Wareeysi Gaar Ah, Youtuber Ka Caanka Ah Ee Qays Qaysar

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 11. 2021

Komentáře • 312

  • @Libaan99
    @Libaan99 Před 2 lety +151

    Weriye cajiib ah 100%
    CZcamsr cajiib ah 100%
    Waraysi cajiib ah 100%
    Well done boys 👏 👍

  • @dhakhtarshorts7183
    @dhakhtarshorts7183 Před 2 lety +252

    Abdirahman qays qaysar one and only legend❤️💙🥰😍❣️keep going pro
    Chanelkaygan waa mid cusub oo shorts ah marka hala kla kiciyo familygaga❣️🙏

    • @farhiyahassan9229
      @farhiyahassan9229 Před 2 lety +5

      Dhakhtar adban kusalamay wil an ad utagero ba tahay hore usoco

    • @aamenelmi5436
      @aamenelmi5436 Před 2 lety +4

      Dhakhtar wlo adiga kama hyno wax muuqaLa

    • @sacdiyasiman1348
      @sacdiyasiman1348 Před 2 lety +1

      Our role model Maxamuud dhakhtar😍

    • @daadirelmi1408
      @daadirelmi1408 Před 2 lety +1

      Dhakhtar wa ku aminsanhy lipx 🇸🇴🙋‍♂️

  • @sir-jamatube
    @sir-jamatube Před 2 lety +24

    Ragna Futada hablaha inay kamarad ka duubaan ama reaction Ka bixiyaan ayey caan ku noqdeen, @Qays Qaysar na wuxuu ku caan baxay soo gudbinta Quruxda iyo Bilicda dhulkiisa hooyo.
    Hore uu soco sxb ➡️

  • @Internut1985
    @Internut1985 Před 2 lety +38

    Ninkan waa shaqsi aad u qalbi wanaagsan, hanuunsan, oo waliba og Allahii abuurtay

  • @sakariyedayib1491
    @sakariyedayib1491 Před 2 lety +38

    Wariyaha waxa ka muqata khibrad aad u badan qaabka uu sualaha u waydiinayo iyo qaabka uu u dhagaysanayo intuu hadalka dhamaysanayo

  • @nuurahassan1093
    @nuurahassan1093 Před 2 lety +28

    Hadii aan nolaaado marka aad is soo sharaxdo madxaweene waxaan noqon doona qofka kobaad ee ku siiyaa codkayga 💯❤️

  • @xamdamaxauued3137
    @xamdamaxauued3137 Před 2 lety +61

    Form somaliland qays wllkh 🦁qays viva🦁👑✌

  • @aminamohamed5910
    @aminamohamed5910 Před 2 lety +29

    Qays qayser madax waynaha mustaqbalka
    Inshallah ❤️

  • @abdiyare6827
    @abdiyare6827 Před 2 lety +36

    Qays qayser ku faannaa wllhi legend 💚🤍❤

  • @hamseabdiali5045
    @hamseabdiali5045 Před 2 lety +22

    Qays qaysar io wariyahaba wan salaamha.
    Alle hadafkeena aduun & ka aakhiraba hayna gaadhsiiyo I.a🤲

  • @lamajofficial2446
    @lamajofficial2446 Před 2 lety +41

    W00w! Waxaan La Dhacay Qaab Waraysiga Wariyaha Kama Dhex Galayo Qofka Uu Waraysanayo Hadana Guux Ma Joojinayo Oo Uu Ka Gurayaa Sheekada Si Aanu Uga Caajisin Qofku Waydinayo Su'aluhu✌ Top Wlhie Universaley Ilashada Ninkaa Daggen Ee Professional-ka Ah

  • @faisaclraxmaan8798
    @faisaclraxmaan8798 Před 2 lety +8

    Waa CZcamsr aad u fiican codkar ah aqooni ka muuqato wax badana laga faaidayo ku dayasho mudan alle riyadaada madaxwaynenimo ha kuu rumeeyo🤍 cl raxmaaaan❤

  • @nimcoyuusuf9078
    @nimcoyuusuf9078 Před 2 lety +14

    Wa ninka keliyan Ka dawado qays iyo abdala Jamal❤️

  • @hassanandroid2628
    @hassanandroid2628 Před 2 lety +34

    Maasha Allah waa nin ku dayasho mudan Qayser!

