CABDIRISAAQ ANSHAX | HELAY TAAN RABAY | AROOSKA SULDAAN SEERAAR IYO AMUUN | 2018 OFFICIAL VIDEO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • HADAAN HELAY TAAN U HAWLGALAY ..
    HEES MUJISO AH ..
    EREYADA: AMIIN CUMAR
    LAXANKA: MIIR XAAJI
    MUSIC: FURINLE
    FARSAMADII: MAXAMED XASAN FAARAX
    SOO SAARISTII: ABDIASKARITUBE | JIGJIGA
    HEESTA AROOSKA SULDAANKA GEESKA
    SULDAAN SEERAAR IYO AMUUN CABDI
    AROOSKA UGU SHIDAN - JIGJIGA -
    .............................................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Komentáře • 619

  • @NoName-uq3vh
    @NoName-uq3vh Před 4 lety +17

    Wlhi suladaan seeraar fanaaniin badan buu dhaamaa isagu dhaqankiisii hooyo ayuu ku aroos galay xaga qaar badan intay dumarkooda soo qaawiyaan qurux moodaan 👌👌

  • @mohamedsalahisse7900
    @mohamedsalahisse7900 Před 6 lety +71

    Amuuun Adeer Quruxdii Sanaag iyo Quruxdii Hablaha Warsangaliba Way kaa Muuqaataa Masha allah
    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خيرThank you Reer Jigjiga Arooska Qarniga ayaad u Dhigteen

  • @xooshnazir7293
    @xooshnazir7293 Před 5 lety +27

    Nacala shaydaan ku yaalle , Cabdirisaaq Anshax ninka wuu ka tumay 👋👋👋👋👋well done Abdirizak Anshax

  • @samsamadam9641
    @samsamadam9641 Před 6 lety +8

    Woow eesh calaa hees ta anshax aad baan u jecelahay markaan maqlo siduu wax u amaan amaano cajiib fanan aan taageero maasha alaah 😃💞💖❣😍

  • @Salmancade10
    @Salmancade10 Před 6 lety +3

    Abdirisaaq Anshax waa fanaan dagan oo aad u cod macaan mashaa Allaah. Heestaan waxeey noqon doontaa heesta ugu horeysa ee laga shido Arooskeyga haddii helo oo calfado gabadhaan jeclaay inshaa Allaah.
    Waan ku taageersanahay Guuleyso fanaankeena marne walaalkeyga fan hore mar leh ayaan kuu rajeynaa

  • @mohamedcazanyo8065
    @mohamedcazanyo8065 Před 4 lety +5

    Manzhallah inaadeerkay qaali suldaan seeraar iyo inaadertay qali qurux dumaar noloshuu idiinma xumeyso guurkina lagu farax noqda kuuwii iskuraageh ubaad khyrqapta kala heela ameen wow aptiyaashay mxa xigmad iyo murtii kadheex guxeyzah qalbigan idinka jeclaahy whll farxaad iyo reynreen igunoolaadah dhaaman intaa duriyaada xalaasha ahyd liketa hayla dhaafinaaah one love from nairobi

  • @nimaodiamond5179
    @nimaodiamond5179 Před 6 lety +112

    Abdirisaa1 anshax heestan wxu uqaaday xaaskiisa ugbaad alleh haisku daaye waa fanaanka keliyeen gabadhiisa banaanka keenin

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 Před 6 lety +2

    Masha'ALLAH TABAARAKALLAH! ! the ONE and ONLY fanaan ka qudha ee aan Soomalida ka taageero! ! Mr . SuLdAaN SeErAR GuHaAD iyo Geenyadiisa Mrs AmUuN. Isku waara Abid Ubad Kheyr qabana kala hela (ALLAHUMA AAMEEN ) Isha NACASTU idinka dedan! ! QURUXDII DUMARKAAY IL IYO CAWRI LA 'AW!! (BAARAKA'LLAH FII'KUM )(ALLAHUMA AAMEEN )

  • @qaaliluula9236
    @qaaliluula9236 Před 5 lety +22

    Masha alah gob iyo nasab baa is helay gabar harti iyo wiil absame ❤❤❤❤

  • @nadasmile6498
    @nadasmile6498 Před 4 lety +19

    Nasiib bay ledahay gabdhi hesha will ogaaden ah amunay ninkaga ilaasho rer dhan bu suldan uyahay isku waara ina aderkey suldaan and Duma amuun🌹❤♥️

