Xog kasoo koradhey dhalinyaradii ku dhimatey xadka Turkiga iyo Giriiga.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 49

  • @degandesigns959
    @degandesigns959 Před 2 lety +10

    Waalidku ubadkoda biimaynta haka daayaan
    Dhalinyaradas Allah ha u naxariisto

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 Před 2 lety +4

    Ma xili la tahriibaa waa qabow e
    SubxaanaAllah Illaahay ha u naxariisto Visa yaashaa baas ee Turkigu wey ina waaleen.

  • @cabdiraxmanbashiir3220
    @cabdiraxmanbashiir3220 Před 2 lety +7

    WAKHTI WAXAYNU NOOLNAHAY REER GALBEEDKII AY INAKU TILMAAMAYAAN QASHIN LUGAYNAYA DADKEENIINA DADKA SAAS U YASAYA WADAMADOODA BAY USII ORDAYAAN ALA MUSLIMKA MAXAA DULI HAYSTA HADAY AHAAN LAHAAYEEN MADAX IYO SHACAB'BA

  • @ahmedali5976
    @ahmedali5976 Před 2 lety +4

    Bismillah. Waar kan ubadkiisa goortan tahriibinaya waalid maaha e wa waxma garato aan caqli lahayn. Waar ku dadaala ina caruurtan hooga iyo tahriibka geerida ah ka celisaan.

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 Před 2 lety +2

    waa guulaha beelaha jeegaan Isaac gaadhsiiyeen 30 sano ee ay qabyaalad xasad iyo xasaro kula dhex jireen Duriyadda

    • @fardusali5547
      @fardusali5547 Před 2 lety

      Cuqdad uu dhimo dhaliyar maskiin ku degto evil

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 Před 2 lety +3

    Ax alle how naxariisto wiil aanu qaraabo nahy oo laascanod ka tagey ayaa kudhinty geriiga 2020 waxaana dilay askarta geriiga ax😭😭

    • @zuhoercali3173
      @zuhoercali3173 Před 2 lety +2

      Ax Ilahay swt how naxariisto wll dhamaan tood ba

  • @analovely6906
    @analovely6906 Před 2 lety +1

    Alle a u naxriisto 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @najaahadam6795
    @najaahadam6795 Před 2 lety +1

    allah how naxaristo aameeen aameeen dhaman aameeen aameeen

  • @ayaanmaxamuud3459
    @ayaanmaxamuud3459 Před 2 lety

    wa beti

  • @nimcocraxaman5660
    @nimcocraxaman5660 Před 2 lety +3

    Somaliland iyo somalia shaqyn maysee yaa soonaali ah bay marysaa umada somaliyeed wax utara ama iska aamusa maalin walba geeei xun halasoo sheego alle ayaa umaqan😪😭

  • @niamaalijama2485
    @niamaalijama2485 Před 2 lety

    Allah ha u naxaristo

  • @abdirahmanqaase279
    @abdirahmanqaase279 Před 2 lety

    Allah ha unaxariisto

  • @faadumocigale6442
    @faadumocigale6442 Před 2 lety

    allaha u naxaristo

  • @deeganuur6997
    @deeganuur6997 Před 2 lety

    Swjkaygii Ibrahim ilaahay hauw naxariisto Runtii silicbuu ku dhintay anigu wn sameeyey waxkastoon ku waninkarayey ama ila gudbooona lkn waxa iga batay reerkoodii oo rag iyo dumarba ay dhiirihalinayaan lacagna ku dhurayaan Ibrahim mcn Allaha kuu naxariisto way qorayd sidanii adna cadawbY iiga kaa dhigeen reerkiinu oo way igu kaa direen si ay inoo kala geeyaan hogay kugu wadeena wadigaa ku dhacay Ibrahim mcn .ilaahay janadiisi hakugu casuumo mcn wax badan waxan ku qayliyey Ibrahimo anigu kuuma ihi cadaw ee qofka cadawgaaga ah kala gro iyo qofka kle ee dhibta kaa celinaaya ibraam markii la arkay inaanu hooyo ceshata iyo aabo ceshta haysan anigoo xaaskiisi ahna ay igu direen oo cadaw iiga dhigeen si kastoon u waaniyona aanu maqleyn ayay ka faaideysteen oo nakala geeyeen iyagaa swjkaygii halkaa geeyey caruurtiisi iyo xaaskiisina ka fogeeyey oo ku diray ilaahay madhigu rabi ifka haku cadaabo oo cuqubadu haku soo degdegto