  • @khaletbinahmett8011
    @khaletbinahmett8011 Před 2 lety +33

    Qays qaysar madaxweynaha mustaqblka💓✔️

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 Před 2 lety +20

    Qays is my favorite you tuber
    Greeting from Somalilander in California USA. Si kedis ah baan ku helay barbaamijka Axad fiidkeed November 14th 2021. Labada dhalinyarada ahi aad bay uga soo baxeen shaqadooda PROFESIANAL JOURNALISTS

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud2963 Před 2 lety +18

    Cabdirxman cabdi wali mr qays qaysar waa shiqsi aan taagerowayn uahay keep going wll qali 🤚❤

  • @fathia1185
    @fathia1185 Před 2 lety +49

    Wait wait wait ✋😳 I minute to this wariye
    Marki ugu horeysay een arko wariye qofku waraysanyo hadalka ka sugaya intu dhamaysanayo😘😘😘😘😘❣❤❣❤❣❤❤❣❤❣❤❣❤❣❣❤❤❣

  • @rammlasalah736
    @rammlasalah736 Před 2 lety +20

    Mashallah qeysow kudayashad mudanatahy wll qli dadbadan bad dhinaca wnaga kuhogaminaysaa inshallah mdaxwaynaha mustaqbaLkana wdnaqonaysa😊❤

  • @idilawad3233
    @idilawad3233 Před 2 lety +19

    Mnsha alah qay qaysar madaxwaynaha mustaqbalka wakufaraxsanahay dhalinteena kuwa ugufirifircoon inay ufekerayaan sidaas raban inay wadankooda wxkabedelaaan allah hakurumeeyo hamigaagaaga madaxwaynimo qays

  • @nuurqarri1256
    @nuurqarri1256 Před 2 lety +16

    Masha allah qays qayser vedio kobad aanku daawato ayaan ku arkay inuu hore usoconayo sido kale waxan kugu tàageera waxyaabaha aad soo gudbiso ee aad dadka kale kaga Duwan tahay taasina waa calaamadaha lagu garto in aad meel fiican hiid sanayso sida dhaqankena miyiga barashada dalkaaga iwm guul baan kuu rajaynayaa insha allaah

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 Před 2 lety +11

    Mnzha allah wuxuu ahaa waraysi qiimo badan keep going Qayz iyo Aidarus Bershiya

  • @sabaninamuuse9980
    @sabaninamuuse9980 Před 2 lety +9

    Woooow madaxwayne wn ku dooran doona hdii alle isku keen simo incha allah

  • @samewade1185
    @samewade1185 Před 2 lety +7

    Qays qays CZcamsrs ka qudha ee aan taaageero 💯

  • @hamdimohamed6552
    @hamdimohamed6552 Před 2 lety +21

    Masha allah malintii u horaysay ion ku arkay baan iska gartay inaad heerka gaadhayso hore u soco 😍👍🏼

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 Před 2 lety +4

    Qeyskeeni CZcams la aantaa nuur maleh dalkiiba waan kala barana thank you bwe

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před 2 lety +17

    Masha allah legend qays 1 million dhelinyarada nahay sifcn uatagerno

  • @Internut1985
    @Internut1985 Před 2 lety +11

    Caydaruus waa wariye aad u wanaagsan. Marka uu wax waydiiyo wuu ka sugayaa

  • @namiin3034
    @namiin3034 Před 2 lety +24

    inshaAllahu future President 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽🥇

  • @sihamissackissack7695
    @sihamissackissack7695 Před 2 lety +26

    Love you brother qeys your my favorite CZcamsr long life with full of ibaadah inshallah big love from Kenya 🇰🇪🇰🇪 especially north eastern garahama wajir county 💓💓