    • @bilanitafarah5108
      @bilanitafarah5108 Před 4 lety

      Hhhhhhhhhhhh matidhi nasib miya dhahdy mashallah 😁

    • @nadasmile6498
      @nadasmile6498 Před 4 lety

      @@bilanitafarah5108 inte kuxanuuni eega huuno😂

  • @Who_are_you900
    @Who_are_you900 Před 6 lety +10

    Anagay na siradayan
    GormaN ana xasilonida daremi dona tolow allow ii sahal o ii so xuL dugsiiye an ku dego 👐

    • @yusufosman7955
      @yusufosman7955 Před 6 lety

      Hawshada magala dee huuno

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 Před 6 lety

      @samiiro kin
      Insha allah queeN amin amin 🙋‍♀️😍😍😘😘

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 Před 6 lety

      @HASSALI
      Insha allh wu imaN
      MusharaXn cuzubna kanbeynka Wuzo geli kraa 🤝

    • @suleimanabdirahman6929
      @suleimanabdirahman6929 Před 6 lety +1

      azli Mira niyadda dajiso wllshy
      Qof waliba adduunka habeen ku lehe kani waa habeenkoodii
      Kaagii , kaygii iyo kii azxapta kaleba so dhow Insha Allah 🤗😊

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 Před 6 lety

      @@suleimanabdirahman6929
      Thanku qalbi xabxabow wll
      Runta weyi inzha allh coming soon habenkenii 🙋‍♀️😍😍🙋‍♀️😍😍

  • @suaddahir4473
    @suaddahir4473 Před 5 lety +4

    Gabdhayada Warsangali Amuun iyo suldaan dumaashi Isku waara Markasta aan idin daawado waan idin duceeya

    • @rahmaali2050
      @rahmaali2050 Před 5 lety

      Saxiib jacayl iyo qurxuba loheesayaye please qabiil haynana hoosroonin wa Inana Somaliyed eh

  • @mounirahassan7897
    @mounirahassan7897 Před 2 lety +5

    ما شاء الله العظيم ربي يخليكم لبعض و يبارك فيكم و يحفظكم في الدارين يارب

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 Před 6 lety +2

    Aroos ka qurxoonba maan arag hidiya dhaqanka wax ka qurxoon lama arko allaha isku kiin xifdiyo oo isku kiin daaya.aamin ilya cawra

  • @zayidhmsaawi9521
    @zayidhmsaawi9521 Před 6 lety +21

    Alif mpruok dadkii somaliland oo ku leH sidaaa Anshax somalilander dhalad ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @raasaanahmett8000
    @raasaanahmett8000 Před 6 lety +27

    Suldaan io amuun arooski qarniga jacaylkiinu indhihi caalamku soo jiitey ilhy haysku kiin daayo lamaane isku faraxsan guurki lagu naste lgu nagaado aamen😍😍

  • @maysuunupdirahman642
    @maysuunupdirahman642 Před 6 lety +3

    Mashlaah jigjiga waa meel quruxbadan arkoskayga jigjiga Ku aroosanyaa😲😲😲😲😲

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 Před 5 lety +18

    RaG Baa u Han wEyn HupkaD zidato
    HiLpaha DarayGa U Hamuun Qapo
    LugtaD Hakizapa HanqadmayE❤😃

  • @Salmancade10
    @Salmancade10 Před 6 lety +5

    Hambalyo waa lamaane qurux badan mashaa Allaah.
    Waan ka soo daahay iga gudooma hada isku waara uwad baari eh Allaah ha idin siiyo suldaan seeraar adiga iyo xaaskaada mashaa Allaah!

  • @suheipmaxamed4611
    @suheipmaxamed4611 Před 4 lety +1

    Mazha allh noqoda kuwii laga nazto
    Epdi risaaq anshax waxatahay fanna adaa anaaa codkiii ana uga helay

  • @rashkacadde9201
    @rashkacadde9201 Před 6 lety +342

    ASC somaali maxamad pls salaanta iga qaaada 🖐

  • @iguqadosidanahaythe6974
    @iguqadosidanahaythe6974 Před 6 lety +81

    Mashallah iso wara❤❤🙆
    aroos hadan arko mel cidlo ah baan jecl kadareema😭😭😭❤😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @samsamadam9641
      @samsamadam9641 Před 6 lety +1

      Hhhhhhh haaye haaye kaligaa maaha walal aroosku dadkoo dhan buu hiiso iyo hididiilo gashaa

