Baro xirfada Website Sameenta Dhis Website walba jeceshahay | Wordpress Elementor Bilaw ilaa Dhamaad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 09. 2024

Komentáře • 17

  • @YaasirMarketer
    @YaasirMarketer  Před 8 měsíci +8

    Soogal Telegram keena Linkiga Hoose kusoo dhufo
    Group channelkeena soogal
    t.me/Yaasirmarketer

  • @triplem804
    @triplem804 Před 8 měsíci +10

    Yaasirow allaha ku bareekayo runtii wax badan baad iga caawisay oo ay igu danbeesay online store aan leeyahay oo aan sameystay

  • @setahyy
    @setahyy Před 8 měsíci +4

    u deserv 1 million like

  • @ibrahimisco8251
    @ibrahimisco8251 Před 8 měsíci +2

    🎉❤thanks ustad

  • @Yahye34
    @Yahye34 Před 8 měsíci +3

    Wll yaasir tutorial kusaabsan projectiyo noogusoodar zxp sida huspital management system , school management system zxp

  • @suurtagal1977
    @suurtagal1977 Před 8 měsíci +1

    wax badan ayaan kaa bartay sxb mahadsanid

  • @user-ue8tu6wg8d
    @user-ue8tu6wg8d Před 8 měsíci +4

    ustaad ado mhdsn muuqaal maka so sameen kartaa sida organic traffic logu helo website

  • @sadiiqmuqtaar8569
    @sadiiqmuqtaar8569 Před 8 měsíci +2

    Masha allah Ustaad thanks 🎉

  • @Diimowmaxamedhaamid
    @Diimowmaxamedhaamid Před 8 měsíci

    Thanks ustaad

  • @abdirahmanomarosmankabsool6963
    @abdirahmanomarosmankabsool6963 Před 8 měsíci +2

    Sxb mcn yaasir guuleso waxbadan waa no faidesay inkasto anan hayn mel aan kalaso xariiro

  • @Juniorblackmamba
    @Juniorblackmamba Před 8 měsíci +1

    Walal runti nin naga cilmi badan aya tahay
    Eee kasohadal sida etsy store loga furto oo lacag loga sameyo please

  • @mohamudmahad4117
    @mohamudmahad4117 Před 8 měsíci

    Sxp wad Ku mahadsantahy so gudbintaada waxaad cashar noga so samaysaa qaab nooce ah ayuu qofku ugadalban karayaa xoogaagiisa markuu webside kisa Ku xayasiiyo(review ugu sameeyo) alaabahoda......mahadsanid

  • @abdirahmanomarosmankabsool6963
    @abdirahmanomarosmankabsool6963 Před 8 měsíci +1

    Sxb mcn yaasir waxaa kuwaydinayaa sxb hal gmail dhowr website maku sameesan karaa

  • @ibrahimcabdullahi3339
    @ibrahimcabdullahi3339 Před 8 měsíci +4

    Ustad ku so xiji 1688 course