  • @hyatyusuf9068
    @hyatyusuf9068 Před 2 lety +24

    Mashaa Allah May Allah bless you and protect you and your family

  • @suuro223
    @suuro223 Před 2 lety +20

    Best somali CZcamsr forever Qays Qayser💖❤🙏

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 Před 2 lety +12

    Madaxwyne qays qayser insha Allah ku rumeyo.👍

  • @afjanoabdilahi6458
    @afjanoabdilahi6458 Před 2 lety +3

    Wariy cajiiba
    CZcamsr cajiiba
    Laba nin hy
    Landherayal🤟🤟✌

  • @safaxusen1800
    @safaxusen1800 Před 2 lety +16

    Masha Allah tabaraka Allah hore usocda adiyo teamkaga

  • @thesomalimoon3227
    @thesomalimoon3227 Před 2 lety +16

    M.a qayser caqliga alle haku barakeyo keep going

  • @khayrdoon4138
    @khayrdoon4138 Před 2 lety +16

    Qays qaysar wa wiil da,yar hadana aftahan ah daadaalbadan iyo kartiyina kujirto allh hamigaga haku rumeeyo walo

  • @hinda1515
    @hinda1515 Před 2 lety +13

    Mansha allaah guuleys amiin amin amiin 🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 Před 2 lety +14

    Nin la jeclyahay ayaa tahy ee horay usoco

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před rokem +1

    maasha allaah Qays Qasar eedo hore u soco somalidu wey maalaayacni badan yihiine

  • @mohamedabdiaziz4398
    @mohamedabdiaziz4398 Před 2 lety +13

    mashallah wa wiil dalka iyo dalkaba ubahan yihin❤❤

  • @hodoayanrobleh7242
    @hodoayanrobleh7242 Před 2 lety +6

    Madaxwene Allah haku rumeyo wllki qof qimoo badan wan jeclan laha inshallah inada noqotida qof wadankisa sida o jecla o qorox disa o so badigaya guuuuuuuuulisan guuuuuuuuuliso wllki

  • @rashiid187
    @rashiid187 Před 2 lety +14

    Qays tv presenter fiican ayuu noqon lahaa

  • @cumarabukar7292
    @cumarabukar7292 Před 2 lety +22

    Our legend qays qeysar and ceydaruus universal tv 📺🖥🙏🙏🙏

  • @sahrajamac5094
    @sahrajamac5094 Před 2 lety +11

    Masha allah hambalyo madaxwena mustaqbalka

  • @hamzikbzk8802
    @hamzikbzk8802 Před 2 lety +33

    Legend qays qayser ❤️❤️✌️✊🏻

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 Před 2 lety +4

    best youtuber wallahi from muqdishu

  • @radwamahamed8795
    @radwamahamed8795 Před 2 lety +7

    Wanka qaday salanta xppi lkn dee inagadaa aroos badiyaaha😂masha allh huno horay u soco❤

  • @maayavolges1871
    @maayavolges1871 Před 2 lety +12

    Mnzha Allah qays qeysar nin hadal karaa 🙏❤

  • @shaaficicabdi9050
    @shaaficicabdi9050 Před 2 lety +11

    Manasha Allah madaxda wadanka

  • @khadaraxmedjaamac6394
    @khadaraxmedjaamac6394 Před 2 lety +9

    Clraxmaan🥰qays qayser wll qiimo badan😘full respect🥰

  • @saxiibdixalside9252
    @saxiibdixalside9252 Před 2 lety +9

    Cayduruus iyo qayser GUUL somalinimo ❤️💯 barnaamij qurxoon

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 Před 2 lety +4

    Nin dhalinyaro ah oo aad u firfircoon weeye runtii horay u soco baanu ku leenahay sxb

  • @cawaleliban6853
    @cawaleliban6853 Před 2 lety +4

    Masha Allah qeys qeysar Allaha ku xafido runti bulshada waad u faaiideysaa

  • @cabdicaliofficial7101
    @cabdicaliofficial7101 Před 2 lety +11

    Maasha allaah zxp keep going pr0 Haka DaaliN waxaaD wadid zxp

  • @thecaptai4628
    @thecaptai4628 Před 2 lety +4

    Mansha allah, #qays_qaysar best CZcamser 😍✊horumar fiican brother, insha allah.