    • @iguqadosidanahaythe6974
      @iguqadosidanahaythe6974 Před 6 lety

      Samsam Adam adna sas mii😂😂😂😂😂😂

    • @saidhassan3497
      @saidhassan3497 Před 6 lety

      Igu qado walal kwrn hadan aniga iyo adiga aros laga yabo qabsano diyar ma tahay

    • @iguqadosidanahaythe6974
      @iguqadosidanahaythe6974 Před 6 lety

      Said Hassan 😃😃😃😃hanagu kaftamin de😀😀arooska suladn mid kadaran ma qabsana

    • @saidhassan3497
      @saidhassan3497 Před 6 lety

      @@iguqadosidanahaythe6974 kas mid ka daran aniga igu habar sharaf ee adiga diyar ma tahay

  • @abdikadirilkacase6821
    @abdikadirilkacase6821 Před 6 lety +5

    Heestaan Waajeclahay Runtii AlFanaan Anshax ShukranPro

  • @anisohaaji3296
    @anisohaaji3296 Před 5 lety +3

    Sister amuun iyo dumashi suldaan isku waara naag abgaal nagee wax dheertahy waliba harti 💖💖💖💖hamuun ina adeer mcn alle ha ku xifdiyo

  • @aslo5011
    @aslo5011 Před 4 lety +16

    Msxaytahay idoorka soomalilanta kuhay akhlaqsd yeesha meesh aroosku waa jigjiga waxaana iskaleh labo isku reera waa kablalax darood

  • @wajakizmohamud288
    @wajakizmohamud288 Před 6 lety +9

    Fanaan aan taageero
    Suldaan seeraar guhaad io Amuun
    Izku waara upad doora kala hela😚😚😚

  • @ruwaydiinainasugule73
    @ruwaydiinainasugule73 Před 4 lety +6

    Dumashi suldaan io wlshy amuun isku waara 😍😍😍😘😊

  • @naciimonalka1047
    @naciimonalka1047 Před 6 lety +1

    Suldan iyo afasida amuun wlhi waad isku nuraysan isku waraa ilxun idima aragto amuney goob baa thy alaha idin xafido isku wara ubad qer qaba iska helaa yaa rabi suldanka geeska love kugu ahay wlee😍😍😍😘😘😘😘

  • @suleimanabdirahman6929
    @suleimanabdirahman6929 Před 6 lety +3

    Anshax iyo inanka inamada sannadka 👏👏 Safiirka xiddigaha geeska uga socda Arooska Suldaanka 😅😎

    • @AbdiMousa-yg9bg
      @AbdiMousa-yg9bg Před 10 měsíci

      Hh legend safiirka meesha ma wadanba waar waan kuwada libaax

  • @booqoradareerogadeniamaxam1206

    Kaabax videogaan wadaa sugaaynaa isku waraaa walalkey sudan iyo dumashiday Amun😍😘😙😚

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Před 6 lety +1

    My God...An shacabka, ur the man..caleeeeeeeek, isiiiii ina-ader lulululuuulu.. ManaAllah

  • @aslo5011
    @aslo5011 Před 4 lety +7

    Guul dhashii kablalax darood

  • @hal-abuurteam4359
    @hal-abuurteam4359 Před 6 lety +5

    Waaaaw my brother nolow hore na u soco nagu soo bira channelka somali maxamed

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 Před 4 lety +2

    Rag wa kii isu kala kiciya best anshax hdu suldaan uu kala kiciyeey💯🤴✊

  • @nemaabdi2240
    @nemaabdi2240 Před 5 lety +7

    Mansha Allah ilaahay haa iskukin daayo Aamiin suldaan seeraar iyo xaskisaa Amuun quruxleey 😘👩‍❤‍👩👨‍❤‍💋‍👨👩‍👩‍👧

  • @xogsadeabdi5422
    @xogsadeabdi5422 Před 4 lety +5

    Cawa waa haben oon noloshi ii macantahay alx wana cafamad qaba taa xigta jawi mcn baanbki jira basna waan saranahay wanaga malin waa salasa wana sacadu 21:20 bishuna waa 7. April . 2020 haben mcn oo jawi dagan leh🙏🤣😝

  • @wiibtobiibto9752
    @wiibtobiibto9752 Před 6 lety +4

    Suldaan keena farxad iigu noolow ina aabo 😘😍😘😍👏🏾🌸🌺❤️

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 Před 5 lety +1

      Wiibto Biibto ❤️❤️❤️💕👍

  • @nacimoaragsan4413
    @nacimoaragsan4413 Před 6 lety +20

    Walhy aroos marakn arkaba melba bam idhahdaa allow. Nin der isahal nin gaban lama. Dhaqlayn kare

