Heesta waa saboolka caadadi codkii khadra daahir with lyrics my favourite song

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 04. 2019
  • *Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
    Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
    *Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
    - *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
    Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
    - *Muuqaallo Taariikhi ah:*
    Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
    - *Sheekooyinka Heesaha:*
    Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
    - *Isku Xirka Jaaliyadda:*
    Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
    *Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
    Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
    *Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
    Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
    Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
    ---
    **Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
    --- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
    vidiq.com/Earnmoneywithus7 #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
    GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
    WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
    +27688649079
    WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
    QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
    Whatsapp
    south africa +27688649079
    Somalia +25297650065
    America +17153883390
    WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
    SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
    morning
    by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
    contract. goodirgalow@gmail.com
  • Hudba

Komentáře • 159

  • @axmedjama4344
    @axmedjama4344 Před rokem +22

    Qisada hesta
    C/qadir xirsi yamyam aya sameyay
    Abwanko xili subaxa iska fadhiya maqaxi shaah
    Oo ku taal madarka adan cade u dhaw
    Ayaa waxa so ag istagay gaadhi sida inan dhofayso dadkodi la socdaan
    Inanti aya gadhigi kaso dagty
    Wadada ayay firisay inu qof so socdo waxba way wayday
    Hadana cabar markay gadhiga ku jirtay ayay so dagty
    Way firisay wayna wayday
    Mar 3xaad bay so dagty hadana wax so socda way wayday
    Abwanko intson dhan la socdayba ku dhahay ader maxa jira
    Waxay tiri adero qofkan sugayay wanan dhofaya xiligi diyaaradu kacaysay sacadu way taganty
    Abwanka ugu jawabay ader war qad qaro ii dhib adu so maro ana u dhibiye
    Wanay qortay wanay u dhipty
    Sidibay ku dhofy
    Wax yar ka dib ayu inan yaro xiiqsani meshi kaso baxay
    Sasu hareraha u egay waxba wuu wayay wuu ka xumaday hamsan ka uu sameyay
    Abwanka ku yidhi ader maxa ku helay wuxu ugu jawabay adero gabar an isku iskul hayn oo jamacad dibada u adaysay ayaan la balansana wanan ka hamsamay
    Inan habsamana waxa u sababa xafada fog waxas taxsi kuso racaona man haysan laba qofo ad isku jecel banu hayn lkn wakhtiga i samixi wyay inaan saka si maca salameyo
    Lacag u taxsi ku intu siyay ayu ku yidhi laba cisho ka dib halkan igu kalay
    Abwankiba siyad bare AHU u tagay wuxunu ku idhi jaale wax kale ma rabe
    xaladi inanka yar intu iga waramay
    Inad digrato madax wayne ku gayso
    Isla jamacadi inantu tagy ayanu sidi ku geyay inanki faqirka haa
    Hestana wuu u sameyay
    Labadi qof way is gursaden wadankana dib ugumayso laban dagaladi somalida ayay abwanki so radiyen mushar bay u qoren asago qata ayunu dhunty allah ya raxmee
    Qisada wan so kobay lkn adbay u dherty

    • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
      @GEEDISHAAMBOWSTUDIO  Před rokem +3

      Qisada si kale Ayaan u maqlay lkn saaxiibow Saan bayba ku macaantahay

    • @axmedjama4344
      @axmedjama4344 Před rokem +2

      Abwanka AHU NIN ay zxpo yiin ba iga shekeyay abwanka uga waramay

    • @axmedjama4344
      @axmedjama4344 Před rokem +1

      Ogawna wan so kobay shekada qisada inta an so qory %75 ba ka maqan qoral kumaso kobi karo

    • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
      @GEEDISHAAMBOWSTUDIO  Před rokem +1

      @@axmedjama4344 mahadsanid sxb

    • @shaaniqadarshaani5677
      @shaaniqadarshaani5677 Před rokem +1

      ​@@axmedjama4344 sxb adaa ugu bahanahay qisado dhanystiran

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan Před rokem +13

    صوت لن يتكرر ، وزمن جميل لم يرجع ، وفن جميل لن يعود ،،،،، الا يرحمها ويغفر لها قطره طاهر

