Waxaan Galay Gudaha Aljazeera | Sidaan Ayay U Shaqeeyaan .

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 335

  • @Abdilahi0909
    @Abdilahi0909 Před rokem +57

    Mid kamida dadka faaidada leh ee ku jira social media
    Allah bless you ❤

  • @muqtaarpro
    @muqtaarpro Před rokem +38

    Aan ku salino nebigeena Mohamed scw ❤

  • @sophy20233
    @sophy20233 Před rokem +14

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم🌿
    الحمدلله
    سبحان الله
    الله اكبر
    لاحول ولا قوة الابالله
    استغفرالله
    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @DHAFARABDULLAHICAGAWEYNE
    @DHAFARABDULLAHICAGAWEYNE Před rokem +16

    M.a safar qurux badan baan galnay ❤❤❤.
    Illah ha kaa abaal mariyo sidaa noogu soo gudbisid wax yaaha muhiimka ah , ilbaxnida , afgaarda aad u qalisan ee dadkooda kale nooga hormareen , io wx badan aan soo goobi karin .
    Mahadsanid illah ha ku xafido adi io inta kale ee dadka soomaliyed indhaha u ah ee wanaagsan ❤❤❤

  • @SheekhRiimiChannel
    @SheekhRiimiChannel Před rokem +4

    Mudane waa adiga iska dawaafaayo gudaha al jaziira shaqaaleheeda miyaad ka mid noqotay masha alaah

  • @MohamedJamac-io8zz
    @MohamedJamac-io8zz Před rokem +31

    m.a sh umar i am the fans that subcrised you since 2017

    • @prjebra597
      @prjebra597 Před rokem +2

      Afsomali ku hadal

    • @Mohamednaik-hr9wr
      @Mohamednaik-hr9wr Před rokem +2

      ​@Zubeyr Football HD somali matihid markas afsomaliga hadas ba ahayn

    • @ahmedaweys9202
      @ahmedaweys9202 Před rokem +1

      ​@Zubeyr Football HD allahayaw yaa geedkii waxgaradku fadhiisan jiray yaa soo celiya dumarkaad la joogi lahayd

    • @wllka1946
      @wllka1946 Před rokem

      4 bil kahor leeba kusoo birtaye maxaa been usheege 😅

    • @mahadmohammed2091
      @mahadmohammed2091 Před rokem

      Dabeetana!

  • @Zeynii530
    @Zeynii530 Před rokem +8

    13 daqiiqo 2 daqiio ayay ila Noqotay waan yabay Runtii maba joogin Caalam kale ayaad i geysay Ustad Omar Inshar mahadsanid %100

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 Před rokem +17

    Aboow luuq kasta waa kula soconey😂waawareey hal mid faa'idey marka warka uu saxafigu aqrinaayo masoo xifdiyaa suu wax yeelaa hada iga baxdey mahadsanid cumar❤iyo sidoo kale kameradaha inaan la hageynoo ay robots yihiin waa laga tagay isku kor daalid dadka shaqo la'aan kusii socdaam bee😂waan ka helay qaybtan bal meelo kale cumaroow bi'idnillah jasaakallahu kheyr❤

  • @MUSCAABHAJJI
    @MUSCAABHAJJI Před rokem +2

    Wow Amazing superb

  • @Ladancidin1
    @Ladancidin1 Před rokem +76

    Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban muxamed scw like saar❤❤❤❤❤❤❤

  • @madoo199
    @madoo199 Před rokem +18

    Woow thanks Omar ❤

  • @BEYN_DIID_1960
    @BEYN_DIID_1960 Před rokem +13

    صديق أحببت العمل معك أنت تقول ما أعطي لك الأخبار في الصومال إنه طلب تسجيل دخول لأنك رجل جدير لتظهر في فضائح العالم الأكثر عالمية ❤❤

  • @zahraliin15
    @zahraliin15 Před rokem +31

    Muuqaal qurux badan m.a Mahadsanid ustaad🥰

  • @madoo199
    @madoo199 Před rokem +6

    Wllhi mahadsanid waxyaabo aan aad ujecla inaan ogaado ayaad I ogaysiisay ❤😊

  • @apdimaligawil
    @apdimaligawil Před rokem +16

    Mawduuca xiga ustaad ka dhig bein sports ❤

  • @mohanyare7387
    @mohanyare7387 Před rokem +13

    Waad ku mahadsan tahay sida sharafta leh aad noogu soo gudbise OGAANSHO

  • @mohanur3447
    @mohanur3447 Před rokem +4

    Mahdsnd Cumar iinshaar Hadda ka dib inaan Aljazeera Tagoh umma baahni Waadba Nagu soo wareejisy ❤️🙏 Jazakalaah Wll