  • @lailamohamet8358
    @lailamohamet8358 Před 2 lety +3

    Msha allh waxaan u bogay wllky Qays qayser Hab fikirkiisa ka madhan Negativity ga
    Iyo sida hamiga ku dhisan ee uu ufikirayyo
    Qayrkii mnta way wda tahriiben
    Inta joogtana wa in iny wdanka ka tgaan ku hamiyaya
    Ilhy hkuuu rumeeeyo hami walpa
    Oo aaad leedahy Khyrna kuu leh
    I like The way you reply wlhi wlaalo
    Allah yabaarik @qaysqayser

  • @t6f
    @t6f Před 2 lety +28

    Qays Qayser needs to graduate his traveling to all over Somalia including Kismayo, Mogadishu, Bossasso, Lascanood, Jigjiga, Gody, Djibouti, Garissa, Wajir, etc.

    • @FM-vq4dz
      @FM-vq4dz Před 2 lety +1

      Nope he doesn’t have to go where u want him to go let the man live his life and follow his pocket list

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 2 měsíci +1

    Barakumu Allah jamiican. Very beautiful scenery 👌 😍 ❤️. Jizaakumu Allah kheyr walaalayaal.

  • @asmacisman4818
    @asmacisman4818 Před 2 lety +4

    Cabdiraxmaan ccabdi wali wllo wlhi Aad baan kuu Taageera Ale Sharfo 💘💘🙏🙏🙏🙏❤❤🥰🥰🥰

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 Před 2 lety +3

    Msnsha allah, qays qaysar waa masuul codkar ah runtii. Waxaana waraysanaya wariye aad u dagan oo ah #caydaruus_persia waa laba masuul oo hawlkar ah 👏👏

  • @ahmedabdi5066
    @ahmedabdi5066 Před 2 lety +1

    Mzha allah the best you tuber mr qays qaysar waa ku wata dadalka aad samaysay halka kasi wad ayaa ku leyay wllky sharafi kor kaga ha ahato

  • @xamdiyasin3708
    @xamdiyasin3708 Před rokem +3

    Qays madaxweyn mustaqbalka insha'Allah

  • @hamsemdahir7294
    @hamsemdahir7294 Před 2 lety +20

    Qays qaysar One Of My Fav CZcamsr ❤️🙌

  • @cabdirashiidcabdilaahi4618

    Qays nin karaamo wata alah haku dhawro bro hore usoco

  • @abshiranshax
    @abshiranshax Před 2 lety +19

    Best youtuber of
    Somaliland
    Qays qaysar and abdlaH jamal
    Leg3nds
    💚🤍❤

  • @nimcosaeed46
    @nimcosaeed46 Před 2 lety +1

    Mach allh Best CZcamsr Abdirahman qays legend

  • @AB-880
    @AB-880 Před 2 lety +5

    Hambalyo inaadeer.
    Ninka ugu horeeyee soomaali oo dhan 1M gaadhi doona insha allah, Kama hadlayo Group, Band ama Wax lamida.

  • @najahadan4050
    @najahadan4050 Před 2 lety +4

    Maazhalah qays qaysar nin hadal kar ah😍😍

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 2 měsíci

    Allaahu Akbar. Masha Allah. Thanks for sharing with us brothers 🙏 ❤️.

  • @ayaancllaahi4875
    @ayaancllaahi4875 Před 2 lety +9

    Azc wllo mashaallah qays horeeusoc Wllo 👏🎇💕❤🎆

  • @muhiadinelmi6651
    @muhiadinelmi6651 Před 2 lety +5

    Allah hakaa abaal mariyo walaal.