  • @cagaaranmedia2008
    @cagaaranmedia2008 Před 5 lety +31

    Sabuulka iyo beeraha
    Sunta caashaq bixisiyo
    Sadarada jacaylka leh
    Ee laabta ugu siman
    Haddii uu mid sidan laa
    Aragtida uu suura ah
    Sidaa uma ay dhaafeen
    Yamyam wuxuu leeyahay hadii ninkaas uu soo qaadan lahaa xabad ubax ah oo gaduudan dadku wey garan lahaayeen oo ugu yaraan qof oga daga baska wuu heli lahaa

  • @ahmedsharif7364
    @ahmedsharif7364 Před 3 lety +13

    Saabka iyo feeraha
    Sunta caashaq bixisiyo
    Sadarda jacalkaa ee laabta ugu siman
    Haduu uu mid sidan lahaa
    Aragtida u suurada sidaa umaay dhaafeen.
    Qoraalkaa wuu khalday qofkii soo geliyay ,saidaa aan soo qoray ayaay sax ku tahay.

  • @DrmukhtaarYousuf
    @DrmukhtaarYousuf Před 22 dny +1

    Arguably khadra daahir was one of the best female singer in somali musicians specially the romantic songs

  • @mohammedaamiinabdirahmaan7496
    @mohammedaamiinabdirahmaan7496 Před 7 měsíci +10

    Heestan waan dareen dhagaysanayaa caawa oo ay taarikhdu tahay 06/01/2024 waxayna isoo xasuusisay jecaylkagii oo heestan i qaadi jirtay habeen walba oo aan kulan ayay inatay mobilkeeda ku xidhiidhiso Bluetooth gaadhigii ayay si dareen leh u wada dhagaysan jiraan intaanu magaalada hargeisa cidhifka u baxno jeceyl kaas oo kale wali imuu soo marin bale gaabadhii iyadaan hadan dhibkayga noqotay oo jeceylkii igag baxaday 😮😮😮

    • @ibrahinxasan107
      @ibrahinxasan107 Před 6 měsíci +3

      Wax badan ayaa kuu dhiman hadaa imika wixii ka dambeeya mid qudha haysku halay balayn b iyo c iyo dba yeelo dana guur dana soco dana hadal

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 Před 6 měsíci +1

      Haday khayr kuu tahay rabbi hakuu soo celiyo 😢

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 Před 6 měsíci

      ​@@ibrahinxasan107😂😂😂 qalbigu labo ma qaado waa siran tahay

    • @mubaarikcabdi5596
      @mubaarikcabdi5596 Před 5 měsíci +1

      Cabdow beri samaadkii
      Marka sheeko baralaydii
      Kaftan laysla beegsado
      Ma baraarugtaayo
      Boholyow ma oydaa

    • @Almaaz-gh2ub
      @Almaaz-gh2ub Před 2 měsíci

      ​@mubaarikcabdi5596 😢😢😢😢qac haka yersin😅

  • @abwaantaajir4649
    @abwaantaajir4649 Před 2 lety +21

    Waa arooor hore cadceeedu soo baxayso goobtuna Waa magada Rome Italia ❤️

    • @shucaybbeldaje5119
      @shucaybbeldaje5119 Před 7 měsíci

      ​@@abwaantaajir4649 sxb guul ayan ku rajaynaya

    • @Hilowlejr
      @Hilowlejr Před 6 měsíci

      @@abwaantaajir4649Waa aduunyo marba dhinac kuu rogeysaa sxp.

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 Před 3 lety +20

    Ereyga QUNDHACASHO waa: qofku marka uu xanuunsanayo oo aanu weli soo bogsan ayaa la dhahaa hebel wuu fiican yahay ee ha laga ilaaliyo qumbacashada/qundhacashada, oo macneheedu yahay ha la ilaaliyo ilaa uu si fiican u wada bogsanayo.

    • @qancisoadan5251
      @qancisoadan5251 Před 2 lety

      Waaa zax

    • @abdirahmanmohamedhassan5297
      @abdirahmanmohamedhassan5297 Před 2 lety

      0000

    • @aadanabdirhmn8388
      @aadanabdirhmn8388 Před 2 lety +3

      Qundhoco waa cadceed ama qorax
      Qumbacasho ayaa qufac ah

    • @xasanmagafe5780
      @xasanmagafe5780 Před rokem +2

      Taasi waa qumbacasho waana sida heestu leedahay ee ereygaad soo qortay heesta kuma jiro

    • @gaaleefyare6988
      @gaaleefyare6988 Před rokem +2

      Boowe falanqaynta khaladka ah iska ilaali
      Socotoo qundhacadii
      Faadadkii mugdiga siday
      Shucaacii seex shoo
      Waxa Laga hadlayo waa cadceed siidhacaysa qundhacadu waa qorax da
      Fahan boowe gcliye thanks 🙏

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 Před 7 měsíci +3

    What a amazing song.!😮
    Waa saboolka caadadii
    Still watching 16/12/2023 Saturday in Boorame.
    🎻❤️🔥

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal Před 5 měsíci +3

    Waa heesta ugu weyn heesaha somalida dhankayga!.

