

      Luuqdaada hooyo in aad ku hadashid Maxaa kuu diiday mise xoogaa ilbaxnimo ah buu leeyahay in lagu dhaho baa rabtaa, luuqadaa aad ku hadlaysid dad baa Maalin dhan u soo jeeday siday adiga iyo kuwa kula midka ah uga dhaadhicin lahaayeen in ay u arkaan in ay tahay luuqada aduunka ugu horaysa

  • @maryanl804
    @maryanl804 Před 11 měsíci

    Masha allah barakalah qurux bdnaaaa meeshu

  • @faadumomohamud7949
    @faadumomohamud7949 Před 10 měsíci

    Masha alaha ku barakeyo ader canjex

  • @saadiadiriye2753
    @saadiadiriye2753 Před 7 měsíci

    Waa sax adeer ilaahay hakuufududeey

  • @muhubojama1231
    @muhubojama1231 Před rokem

    Mashaa Allah tabaraka allaah adeer illaah subxaanu watacaala haku barakeeyaan waa fikar wanaagsan mashaa Allah tabaraka allaah guul iyo gobonimo viva somaaliya

  • @mohamudali6853
    @mohamudali6853 Před rokem

    Mansha Allah aad baan uga hellay quruxda beerta

  • @dgl7347
    @dgl7347 Před rokem

    Mashaallah 🙌

  • @mohammedbarre6100
    @mohammedbarre6100 Před rokem

    Manshalah

  • @abdisaid6092
    @abdisaid6092 Před rokem +2

    Masha Allah Baaraka Allah

  • @xog_ogaalmedia9469
    @xog_ogaalmedia9469 Před rokem

    mashallah adeer

  • @buraale134
    @buraale134 Před rokem

    Mashallah

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905

    Maansha allaah

  • @rahimamohamad8042
    @rahimamohamad8042 Před rokem

    Masha allah beeraha waxa laga hela dhoowr shey kow maal ba laga hela caafimadka. Maskixiuen ah iyo Qurux ad ku dhexjirtid

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy Před 2 měsíci

    Markii beeraja la badiyo xoolahaa nabaad guuraza. Naga daaya beeraha badan mudug waa dhul ilahey ugu talagalav xoolo iyo ugaadh

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 Před rokem

    Maa shaa Allaah tabaaraka, Allaah yaxfadakum 🤲🤲🤲🤲🤲 Biyaha deegaanku ma qadhaadhbaa walaalo? Adiga oo mahadsan ii soo sheeg.👍👍👍🌱🌱🍀🌿🌵🌴🌾

    • @user-zm9wz8jj7k
      @user-zm9wz8jj7k Před 3 měsíci +1

      Haa wlle godod biyaheedu waa qaraar

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 Před 3 měsíci

      @@user-zm9wz8jj7k Shukran walaalo, waala safeeyn karaa kadib macaan beey noqondoonaan in shaa Allaah. 🌹🌹❤️

  • @bashiircabdulqaadir
    @bashiircabdulqaadir Před rokem

    waa aduun gadoon mudug beer oagabeeray

    • @faadumomohamud7949
      @faadumomohamud7949 Před 10 měsíci

      Maxaa ka dhigay macanah

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 5 měsíci

      Aqoon Daradda Soomaalidda Heeusato Miyaad Uqabtaa Ineeysan Kabixikarin Beer Mudug? Weey Kabaxddaa Haddaba.

  • @maden8154
    @maden8154 Před rokem +2

    Wadanka maamulo yeeshay..puntland mise galmudug weeye meeshan?.. war dhameestiran sheega

    • @zaynabomar5479
      @zaynabomar5479 Před rokem +3

      Waa Puntland meeshan

    • @mgulled7974
      @mgulled7974 Před rokem +2

      @M Adan Galmudug dadkeedu xamar buu jiraa waa diideen iney maalgashtaan dhulkooda

    • @bashiircabdulqaadir
      @bashiircabdulqaadir Před rokem

      waa furin waxaa joga miriyaan
      reer pu ntland iyo moriyaan galmud ah no hore umar

    • @farxiyabashir1761
      @farxiyabashir1761 Před rokem

      Waa Puntland

    • @mgulled7974
      @mgulled7974 Před rokem

      @@bashiircabdulqaadir adigu ma guulwadeyaasha farmaajo netka kusoo siidaayey miyaa tahay? si baad u ciisheysan tahay😂🤣