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Před 2 lety

    Aamiin ya raaaaaaabi

  • @abdullahimohammedali929

    Ax Allow u naxariiso

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 2 lety

    Allah ha unaxaristo qabriga ha u nuro Aamiin Aamiin Aamiin yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲Somaliland 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤💚❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 2 lety

    Ala ha u nxristo
    Fallen dalkiina jooga

  • @mehmetlacin6990
    @mehmetlacin6990 Před 2 lety

    😭😭😭😭😭😭

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 Před 2 lety

    Sida loo dabaasho habartaan marka hore insha'Allah bal wixii danbe

  • @husseinabdille
    @husseinabdille Před 2 lety

    Alow u raxmo

  • @canabcabdulle6500
    @canabcabdulle6500 Před 2 lety +2

    BEENLOOW KAKAC EE BAASABOORKA SOOMAALIYEED BAAD TURKI KU SOO GASHAAN OO AAD MEELKASTA KU JOOGTAAN WAX SOOMAALILAND LA YIRAA MA JIRAAN KAABO EE CAACDA JOOJI ee UMMADDA SOOMAALIYEED HAKALA IRDHAYNINA DHAADHAAMAYAHOW

    • @abdulkadirmukhtar7581
      @abdulkadirmukhtar7581 Před 2 lety +2

      Adaa yosless ah wiilku ma wadaanbu aflagadeedyay mise wax xun somaliland waa dal madaxbanaan ka nax ama ku faraxo.
      Cuqdaad ba ku nafayse

    • @maryamibrahim4878
      @maryamibrahim4878 Před 2 lety

      Ma Hooyo daa baaleh basaboorka soomaliya waxaa kaagalay

    • @abdullahahmad5635
      @abdullahahmad5635 Před 2 lety

      Naa ma feel reerkiinu leyhyba basaborku kama xigtid

    • @canabcabdulle6500
      @canabcabdulle6500 Před 2 lety

      @@maryamibrahim4878 Naa waa edeb xuntahay qurumad yahay Haa hooyaday iyo aniga baa leh maxaad qaadi kartaa….!! 🤣😂🤣😂🤣Kaalayoo Ra’yigayaga nagu celi Yaad ISU malaysay duul yahow Yuhuudnimada soo tobalsaday yaahuudiin ee XISHOODA idinkoo sidaa ugu wada tuugsanaya oo hoosta ku wada haysta BAASABOORKA Soomaaliyeed baan haddana inkiraysaan. Naa xayaato yeesha, Xayaatadu idinka tagtaye dulliyahow 🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Somaliya Ha Nolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🏾🤲🏾🙏🏾🙏🏾✅✅🤩🤩🤩🤩😂🤣😂😂🤣😂 maxaa qaadi kartaa 👧🏿👧🏿👧🏿👧🏿😈🤡👿💩🤧🤮🤒🤕😷🤧🤣😂🤣😂🤣😂

    • @ceowhyaz6984
      @ceowhyaz6984 Před 2 lety +2

      Let me ask you question ma hooyadaa iyo aabah baa kuu iibiyay Somalia passport so Somali ma ah reer somaliland waa u xor fikirkooga laakin waa somali asal ah kuwii yidh KAN siib kan saar ma nusqaanow waa isaaq get right stupid bullshit 😤😏😏

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 2 lety

    Somali somali somali 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮😡😡

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 Před 2 lety

    Somalia waxa sumcada ka dilay reer walawayn