  • @axmedhassan6167
    @axmedhassan6167 Před 4 lety +10

    Erayada aun abdiqaadir xirsi laxanka axmed cali cigaal kaban ka laba dhacaya Waa isla cigaal si ka dawan kabanaysta yaasha kale ayaa u tumaa

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 Před 2 lety +9

    Ballantii ma siideyn
    Seef wacadki kuma jarin
    Ma iloobin samihii
    Saakaanu Dhiganee
    Gaadiid Socdaan jirineey 😪

  • @museweston1303
    @museweston1303 Před rokem +5

    Yaa salaam hees macaan cod kii khadra aun kabankii macaanaa ee cigaal

  • @abdifatahhashi4942
    @abdifatahhashi4942 Před 7 měsíci +1

    Khadra Dahir cod macaan ilaahay ha ku naxariisto aamin ya rabi

  • @mahadyare3672
    @mahadyare3672 Před 5 měsíci +1

    Waaa xiliga ugu dagan oo jabaqdu io saantu yar tahay sacadu waa 3:40 tariiqduna waa {11-2-2024}
    waa saboolka caadadii" what a song
    Erayadii-abwaab cabdiqadir xirsi
    yamyam
    Laxankii- axmed cali cigaal
    Codkii mama khadra dahir

  • @bashirabdi4675
    @bashirabdi4675 Před 2 lety +7

    Hadii uu balanta ku fiicnaa intaas oo wanaag ahna uu lahaa maxay tahay sababta baajisay
    Xanuun ka weyn ma jiro qof wngsn oo aad xiriir jeceyl laheydeen oo aad waydo sabab Laan waliba

    • @maxamedaadan8422
      @maxamedaadan8422 Před rokem

      Waxaa macquula in ay sababi jirtay ama duruufi ku timid baajisay ileen waa aadamew❤

  • @apdirohmankaizeh4945
    @apdirohmankaizeh4945 Před 4 měsíci +2

    🥺🥺21/3/2024 heestan waa qiso dhab ah runtiina waan qiirooda markan dhegaysto

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 Před 6 měsíci +1

    Geedishoombow qisada heesta waan kaa sugaynaa adoo mahadsan
    ............... khadar daahir khadra dhoola rabbiyow u naxariisto
    Ma yaqaano suuraha beentiyo
    Sababadee ma anigaan wakhtiga sugin 🥺😩🎸🎧

  • @abdirizackhussein4466
    @abdirizackhussein4466 Před rokem +3

    Mama khadra daahir cige "dhool" alla Haku naxariisto😥

  • @mahadcarte1262
    @mahadcarte1262 Před 2 lety +3

    Taan sugayay baxdayeey
    Johor , malaysia .
    18/4/2022.

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 Před 10 měsíci +3

    Erayada waa abwaan yamyam Aun 😢
    Laxanka jacaylku ka dhadhamayo❤ iyo
    kabanka daggan waa allfanan
    axmed cali cigal 🎵🎵
    Codka waa mom qadro dahir Aun 😢
    axmed cali cigal gacantisa malab🎻
    Waxan jeclan laha qisada heesta in
    la waydiyo axmed cali cigal 🙏🙏

  • @galadapple155
    @galadapple155 Před 2 měsíci +2

    Bismilah wa haben maqribki sacadu wa 6:55 bishu wa 12/5/2024 waxan fadhiya meel bur badiyaha ah waxa isugaya 25/5/2024 imtixanki dawlada isma lihi hal şu aal o ad ka jawabi karto ba jirta lkn niyada waxan ku dhisanaya heestan o an shitay ilahay khayr ban ka filaya bal an eegno wayaha meshay nageyan

  • @amiirnuur6854
    @amiirnuur6854 Před 2 lety +5

    Qundhacada waxaa layiraahdaa marka cad ceedu midabkeeda lumiso eee ay siii dhacayso

