Dag Dag Jabhada Muuse Biixi Iyo Dagaalka Xaqdarada Ee Lascanod

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024

Komentáře • 60

  • @zakisoleiman4287
    @zakisoleiman4287 Před rokem +5

    Ilahay haku xafido xaq sheeg waa habeena khayrade ilaahay guusha ha siiyo ssc alle ha jabiyo ilahow baryada naga aqbal AamiinAamiin

    • @ayaanismail5516
      @ayaanismail5516 Před rokem

      @ Zaki waa habeen kharaad baa leetahay hadan balaad hurinaysaa
      Mida kale Ceergabadan baas ee SSC ula baxday maada leh iyo Caynaba ha la kala xishodo

  • @deeqfareey4604
    @deeqfareey4604 Před rokem +1

    . Masha Allah ugaas runsheeg ayad tahay wale guulayso

  • @xasanwaanwaan4585
    @xasanwaanwaan4585 Před rokem +4

    Suldaan ku soco Hadalkaagu waa run iyo xaq Habarjclo waa noo taalaa balanbaanu ku qaadnay in aanu qixino oo dhulkayaga kasoo ceshano waxba waa maqli waayeen

    • @ayaanismail5516
      @ayaanismail5516 Před rokem

      @Xasan dhulka Habar jeclo ayaad. SSC u la baxaysaa xishooda

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 Před rokem +3

    MASHA ALLAH WA RUNTA ❤

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 Před rokem +1

    Waa yaab ilaahay haku liibaano runtaad ka hadashaa goor walba

  • @ashamohamud2470
    @ashamohamud2470 Před rokem

    Khayr Allaha ku siiyo Suldan! Jizaaka Allah. Dagalkaan Waa xaqdarro Musana Somalibuu isku gooynaya! Wa qaybi oo xukun!

    • @ayaanismail5516
      @ayaanismail5516 Před rokem

      @ Asha Sheekadii Daroodka aad soo ka xaysatay meeday ee aad xero cida weerarayso

  • @sawdayusuf4150
    @sawdayusuf4150 Před rokem +1

    Guul inshalah ssc

    • @ayaanismail5516
      @ayaanismail5516 Před rokem

      @ sawda Yusuf. Macnaha ka danbeeya SSC soo barta marka hore in taadaan soo qorin iyo cida dagta

  • @mohammodahmedmohammed6574

    Guuuul iyo gobanimo Soomaaliyeed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před rokem +1

    Suldaan noolow ❤️❤️❤️from laascaanood

  • @xalwodalmarmaxamed2621
    @xalwodalmarmaxamed2621 Před rokem +1

    alah.maxu kha in yahey walahi wadku mideysantihin

  • @adoontiialleadoontiialle738

    Ninkaan waa nin wanaagsan runtuu ka hadlaa

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 Před rokem

    Waa runtaa suldaan

  • @fathiaali7549
    @fathiaali7549 Před rokem

    Isaaq way kuwada jiraan dagaalka shacabkoodana way ugu riyaaqayaan dulinka

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 Před rokem +1

    Waa run subeer awal waxaay rabtaa in aay garxajis iyo habar jeclo dagaalka sidii xabadii iska hor mariyaan lkn haddii aay dilaan maxabiistaas wallee rag badan baa u dhiman oo dhul daarood jooga waxba naguma ahan in aan soo qabqabano sacad muse meelaha joga

    • @ayaanismail5516
      @ayaanismail5516 Před rokem

      @ Axmed Yusuf. Sheekadasi kuma shaqaanayso war
      Kale la imo

  • @diamondjama9696
    @diamondjama9696 Před rokem +1

    Meli ayaa eegadin😂😂😂😂😂

  • @xalwodalmarmaxamed2621
    @xalwodalmarmaxamed2621 Před rokem +2

    filinka adi iyo boqor bur madow wa la ogyahey shekada habar joclow war wa laqaba benta.iyo boloxoftada wa ogyihin dhulbahante habar jeclow ina dhigshil iyo boqor bur madow dhulka dhulbahante shidalka kujira o ad shirkadaha adlacagta.uga qadaten wanu.ognahey war cabadka benta.jojiya wa la.idinka.sokeya hadaydan rali ka aheyn muse waxu wado ragina.badkala.bixi laheyden isaqow filinkas ey bacuney wa benta waxad u shaqeyneysa abdirashid dahab.shiil iyo boqor burmadow wanu ognahey dhulki dhulbahante iyo shidalkodi in ad wa hore gadaten war walaqaba