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Před 2 lety +5

    I’m one of the qays qayser his fans.

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 Před 2 lety +16

    Legend Qays qayser👏✊

  • @abdimajidmuza5861
    @abdimajidmuza5861 Před 2 lety +3

    Wariye caydruus iyo qays qaysar waan salamaya.

  • @AhmedAAsowe
    @AhmedAAsowe Před 2 lety +3

    Masha allha, keep going bro

  • @ishaakismail8874
    @ishaakismail8874 Před 2 lety +2

    mashalah hore u soco abtiyo guulayso ❤️❤️❤️❤️ sida wode maya ayaad gadhaysaaa africa to the world iyo barbaaamijo caaaalami ah baaad gaadhi doontaaa ishalaah

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 Před 2 lety +5

    Wiilkaan inuu madaxweyne noqdo baa fiican lahayd aad buu ula socdaa dadka sidey kala yihin

  • @bakateliproduction2226
    @bakateliproduction2226 Před 2 lety +7

    Legend qays qayser keep going legend

  • @cabdiqani3108
    @cabdiqani3108 Před 2 lety +6

    Team qasqaysar hala ismuujiyo

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před 2 lety +5

    Qays qayser best youtuber 😘💪🌹

  • @kaahomukhtaar8965
    @kaahomukhtaar8965 Před 2 lety +4

    Masha Allah horay usoco walal qays qaysar

  • @nuuranmuse2672
    @nuuranmuse2672 Před 2 lety +4

    Qays qaysar♥️ Best youtuber

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 2 měsíci +1

    Great interview Well done 👏

  • @ayaanjama9294
    @ayaanjama9294 Před 2 lety +7

    MashaAllah tabarkalah

  • @mohamedkhadar9830
    @mohamedkhadar9830 Před 2 lety +6

    Legend legend qays qayser

  • @xuskad98
    @xuskad98 Před 2 lety +1

    We love you bro keep going up inshallah

  • @abuabdulah1668
    @abuabdulah1668 Před 2 lety +2

    Mashallah qaya qaysaaar best wariye

  • @axmedyaasiin4934
    @axmedyaasiin4934 Před 2 lety +6

    Best CZcamsr qays qaysar 😍✊

  • @thecaptai4628
    @thecaptai4628 Před 2 lety +4

    Allah protect you brother #qays_qaysar 💯🌏

  • @nuuraaxmed5451
    @nuuraaxmed5451 Před 2 lety +7

    Aduunka ugu jecelahay wlhi wlky qays

  • @nabiihamaxamed8033
    @nabiihamaxamed8033 Před 2 lety +5

    Wllky qays qayser nin hami iyo himilo sare leh allé hakugu garab galo. allé haka Jasai siyo Sadad Nokla Barty wadanka Wanan sugyaa inshala inad mar uun hugamiye no noqoto👏👏👏👏

  • @shukraanhassan4380
    @shukraanhassan4380 Před 2 lety +1

    Man sha allah walalkay qays qaysar wa nin fican oo sharaf leh ale ha barakeyo riyadiisa ale ha u rumeeyo

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 Před 2 lety +1

    Best utuber mashallah Qays Qaser 💗

  • @xaawacuudguled7139
    @xaawacuudguled7139 Před 2 lety +2

    Masha allah walal qeeys allah kuxifdiyo horey usoco

  • @inahajjiproduction1990
    @inahajjiproduction1990 Před 2 lety +4

    Ninkan allaH Ha barakeeyo aarin fiican buu Hayaa

  • @sertayo5425
    @sertayo5425 Před 2 lety +7

    Keep your head up bro

  • @samatarcabdiyaasiin4277
    @samatarcabdiyaasiin4277 Před 2 lety +12

    Legend is always Legend qays

  • @queennaima7796
    @queennaima7796 Před 2 lety +4

    Masha allh legendary qays❤

  • @fahemamuhammad6623
    @fahemamuhammad6623 Před 2 lety +9

    Well done Qays