    • @ahmedaliali5066
      @ahmedaliali5066 Před 11 měsíci +1

      Qundhaco ma'ahan wll
      Ee waa Qumbacasho=
      Qof xanun kaso kabsanaya
      Ama soo ladnaanaya

  • @goodirgalow6658
    @goodirgalow6658 Před 4 lety +8

    GEEDI SHAAMBOW STUDIO waxaad tahay nin wayn xaqiiq heestaan caadi maaha

  • @galadapple155
    @galadapple155 Před měsícem +1

    Alxamdulilah cawa tarikhdu wa 5/6/2024 Arbaco 3:18 waxan fadhiya banki mirqan wayne alx waxa khayr igu so dhamay examki 4ka waxa ibaxaysa hestan o anan ka dalin had iyo goor mirug iyo farxadba ❤bal aynu eegno wayaha meshay na geyan 👋

  • @yahyealpha5874
    @yahyealpha5874 Před 8 měsíci +1

    Waa 3:23 Saq dhexe. Naribi ayaan heestan si qoto dheer ugu dhagaysanayaa. 😢😢
    Adduunyoooooooy. 😢

    • @calidhakalaf4121
      @calidhakalaf4121 Před 6 měsíci +2

      “Cajiib” Kula mid baan ahay oo kambaala uganda baan ana isla hada qumaati uga dhagaysanayaa

  • @mohamednuur3607
    @mohamednuur3607 Před 3 lety +3

    one of may favourite song inaba caadi kama dhargo heestan

  • @raxmadek3268
    @raxmadek3268 Před 5 měsíci +1

    Alla Yarxamaha khadra dahir❤

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 5 měsíci +2

    ALLA Yaa salimak Thanks Ustaad.

  • @YahyeQomal
    @YahyeQomal Před měsícem +1

    ❤❤❤ wasaboolka caadadii😢😅😅

  • @Niiraamuseahmed
    @Niiraamuseahmed Před 6 měsíci +2

    NAFTA wax jecel waaa taaa bal eeeg sidey ugu cudur daareyso😢

  • @maxamednuur7175
    @maxamednuur7175 Před 7 měsíci +2

    Cajiib! Codka subaaxiga ah ee laan-dayrta ka madhan. Waqtigii samaa ee bilnaa ee tagay masoo noqon!? Fankii hagaagsana, suurihiisii wacnaa,masoo laaban!?.
    Ogobeey adduunyooy
    Maxay galab-ba heer joogtey.
    Ashqaraar

  • @raxan-reebstudio6622
    @raxan-reebstudio6622 Před 5 lety +9

    Somaliyeey heestaan waxaa loo sameeyey ayeyday Aun jaceylkaan wuxuu soo dhex maray awoowgay iyo ayeyday waana is guursadeen farxadiina waxay ku dhaleen aabahay oo hadda aabahay waxaa la dhahaaa qoslaaye mar kaste waa iska faraxsanyahay

  • @abdulahiholand4022
    @abdulahiholand4022 Před 2 lety +4

    Heestan markaan dib udhagaysto badweyn ayaan dhex galaa....

    • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
      @GEEDISHAAMBOWSTUDIO  Před 2 lety +1

      Qisada heestaan waan soo Wadaa dhawaan hadii aad nala wadaagi karto waxaad ka hayso soo dhawow mudane kolley rageedii baad tahaye

    • @shaaniqadarshaani5677
      @shaaniqadarshaani5677 Před rokem +1

      ​@@GEEDISHAAMBOWSTUDIOlasoo dhaqso

  • @xusnishine1095
    @xusnishine1095 Před 2 měsíci +3

    Saxarir o idil waa adigo sabool ah, gabar ladan jeclow 😭😭😭walle ciddi so martay ama haddaba xaaladdaa ku jirta unba ogan karta xanunkas😭😭

  • @yoondheermedia
    @yoondheermedia Před 3 lety +7

    ANIGU HEESKAN WAXAAN IDIIN SHEEGAYAA MIDHAHA WAXAA LAHAA YAM YAM LAXANKA USTAAD AXMED CALI CIGAAL KABANKA ISLA CIGAAL LKN HAL KALMAD OO DADBADANI SIKHALDAN U FASIRAAN AYAA JIRA TAASINA MAAHA @HADII AAN KALGACAL SOLIN EE WAXAA WEEYAAN QOF MIYAAN KALGACAL SOLIN

