TAARIIKHDA URUR DIMEEDYADA SH MAXAMED CABDI DAHIR BY SAAB TV

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 51

  • @user-ef4uv7jk8x
    @user-ef4uv7jk8x Před 7 lety +6

    حفظ الله شيخنا محمد عبد طاهر
    أطال الله عمره في طاعته

  • @omarmohamedhassan9676

    M.a Waaruntiis Shiiqa. Kooxo Diimeed Baa Nawareeriyey Wallaahi Diintii Alle iyo Rasuulkeena Scw Beey Shaki Naga Giliyeen ama Ummada Soomaaliyeed Beey Shaki Ka Giliyeen. Shiiqaan Warkiisa Waa Rajo Soocelin Diimeed M.a - Shiiq Qeer Allaah Haku Siiyo Aaamiiin Yaarabi - ( Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar )

  • @Zizu.xy1
    @Zizu.xy1 Před rokem +1

    اللهم بارك...... كانت موعظة حسنة😢، اللهـــــــــــــــم اجعلنا من الذين يستمتعون القول فيتبعون الحسنة...........آمين ، يارب❤

  • @abdallahosman5823
    @abdallahosman5823 Před 7 lety +6

    ان الذين فرقو دينهم وكانو شيعا لست منهم في شيء إنما امرهم الى الله ثم ينبئهم بما كانو يفعلون

  • @BadbaadoChannel
    @BadbaadoChannel Před 7 lety +2

    maashaa allaah saabtv khayr alle haidinsiiyo saas uwada

    • @TheAyaanle11
      @TheAyaanle11 Před 7 lety

      مشا الله خزاك الله خير شيخ محمد علي

    • @TheAyaanle11
      @TheAyaanle11 Před 7 lety

      ال شيخ محمد عبد عفون

  • @seidabdulahi1916
    @seidabdulahi1916 Před 7 lety +2

    mnsha allah sh khayr allaha siiyo

  • @cabdiraxmaanmaxamed3582
    @cabdiraxmaanmaxamed3582 Před 7 lety +2

    maashaa allaah ilaahay sheekha haynoo xifdiyo

  • @khuluudabdallah7402
    @khuluudabdallah7402 Před 7 lety +2

    masha Allh yaa sheikh . allah yubarik fiik.

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd9711 Před 5 lety +3

    Mr Titiik &
    Saabtv waad mahadsantiin
    Wax badan ayey Bulshadu ka faaiidaysaa

  • @axmedhaydara7958
    @axmedhaydara7958 Před 5 lety +3

    أحسنت شيخنا محمد عبد طاهر
    الاسطورة التاريخ

  • @ilyaasabdi3654
    @ilyaasabdi3654 Před 6 lety +1

    Masha allah sheikhanaa sheikh Maxamed

  • @bihiyamohamed9873
    @bihiyamohamed9873 Před rokem +1

    Maahadasani adon ali shekh

  • @ayaanahmed4654
    @ayaanahmed4654 Před 7 lety +2

    masha Allah sida aad wax u cadaysay jazaka Allah khayran

  • @user-bc2ir5ix2r
    @user-bc2ir5ix2r Před 7 lety +1

    جزاك الله خيرا الشييخ محمد على هذا التبييين

  • @user-cy9ym5mq2b
    @user-cy9ym5mq2b Před 2 lety

    جزاك الله خير الجزاء يا شيخ

  • @zamzamumumahamed1123
    @zamzamumumahamed1123 Před 6 lety +1

    Masha allah sheikhanaa

  • @user-bc2ir5ix2r
    @user-bc2ir5ix2r Před 7 lety +2

    jazaakallaah khayran sheekh maxamed siwayn ayaad noogu cadaysay anagana ilaahay hanagu anfaco

  • @abdallahosman5823
    @abdallahosman5823 Před 7 lety +5

    ilaahayow waxad igu ogaataa in aan muslim ahaado waxna ku darin

  • @abulkadirrobble6149
    @abulkadirrobble6149 Před rokem +2

    Waa wahaabiyadi ayuu ka sheekeynaya saalixiya iyo qaadiriya aya ka horeeyey

  • @Abu-HureeyraacademyifoDadaab

    Asc SAAB TV waad kumahadsantiihiin umaada somaliyeed aad iyo ujecelyihiin culumada sida fican diinta wax ugu sheego lakinse waxaaa jira culuma ururooyiin wareeriyaan umaada somaliyeed inooga coodsaada sheeikh inuu dhabta kahadlo oo uu diyaariyo topic looga hadlaayo farqooyinkaan sibadanaayo sabato aah waaxay keeni karaaan diin laan at the end so please ask the sheikh if it is posible to make a debating session on such topic to find out what is the best ways to tackle such differences.
    thanks
    we Appreciate your arrangements