    • @abdisalammahdi3576
      @abdisalammahdi3576 Před 6 lety +2

      Dharerku Waxba Ma taree Tayaa Wax tarta

    • @mohamoudhassan5400
      @mohamoudhassan5400 Před 6 lety +1

      Nacimo dhererku dhibkiisu wataaye maad iska dhaaftid

    • @nacimoaragsan4413
      @nacimoaragsan4413 Před 6 lety +1

      @@mohamoudhassan5400 kkkk wall. Wlh. De nin gabaan kama so dul kici karo. Subixi😂😂

    • @s-6match848
      @s-6match848 Před 6 lety +1

      Dumarko dhanba sidaasa maca Ku caalamka nin dheer Ku riyooda. Lkn qofba meelbu uxunyahay. Marka be careful

    • @mohamoudhassan5400
      @mohamoudhassan5400 Před 6 lety

      Nacima am 6.4 mid I dherer le,e.g. mahaysaa mise kuwaa gaagaaban baan gacanta qabsadaa hala moodee inanaan cunug aan dhalay gacanta haysto

  • @fadumocabdallah9333
    @fadumocabdallah9333 Před 6 lety +3

    Mash allh allaha isku barakeyo ubad qer qabane kalasiyo aamiin aamiin

  • @abdigooraan3670
    @abdigooraan3670 Před 5 lety +1

    waxan idin leeyay suldaan iyo amuun isku waara ayaan idin leeyay ubad khayr qabana kala hela

  • @xaajiridwaan3002
    @xaajiridwaan3002 Před 6 lety +58

    zomaliYey isguursada
    zi aan u badano oromana
    aan iskaga dhicino waydinka
    hadaba ragow afarba idin
    banaane dumarka ka
    dhanaanzadaH janada
    ino balan aH ❤❤❤❤❤👈

  • @aaliyaosman1673
    @aaliyaosman1673 Před 5 lety +3

    Afku kuma go o Abdisaak anshax fanaankaya😍😍😍😘😘😘😘

  • @zakfarah913
    @zakfarah913 Před 5 lety +2

    masha Allah suldaanka geeska iyo marwadisa noqda kuwii isku waara

  • @najmacabdullahi8416
    @najmacabdullahi8416 Před 6 lety +1

    Mnsha Allh hnblyo hnblyo Alle ha idinka dhigo labadii isku wara ubad khyr qaban kala hela aamin

  • @samiiramahamed4750
    @samiiramahamed4750 Před 6 lety +4

    Aroos markan arko waan iska qiiroodaa wacadale isku waara abid👏

  • @abdilahifarah3632
    @abdilahifarah3632 Před 6 lety +3

    legendary isn't acceptable For Obstacles Anshax shiday Goobtan Fanaan Sarre keep up

  • @abubakarrooble2408
    @abubakarrooble2408 Před 6 lety +39

    nice runti qofkaad jaceshahay inaad ku faantid weey qurux badantahay lkn farxadu music ma ahan ka tobad kena insha Allah

  • @matheroflovekhadra9499
    @matheroflovekhadra9499 Před 6 lety +1

    Suldan seeraar fanan aan tagero isku waraa xaskada qaliga ah Ameeen

  • @careefeibnucareefe1780
    @careefeibnucareefe1780 Před 6 lety +2

    Manshalaha aroos fiican illahay ha isku barakeeyo alamaanahaas

  • @nasrinaahmed6666
    @nasrinaahmed6666 Před 6 lety +9

    Suldan iyo hamun isku wara ubad kheyr qaba kala hela amin

  • @ahmedosman3931
    @ahmedosman3931 Před 4 lety

    Waawoow Aroos aad Qurux badan oo. Shidan waxaa la guursaday hablaha Xulkoodii iyo Anshax Fanaan aad u Cod Macaan hambalyo Alif Mabrouk

  • @farxiyamaxamed1378
    @farxiyamaxamed1378 Před 4 lety +1

    Wllky ilaahay qoyskaaga mid jira ha ka dhigo Aamiin Aamiin 🎎

  • @Ina-Maxamed
    @Ina-Maxamed Před 6 lety +23

    Anah ugu horeeyah lakitah hayla dhavinah

  • @dijainahaaji2406
    @dijainahaaji2406 Před 6 lety +9

    Dadka ku haya mlinkasta aroskn ma socda rer badiye miya tahiin waxn mar hore la duubay in wala qurxinayay muqaalka😎wax fahma

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 Před 6 lety +2

    Ilya cawra allaha idinka haya aamin

  • @jecliyanafteyda5546
    @jecliyanafteyda5546 Před 6 lety +3

    Mncha allh alfa mabruuk😍😍😍

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 Před 5 lety +3

    WllHie anzhax heeztizan iyo Dugziiya pa Zi DHapan u jcLaHy❤

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi111 Před 6 lety +3

    Maansha allah ilahy ha iski kiin dayo

  • @mahdidubow5935
    @mahdidubow5935 Před 6 lety +4

    Arooski qarniga iyo Fananka Sanadka2018
    hadu hele tuu howlgale hadu hele ...