  • @abukarbadalgarad8189
    @abukarbadalgarad8189 Před 3 lety +4

    i love all songs mama khadro

  • @cagaaranmedia2008
    @cagaaranmedia2008 Před 5 lety +4

    Hees qiso jaceyl oo murugo badan xanbaarsan

  • @mohamoodhassan9068
    @mohamoodhassan9068 Před rokem

    Ilaahay haw naxriisto Abwaan
    Cabdulqadir xirsi yamyam iyo khadra Dahir

  • @abdnadirabdi2205
    @abdnadirabdi2205 Před měsícem +1

    WOOOOOOW

  • @maxamuudcabdiraxmaan75033

    Waa saboolka caadadii gaadiid la,aan iyo balantii oo DHAAFTAY

  • @HASANNASIR-sj3ec
    @HASANNASIR-sj3ec Před rokem +2

    Wiil iyo gabadh aya xarir jacayl kadhaxeya kadib gabdhi aya heshay school ship dibada telfona majirin wilka o dan yar aha aya dagana lafoole oo xogay fog waxay ku balamen subixi airport ga igu kalay kamuu garin iyana marna way kacda marna way eegta awbanka aya fahmay inanta o waraystay kadib way uwarantay iskatag bu dhahay calamad wilkana isheg ok wilki aya isna yimi isago walacsan wuu qabtay wuuna uwaramay markas wu gaxeyay abwanki wilka ina siyad bare buu utagay inantas kaba dir wilkan wuuna aqbalay siyad bare waa xog buuxda

  • @mohafarah8240
    @mohafarah8240 Před 3 lety +2

    Gadiid Socdaan Jirin 😢

  • @AbdinasirAyanlecartan
    @AbdinasirAyanlecartan Před 7 měsíci +2

    Saddex iyo shan iyo tonan
    3+15=18 bisha
    Waa habeenka dayaxu so baxo 9:00 PM fiidnimo
    Balantii ma siidayn
    See wacadki kuma jarin
    Ma i loobin samihii saaka aanu dhiganee
    Gaadiid socdaan jirin.

    • @ibrahinxasan107
      @ibrahinxasan107 Před 6 měsíci

      Sida caadiga ahna 3saac habeenimo iyo 15mint waa 9:15 habeenimo waayo dayaxa wuu sheegay

  • @abdirashidahmed6458
    @abdirashidahmed6458 Před 4 lety +13

    HEESTAN WAA QISO DHAB ABWAANKA AYAANA GABADHA KA CODSADAY INUU HEES KA SAMEEYO, SABOOLKA WAXAA AHAA INANKA BALANTA KASOO DAAHAY OO JAAMACADA AFGOOYE KA IMINAYEY, WUUNA KASOO DAAHAY, MAALINTII BALANTA AY LAHAAYEEN WAXAA JIRTAY AAD U KULUL OO GAADIIDKA AFGOOYE KA IMANAYEY WAXAY TOOS U TAGEEN GAROONKA KUBADA EE WADADA DHEER EE MAKA-ALMUKARAMA MAY SOO MAREYN GABADHUNA HALKAAS AYEY KU SUGAYSAY

    • @balqeisahmeth1037
      @balqeisahmeth1037 Před 2 lety

      Haa wan maqlay qisadn inay dhab tahay ee waxan umalaynayay xamar dhexdeeda inay wada joogeen khadra dahir hesahedu waxay u badnayeen qisonyin wada dhab ah

  • @galadapple155
    @galadapple155 Před 2 měsíci +1

    15/5/2024 habeen fiidki 7:35 imtixanki shahadiga waxa ka dhiman 10 maalmod ilahow khayr ku dhame

    • @galadapple155
      @galadapple155 Před 2 měsíci

      19/5/2024 iyo mar kale waxan ku mirqamaya heestan lasoco imtixanki dowlada wa isugaya 6 maalin kadib insha allah khayr bay noqonaysa heeskan ban wayaha adag isku dhafinaya bal aynu eegno wayaha meshay nageyan❤wabilahi towfiq

  • @abdirisaaqjama9209
    @abdirisaaqjama9209 Před 4 lety +7

    Fadlan waxan u baahnaan lahaa hadii ay jirto meel aan ka heli karo qasada heestaa ama yamyam lagu wareystey

    • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
      @GEEDISHAAMBOWSTUDIO  Před 4 lety +1

      Wll qoraal maahee kolay anigu ma arag ayadoo cod ah mahadsanid

    • @kaamilabdirahman210
      @kaamilabdirahman210 Před 4 lety +1

      Qisada ayaa muhiim ah runtii

    • @abdifatahhashi4942
      @abdifatahhashi4942 Před 2 lety +1

      Waxaan ku wada in khadra iyo. Ahmad Cigaal la waresto madam ay weli joogan ilaahay caafimad iyo cimri dheer ha siiyo si qisada runta ah loo helo

  • @user-op2ki7wl1i
    @user-op2ki7wl1i Před 6 měsíci +1

    Afgoye ka soo socday iyana xamar lacagba muu Hassan array buu ahaa wuu soo lugeeyay

  • @shucaybcali2812
    @shucaybcali2812 Před 2 lety +1

    Mother of the love

  • @peacetheworld...........7105

    Hees- qiima badan........
    '

  • @cabdishakuur4136
    @cabdishakuur4136 Před 3 lety +5

    Saaxiib Waxaan Kaa Codsan Heesta
    Malab iyo sabiib
    Midho Canab tufaax
    Nafaqiyo macaan
    Laga miirayeey
    Cabdalle yuusuf Hannuuniye

    • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
      @GEEDISHAAMBOWSTUDIO  Před 3 lety +1

      Haye inshalah waan soo galinayaa

    • @goldencoins7575
      @goldencoins7575 Před 3 lety +1

      War heestaa anaa ka quustay zxb

    • @xasanbarqo2019
      @xasanbarqo2019 Před 3 lety +2

      Heestaas 1999 ilaa 2001 ayaan dhagaysan jiray lkn hada waan waayey geedi shambow inaad Heli karto u malayn maayo

    • @nasriziyaad123
      @nasriziyaad123 Před 7 měsíci

      Ubxa.mida.badisiyo.zxb.kaye.ayan.kuxasusta.axamed.yare.nura.

  • @maxdar11
    @maxdar11 Před 7 měsíci +2

    Siday ugu cudur daarayso qof wax jacayl dhibaa haysata 5:15

  • @abdirisaaqjama9209
    @abdirisaaqjama9209 Před 4 lety +2

    Geedishaambow mahadsanid

  • @abdirisaaqjama9209
    @abdirisaaqjama9209 Před 4 lety +3

    Mahadsanid wll

  • @jamamohamud3438
    @jamamohamud3438 Před 3 lety +4

    Sxb ereyga aad kadhigtay sabuulka iyo beeraha ma.aha ee saabka iyo feeraha sunta caashaq bixisiyo

    • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
      @GEEDISHAAMBOWSTUDIO  Před 3 lety +1

      Sxb haddaad saabka iyo faaraha ka dhigto macno ma yeelanayso
      Lkn sabuulka iyo beeraha sunta caadhaq bixiya weeye saan isleeyahay

    • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
      @GEEDISHAAMBOWSTUDIO  Před 3 lety +1

      Tan kale abwaanku wuxuu leeyahay haddii uu ubax sidan lahaaa lagu garto inuu jacayl hayo waxuun baa loo samayn lahaa
      Sabuulka iyo beeraha sunta caadhaq bixiyiyo
      Haddii uu mid sidan lahaa
      Aragtida uu suura ah
      Sidaas uma ay dhaafeen

    • @xasanmagafe5780
      @xasanmagafe5780 Před 2 lety +1

      Jama Mohamed baa kaa saxan

  • @Cabdisamed_maxamed
    @Cabdisamed_maxamed Před 2 lety +1

    waa saboolka cadadi

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 Před 3 lety +2

    Hees qurux badan:. Ereyadii Cabdilqaadir Xirsi yamyam, laxamkii Axmed Cali Cigaal, codkii Khadra Daahir.