  • @saylirobleh5698
    @saylirobleh5698 Před 4 lety +1

    Taariikhda inta aad garanayso ayuunbaa laga waramaa taarikhda sonalidu ma waxa ay ahiid 1900 waxii ka danbeeyay miyuu yiraahdo xiligaa waxii kadanbeyay ayaan wax kasheegaya somalida taariikhdeeu waa qarniyo muhiimaduna waa qarniyadaa hore ee iftiinka u baahan

  • @alihoussein4160
    @alihoussein4160 Před 2 lety +1

    Waa markii ugu horaysay ee aan arko nin xaqiiqda ka warama Qirtana qaladaadkii ay umada muslinka ah ku qaybiyeen kuna jaahwareeriyeen iyago Dana gaara wata كبيرهم ممول وصغيرهم مضلل waa xaqiiqda hada ay jiraan ururadaasi

  • @somalia6633
    @somalia6633 Před rokem +1

    Shir wuu jiraa, magacna waan leenahay, hadana urur ma nihin, khiyaal

  • @abdallahosman5823
    @abdallahosman5823 Před 7 lety +4

    sida quraanka ku qoran ilaahay wu inooka digay in aynu diinta iyo dadka kala qaybino oo u kala baxno firqado iyo kooxo kuwaas oo aan waxba ku heshiin markastana col ah.illaahay wu inoo bixiyay magaca almuslimiin hadii aynu magacyo la kala baxno waxa imanaysa in aynu dagaal diineed ka dhex bilaabanto daliikeeda quraanka ku qoranمنيبن اليه واتقوه واقيمو الصلاة ولا تكونو من المشركين من الذين فرقو دينهم وكانو شيعا كل حزب بما لديهم فرحون. سورة الروم

  • @yacquub111
    @yacquub111 Před rokem

    Alle ha unaxariisto

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 Před 2 lety

    Saab TV
    Weriyuhu aad buu u mahadsanyahay waayo Afsoomaali ayuu barax tiray .

  • @abdallahosman5823
    @abdallahosman5823 Před 7 lety +3

    magacyadii nebiga ka dambeeyay wa bidcah waana lumis

  • @bihiyamohamed9873
    @bihiyamohamed9873 Před rokem +1

    Waan jeecelahay taarikhda islaamka
    ..,... AD AD AD

  • @abubakaraxmed1941
    @abubakaraxmed1941 Před 5 lety +6

    Wlaahi sheekhani waa daacad
    Wax badan oo dadka ka qarsoonaa ayuu u iftiimiyay
    Wlaahi halaga dheeraado
    Tabliiqa
    Ikhwaanka
    Ictisaam ka

  • @armankhan3740
    @armankhan3740 Před 3 lety +1

    Warr showw waxaani waa wax socday 20 sano oo waa companiyo. Aniga waxaan ba uheeys tay in asxaabta laga soo gaaray kkkkkk illaahow jaahiiil hanaga dhigin

  • @zaki_h8393
    @zaki_h8393 Před 5 lety +1

    Tacasubkan heerkan gaadhsiisan waa lagu yaqaanaa jadiidiyo

    • @capdijipaar9925
      @capdijipaar9925 Před 4 lety

      Hdy wx cusub la imaadeen sheeg jamaacado ma banaanee

  • @ahmadabdurahman1537
    @ahmadabdurahman1537 Před 3 lety

    Xarakooyinkii waxaaasoodhan Kahoreeyay inuusheegay Ahayd sida culimadii Aan Soogaarnay Eesuufiyadii waxan uusheegaayo waashalay

    • @ahmedabdulli
      @ahmedabdulli Před 3 měsíci

      Kuwaasi lama weydiin, lagamana dhamaan karo.
      Duruq Suufiya iyo Madaahib fiqi ah oo boqolaal ah.
      Wuxu ka hadlayaa Urur diimeedyada Siyaasiga ah.
      Sidaa u fahan.