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +11

    Muuqal quruxdiisa wata wad mahadsan tahey Ustaad sidad noola wadaagtey Muuqalkan❤️ wan kula wareegaynaa anaguna😆

  • @sackali1464
    @sackali1464 Před rokem +5

    Me role model ustaad omer♥️

  • @enghassanchannel3951
    @enghassanchannel3951 Před rokem +1

    مَا شَاءَ ٱللَّٰهُ

  • @nabadiyonolol8637
    @nabadiyonolol8637 Před rokem +102

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الله ❤

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 Před rokem +5

    Hadii aad Murug dareemeyso Farxad Deg Deg ah Alle ha hakugu badalo wll isoo booqo💓❤😢

  • @Dhageenso
    @Dhageenso Před 16 dny

    Walaahi waxaad tahay mid soomaalida uhagarbaxo.
    Alle haku xafido walaal.

  • @NasroSheekhxasan-lb8jr
    @NasroSheekhxasan-lb8jr Před rokem +7

    I wish I would visit Aljazeera since I am in Qatar insha Allah

    • @idrisabdi976
      @idrisabdi976 Před rokem

      Nasro sheik hassan please can we get intouch sister

  • @ragehussein6956
    @ragehussein6956 Před rokem +1

    Shukran laka cumar inshaar wax weyn ayaa noo soo gudbisay nin rag ah atahay hore u soco hormar wanagsan kuu rajaynaa

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Před rokem +15

    Ilaahay Haku barakeeyo codkaaga macaan ustaad 🥰

  • @enghassanchannel3951
    @enghassanchannel3951 Před rokem +1

    جَزَاكَ ٱللَّٰهُ خَيْرًا

  • @updirahmanmohaan80
    @updirahmanmohaan80 Před rokem +4

    Muqallkan Inaad soo dhigto Wax badan Ban sugayeey ustaad Wad mahadsanthy

  • @rashediting6172
    @rashediting6172 Před rokem +3

    Walkey Omar Inshaar Guulayso Nin Aan Wax Badan Kafaaiiday❤️

  • @lelaurierhotel9724
    @lelaurierhotel9724 Před rokem +2

    ONE OF THE BEST SOMALI CHANNEL

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 Před rokem +1

    Mahadsanid

  • @milaasdyc
    @milaasdyc Před rokem +2

    Masha allah macluumaad ficn ayaa nasiisay mahadsanid Eng.

  • @GalolPro
    @GalolPro Před rokem +3

    M.a.Big Legend, Mahdsanid.

  • @ummeshahab
    @ummeshahab Před rokem +1

    Masha allah abowe waxn ku tagesanahy iyo sida ad dadka ad u dhiirigelineysi بارك الله فيك

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 Před rokem +3

    Wooow runtii waa cajiib waaa magaalo dhan
    Mahadsanid walal cumar

  • @abdinoor3341
    @abdinoor3341 Před rokem +1

    masha Allah walaal Omar, Alle haku barakeeyo Akhii

  • @haashimmoha9588
    @haashimmoha9588 Před rokem +3

    CZcamsr ka Aan ugu jecelyahay Omar inshar guuleyso Wll Waxbadanaa kaa fa'iday 💯/💯 🥰

  • @MaxamedMuslim-6
    @MaxamedMuslim-6 Před rokem +1

    بخير والحمدالله

  • @Deganaasho
    @Deganaasho Před rokem +5

    Inaan dadka wax u soo gudbiyo ayaan jeclahay lakin share yaa isameenayo😭🇸🇴😘

    • @FixTapes
      @FixTapes Před rokem

      If u wan't to achive greatness stop asking for permission

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 Před rokem +6

    2007 ilaa maanta ayaan daawan qaybaheeda kala duwan

  • @ahmedcabdiraxmaan2470
    @ahmedcabdiraxmaan2470 Před rokem +3

    Ku seli nabigeena maxamed scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤

  • @csalaancali2987
    @csalaancali2987 Před rokem +1

    Masha Allah

  • @madoo199
    @madoo199 Před rokem +6

    Omar xarabo tahay xitaa Waad canjilaysa, waxyaabo lagu diiday duubaysa, you're funny wllhi 😅❤

    • @Amiin-dk6tu
      @Amiin-dk6tu Před rokem +2

      Somali soma ah indho adeeg baa dhameynay

    • @madoo199
      @madoo199 Před rokem

      @@Amiin-dk6tu hhhh wa run, somalidu dadka kale ka dhiiran 😂

    • @madoo199
      @madoo199 Před rokem

      @@Amiin-dk6tu hhhh wa run, somalidu dadka kale ka dhiiran 😂

    • @Amiin-dk6tu
      @Amiin-dk6tu Před rokem

      @@madoo199 siyasada ma ogi inta kale wa ka wadanaa

  • @enghassanchannel3951
    @enghassanchannel3951 Před rokem

    شكرا جزيلا لك

  • @hazzanabdullahisalaad7585

    Balanta waa fulisey omar
    jazakallqh❤

  • @suldaanoismaaciil8372

    Shugran ustad cumar aad baan ujeclaa inaan arko al jaziira si dhibyar baad igu bartey jasakallh kheyr