  • @goodirgalow6658
    @goodirgalow6658 Před 4 lety +1

    Aax heestaan inaba caadi maaha

  • @leebanosman1412
    @leebanosman1412 Před 2 lety +1

    Khadra Dahir dardaran

  • @xusencabdikariin798
    @xusencabdikariin798 Před 9 měsíci

    Heestaan macnaheeda waxaa family Kara daka dan yarta ah oowaxaaku Jirta erayga@ balkii aan kalgacal solin laxaw Saab kiisu meyracan Maa kuwa taksigu sido uga soodagaan qaaar

  • @user-fh6xq3do6z
    @user-fh6xq3do6z Před 5 měsíci +1

    😂al😅😢unaxaristo

  • @Highilighschannel1470
    @Highilighschannel1470 Před rokem +1

    12/12/2022

  • @goodirgalow6658
    @goodirgalow6658 Před 4 lety +4

    7:36 intaan yaa ila fahmay 🙏🙏🙏

    • @dalhadahir6972
      @dalhadahir6972 Před 4 lety

      I am understand ☝️

    • @WaayoArag.
      @WaayoArag. Před 2 lety +1

      Marka aad shiid tahay, laguma sugi karo; alla maxay raagsatay. Gaadhi la'aan gunnimo ka weyni ma jirto.

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 Před 3 lety +2

    18 may 2021 Somalilanders

  • @daauudjaamac5024
    @daauudjaamac5024 Před 2 lety

    Ma anigaan waqtiga sugin mise waayaha sida? Kaan sugayey yaw baxay 20 Aug 2021 jamce

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 Před 3 lety +2

    Toloow erayga Qundhacasho yaa si fiican noogu sharaxa

    • @ramadanaxmed6520
      @ramadanaxmed6520 Před 2 lety

      Qumbacasho
      ➥ Qof jirro ka soo bogsoonaya oo howl galay dhibaato la kulmid.

    • @aadanabdirhmn8388
      @aadanabdirhmn8388 Před 2 lety +2

      Qudhoco waa qorax
      Socotoo qundhucadii macnaha cadceedii dhacday
      Qundhoco
      Libdho
      Cadceed
      Qorax
      Waa isku wada macne

    • @ahmedyaredhanaane7383
      @ahmedyaredhanaane7383 Před 2 lety +1

      @@aadanabdirhmn8388 aad iyo aad legend wayn mahadsanid

    • @ahmedyaredhanaane7383
      @ahmedyaredhanaane7383 Před 2 lety

      @@ramadanaxmed6520 😂😂 oo cadaa

    • @ramadanaxmed6520
      @ramadanaxmed6520 Před 2 lety +1

      @@ahmedyaredhanaane7383 War heedha waan ambaday qumbacasho maba ahan eraygu ee waad iga saxantihiin👍👍

  • @mohamedarshe3933
    @mohamedarshe3933 Před 3 lety +2

    HEESTA HALKA AH
    𝘄𝗮𝗮 𝘀𝗮𝗯𝗼𝗼𝗹𝗸𝗮 𝗰𝗮𝗮𝗱𝗮𝗱𝗶𝗶
    𝗸𝗮𝗯𝘁𝗮 𝗶𝗻𝘂𝘂 𝘀𝗮𝗺𝗲𝗲𝘆𝗲
    𝘴𝘪𝘥𝘢𝘢 𝘮𝘢𝘢𝘩𝘢 𝘮𝘪𝘺𝘢𝘢 𝘨𝘦𝘧𝘬𝘢 𝘮𝘪𝘺𝘢𝘺 𝘴𝘢𝘹 𝘬𝘶 𝘛𝘢𝘩𝘢𝘺

    • @WaayoArag.
      @WaayoArag. Před 2 lety

      Gefka ayuu ku qumman yahay. Kab maaha.

  • @craxmanxuseenmuxumedcyare6267

    Saboolka caadadii

  • @weedhsanproduction6423
    @weedhsanproduction6423 Před 4 lety +1

    Wwww

  • @nastehomohamed1483
    @nastehomohamed1483 Před 3 lety +1

    😢😢😢

  • @LibanSodal-tp7bg
    @LibanSodal-tp7bg Před 8 měsíci

  • @ifraxqurux8934
    @ifraxqurux8934 Před 2 lety +1

    ❤️🆗❤️🌹💉

  • @mahadaxmed1418
    @mahadaxmed1418 Před 3 lety +9

    Hinda jaamac doolaal ayaan kasoo raacay heesta hadaad ila mid tahay like hayla dhaafin

  • @girinofdalmar6047
    @girinofdalmar6047 Před 4 měsíci +1

    27/3/24..12:41 hpen bsso soon arbco....
    Waa sabooka caadadi i.n hpn inn k q...j. y