  • @ummaxamada4872
    @ummaxamada4872 Před 3 lety

    Jaamac kaasim kaasiim aad ayaad u qaldantahay waayo xaqa iyo baadilka waligeedba waa col xagee ku aragtay wax heshiis ah marwalba waxaa jirta cid xaqa ku taagan iyo xid baadilka ku taagan marka waxaan kuugu waanin lahaa diinta ilaahey noo soo dejiyey ilaahay kaama yeeli doono diinta ma aqaan dadbaa ku dagaalamaayey oo waan ku wareernay

  • @abdallahosman5823
    @abdallahosman5823 Před 7 lety

    wakaa xadiithki ibn cabaas oo aha nebiga saxibki wuxu leeyahay wadaadada ha maqlina iyakaa iska wada horjeeda waxay u kala hinaasaan sida orgida xerada ku wada jira diintu wa quraanka iyo xadiithka oo keli ah hadaad sidaa yeesho waad badbaadi aakhiro hadiise aad firqad raacdo aakhiro ma badbaadi doontid

  • @jaamackaasimkaasim7696
    @jaamackaasimkaasim7696 Před 4 lety +3

    Ok waxaan halkaan ka fahmay waxbadan oo iga qarsoona oo mudo aan ku wareersanaa
    1 waxaan ogaaday in dhamaan ururur diimeedyadu ka socdaan fikrado shisheeye oo salka ku haayan arimo siyaasadeed ee aanay muhiimadoodu ahayn diin waayo Somalia diin waa tiilay culimana waa lahayd iyaga ka hor hagg 2in isla iyagii ay ku dagaalameen arintii loo soo diray inay qabtaan oo ay u qaybsameen sadax qaybood ictisaam islaax iyo salafiya okay waxaa muuqato in sadaxdodu ka midaysanyihiin in diintii saxda ahayd ee somalidu haysatay la bedelo iyo in xukunka ay qabsadaan si xoog ugu meelmariyan waxa ay wataan hasa yeeshee ilaahay waa diiday arintaas sida ka cad meesha ( wahaahi Somalia ilaahay waa jecelyahay mar hadii sharta munaafaqinta ka qabtay oo hadana aw tivigii soo fadhiisiyay si umadu u fahanto waxa ey yihiin waa alxmdulilaah wiilasha janalkuna wa mahadsanyihiin)
    3 somaliyey waa iga talo haku qaldamina urur diimeedyadaas waa qiyaano diimeed oo laydiin qaraa iminka bal eeg waxaw isku dayay inuu qariyo alshaab cida ay ka tirsanyihiin weriyuhuna maba waydiin waxaasa cad in sadaxdoodu ku midaysanyihiin al shabaab qaasatan ictisaam si gaara fartu ku godantah magacooda guud ey mar walba qariyaan hada aanuu sheegin waa al wahaabiya wacdigooda iska dhegaysta lakiin ka feejignaada yaanay idin qaldin madaxna haka dhigana wiligiin
    midna Hala ogaado islaam cusub majiro diin cusubana ma jirto ee diintiina yaan laydinka qaldin balantaynu waa diinti hore iyo culimadi hore ee suufiya niyadu ha ii degto waxbadan ayaan ku wareeray runti maxay tahay culimadaan is qilaafsan oo is caaye saw hal diin ma jiro ? War ilaa shayaadiin xoola doon ah aa sheekhyo iska dhigaa oo masaajida inoo dhex fadhiya
    balan waan kala qabnaa ii soo duceeya o ugu soo xasuusta qoraalkayga hadii aw idin anfaco wabilaahitawfiiq !!!!!!!

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 Před 3 lety +1

    Waan ku raacsanahay sheekha in kitaabka iyo sunada la raaco loona raaco sidii saxaabadu u raaceen , laakiin ma ogali in magac laygu ladho sida salafi .
    Ta kale qodobka ah sidii saxaabada u fahamtay kawaran hadii faham ka fiican uu soo deriyo ama fahmkii hore waaqica la jaanqaadi waayo , maxaa laga yeelayaa taas ? .

  • @abdallahosman5823
    @abdallahosman5823 Před 7 lety

    قال ابن عباس خذو العلم حيث وجدتم ولا تقبلو قول الفقهاء بعضهم في بعض فإنهم يتغايرون تغاير التيوس في الزريبه

  • @ummaxamada4872
    @ummaxamada4872 Před 3 lety

    Jaamac kaasim kaasiim aad ayaad u qaldantahay waayo xaqa iyo baadilka waligeedba waa col xagee ku aragtay wax heshiis ah marwalba waxaa jirta cid xaqa ku taagan iyo xid baadilka ku taagan marka waxaan kuugu waanin lahaa diinta ilaahey noo soo dejiyey ilaahay kaama yeeli doono diinta ma aqaan dadbaa ku dagaalamaayey oo waan ku wareernay