  • @abdullahimohamedabdullahi2317

    الهم صلي وسلم على نبينا محمد

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi Před rokem +2

    Nin tagay tahay masha allah 👏👏🙏🙏🙏🙏

  • @baasheaadabashka7041
    @baasheaadabashka7041 Před rokem

    waa markii koobaad ee aan faalo ka dhiibto salaan sare ustaad

  • @shukriabdalla5071
    @shukriabdalla5071 Před rokem +1

    Thanks

  • @salamnalcawdh3574
    @salamnalcawdh3574 Před rokem +2

    صلو علي الحبيب مصطفي عليه السلام

  • @adoonti-Alle-12
    @adoonti-Alle-12 Před rokem +1

    Masha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 Před rokem +1

    Mashalah mahdsanid ustad

  • @user-du8si7bf6h
    @user-du8si7bf6h Před 9 dny

    Machala

  • @Salman12-qd5gv
    @Salman12-qd5gv Před rokem +55

    الهم صل على محمد وعلى آله وصحبه وسلم ❤

  • @kamaaludiinka
    @kamaaludiinka Před rokem +2

    Waa Barnaamij fiican mahadsanid walaal

  • @cumar_bulshawi
    @cumar_bulshawi Před rokem +1

    Al jaziira iku sowarejisay ano somali joga weli qolkeyga jiifa thanks Ustaad Cumar inshaar

  • @salmaanloveysn3041
    @salmaanloveysn3041 Před rokem +2

    Good job 🎉

  • @abdullahimohamedabdullahi2317

    ماشاءالله

  • @hibaqali3254
    @hibaqali3254 Před rokem +1

    Mnsha alllh mawduc faido leh wye shugrn 👍

  • @famousboy-ll1ty
    @famousboy-ll1ty Před rokem +2

    Keep going lpx❤❤❤❤❤

  • @alqasasmedia
    @alqasasmedia Před rokem +1

    Masha allah ‏‪4:05‬‏

  • @ahmedmursalasharr5060

    Asc MaSha'Allaah cumaryare cumar iinshaar,, MaSha'Allaah ayaan ku iri heer sare ciyaalka xaafadda sxb Guuleyso horey u soco aad baan kuu taageersanahay MaSha'Allaah.

  • @Abucubayda24
    @Abucubayda24 Před rokem +4

    أنت رجل شجاع واثق بنفسه

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 Před rokem

    Masha Allah Cumar Eedo waad mahadsantay waxaan kaa daawadaa. Sacuudiga Waan kahelaa barnaamijada aad soo dayso iyo Afsomaliga sidaad oogu badasho hore usoco Allaha ku guuleeyo. Salaan sare 🙋🏻‍♀️🙋🏻‍♀️🇸🇴🇸🇴

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 Před rokem +4

    Saxib Waad mahadsan tahay omar inshaar waxaan rajaynayaa inaad qaarkalena noosoo gudbiso sida ALCARABIYA, BBC, VOA IYO CNN ILLAAHAY HAKU XIFDIYO WALAALO

  • @mohammedyusufmedia2803

    Ustaad Omar Mohammed inshar mahadsanid sxb al Jazeera

  • @Cazzaam
    @Cazzaam Před rokem +2

    Ustad ilaa dhamadka wn kula socdally shukran ❤

  • @kadarmohamedalamohamed3037

    زودتنا معلومات لم نكن نتوقع أنها موجودة.
    الله يبارك فييييك.

  • @timocadehshow2942
    @timocadehshow2942 Před rokem +3

    Allha ha ku guuleyo wllo

  • @ahmedrezw691
    @ahmedrezw691 Před rokem

    شكرا محمد انشار متابعك من اليمن

  • @fardowsasacidhalane8307

    Doxa Qadar, waa mid ka mid ah Riyooyinkeyga❣Mahadsanid Cumar iinshaar❣

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Před rokem +2

    M.a🥰 Cajiib wllh 🥺, Al Jazeera waa wxn ku tulmaami karaa iney thy meel sidii qasriga oo kale 🤔