    • @AhmedJigga
      @AhmedJigga Před rokem +1

      Horta Allah Ha Ku Xafido .............................Dumarka Badi Uma Jawaabo Sedex Wale Iyo Bile Inaan Dan Kan Lahayn Waxaad Isaaq Ka Sheegaysid Ee Akhridaada U Tudh..........................Horta Ma Hubo Inaad Dhulbahante Tahay Lakiin Hadaad Dhulbanahte Tahay Daacad Baan Kuugu Waramayaa .......................Ninka Sheekadan Keenay Shalayto Ee Lahaa Waa Sir Wuxuu Ahaa Nin HEEGO Ah oo Doonayay In laysku Dhufto Boqor Buurmadow Iyo Abtiyaashii Anakaa Sheekada Ka Daba Tagnay...............Mid Baan Kuu Shhegayaa Suldaan Dubad Qaal Waa Ninka Halakan Ka Hadlayaa Lix sanadood Baan Dhagaysanayay Nin Cid Ka Haybadaysta Maaha,... Runta Ayuu Allah Ku ogyahay Haduu Dhulbahante Xaq Daro Ku Arko Toos Buu Ugu sheegayaa Boqor Buurmadow Na Waa Isku Mid..............................................Wa Laahu Aclam.

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před rokem

      Wa run suldan dubad iyo adiga ba culimada hargaysa ka dacadsan qabil kasta dad bas wa leyahay

  • @NurAlaaNur
    @NurAlaaNur Před rokem +1

    Suldaan Duntaada Wanaagsan Balse Dad Xun oo aanan Is qaban Karin baad ka dhalatey. Dabkii Munaafiq Shido Ayaa Muumin Ku Gubta. Muuse qabta ama jidka baneeya SSC baa Hargeysa ugu tageyse.

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 Před rokem

    Iyaga ilaah haka yeelo kuwo waanadaadu anfacdo

  • @mohammodahmedmohammed6574

    GEESI NOOLOOW WLL

  • @hassanosman5333
    @hassanosman5333 Před rokem

    Libaax Suldaan Dubad Rijaal Khaniisiinta Habar Awal halkayska dhiciyo nacdali Kortay.

  • @mohameddubad6227
    @mohameddubad6227 Před rokem

    balow sheeg aakhiradaad utudho

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 Před rokem +3

    Shaqo aan ku leenahay idinka saari meyso. Habarjevlo waa kuwa noogu daran ee mitidka ah. Muuse ha idinku shaqaysto.

    • @fatushaden5736
      @fatushaden5736 Před rokem

      Habarjeclo uguu cadowsaan dhulbahaante maarkii Karaan markaa Habarjeclo naceybka intaas laaeg ay uqabto magaraankaro xataa social media manta dhaan dhulbahante baay kucayaan

    • @ayaanismail5516
      @ayaanismail5516 Před rokem

      Fatush dee dhulkoodii baad magacyo baas oo meel aad ka keenteen la garaneen ula baxday

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 Před rokem

    Ina cali koore loodila eyga eyga kalejirin waanika dhulkayaga iyo dadkayaga haligay

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 Před rokem

    Markhaati baanu kaaga naha in aad tolkaa
    Ugadigtey dulmig
    Weliba waajib aan isaaqa kale
    Waa tii deriska
    Markhaati Alahortii in aad waqtibadan uga digtey dulmiga
    Janatu fardoos aclaa Iinshalaah

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 Před rokem +2

    Dowlo! Runta allaaa kugu jecel!