  • @abdiasisahmedhurre
    @abdiasisahmedhurre Před 6 lety +5

    *Legend Abdirisaq anshax*
    GO forwards brO

  • @salmaismaaiil7192
    @salmaismaaiil7192 Před 6 lety +2

    Abdirisaaq anshax walhi waan jecelee maxan sameeyaa 😭😭😭😭😭😭

  • @dekamohamee3311
    @dekamohamee3311 Před 6 lety +5

    Wlhi wuu shidnaaa kaliyaata waxa kamaqan xamda queentayda

  • @Said-Khamsa
    @Said-Khamsa Před 6 lety +1

    Abdi askari wxn ku weydiin inanka heeska qaadayo ma cabdirizaaq anshax baa la dhahaa mse cabdi hani xaashi cabdullahi

  • @xalaawinevergive-up5924
    @xalaawinevergive-up5924 Před 6 lety +3

    Anshax heestiisaan waa top never lasting

  • @maryamadhuubqueeen2245
    @maryamadhuubqueeen2245 Před 6 lety +7

    anaan helin kaan howlgalay ihiiii😂😂😂😂😂😂😂

  • @mucaaddhaashane144
    @mucaaddhaashane144 Před 6 lety +9

    waxa nacayb jigjiga meesha comment ah ka socda hhhh gabadhu ogaaden maaha meesha jigjiga maaha war walaaladiin quruxda iyo farxada u quura gabadhu waa ogaadeen meeshuna waa jigjiga cadeey

    • @suaddahir4473
      @suaddahir4473 Před 5 lety +7

      mucaad dhaashane gabdhu ogaaden Maaha walal waa naag harti ah waliba reer Laasqoray ah hhhh any way waa daarood 😂❤️

    • @amuunabdi2632
      @amuunabdi2632 Před 5 lety +3

      mucaad dhaashane gbr warzangeliYa soomaali waa istaqaaanaa

    • @ruwaydiinainasugule73
      @ruwaydiinainasugule73 Před 4 lety +2

      @@suaddahir4473 😂😂way dhiig bdanidaa ina adeerteena ddkle lga dhigaya

  • @hennadesign1994
    @hennadesign1994 Před 6 lety +1

    See wax uwadaaa abdi askari aarooska waaa horuu dhacee

  • @habiibamohamed6191
    @habiibamohamed6191 Před 6 lety +8

    MAA SHAA ALLAH ISKUU WARA ❤❤😍😍

  • @farhiyaahmed21
    @farhiyaahmed21 Před 6 lety +2

    Masha allh hanbaliyo suldan iyo amun😍😍

  • @abdirahmanadamali8872
    @abdirahmanadamali8872 Před 4 lety +3

    Masha Allah ver good Inaba caadi ma ahan heesta iyo arooska

  • @malmihiiwacnaawaysoosocdan3809

    Waaw mansha Allah nolada labadaydi garab 😘😘😘

  • @simanibrahim726
    @simanibrahim726 Před 6 lety +2

    Abti heestan love ba guahaay talahii

  • @Shortstories59
    @Shortstories59 Před 5 lety +2

    Anshax wuukatumay habeenkaa wllaahi dadnimada reer somaliland

  • @princesszagal23
    @princesszagal23 Před 6 lety +21

    suldanka geeska walee nasab nool😍😍😍😘😘😘

    • @samiirabdi9015
      @samiirabdi9015 Před 6 lety

      Princess zagal mel kasta waatagan thy adi😂😂😂

    • @hobohanshi2691
      @hobohanshi2691 Před 5 lety

      👰🙎🎂🎈

    • @user-to1ke2qx6k
      @user-to1ke2qx6k Před 4 lety

      😁😁😁😁😁😁😁😍😍😍😍😍😍😍🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗😍😍😍😍😍😍😁😁😁😁😁😁😁😁😁☝️