  • @abdalashirwa
    @abdalashirwa Před rokem +1

    Masha allah ustaad shugran

  • @hoyomacan8101
    @hoyomacan8101 Před rokem +1

    Wcs wall OMAR INSHAR 🎤
    IYO TEAM KA OGAANSHO TV🎙📺

  • @maxamedaadan8422
    @maxamedaadan8422 Před rokem +1

    سأرجو دات يوم ان اكون من المراسلين الجزيرة وأقول السلام ورحمة الله وبركاته أيهال المشاهدين كرام ومعكم محمد Dhegjar😅

  • @abdiwahabawale6668
    @abdiwahabawale6668 Před rokem +1

    Shukran yaa akhii

  • @MarwoCiise-yr8fc
    @MarwoCiise-yr8fc Před rokem +1

    Thanks zxb

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 Před rokem +2

    Hal yeey 💖
    Waa calaam yeer al jaazira 🤍🔥
    Omar inshar 🤍📜❤

  • @ruunabdullahi8745
    @ruunabdullahi8745 Před rokem +2

    Mahadsanid markasta waa naga dhistaa❤

  • @Ahmed_deck1
    @Ahmed_deck1 Před rokem +1

    Muuqaal Qurux badan

  • @libancheillini-im5dx
    @libancheillini-im5dx Před rokem +1

    Mahadsanid wll omar inshar ♥️🙏🙏

  • @abdirahmanjibrilwarsame3552

    Thanks omar inshar
    Aljazeera documentary cidii larabo in ceebahooda binaanka lakeeeno ama xogtooda ayaa lagu sooqaadaa wxbdn ku arkay waxyaabo kle weey ka hdlaan isa caadi ah
    Aljazeera waa warbaahan aad u afdheer ree galbeed waxbo kaqaban waayeeen

  • @hudaosman5762
    @hudaosman5762 Před rokem

    Kanaalka ogaansho iyo kanaalka omer inshaar ku qoran yahay marmar waxan is dhahaa malaha laba qof baa kala leh wallahi pilaahi iskuma dhawo marka ilaahay baa og

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 Před rokem

    ALLAH SUBXAANAHU WATACAALA AYAA WEYN OO WAA HID AH❤❤❤❤

  • @sakariemustafe9577
    @sakariemustafe9577 Před rokem +5

    Kan kaxiga walalo bein sports noo soo diyaari. Inshallah

  • @CabdiqaniYuusuf-fz6nk

    Mahadsanid ustaad omar keep going

  • @NASIRJIIM2807
    @NASIRJIIM2807 Před rokem

    Xusni mubaarik wa ayo wll

  • @jamaalhasan8682
    @jamaalhasan8682 Před rokem

    mashallah waan rajeenaa in aaan. mar ka shaqeyo al jaziira maktabkeeda muqdisho

  • @zakichamac2561
    @zakichamac2561 Před rokem +1

    Thank you ustaad ❤😊

  • @sacdiyocismaan1769
    @sacdiyocismaan1769 Před rokem

    Asc mar ayan tegay CNN waa nalaga diiday insane dubano tellkana waan diminay Masha allah carabta way ficanyihin lacag ayaan ku galnay j thanks brother

    • @abdalle7191
      @abdalle7191 Před rokem +2

      Hadaad qof can thy in laguu ogalaanayo ila thy CZcams kaaga tusee iyo sawabta aad udubeeysid u sheeg kadib laguu fasaxaa lkn qof caadi waxoo yahay la ogeen wee diidayaan carabta laftigeeda

  • @user-mw9xv7um5q
    @user-mw9xv7um5q Před rokem

    thank you omar inshaar❤❤

  • @kadarmohamedalamohamed3037

    ما شاء الله مفيد جدا يا أستاذ.

  • @mahamedmurtiile188
    @mahamedmurtiile188 Před rokem +4

    First comment first like legend maasha allaah waan ku salaamayaa salaan sare keep going wll maasha allaah ilaahay haku xafido aaamiiin aaamiiin

  • @khadiijacabdiraxman1308

    Mashaa Allah waxan ismodayba inaan dhex mushaaxaayo shukran

  • @cowlhaaji4568
    @cowlhaaji4568 Před rokem +2

    Cumar inshaar Mahasanid Wlll❤

  • @DeeqoDeeqo-iz5ne
    @DeeqoDeeqo-iz5ne Před rokem +1

    Waxn rajen nena in somaliy inlaga foro warbihn sidan okale🤲👍

  • @haniibrahim9235
    @haniibrahim9235 Před rokem

    Mashaa allaah wll omar thanks

  • @user-lc4rr3if6g
    @user-lc4rr3if6g Před rokem

    Ogaasho waan taagiraa marwaliba iyo wakh ti waliba

  • @salmaancali495
    @salmaancali495 Před rokem

    Ustaad cumaroow Ma joogo Axmed suuriyanka ahaa