  • @NurAlaaNur
    @NurAlaaNur Před rokem +3

    Adaa Koofilow jiitayoon, dunida joogeyne
    Adigaa jidkii lagugu wadi jimic la’aaneede
    Jahannamo la geeyow haddaad aakhirow jihato
    Nimankii jannow kacay war bay jirin inshaalleeye Jameecooyinkii iyo haddaad jawhartii aragto Sida Eebbahey kuu jirrabay mari jawaabteeda
    Daraawiish jikaar naga ma deyn tan iyo jeerkii dheh Ingiriis jabyoo waxaa ku dhacay jac iyo baaruud dheh
    Waxay noo jajuubteenna waa jibasha diinneed dheh
    Jigta weerar bay goor barqo ah nagu jiteeyeen dheh, Anigana Jikrey ila heleen shalay jihaadkii dheh, Jeeniga hortiisey rasaas igaga joojeen dheh
    Jiiraayaday ila dhaceen jilic afkoodii dheh
    Siday kuugu jeexeen magliga jararacdii sheego, Billaawuhu siduu kuu jarjaray jeerarka u muuji
    Naf jaclaysigii baan ku idhi jaallow iga daa dheh, Jaljalleecadii baa wadnaha jeeb ka soo ruqay dheh, Jeedaaladii baa indhuhu kor ii jillaadmeen dheh
    Jimic kagama helin tuugmadaan jeriyey ruuxii dheh, Kolkaan juuq idhaahdaba afkay iga jifeeyeen dheh ,Dhaaxaan jalleecee dhagbaan jalaq la ii siinin dheh
    Goortaan jarreeraba gafoo nolol ka jaan qaaday, Sida janannadii hore tashigu igu jaguugnaa dheh, Taladii jinnigu ii hor maray jaasadeed helay dheh
    Jiidaha xanuunka leh markii la igu jeeraarshay, Jibaadka iga soo baxay dadkii jiifka qaban waa dheh, Kolkay rubaddu jow tidhi or bay iga ag jiibsheen dheh
    Jiidhkaygiina bahalbaa cunoo jiitay hilibkii dheh, Jurmidiyo baruurtii dhurwaa jugux ka siiyaa dheh, Jiljiladiyo seedaha tukay igaga jaaseen dheh
    haddaan lays jikraareyn tolkay laga jidroonaa dheh, Weligood waxaa lagu jaraa jilib-dhig duulaan dheh
    Daraawiishi waa jibindhowgiyo jowga soo bixi dheh.

    • @ayaanismail5516
      @ayaanismail5516 Před rokem

      @S Al. Odayaashii REER badiyaha ahaa hanoo keenin warkooda ee ingriiskii daba cararaayay Waxaa maxaa ka danbeeyay. Baroor wiish iyo Garadlaawe. Iyo Mustafe Cagjar. Iyo Dani Sinsibar iyo Xarmaajo 2023 Daroon baa ku dul socda

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur Před rokem

      @@ayaanismail5516 WAR BIXIN JABKII IDOOR EE DAGAALKII LAASCAANO 18 MARCH 2023.
      1. TIRADA DHIMASHADA GUUD EE SNM WAA 124. HABAR JECLO 70 BAA LAGA DILAY U BADAN JIFOOYINKA - AHMED FAARAX & SOLOMADOW. HABAR AWAL 33 BAA LAGA DILAY U BADAN JIFADA JABRIIL ABUKAR. HABAR YOONIS 22 BAA LAGA DILAY. SARAAKIISHA SARRE EE LA DILAY WAA 7 & 2 SARKAALNA LAASCAANO LAGU HAYAA. KUWA LA DILAY 3 SARKAAL WAA HABAR YOONIS WAANA LA DILAY, 2 SARKAAL WAA HABAR JECLO WAANA LA DILAY, 2 SARKAAL WAA HABAR AWAL WAA LA DILAY .
      1. G/lle Haashi Hasan Abdillaahi-ARAB Abaandulahii Aaga Gooja Cadde DEAD
      2. G/lle Maxamed Aadan Dhigane - Habar Yoonis-Taliyahii Guutada 10aad DEAD
      3. G/le Ismail Ali Kheyre- Habar Awal-Jabriil Abokar Taliyahii Aaga Maraaga Guuto 8aad.DEAD
      4. Capt. Maxamed Nuur- Habar Awal
      5. Capt. Hassan Abdiqani Habar Jeclo - Biciido DEAD
      6 G/lle Kamaal Taliyahii RRU Maroodi Jeex DEAD
      HUBKII LA QABSADEY. 1 ZOO AH, 1 BEEBEE, HAL 37, 1 DHASHIIKE & 4 BAROON. ISBITAALADA BURCA, CEYNAB & OOG WEYDIIYA XABAAL WADAREEDKA LAGU AASAY WEYDIIYA. NINKII DHOOF KU YIMIDBAA GEERIDU DHIBEYSAA. GUUL XAQ U DIRIRKA SSC & HIIL WALAAL. GUIL 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 SOMALIA FEDERAL REPUBLIC.

  • @xalwodalmarmaxamed2621
    @xalwodalmarmaxamed2621 Před rokem +1

    wala fahan san yahey bola xoftadada.isaq waka.mideysan tihin in laxasuqo dhulbahante o dhulkoda ad dhacdan war cabaka joji wad ka mideysan tihin in dhulka dhulbahante.dhacdan o 12 sano bad shirkado kubareysen o lacago badan kaqadaten

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 Před rokem

    Abti suldaan adiga madaxaaga kuwo badan oo Habarjeco ah baa Ku bad baadidoona

  • @xalwodalmarmaxamed2621

    qabilka ku mideydan in la xasuqo harti wa habar jeclo

  • @nuurjirde7518
    @nuurjirde7518 Před rokem +1

    waar.hooy..habsr.jeclooy..maqala..odaygaas..

