6 QALADKA OO AY DADKU KUGU NACAYA || HADAD SAMEEYSO ||

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 02. 2024
  • 6 QALADKA OO AY DADKU KUGU NACAYA || HADAD SAMEEYSO
    Shakhsigu maraka Qaar Waxa U Maraa Xaalado ay dadku ka cararaan am ay Nacaan
    Isago an fahmin sababta dhabta ah ee keentay in la Naco Balse wax jira Khaladaad U sameeyo Qofka Oo Keena Inay dadku Nacaan
    Muuqaalkan waxan Kugula Wadaageya 6 Qaladaad Oo Ay Tahay Inad Iska Ilaaliso Sameeyntooda Kuwaaso Keenaya Inay Dadku Ku Nacaan

Komentáře • 18