  • @dalmaryare9838
    @dalmaryare9838 Před 6 lety +3

    Allow isku barkeee Amin amin

  • @MohamedIbrahim-rg2lk
    @MohamedIbrahim-rg2lk Před 3 lety

    Mashalaah cabdi risaaq anshaax raag raag dhalay waye guliiso sxb

  • @user-qi3kv2ry3x
    @user-qi3kv2ry3x Před 5 lety +2

    Masha allah ogadeen wa dad qurox badan

  • @basharmc8089
    @basharmc8089 Před 6 lety +1

    masha Allah kuwii isku waara Allah idinka dhiga

  • @ssh1898
    @ssh1898 Před 6 lety +1

    Cheera ayan daremay anyway congratulation brother sudn

  • @saynabmohamed8983
    @saynabmohamed8983 Před 4 lety +1

    Manshlhaa raarjigjiga naabad iyo noloolfiicaan alhaaidinsiyaadiyo amiin

  • @khadiijamhomed8255
    @khadiijamhomed8255 Před 6 lety +1

    Masha allah isku waara noqda reer lagu dago

  • @nasteexyare9956
    @nasteexyare9956 Před rokem

    Aabbaha baadilka baa tahay cabdi

  • @Abdirahman-Cideeye
    @Abdirahman-Cideeye Před 6 lety +6

    Anshax so qadey suldaana amuun maslaxa keen DJna ka tun
    Masalax shidan

  • @faraxxuseen1703
    @faraxxuseen1703 Před 4 lety +1

    Mashalah suldaan iyo xaaskiis amun ilhaay haysku yiin daayo

  • @abdiadan8691
    @abdiadan8691 Před 6 lety +3

    Abdirisaaq Anshaax well done👍

  • @khadiijaababkey5801
    @khadiijaababkey5801 Před 6 lety +1

    Maashaalaah gurkina gurqeyr qabo

  • @poqoradapuntland4551
    @poqoradapuntland4551 Před 6 lety +6

    ala suldaan seraar anaa jeclaa lkn hda mid kle iga raacay😂😂

    • @liilshiniileliil4807
      @liilshiniileliil4807 Před 6 lety

      poqorada puntland malin iyo hbn ayat kaga tihiin intuu gukeeynaa adika dadka hasirin dee

    • @xooshnazir7293
      @xooshnazir7293 Před 5 lety

      Samir iyo Iimaan poqorada puntland

  • @safiyqurux498
    @safiyqurux498 Před 6 lety +1

    Masha Allah hambalyo aroskena aros kheir suldan iyo amun

  • @shukrisharaf5652
    @shukrisharaf5652 Před 6 lety +1

    hanbalyo suldaan seraar guhaad and amuun abdi isku waara abid ubad khayr qabana kalahela

  • @zamyabdullahi6075
    @zamyabdullahi6075 Před 6 lety +1

    Manchallah Suldaan Iyo Amun Nolol Farxadle Walgiiin❤️💯😍

  • @aragsanabdi3384
    @aragsanabdi3384 Před 6 lety +2

    hamplYo my dadkii layGa peerow farxad kunoolada🤗👌🖒

  • @alihaji6601
    @alihaji6601 Před 5 lety +3

    Suldaan iyo Amuun Gabadh iyo dollar wiil iyo caano amiiiin

  • @honeydaagaan3005
    @honeydaagaan3005 Před 4 lety

    Ma dhigeyga suldan serar iyo dumashidey amuun iswaraaaa abiid

  • @fatmafilsan8622
    @fatmafilsan8622 Před 6 lety +9

    Wlh aros shidan bu aha hadalba makarayo❤

  • @zackianyazin9360
    @zackianyazin9360 Před 6 lety +3

    Aroooz zhidaN 🙌

  • @abdifatahmnugal2311
    @abdifatahmnugal2311 Před 6 lety +14

    Naag maraykanka joogta Haday idinku jirto Farta Ha Taagto Nacalayee Hawlban U Hayaa.

  • @lakifunnyandfashion3169
    @lakifunnyandfashion3169 Před 6 lety +3

    Mnsha allah hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @enjeneerapdikariin9748
    @enjeneerapdikariin9748 Před 4 lety +1

    Apdirisaaq anshax taageerahaga ☝️

  • @ayaaanali8649
    @ayaaanali8649 Před 6 lety +2

    Hamblyo suldanka geeska

  • @maska1977
    @maska1977 Před 5 lety +2

    Ax Yaa caruus iskaabulo haydinku taagnato😂📌❤