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 Před rokem

    Kkkk makìi ku tasbiixsanan jirey
    Nin tolkii ciilbaday isagan cadoowga tolkiis uu u kaday uun baadila

  • @MohamedMohamed-rp4xx
    @MohamedMohamed-rp4xx Před rokem

    Nin weyn oo taliyey baad tahay runtii laakiin Somali ma ku maqlayaan illaahow caqliga dadka ku sooceli

  • @hudaahmed4163
    @hudaahmed4163 Před rokem

    Hada run shgayso habr jeclo iyo garxejis sowkuwa dagalka ku jira may kabaxan dagalka oo ka hadlan dulmiga

  • @ayaanismail5516
    @ayaanismail5516 Před rokem

    Isaq wakaa laascanod ku xareeyay wax ka gur hee Somaliland Quruxddeda ayaa ku dhibaysa Cusuri Isir nacayab wax ku qaadi weeday Darood oo dhan soo kaxaysatay Xarmaajo Cagdheer Dani Sinsibaar ilaa hada waad cabadaysaa xasil adeer

  • @hamzadualle3391
    @hamzadualle3391 Před rokem

    sidii B.Madowba ka dhawaajiyey Hargaisa waad klagoi kartan lkn Together, Sool iyo Sanaag gobolada bariga laysku yidhahdo ee khayrkood ka hadhayasha ayaad Harti woqooyi wada dagtan guri reerkina oo Dhulbahante so galin ma jiro hadaba suaasha is waydinta mudan waxay tahay H.jeclo maxa luray?
    H.jeclo 1954 kii wax dowra kumay lahayn siyasadi ay isku hayeen 2da habrood kle.
    1960 giina yagoo Xamar dhexjooga is arkeen oo ila markana labada habrood kle awooda lakala cararayey.
    1981 giina asaaski iyo hindisadi SNM yagu waxba kumaysan lahayn waa laguso martiqaday yadoo lagu maxafsanyo.
    1991-1997 kiina dhexyaca ayey ahaayeen waxay u jeeden iyo waxay kajeedeen illa hada ma sharixi karan.
    Mantana Somali dhulkay dagto deeganada ugu liita ayey degentahay magaloyinkoda iyo tuuloyinkoda waxaad mooda 80's ki qoxontiga laahaa.
    Dekeda Barbara 20% dadka cashurta lagaqadaa waa yaga hadana 1% deegankoda laguna so celyo.
    Waxkasta u name it.
    Hadaba suaashaydu waxay tahay H.jeclo gormay yadu dowr yeelan oo chess ay yadu dhigtay la ciyari game habraha kle ciyarayaan ayey ku dhex amm bataye

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 Před rokem +1

    500 oo waiters oo isaaq ah ayaa Garowe ku nool iyo Saraakiil Laascaanoid lagu hayo. Laga bilaabo maanta maxaabiista idoor Bosaso ayaa la geyn. Waxaan kala macaashno hala arko

    • @ayaanismail5516
      @ayaanismail5516 Před rokem

      @Hirsi waar orad wax iska celi dad maxabist iyo dadkii meesh iska joogay ha ku meeraysane dadku meelwalba way wada joogaane
      Sheeko kale noo keen

  • @abdullahiabdisalan-vd5cq

    Aakharo lagusocdaa

  • @ayaanismail5516
    @ayaanismail5516 Před rokem

    Koofiyad bacle halkaa ka soo cabaada adoo miidhan baa caruurtagii xaabo ka dhigay oo xero ciidan u diraaya kolba soo laaya lenGaradlawayaal ayaa kaa dhashay beenalow adoo cimrigaa ku jira tobadlaaan

  • @jebriilali4133
    @jebriilali4133 Před rokem

    Muuse qaranku difacaya maxa u basanbaska ka daya adiga iyo burmadow

  • @xalwodalmarmaxamed2621

    war yuku dilin war walaqaba sado ali ajshabab bad u sodhex marten ali.khalif galeyna sun bad kudishen maxa boqor.burmadow adis ababa farisiyey o laga gadaya abdirisaq iyo.boqor.burmadow iyo ciro iyo ina dhigshil maxey karkarinayan wa la ogyshey ala odeygan maxu riwayad dhigaya

  • @xalwodalmarmaxamed2621

    khain batahey waxba ha.cabadin adi iyo.bowor.burmadow wala idin fahmey

  • @a.bismail6492
    @a.bismail6492 Před rokem

    Fulaay!